Qaabka ay Janada Oga Imaadeen Wabiyada Nile, Furaat, Jeyxaan Iyo seyxaan Mataqana Sh Xassaan

  Рет қаралды 104,071

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

Жыл бұрын

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
/ @imamshaficimedia
imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
t.me/imamshaficimedia
imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
vm.tiktok.com/ZMLKNYwJo/
plz share, subscribe, like and follow
Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshaficimedia/734
2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshaficimedia/240
Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
• كيفية استخدام مايكروسو...
8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
• كيفية استخدام المكتبة ...

Пікірлер: 93
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا الحمد الله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه والحمذ الله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا اخي الكريم الله يحفظك وايبارك فيكم وجزاكم كل خير الجزاء إنشاء الله بادن الله اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@yenussabdella
@yenussabdella Жыл бұрын
Waxan marqaati u what wabiga Niil marka uu soo burqado wuxuu dhex jeexa bada Taana iyo iskumana darsamaan. Xaywaanada wabiga niil iyo kuwa bada iskuma darsamaan. Subxaana Allah.
@JamilMuuse
@JamilMuuse 3 ай бұрын
Masha Allah War shkeih waa geesi runta kuu xaaqiqda kaa baqin
@abdulqaniaden3175
@abdulqaniaden3175 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد!
@-mohameddeeq9489
@-mohameddeeq9489 Жыл бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@feisalyare3452
@feisalyare3452 Жыл бұрын
Salalaahu caalayxi wasalam
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Scw❤
@abdirizakab8280
@abdirizakab8280 Жыл бұрын
Scw Mashallah tabarakallah ❤
@JayCamma
@JayCamma 3 ай бұрын
Shiikh Asc w marka xigta wabiga Jayxuun asalkiisa wa buuraha kuyaal ARMENIA❤
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 Жыл бұрын
Allaahu akbar yarabi Illahow nahanuni yaa Allaah
@abdirahmanhassan4651
@abdirahmanhassan4651 Жыл бұрын
Jazzakumullahu kheyr imam shafici Media
@-mohameddeeq9489
@-mohameddeeq9489 Жыл бұрын
أللهم انا نسألك العفو والعافية في الدنيا والآخرة
@abusharma9221
@abusharma9221 Жыл бұрын
Mansha Allah mahadsanid sheikhey ❤🔥
@ahmedjelle614
@ahmedjelle614 Жыл бұрын
Jazakallah! allah swt kaligi aya burqiya wabiyada wa hore ayay qalali lahyen
@najibasad7675
@najibasad7675 Жыл бұрын
Maanshalaah sheekhii
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Mahadsanid cheikh
@xafsoabdulahi2449
@xafsoabdulahi2449 Жыл бұрын
Mashaa allah
@user-se8jk2lx1o
@user-se8jk2lx1o Жыл бұрын
Sh.waa dadaashay Allah kaa abaal mariyo
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s 4 ай бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali Жыл бұрын
Masha Allah allow kubarakeey sheekh
@MowlidAhmed-zd5yw
@MowlidAhmed-zd5yw 4 ай бұрын
Baaraka Allahu fiykum
@-mohameddeeq9489
@-mohameddeeq9489 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah ilahi haku xafido sheikhana sheikh xassan xusein
@abdifatahyarow1971
@abdifatahyarow1971 Жыл бұрын
Jazakumullhu kheira,shalay san uraadinaye ayan kurafaday darsigan uu saxiixul muslim.
@abdifatahyarow1971
@abdifatahyarow1971 Жыл бұрын
Rer daarul xadiith shaqa wanagsan ayad noheysan
@MowlidAhmed-zd5yw
@MowlidAhmed-zd5yw 4 ай бұрын
Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 ай бұрын
Scw
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@mohamedabdullaahielmi4922
@mohamedabdullaahielmi4922 8 ай бұрын
M.a jazakallah sheikh allah ka abal mariyo
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Masha allah ilaahow na Hanuuni
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 4 ай бұрын
❤❤❤❤Mashallah
@hassenhassan7564
@hassenhassan7564 Жыл бұрын
Maansha sheikh xassan mar walban dhagaysto waxbaan ka faa ii daa
@mmadam
@mmadam Жыл бұрын
masha allah
@OmarMohamed-zu4ql
@OmarMohamed-zu4ql Жыл бұрын
Allahu Akbar
@azlmcl198
@azlmcl198 Жыл бұрын
Wa rabbil kacba waa runtii.
