manchalah pro waa u bahna shahaadadan runtii waa shahado caalami ah, thanks pro keep going.❤
@XADEPRODUCTION3 ай бұрын
Sxb course ka ma gadatay
@MacalinEnglish Жыл бұрын
IELTS waa shahaado muhiim ah
@Abdirahman-i5v Жыл бұрын
Mahadsanid walal xogtaas muhiim ka ah .walal qaabkeee isu diwaangaliyaa
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Numberkaan igalahdal +252907249086
@mariaabdulkadir1290 Жыл бұрын
@@faahiye_podcast wll course hda mafuranyhy
@XADEPRODUCTION3 ай бұрын
sxb course ka ma gadatay oo maku caawiyey
@Ugasomj22 Жыл бұрын
MashaAllah mahadsanid walalo
@LuulCaaqil Жыл бұрын
First viewer❤❤❤
@abdinasirozil5028 Жыл бұрын
Walal qaabke la isugu diiwan geliyaa waa ubaahanahy Thank you👋
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Numberka diwaangalinta igalahdal wll
@ayaanbadan1096 Жыл бұрын
Hada ayaan fursad u helay inan xogtan arko bro xageen kala xiriira
@Rayaan139 Жыл бұрын
❤
@maxamednaasir1440 Жыл бұрын
Walaal seen preparation uguh samayn karaa Ama aan uu diyaarin karaa
@omeral-ayouby16449 ай бұрын
bilaha kale ee soo socda ma la heli karaa si aan jaanis ugu helo
@faahiye_podcast9 ай бұрын
Hada ayuu socdaa wlaal courses ka
@NashaadHassan Жыл бұрын
school fcn oo Nairobi ku yaal English lagu barto ii sheega asxaabeey inaan 6 bil is dhiso ayaan raba insha allh
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Waa diyar wll nala soo xiriir
@NashaadHassan Жыл бұрын
@@faahiye_podcast wll Anigu IELTS marabo Hada school baan raba lagu barto luqada
@muxsincade2520 Жыл бұрын
Asxap cusub maloo bilabayaa Ielts ka cours siga si aan ugu faideysano hda arkay bishii November na waa la dhafay😢
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Ha wll waan soo wadaa insha’allh
@wizhachin9109 ай бұрын
Karashadka imtihanka waa imisaa
@Moha-s5t Жыл бұрын
Mashaallh sifiican ayaan u fahmay xog sidaas ah kama haysan -walal hadda ma is diwaanain karaa courses ka prepapiration-midakle walal hal bil ma heli karaa courses ka
@@faahiye_podcast Ustaadow su'ashan iga jawb please. waxaan ku waydiinayaa, Jaamacaduhu markay Scholarship bixinayaan inta badan ardayga ma waxay ka fiiriyaan academic performance ga Mise waxaa jira qodobo kale oo ay tixgaliyaan sida motivation letter ka Tanks
@Seahawk-Junior Жыл бұрын
Waa wax ficaan, sxb. IELTS waaba scholarship passport. Su'aal baan qaba: Kenyan teachers ma noo sheege karta IELTS band score-kooda ileen taas waa muhiim inaan ogaano in IELTS instructor-ka uu yahay mid yaqaan waxa uu noo diyaarinayo?
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Ha wll
@Seahawk-Junior Жыл бұрын
@@faahiye_podcast Sxb mahadsanid
@hoodoosmaan6110 Жыл бұрын
shadada ban rabaa how I can get
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Ila soo hadal wll
@CilmiTube Жыл бұрын
Duration kiisa waa imisa maalin
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Hal bil iyo labo bil waa la helaya walal -ayada oonloo eegayo level kaaga
@AminaAbokor01 Жыл бұрын
Per month mise isku 2daba 85
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Per month wll
@nawaalaxmad3252 Жыл бұрын
85 bishii miya mise wa laba bil
@abdulahiaynab797 Жыл бұрын
But if i stay Nairobi kenya How many Fees ayaa layga rabaa wll?
@faahiye_podcast Жыл бұрын
12,700 Kesh
@umalkhairmohamed7134 Жыл бұрын
85$ ma labada blood oo dhanbaa mise bilwalba 85 ah
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Hal bil iyo labo waa la helaya wlaal adiga kala dooranaya
@mohamoudsulaimantimocade3334 Жыл бұрын
English ma iyagaa ku baraya mise adigoo diyaarsan ayaad u imman way kaa tijaabin
@faahiye_podcast Жыл бұрын
Maya walal ayaga ku baraya
@mariaabdulkadir1290 Жыл бұрын
Kwrn qof luqada bilaw ah imtxnka malo diyarin kra
@MohamedAbdi-d6d Жыл бұрын
manchalah pro waa u bahna shahaadadan runtii waa shahado caalami ah, thanks pro keep going.❤