QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |

  Рет қаралды 61,302

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/c...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...
#horumarsamee
#Horumarsamee
#GanacsiAanKulaFuro

Пікірлер: 225
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Muuqaalkan warbixin dhamaystiran ayaab idiinku soo gudbiyay balse Dad dhowr ah oo Ganacsigan danaynaya inay furtaan oo hore iila soo xidhiidhay fadlan markaad diyaar noqotaan email kan igala soo xidhiidha si la talin buuxda aan idiin siiyo. horumarsamee@gmail.com
@hassantech510
@hassantech510 4 жыл бұрын
Asc ustad ,dhirigaliiye zakariiye wxan ka mid ahaay Dadka sida dhoow kula socda ,Walal qali waan Ku bahnaa hadad awoodo ila so xiiriir +254710964697,WhatsApp
@Bisharibrahiim
@Bisharibrahiim 4 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali walal ma anan arkin qof kaa daacadsan ila hadana waxan la yaabanahay sida free ah oo aad afkaartaada dadka ugu so bandhigayso adiga oo anan waxba ka faa iideenin
@hiilkadhalinta4069
@hiilkadhalinta4069 4 жыл бұрын
Wllo waxaad kasoo warantaa rayslayaasha ethopianka mashruucas ayaan ka helay wax soosarkiisa
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 4 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali Haye wll. Aniga waxan rabaa sanadkan dhamadkisa inan adu. Dhulkeenii. Markaa ayaan kulasoxidhidhayaa Insha allah. Wan daneyaa. Taloyinkaaga.
@osman6879
@osman6879 4 жыл бұрын
Zakariya walal allah ha ku darejeyo adun iyo akhiraba waad ina caawisaa
@xariirfilmsvlogs5287
@xariirfilmsvlogs5287 4 жыл бұрын
War ninkaan aa wax laga faaidaa wlh ah tnks sxb soamalida wax wanaagsan ma rabaan in reaction gabdhaha lugu caayo unbeey taageeryn
@Yoolskills
@Yoolskills 4 жыл бұрын
Macalinka GanacsiGa Somalida hore usoco Ustad
@warergooye
@warergooye 4 жыл бұрын
Masha Allah. KZbin markaan Zakariye oo kale arko ayaan jecladaa in dadbadan oo noociisa ah in aan helno. Walaal Fikradahaaga iyo Muqaalada aan baan uga helay Horay u soco.
@maryan4436
@maryan4436 4 жыл бұрын
Adi iyo nin aa ogahay ilaaheey baa idin abuuray alaaahu akbar
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 жыл бұрын
Ninka kle ma ogaanzha
@mahamudabdi1081
@mahamudabdi1081 4 жыл бұрын
Dhiirigaliye ganacsi Mahdsanid sakariye ale ha kaa abaalmariyo cawimada aad umadada cawinayso 🙏🙏🙏
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Qofka kaliya ee inan ganacsato noqdo isi jeclysiya taladisa na aan jeclhy wllken sakariye jasaka llh 💓👍👍👍
@safiyonuur6420
@safiyonuur6420 4 жыл бұрын
Allah kaa abaal mariyo hormarka aad nalajeceshahay, anagana kuwii kafaa'iideesto Allah naga dhigo
@mkaariye14mohamed32
@mkaariye14mohamed32 4 жыл бұрын
Masha Allah walal mahadsanid wan ku rajaweynahay mardhaw in aan dalkii kafuro ayaan doonayaa
@msa_1439
@msa_1439 4 жыл бұрын
Maashaaa Alaaah walaaalo Sakeriye Aad baad U mahadsantahay Dhalinyarada Shanta Soomaaliyeeed Magac iyo Maamuus baad agtoooda ku Leedahay
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 4 жыл бұрын
Mhadsanid macalinkayaga ganacsiga jasaakalaha khayr Horumariye nolosha🙏
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Mahadsanid Teacher 🙏🏽♥ Wax badan kaa fa'idney wllhi ilahay Haka abaal-mariyo.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye Macalin Waan ku salaamey Wlhi shaqooyinka dadka iskala weysiiyaan wye Lkn aniga Alx wn rajeenayaa Inzha allah Macalin Allah haku barakeeyo Macalin wax laga faa ido Thy Allah haku siiyo wxd ku faraxdo zhp qli sakia SUBSCRIBE igu cimaamada mahadsanidiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/door/uMSiPod1OxDghgSuU0r04g
@sheekhasoomaaliyeed8614
@sheekhasoomaaliyeed8614 4 жыл бұрын
Zakariye Innovator baad tahay runtii Allah yaa cisak hore u soco from Abu Dhabi
@abdurahmanyusuf5170
@abdurahmanyusuf5170 4 жыл бұрын
Wlal sakariye mahadsanid in badan talada waana kaga mahadcelinayaa wakhitaga mahadsanid
@fatiinhajji
@fatiinhajji 4 жыл бұрын
wllo waxaa nosoogelisaa meherad cuntada fastfoodka lagu sameeyo mahadsanid
@hamzeabdirazak8453
@hamzeabdirazak8453 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll sakariye waa god idea jasaka allah wax badan baanu kaa faaidnay
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 4 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantahay dhiirigalintaada iyo sidaad noola jeceshahay inaan hormar gaarno dhaamaanteen.
