Masha Allah cdy mahadsanid Aniga ilmo matano aijogo owali 2bil udhamanin naskeyga Cano badan malahan Cano Nan basiya waqtine imakala socno wanisla siya naska iyo canaha cadiga ah
@SuhaybasayidSuhaybasayid9 ай бұрын
Wllo aniga ilmaha kobad ayan dhalay 7cisho qalanahay naaski wasiiday biyaha dambarka aha waba diiday cano aya siya naaski wadiiday ba wayo cano cadiya ma arko biyo u eegyahay
Abayo gabadheda markay dhaladay caano ku filan way cabi jirday kuriimo fiicana way laheed markay 4bil gaarday caano qaadashadeda way yareysay kuriimo malahan hada 6bil waaye plz iso jawaab
@faadumocabdi243 Жыл бұрын
Abyo wxd ka soo hadshaa caanaha similac 2 adigoo mahdsan abaayo alle cilmiga hakuj barkeeyo
@bilemaxamed747 Жыл бұрын
Mash allah abayo mahadsanid alleh khayr badan ha ku siiyi❤❤❤❤❤❤❤❤
@dualeyare656 Жыл бұрын
Walal jazakalaah sual kuwaydiina Vitamin D ilamaha lasiyo dr miya kala tashtaa mise wan iskaa siiya cunug 2 bil jir ijoge iso jwb wlal
@CimraanoxasanmaclinibrahimMacl6 ай бұрын
abayo ilmaha cati igaah cabitan iso geli
@qadrabilan2255 Жыл бұрын
Asc wlashey marka hore wn ku salamay will yar 7 bilod jogo aya ijogo marka cana yal badan ayan ka babadalay marka shuban ayu yeshay mudo 3weeks ayu shumaya manta ayan dhaqtar geyay pacteria ayey ku shegen waxan hada siyaa nido 1 puls lkin doctoradisa waxay igu tiri canahas kadaa cano dawa ayan ku qoraya weyna iso qoray wa liptomil LF vitacor drops for infants &toddlers intas so si ayey igu tiri abayo marka qasitankoda iso sheg thank u
@dekaabdi2244 Жыл бұрын
Qadra bilan abayo anigaa sidas ugu wareeray canaha ugu dambeyn waa ii anfacay canaha brookside lactose free
Ani caano u ku dhargo malahn kuwa formulda marku ka dhargo lee iga seexana hda naska siiyo wuku dhex oynaa ma seexanayo ilaa an u qaso caano is 20days dhalanahy😢
@CawoMuuse-b5e8 ай бұрын
Kula midba ahaay lkn canaha naska iyo kuwa kale calosheeda wax ma yelayan miya
@waxkabarowayahadunidazahru46386 ай бұрын
@@CawoMuuse-b5e wxba kama dareemi. Aby 3cunug ana dhalay wn isla siiye msha allh siffcna igu koran
@fadimashariif9652 Жыл бұрын
Masha'allah
@hodanarab8857 Жыл бұрын
Maasha allah ❤
@farxiyomuuse7788 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@xaawocabdulaahikhaliif6818 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanarab8857 Жыл бұрын
Ilmaha jdhkiiso qaleelka yahay maxaa loo marinayaa wllshy ❤