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 4 ай бұрын
Biyaha Sheikhoow Laguma Cabbiro Tonn Ee Waxaa Lagu Cabbriraa (Metric-Qubic).
@ahmedgarabcad6329
@ahmedgarabcad6329 Жыл бұрын
Shekh
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Жыл бұрын
Allahu Akbar.
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Жыл бұрын
Wabiga Jannada ka yimaada waa White Nile ee maaha blue Nile. Marka ad magaalada Khartoum joogto waxaad arkaysaa in labada wabi biyahoodu ay tafaud yihiin oo midna biyihiisu waa caddaan sida caanaha dhayda oo kale, ka Ethiopia na waa blue madow leh.
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 4 ай бұрын
Waa sax xuseen awfarax wuxuu yidhi webiyo isu ooman inay wactameen waayo badan oo is dooneen
@hafsohassan7873
@hafsohassan7873 Жыл бұрын
Sheikh wabiga dhaxmaro London oo ladhaho river Thames ma ilowday
@user-yp1iq8ib2q
@user-yp1iq8ib2q 4 ай бұрын
Waa wabiyada dhulka ku waa si
@abdourahmanmohamed2727
@abdourahmanmohamed2727 Жыл бұрын
Kuwa ku jira beerta Ceeden waxay istaagaan meel u dhow geedka nolosha (oo ku fadhiya bartamaha, fiiri Bilowgii 2, 9 ) oo meesha ay sidoo kale u dhigantaa isha 4 wabi. Cunsurkaan dib ayaan u falanqeyn doonaa. Ceeden macneheedu waa "farxad": aan ku celinno, waxyaalahaas farxadda leh waa kuwa dhulka ee maaha jannada. Si sax ah, waxaan arki doonaa in 4-ta wabi ay nooga sheegaan sifooyinka jannada dhulka. Fiiro gaar ah: Qur'aanka kariimka ah sidoo kale, jannada waxaa mara 4 wabi oo badan (biyo, caano, khamri, malab): Waxaa jiri doona durdurro biyo aan ur lahayn, iyo durdurro caano ah oo leh dhadhan aan la beddeli karin. cab, iyo durdurrada malab la safeeyey. Waxayna mudan Faakihad kasta iyo Dambi dhaafka Eebahood.
@NajiibcabdiladiifNajiibcabdila
@NajiibcabdiladiifNajiibcabdila 3 ай бұрын
0:34
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir 4 ай бұрын
Khaladaad badan ayaa ku jira qaabka aad usoo gudbineysid sheekh waxaad moodaa inaad kabaxday aqoonta inta aad ku fiican tahay soo gudbinteeda
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy Жыл бұрын
Aniga waxaan biyahiisa cabbey webiga niil,sidaan biyaha jannada qofkii cabba ku maqleyna weligii oo dambe oon uma qabto,markaa halkey iska qaban la'dahey,
@Yeskos
@Yeskos Жыл бұрын
taasi waa qiyaamaha, ee maaha aduunyadan.
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 4 ай бұрын
Diinta cilada ma ahane waa fahamkaada
@ibrahimosoble7811
@ibrahimosoble7811 Жыл бұрын
Waxan layaabanay oo an iska dhaadhicin la.aay uuumi baxa badaha iyo wabiyada ayaa roobkaan iyo wabiyaduba ka imaadaan .
@alihaji9416
@alihaji9416 Жыл бұрын
Ayada 43aad ee surah nor darsigeeda oo dhamaystiran raadi sifiican ayaad u fahmaysaa, wayfiican tahay hadii aad heli karto sheikh sifiican u sharxaya
@ibrahimosoble7811
@ibrahimosoble7811 Жыл бұрын
@@maryambrahim82 nimcada ma in kirsani ee aragtida syniska qabo aya ila qaldanantay
@ibrahimosoble7811
@ibrahimosoble7811 Жыл бұрын
@@alihaji9416 aayada sifcn ayay u sharaxday qaabka alle roobka iyo u keeno lkn uumi bax ka imaado dhulka sidu sayniska qabo meesha kuma arag
@alihaji9416
@alihaji9416 Жыл бұрын
@@ibrahimosoble7811masha Allah walale wixii aragtida sayniska aad ku khilaafaan tahay darsi un ku samay waxaa laga yaabaa qofka sharxaya faham kiisa ka dhaw inaad ku hesho oo Allah ku garadsiiyo xiriirka ka dhaxeeya uumi baxa iyo samaysinka roobka.