@abdifitahabdullahi4316
@abdifitahabdullahi4316 4 жыл бұрын
mahadsanid walal , fikradahaaga wey na anfacayaan
@munaofficial1689
@munaofficial1689 4 жыл бұрын
Maasha alaah wll zakariye ilaahay caqliga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 4 жыл бұрын
Maashaa Allaahu walaal waxaad dhexda u xidhatay si aad u caawiso Soomaalida si walba u dib dhacday si daacadnimo leh iyo dadnimo iyo deganaan. Maashaa Allaahu Illaahay ha ku barakeeyo oo ha ku xifdiyo. Amine yaa Rabi. Waxyaabo badan ayaa iiga baxay wadankii oo aanan ogayn oon kaa få, iiday waxaan aad u danaynayaa in aan business ka sameeyo wadankii waan kula soo xiriiri iinshaa Allaahu. Mahadsanid
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 4 жыл бұрын
You are the best Somalian business coach we like you a lot
@ifrajali3171
@ifrajali3171 4 жыл бұрын
Cawo niyada kugu haay oo an islaha zakario video miyusan so digin. Shukran qeybta ice cream nalaso wadag dulka kulul aan geyne
@SSnor95
@SSnor95 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahay ajar hakaa siiyo waad noo faaideeysay wax badan wall🙏
@hanaawanaag2326
@hanaawanaag2326 4 жыл бұрын
masha allaah fikraraada allaha kuu barakeeyo halkee kaala soo xiriiraa wll
@yosefali6955
@yosefali6955 4 жыл бұрын
Wow! What amazing! Absolutely you are digital person God bless you darling 🙏
@abdiraxmansahal568
@abdiraxmansahal568 4 жыл бұрын
Masha allaah wllo aadbaan uuga helay waxana ku raja waynahay inay mar uun ii hirgasho waaayo hada ganacsiyo ka hooseeya ayaan bilaaabay
@zecki.hazzan5966
@zecki.hazzan5966 4 жыл бұрын
Walo Hormar nala jecel nolow Keep going zakariye Abdullahi
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 4 жыл бұрын
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 4 жыл бұрын
Mahadsanid wall alle khryr haku siiyo
@mohamedcalas5910
@mohamedcalas5910 Жыл бұрын
Waan dhageestaa dhamaan barnaamijyadaada inta badan waxay naqdeen wax maskaxdeyda ka guuxayay nasiib wanaagsan adigii ayaa si wacan inoogu iftiimayay al xmdllh Sxb mahadsanid allaha kaa abaalmariyo
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 4 жыл бұрын
Walaal masha ALLAH hawl fiican baad heysaa. Wey ka duwan tahay wax aan youtubeka ku arki jirey. Masha ALLAH hore ugu soco.
@caliibrahim7791
@caliibrahim7791 4 жыл бұрын
Mashalh allaha Ku dhowro macalinka fikradaha gancsiga
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb mr Abdullaahi
@triplea86
@triplea86 4 жыл бұрын
Thnks Ustaad Runtii waxaad tahay wll qiimo leh Alle ha ku dhowre in badan❤
@AhmedIbrahim-dd2nl
@AhmedIbrahim-dd2nl 4 жыл бұрын
Masha alah waa fikrad wanaagsan
@maryanabdirizak3288
@maryanabdirizak3288 3 жыл бұрын
Maansha allah fikrad ganacsi oo wanaagsan weeye
@qasimosman1668
@qasimosman1668 4 жыл бұрын
Masha allaaaah wll macalin Zaki mahadsanid wlhi waxaaaan ahay ardeydaada in muda ah kula socoto waxyaaabo badan ayaaan kabartay wan kaga mahadnaqa insha allaaaah dadaaal dheer ayaaan wada 2021 inu alle isodhameyo ayaan rajeyna thanks bru waxaan kaso salamaa jasiirada malta 🇲🇹 wan kula so xariiri doona malinte wax walbo isodhamadan
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallaha alle khyr haku siiyo wll waxa fiican wada
@nuurdiinmohamed2745
@nuurdiinmohamed2745 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll sakariye
@secondone6633
@secondone6633 4 жыл бұрын
Qorshahan sanadkan ban ku howl jiray anaga iyo asxbtayada maclumad fsro badanna wn hyna lkn wxn jecelnahy wx cusub o hore wdanka loga isticmalin inan so kordhino Inshallah wn kula so xidhidhayna
@abdimalik5847
@abdimalik5847 4 жыл бұрын
Numnerkaga WhatsApp ka iso qor mahadsanid walal
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 жыл бұрын
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran
@NiciimaTiriig
@NiciimaTiriig 4 жыл бұрын
Shukran wllo qof qaliya tahay Sakiriye
@obsiehrayaleh9604
@obsiehrayaleh9604 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll réer jaabuti ban ahay vidéo yadada faaiida kujirta
@Abshaw6
@Abshaw6 4 жыл бұрын
Masha Allah wll qiimahoodu waa intee qiyaas ahaan kuwa gaaska Ku shaqeeya adoo mahadsan
@محمدمحمود-م4م7م
@محمدمحمود-م4م7م 4 жыл бұрын
Waan ku salamay waxaan joogaa sacuudiga aad ayaan qalbiga ugu hayay mashruucan balse waan kula soo xirirayaa insha alaah talefankaaga ayaan u baahnahay fadlan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Walal eMail kan igala soo xidhiidh horumarsamee@gmail.com
@zalmaali7315
@zalmaali7315 4 жыл бұрын
MaashaAllah,jazaakallahu kheyr walal qaali
@cabaasxuseen7659
@cabaasxuseen7659 4 жыл бұрын
masha allaah figradad ilaaahay hakuu barakeeyo
@warsanchannel7031
@warsanchannel7031 4 жыл бұрын
Mashallah walalo qali horey u soco wil somalied o sharaf aqli iyo dadnimo rabi siyey ayad tahay mashallah 👍👌🤩🤩🤩
@deqadem1993
@deqadem1993 4 жыл бұрын
mansha allh wll ilahy ha kaa abaal mariyo sidaad dad kaag wax ugu shegaysid
@abselma3330
@abselma3330 4 жыл бұрын
maasha allah; sxb waxaa thay wiil fikir xalaal iyo dhiiri galin ba leh, aadbaan u la dhacay muuqaalkan wuxuuna anfacayaa qofka bussnisskaa sameeya iyo waliba wadankeenaba, aan kula kaftamee aniga bishii waa iga baxdaa ilaa 50$ dollar oo kaliya caffee ah everyday 2---2.50$😊😊 markaas meheradaha saas ah waa mid suconaysa anyway allah ku xafido wll.
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@ifrahhassanhilaac2782
@ifrahhassanhilaac2782 4 жыл бұрын
Ma sha Allah Hori u soco walal
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 жыл бұрын
Ifraah Hassan hilaac MUSALSALKA cusub SAFIIRKA GABADHIISA la socod wngsn Yuu ku dhaafin hwnka khamiista Inzha allah Link hoos raac ka hidna SUBSCRIBE saar mahadsanid wll mcn 🙏🙏🙏🙏 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/door/uMSiPod1OxDghgSuU0r04g
@ifrahhassanhilaac2782
@ifrahhassanhilaac2782 4 жыл бұрын
@@hassanfaysal7968 walal musalsal waqti isagama lumiyo Allah Wuxuu ii abuuray wan garan waqtigayna waa Qaali manta malin aan iheyn buu Alle ii weydiindonaa Wax kale qeyr badan ila wadaag mana daawada musalsal
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 жыл бұрын
@@ifrahhassanhilaac2782 Wll mcn Waa runtaada wlhi Waqtiga waa la qeybiyaa Waqti allah caabud Waqtiga kle Wixii adunka ku yaalo iska qabso ani wn oghy waxaa dunidi lii keeney wll mcn Marka iga rali noqo Wax xumaan hdn kula wadaagey walashey qli SUBSCRIBE uun lee igu cimaamad adigu rali ah mahadsanid Waana runtaada hadalkaaga wll mcn Aniga wxn islahaa waqti kle sii firaaqo thy ha isku maaweyliso Waana mahadsan thy Boqortoyo 🙏🙏🙏
@mahamedaamiincllahiibrahim6570
@mahamedaamiincllahiibrahim6570 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@sousouadoche7945
@sousouadoche7945 4 жыл бұрын
MERCI WALAL
@mrnobody3714
@mrnobody3714 4 жыл бұрын
Mansha Allah walal qali
@abdiganibulale2419
@abdiganibulale2419 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@shakiroska8710
@shakiroska8710 2 жыл бұрын
Coffee ruxii ubaahan Ana Ethiopia jooga U keeni kara Coffee quality 👌 leh
@asadhoreye843
@asadhoreye843 4 жыл бұрын
Ma shalah sxp mahadsnid wax badan wan kabartey markan so diyargarobana wan kula so xiriirya
@zeynabahmed8432
@zeynabahmed8432 Жыл бұрын
Thanks abowe mcn 2026 ayan rajayna i a shaqadaas wan u bahanahay lkn xiligaas ayan qorsheyy malinkaas wan Kula So xatiiraya
@mohamedahmedwllc9029
@mohamedahmedwllc9029 4 жыл бұрын
Shukran indr..
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 4 жыл бұрын
ASC zakariye. Walalkey. Wad kumahadsantahay. Sad nola jeceshahay hormarka.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Wcs walal adaa mudan soo dhowow
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 3 жыл бұрын
Masha-ALLAAH جزاك الله خيرا
@ibnumacruf2985
@ibnumacruf2985 4 жыл бұрын
Good idea, mahadsanid wal
@Lii-pato
@Lii-pato Жыл бұрын
Thanks bro.
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 Жыл бұрын
Wlh aad ban ugu bahna video gaan walal Illahay ajar io xasanad haka siiyo😢❤🙏
@baylood.germany
@baylood.germany 4 жыл бұрын
Asc wll sakariye hada waxaan haystaa lacag 8000 dollara waxan rajaynaya inan waxoga ku daro ila toban kun balse wadankii wan tagayo sida hargaysa oo kale ma helaysid meel central ah oo suqa ah meel walba waa ciriiri marka waxan Go an saday inan gaari keensado melaha chinaha oo aan suuqa so dhex dhigo siaan marka caffe gii aan halka ku dhex habeeyo adigoo halka ku dhex jira aad qofka koobkan wantime ka ah uu ku qaato bal talo isii zhp wanad ku mahadsantahay sidaad marwalba noo dhiiri geliso alaha ku sharfo wll
@hiilkadhalinta4069
@hiilkadhalinta4069 4 жыл бұрын
Wllo sakariye waxad iiga waran taa rayslayasha ethopianka ee laga furey magaloyinka waaweyn ee somalida hargeisa iwm adban uga helay wax soo saarka
@habfikirwacan8327
@habfikirwacan8327 4 жыл бұрын
Sxb anigaa ethiopia jooga war bixin fiicanna waan kahayya Waynu iska waraysan karnaa Whatsapp kayga +251975789595
@hagahaofficial9868
@hagahaofficial9868 2 жыл бұрын
Allaha ku shaarfo wllo qlli 🌼
@isaknakeye6935
@isaknakeye6935 4 жыл бұрын
Mahadsanid waa ii 4:00pm muuqaalkaagana daawaday waxbadana kafaaiday 🙏🏽
@cawoa.warsame603
@cawoa.warsame603 4 жыл бұрын
Mahadsanid waxad tahay wll aan markasta ka faiido
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 4 жыл бұрын
Isha alah dhawaan inan ganacsi taan leh Inaan furto baan rabaa
@dhisemedia8367
@dhisemedia8367 4 жыл бұрын
masha allah
@nimcoaadan7400
@nimcoaadan7400 4 жыл бұрын
Jasaakallah wll
@cdalemaxamed6230
@cdalemaxamed6230 4 жыл бұрын
Mnsha aallh thgis you walaal
@tayasiribnuhassen8686
@tayasiribnuhassen8686 4 жыл бұрын
Waad mahadsan tahy wll lkn sidii ayaa itoobiya logu soo dajisan karaa
@daherdjalaloudin
@daherdjalaloudin Жыл бұрын
Insha allah
@xaawosabrie3445
@xaawosabrie3445 2 жыл бұрын
Masha Allah
@samewade7564
@samewade7564 4 жыл бұрын
Macalin Rays layasha VIP da ah kasoo war bixi 👍
@mahirmohamed1911
@mahirmohamed1911 2 жыл бұрын
Sxb I'm a professional barista ,you content was perfect , mhdsanid walal
@mohamedyousuf5479
@mohamedyousuf5479 4 жыл бұрын
Sagal jet ayaa ku daabacda logoyinka koobab ka iyo dharkaba
@yousofhussein204
@yousofhussein204 4 жыл бұрын
Thanks shp anigoon lacag haysan Masaynkara
@drsaciidsoodaani5675
@drsaciidsoodaani5675 4 жыл бұрын
asc walaal sakariye horta thanka
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohametcasaanyo3455
@mohametcasaanyo3455 4 жыл бұрын
Masha Allah
@ibrahimsuldanali6082
@ibrahimsuldanali6082 4 жыл бұрын
@Zakariye Abdullahi Ali Zhukran wl
@fosiyaabdi5031
@fosiyaabdi5031 4 жыл бұрын
Masha Allah thanks wallal
@kingawale6319
@kingawale6319 4 жыл бұрын
Maasha allah thnks wlll
@abdiganibulale2419
@abdiganibulale2419 4 жыл бұрын
Guulayso
@abdirizakfoad8758
@abdirizakfoad8758 4 жыл бұрын
Wll sakariye waa mxy xoriyad dhaqale iyo sida aad ku samysn krto mawduuca noo soo diyaari wll mhdsanid
@ahmedjama779
@ahmedjama779 4 жыл бұрын
Aad ayad u mahad santahy runti wx badan ayaa iga cawisy gaar ahaan hargeisa aya ka furaya dhawaan cafeteria anigo alabta badhna haysta badhna iga maqan yin adbn kugu mahd celinaya
@Qolab.El.24
@Qolab.El.24 4 жыл бұрын
Horay u soco
@hodangurhan8246
@hodangurhan8246 Жыл бұрын
Thanks
@mehlan3743
@mehlan3743 4 жыл бұрын
Mahad sanid wll ❤️😘💞💗💗👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@Hargeisalyrics00
@Hargeisalyrics00 4 жыл бұрын
MashaAllah good video bro
@axmeddaacad8448
@axmeddaacad8448 4 жыл бұрын
Zakiriya anika ayaa raba gacansi lacag mahaasto somali ayaa jookaa maicaawinkartaa
@nimoaden2763
@nimoaden2763 3 жыл бұрын
Maansha alla
@abdihakimdayaxtube105
@abdihakimdayaxtube105 4 жыл бұрын
Thanks pro
@Inajaaburi
@Inajaaburi Жыл бұрын
Insh allh wn furyaa
@yonissabrie928
@yonissabrie928 3 жыл бұрын
MAHADSANID 🎩
@axmedmaxamedcabdidaauud5235
@axmedmaxamedcabdidaauud5235 3 жыл бұрын
Oky zxp
@ahmedhashim2895
@ahmedhashim2895 4 жыл бұрын
Brother machine taan sidee kuhelaa waxaan joogaa xamar
@elmimusa3630
@elmimusa3630 4 жыл бұрын
Thanks brother
@aminaigal4469
@aminaigal4469 5 ай бұрын
Only in hargeisa or Mogadishu this kind business can work
Dhalinyaro Afar- tan Ganacsi ka shaqayso
22:44
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 67 М.
Qaabka loo furto Cafeteria ViP ah - How to open a coffee shop business
10:50
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,1 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 58 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 5 МЛН
5 oo aay tahay in aad iska ilaaliso hadii aad arday tahay
10:40
4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO
11:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 35 М.
Sheekdiii NiNkii YAHUUDka ahaa iyo Gabdhii Somalida Aheyd
20:26
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 18 М.
How to make coffee /Sirta loosameeyo  coffee  ga
8:02
IskufilanCooks
Рет қаралды 248 М.
4 MASHRUUC GANACSI AAN HUBO IN LACAG LAGA HELAYO
13:00
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 75 М.
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,1 МЛН