Qaabka loo isticmaalo shabakada SolaGroups 2021

  Рет қаралды 7,162

SolaGroups

SolaGroups

Күн бұрын

Qaabka loo isticmaalo shabakada ICT iyo English ee solagroups.com

Пікірлер: 24
@YounisITLab
@YounisITLab 3 жыл бұрын
Shabakada waa top teacher. balse ilaa hada Cashir dhameestiran kama helin from A to Z. Insha allah Cashirada Taxane ha noqdo. Software Reviews ka waxaa ka qaalisan Cashirada inuu taxane ahaado ka wanaagsan oo aan waqti aad u badan neh u dhaxeynin hadii kale wee adkaaneysaa sida loola socdo.
@abdi7932
@abdi7932 11 ай бұрын
courses update mayihiin horta
@assedyousufahmed966
@assedyousufahmed966 3 жыл бұрын
Asc wr wll aad baad u mahadsanthay waxaan rabaa inaan ku waydiiyo kawaran hadii qof meelkale jooga uu damco inuu lacagta isagu iga bixiyo emaylkayga ma kaaga soo sheegi karaa si aad iigu soo dirtaan activationka...mahadsanid
@amiinabdirahmaan6280
@amiinabdirahmaan6280 3 ай бұрын
Asc wabsite ka ma laxidhay mise sikale loso galaya
@caalintechnologyinstitute3924
@caalintechnologyinstitute3924 3 жыл бұрын
Ustaad cashar codsiya ayaan wataa ustaad sidee apple id loogu jabiyaa iyadoo la isticmaalayo kali linux marka uu mobilka ku xidhmo
@msa_1439
@msa_1439 3 жыл бұрын
Shabakada Macalin Update ka dhig
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 4 ай бұрын
Xagee lagaala soo xariiraa
@abdirahmanabdikadir9208
@abdirahmanabdikadir9208 3 жыл бұрын
Courseska aad bixisaan Maku jiraa Andriod Development Applications ?
@sharmakedigeed6564
@sharmakedigeed6564 3 жыл бұрын
Casharadadu ustaad certificate ma leyihin Mida kle securityga CEH. Ma dhamaysiranyhy mise wa basic un Mahadsanid
@ilyasabdifitah
@ilyasabdifitah 3 жыл бұрын
Mr. sola emailka kama jawaabtid mar hore ayaan lacagta soo diray waa ku sidee, code ka ama jawaab midna kaama hayo.
@abdaljoseph7480
@abdaljoseph7480 2 жыл бұрын
Ninkaan waa ka yaabey saxiib ilyas ma kusoo jawaabey oo makuso diray
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 4 ай бұрын
Wac
@Rahmagole
@Rahmagole 3 ай бұрын
Crypto currency bitcoin to trade stock market
@xariiraxmed6686
@xariiraxmed6686 2 жыл бұрын
zxb waxalaigajabsaday fesbook waansoocelinwaayeey demand isooceliso zxb adoo raali ah
@engabdihakim2782
@engabdihakim2782 3 жыл бұрын
Macalin emailka eeg oo iso jawaab
@sbcinternational491
@sbcinternational491 3 жыл бұрын
Ustaad casharada securitygu ma dhamaystiran yihiin sababta aan kuu waydiinayano ayaa ah muqalada hackingka ee youtube aad soo galisid waad ka gudubtaa marka ustaad ii jawaab
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 Жыл бұрын
war zaad ka mad usamaysaan nio
@ONTAVICH
@ONTAVICH 3 жыл бұрын
Sola groups
@kinG-un2hq
@kinG-un2hq 3 жыл бұрын
Waxan joga pakistan 🇵🇰 pay pal ka marka dooranyaao list wadamada iima soobaxaayo walal siden kubixiya lacgta wadankiina majoogo oo evc mahesto
@wararkasamaliya622
@wararkasamaliya622 3 жыл бұрын
war nio fecbook baa iga xiran zxb iD card malehi see usoo ceshtaa zxb
@Balcadbile
@Balcadbile 3 жыл бұрын
Sxb mafahmin isdiwaanglintu
@yusufali840
@yusufali840 3 жыл бұрын
Snapchat hacker loo ku sameyo 🙏🙏🙏❤
@Peskonami-cy7dq
@Peskonami-cy7dq Жыл бұрын
Mr Sola emailka iiga soo jawaab code ka isdiiwangalinta ka sugaaya
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 98 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 3,8 МЛН
SolaGroups Ethical Hacking
18:14
Sola Portal
Рет қаралды 10 М.
LangChain Agents: Simply Explained!
9:35
Rabbitmetrics
Рет қаралды 71 М.
Xasuus Xamar part 1 1987
10:00
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 4,3 М.
Build a Website in only 12 minutes using Python & Streamlit
12:48
Coding Is Fun
Рет қаралды 560 М.
BTC oo 60 000 USD kor u dhaaftay iyo faalada Macalin Sola
14:54
Sola Portal
Рет қаралды 8 М.
Arabic Conversation: He speaks Arabic like Arabs
35:19
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 63 М.
LangChain Explained in 13 Minutes | QuickStart Tutorial for Beginners
12:44
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 73 М.
How ChatGPT will write your (entire) thesis.
33:40
Ruben Hassid
Рет қаралды 32 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44