@ibrahimosoble7811
@ibrahimosoble7811 Жыл бұрын
@@alihaji9416 aragtida sayniska ee uumibaxa badaha iyo biyo dhulka yaala inay ka imaado roobka iyo wabiyada dunida ee qulqulaya iyo barafka da'ayaa waa mid aaad u gaaban, indha la.aana inad ku aamintid maahan. Awoodkale oo rabaani ah ayaa jirto o qarsoon ama ha ahaado mida saaxabada iyo taabiciyinta qabeen ama mid kle. Alle ha ku garadsiiyo
@macalincabdaleahmedabdikad6527
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@AkhtarCabdullaahi
@AkhtarCabdullaahi 3 ай бұрын
Awooda rabbi way ka wayntahay wax aqli bini aadam qiyaasi karo
@Somalitravel
@Somalitravel Жыл бұрын
17:35 With Satellite 9 in service nothing can hide. Direction connection to the heaven has not been discovered yet. Let’s stick with gates opening in the heavens which is also used for satellite launching.
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 Жыл бұрын
Soomaali ayaa la hadlaysaa ee Af-Soomaali soo qor. Kala ogow marka la hadlaysid dadka Mareekanka iyo dadka Soomaaliyeed.
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Waakan kii Argagixisada u hadlijirey,kitaabku ku qabay
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 Жыл бұрын
Adiganeh ma waxaa ahayd Munaafiq oo Nacamleeye u ah Gaalada. إن المنافقين في الدرك الأسفل من النار. Balanqaadkaas ayaa Aakhiro idin sugeyso.
@ursadxasan
@ursadxasan 3 ай бұрын
Asc Waxaan tagay hada kahor dhulka Ethiopia 🇪🇹 gaa ahaan buuraha uu kaburqado wabiganiil runtii waa meel mucjisaa oo aan lagaran karan meesha ay kasobaxayaan 1 hawada waxaa ku xiran daruur xilikasta 2 oo waxaad moodaa inuu kuudhawyahay cirku 3 halmeel kamasobaxayaan biyihu Oo burro badan oo aad u baahsan ayay kakala I maaanayaan hadaba waa mucjiso rabaaniya oo aan lagaranay waxaana luminaya xaqiiqo in loo ogaado waa kala baahsanaanta aysan halmeel ka imaanay lkn dadka dagan meesha waxay tilmaamaan hal buur oo aad udheer oo korkeeda aan la arki karin micnaha qiiq ayaa kuxiran dusheedana waa qoyaan markasta
@iamamiin4862
@iamamiin4862 Жыл бұрын
Wee kuwenda zako
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 ай бұрын
S cw
@maxamedc.raxman1144
@maxamedc.raxman1144 7 ай бұрын
Furat mar turkey buu kadilaacaa marna ciraaq sheikha hadalkiisa wuu iskhilaafaya
@abdourahmanmohamed2727
@abdourahmanmohamed2727 Жыл бұрын
Aynu galno astaanta 4ta webi ee Beerta Ceeden. Sidoo kale akhri maqaalkeena Jannada luntay . 4ta webi ee Beerta Ceeden: isku day fasiraad. Jannada (oo ka timid Persian pairi-daéza: "beerta kuxiran") waxay tilmaamaysaa meesha ay nafaha ku raaxaystaan ​​​​nabad iyo farxad weligeed ah. Dhaqanka Judeo-Christian, meeshani waxay ku taal Dunida: waxay ku taal horteena, hareerahayaga, ilaa inta aan ognahay sida loo arko. Jannadani waxay u dhigantaa Boqortooyada Ilaahay . Boqortooyo, sida Ciise yidhi, waa "gudahayaga" : sidaas darteed waxay noqon doontaa lagama maarmaan in la sameeyo isbeddel nafsi ah si ay u awoodaan in ay arkaan jannada nagu wareegsan oo ina soo gaadhaysa. Derbiyada ama deyrarka beerta ayaa kala sooca kuwa gudaha ku jira (kuwa awood u leh inay arkaan xaqiiqada , i.e. quruxda iyo qummanaanta adduunka) kuwa dibadda ah ( miyir-beelka, kuwa aan la garanayn ama la khiyaanayn). Kuwa dambe waxay u eg yihiin u-ekaanta Aadan iyo Xaawo oo, iyagoo qaniinay midhaha geedka aqoonta wanaagga iyo xumaanta , damcay inay nafahooda aqoon u yeeshaan, kibir iyo xiiso aan wanaagsanayn aawadeed. Wanaag iyo xumaan bay meel walba ku arkaan.
@mubasharibraahim8992
@mubasharibraahim8992 Жыл бұрын
Rabi hakuso hadeeyo
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 4 ай бұрын
Nebigii NNKH waxa afkiisa ka soo baxday Aayadahan Quraanka ah: وَقَالَ ٱلرَّسُولُ يَٰرَبِّ إِنَّ قَوْمِى ٱتَّخَذُوا۟ هَٰذَا ٱلْقُرْءَانَ مَهْجُورًا ‎. Khurufaadka, sheekada iyo Axaadiista beenta ah inta aad dadka ka deysaan, dadka Quraanka ugu yeera. Muslimku waa ayo? Maanta 90% dadka Islamku wa ka Haajireen Quraankii, Jidkii Allah na waa ka tageen. وَمِنَ ٱلنَّاسِ مَن يَشْتَرِى لَهْوَ ٱلْحَدِيثِ لِيُضِلَّ عَن سَبِيلِ ٱللَّهِ بِغَيْرِ عِلْمٍ وَيَتَّخِذَهَا هُزُوًا ۚ أُو۟لَٰٓئِكَ لَهُمْ عَذَابٌ مُّهِينٌ Dadka beenta iyo sheekada daaya oo Quraanka oo kaliya dadka ugu yeedh.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 4 ай бұрын
Falak ma aha Dabaasha ee waa udub dhexaad
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 4 ай бұрын
حديث ضعيف. Sheeko kale ma haysa
@abdourahmanmohamed2727
@abdourahmanmohamed2727 Жыл бұрын
4ta webi ee beerta Ceeden: waa maxay? Waa maxay fasiraadda kitaabiga ah iyo kuwa qarsoon? Waa maxay astaanta? Beerta Ceeden (ee Cibraaniga ah "beerta farxadda") waa, caadooyinka Yuhuudda iyo Masiixiyiinta, meesha jannada dhulka . Ogow Islaamku waa jannada jannada. Sida ku cad Axdiga Hore , Beerta Ceeden waxaa ka gudbay 4 wabi oo dhamaantood isku il ah: 10 Ceeden waxaa ka soo baxay webi inuu beerta waraabiyo, oo halkaasuu u kala qaybsamay afar dhudhun. 11) Kan hore magaciisu waa Pischon; waa tan ku wareegsan dhammaan dhulka Hawila, oo dahabku ku yaal. 12) Dahabka dalkani waa saafi; Waxa kale oo jira bdellium iyo dhagax onix. 13. Webiga labaad magiciisuna waa Giixon; waa tan ku wareegsan dalka Kuush oo dhan. 14. Kan saddexaad magiciisu waa Xiddeqel; waa kan Ashuur bari u socda. Webiga afraadna waa Yufraad. Bilowgii 2 Webiga Hiddekel, marka loo eego goobta uu ku yaal, sida dhabta ah wuxuu u dhigmaa Tigris. Furaad waa la yaqaan. Aqoonsiga labada webi ee kale ilaa hadda lama daloolin, taasoo keentay tafsiirno iyo khilaafyo badan oo ka dhex jira culimada fiqiga. Ma ahaan doonto su'aal halkan ku saabsan in la isku dayo in la helo beerta Ceeden juquraafi ahaan: miyaanay lumin weligeed? miyaynaan ka hadlayn hal-ku-dhegyo aan xidhiidh toos ah la lahayn dunida dhabta ah? Haddii aysan jirin jiritaan dhab ah, 4ta webi ee Beerta Ceeden si kastaba ha ahaatee waxay leeyihiin macne calaamad ah oo iftiiminaya dabeecadda adduunka muuqda.
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 4 ай бұрын
Webiyadaas Kufaar badan ayaa ku nool, Sidey ku dhacdey iney biyaha jannada cabbaan?
@maryambrahim82
@maryambrahim82 4 ай бұрын
Soo insaan ma ahan?
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 4 ай бұрын
@@maryambrahim82 Oo waxa la cadaabayo insaan ma aha?
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 4 ай бұрын
@@maryambrahim82 Haa Gaalo waaye, Biyo janno xaq ma u leeyihiin,
@guledkasim1875
@guledkasim1875 Жыл бұрын
Shabele Juba sanbisi Amazon sair away
@Goreygoray
@Goreygoray 4 ай бұрын
Xaqii waa awood rabi
@hassanosman9713
@hassanosman9713 Жыл бұрын
Dhulkaa dadkii daga hadeeba muslimiin wada yihiin, maxaa loo waayay hal dowlad ee Islaami ah?! Mise muslimiinta dagan aa ah muslimiin samaysa dowlada gaala ah?! Caqliga yaa lagu ciyaarin!
@abdalle7191
@abdalle7191 Жыл бұрын
Muslim dowlad sameeysto iska daaye adoo somali waliba muslim ah Dowlad aad ku mideesantahay sameesan la
@abdourahmanmohamed2727
@abdourahmanmohamed2727 Жыл бұрын
4ta webi ee Beerta Ceeden iyo astaanta lambarka 4. Webiyadu waa afar tiradoodu , waana tiro ka soo kicinaysa. 4-da jiho (ama dhibcaha muhiimka ah), 4ta dabaylood, 4ta curiye , 4-da xilli, 4-da wareeg (biyaha, hawada, iftiinka iyo walxaha organic), 4-ta boqortooyo (macdanta, khudradda, xoolaha, aadanaha), ama 4ta akhlaaqda wanaagsan (sida uu qabo Philo of Alexandria, Jannada iyo 4teeda wabi waxay u taagan yihiin adduun lagu maamulo wanaagyadan). Sidaa darteed, lambarka 4 wuxuu ka tarjumayaa keenista walxaha, waqtiga iyo booska xarunta . Tirada dhulka iyo la taaban karo, 4 waa summetry, xasillooni, nidaam, wada noolaansho. Waxay xanbaarsan tahay fikradda ah in dunidu ay tahay mid qumman , in kasta oo aan mararka qaarkood ku fikirno. 4-ta webi ee Beerta Ceeden ayaa sidaas astaan ​​u ah nidaamka iyo habsami u socodka wax walba. Si aad u aragto 4-ta wabi waa in la arko jannada dhammaanteed: waa in la ogaado taas
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 4 ай бұрын
Soomali waa in lagu soo celiyaa fikirka shuuciga ah…. Fikirka reer galbeedka iyo carabta waa qasaaro.
@magaalada1
@magaalada1 Жыл бұрын
Maw ku daro... Shabelayasha??????? Mise, arabta ow noo xayeysina.... Salan: Somali nationalist
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 Жыл бұрын
Dib jir dibjirnimo u hogamiinàya umada
@hindamaxamuud5541
@hindamaxamuud5541 Жыл бұрын
Waar waa maxay maasuuni yoow
@wiilkaxaafadda1819
@wiilkaxaafadda1819 Жыл бұрын
سب العلماء سم قتال، أسأل الله أن يغفر لنا ولك
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 4 ай бұрын
War waxan uu ninkan sheego waa qorufaad hadana diin buu inaoodhigayaan Wabiga Mississippi iyo kan London kuyaal Waryaa xisho oo dadka beenta kadaa Oo nabiga ha hafrin ma oron wabiyadu janada kayimaadeen Waxaadan aqoon ama aadan fahmin ha usoo gudbin dadka
@barwaqorashiid5754
@barwaqorashiid5754 3 ай бұрын
Waa been iyo khuraafaad aan xoolahu ku hadlin
@barwaqorashiid5754
@barwaqorashiid5754 3 ай бұрын
Nile bada Cas kuma daree wyxuu biyahiisa ku daraa Bada Mediteranean Sea.
@barwaqorashiid5754
@barwaqorashiid5754 3 ай бұрын
Muslimku Aadunka waxba kama ahaa.
@Goreygoray
@Goreygoray 4 ай бұрын
Allahu akbar
Sh Xassaan Maxu Ku Daaweeya Dadka Kaso Quuste Dhakhaatiirta India Iyo Turkiga
18:33
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 79 М.
Guusha Allah Ayey Lajirta Lkn Gaalada Wa In La Darensiiya Kufriga Ay Kujiran Sh Xassaan Abu Salmaan
11:17
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 17 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Qiso Cajiib Ah Qeys Ibnu Sacad Wacdaradii U Dhigey Malintii Saxaabada Baahdeen Sh Xassaan
16:23
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 48 М.
Janada ma la xasuusanayaa noloshii aduunka | Xaalka janada
18:01
Ogaal cusub
Рет қаралды 264 М.
Q1-Qisadii Xaadhib ibnu abii Baltaca (ما حملك؟) Sh Xassaan
59:30
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 4 М.
Sheekh xuseen Cali jabuuti  Quranka waa Dacwada #muxadaro
38:41
Mc Jaceeloow
Рет қаралды 185 М.
Sh Xassaan Ya Kuwaafaqsan Meydka In Quraan Lo Aqriyo, Maxa Lagu Heyste Wadadka ??
34:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 110 М.
Qiso cajiib Ah || Jaabir RA iyo Subanaha Scw Sh Xassaan
22:31
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 19 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН