Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?

  Рет қаралды 23,548

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@deqadegan
@deqadegan 3 ай бұрын
Tiktok iyo wijibook maba isticmaalo macalinow. Waxyaabaha aadi Tiktok iyo wijibook aad gelineyso halkaan ma nosoo dhigikartaa, fadlan. Waa mahadsantahay ustaad.
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 3 ай бұрын
Tani waa Ruwaanda 🇷🇼❤️ #booqashada Rwanda 🤗
@abdiwahidmuktar6086
@abdiwahidmuktar6086 3 ай бұрын
Inta nosodig cashiratha muhimka ah ustad iyo updatka
@relaxation2898
@relaxation2898 3 ай бұрын
Ustaad firecracker inoo soo duub You teach me blackeye i’m confused firecracker
@MohEsak
@MohEsak 3 ай бұрын
Prof Abdinasir i have quick question, i guest you mentioned few platform to invest but there one you said it's good to trade in which i didn't understand, could you please tell us that platform which we can trade?
@muminali5294
@muminali5294 2 ай бұрын
asc
@muminali5294
@muminali5294 2 ай бұрын
wll waxa u baahanhy Course ku saabsan cripto see u helaa
@MohEsak
@MohEsak 3 ай бұрын
2-3 months ago you mentioned that your are preparing new courses about crypto trading we also waiting that as well.
@KhadarCali-xo7zs
@KhadarCali-xo7zs 3 ай бұрын
Waad mahadsantee sxb combitarkee ugu fican uguna jaban oo loo isticmalaa
@MohamedAzhari-ic6cm
@MohamedAzhari-ic6cm 3 ай бұрын
MAHADSANID USTAD WA SENIOR FOREX TRADER IYO CRYPTO INVESTOR CIDNA UMA SHAQYO JUST SKILLS KAAN BARTAY FROM INDIA NO MORE NEED IN QOF LOO SHAQEYO
@Dagan9322
@Dagan9322 3 ай бұрын
Ila soo hdl
@drmahamuodcaqlinour2496
@drmahamuodcaqlinour2496 3 ай бұрын
Let us know other platforms rather than the binance Prof.
@mohamedabdirizak6358
@mohamedabdirizak6358 3 ай бұрын
Shukran ustaad
@hamzaosman3205
@hamzaosman3205 3 ай бұрын
Mudane, War bixin naga sii mustaqbalka Project of ASI "Artificial Super Intelligence" Mahadsanid
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 3 ай бұрын
Crypto is it accepted in islam
@AliMohamed-id7um
@AliMohamed-id7um 3 ай бұрын
No no no
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 3 ай бұрын
@AliMohamed-id7um I thought so. Sola portal I don't know what he thinks
@Liiloowe
@Liiloowe 3 ай бұрын
DHOWR MAR AYAA LEYGU DHACAY EE FADLAN II SHEEG MEESHA SAXDA AH EE LA BUUXIYO. RUNTII WAA LEY DHACAY. KEE SAX AH FADLAN
@ilyaasnuuriye6423
@ilyaasnuuriye6423 3 ай бұрын
Mahadsanid sxbkay walaalkay 😊
@sayidcali1303
@sayidcali1303 3 ай бұрын
Pro Sola wa ku salaamay cryptaha wa sameestay wana ku mahadsanthay lkn two factor maisameesmayo🥺
@TahirAli-hx5kn
@TahirAli-hx5kn 3 ай бұрын
Macalin waxaan rabaa Binance inaan Personal information Edit gareeyo is aan magaca ama Pasaport u badalo. I couldn't do it
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 3 ай бұрын
Hadii aad gadaneyso crypto waxaa lagataa cryptoga qiimiha uu kufadhiyo uu yaryhy siaad oga sameyso 5x or 10x, bitcoin badalkiisa waxaad iibsataa Etherium,Aptos, Optmism,Pyr,Arbetrum, Imx, Sui,,,,,,,,
@deerka2912
@deerka2912 3 ай бұрын
Ustadow full course noo samey pls
@Samiiroonlineofficial
@Samiiroonlineofficial 3 ай бұрын
Inaa bartaaa rabaa sidee ku bilabaaa fikrad yaa isi naayo wan dalay sidan video u dawanayee
@Nagata122
@Nagata122 2 ай бұрын
Kulamidban ahay.
@salmamohamud7858
@salmamohamud7858 Ай бұрын
Coin fcn hadn lcg gashto ma khasaaraya lcgta hadan la waayo
@CabdirisaaqBootaan
@CabdirisaaqBootaan 3 ай бұрын
Sidee anoo somalia joogo umaalgashan karaa aniga oo aan passpor heysan prof
@SHUBAALMEDIA
@SHUBAALMEDIA 3 ай бұрын
Number one anaa ah prof
@yuuxarbi4973
@yuuxarbi4973 2 ай бұрын
Layer zeros kaso hadal
@madadaalo3805
@madadaalo3805 3 ай бұрын
Salaam Master Sola Bitcoin ka ma volatile baa side Forex Ka oo kale mase waa Asset oo hal mar ayaan 10k usd Ka dib faido uun baan sugan sida badeecada caadiga ah oo kale Forex hada eurousd aad sell dhahdo waxaa laga yabaa in aad dhumiso total of your investment with day because their volatility is un limit??? Entire capital loses possible
@abdallaofficial1953
@abdallaofficial1953 Ай бұрын
Sola pels kasoo hadal si loobaaro conis ka kara
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 3 ай бұрын
Sida loogu trade garaayo cryptocurrency ayaan rabnaa
@maanka_7
@maanka_7 3 ай бұрын
Qofkii raba inan casharo crypto ah isla iibsano oon barano ha ilasoo xiriiro
@mohamudali2930
@mohamudali2930 3 ай бұрын
Ad ban u xisenaya waxan account ka furtay LBANK wali ma mal gashan fahan Daro ow ged
@daahiromarali8106
@daahiromarali8106 3 ай бұрын
Binance qaabkee lacag looga samayn karaana 😮
@Ikismn123
@Ikismn123 3 ай бұрын
Xalaaal miyaa cryptocurrency
@TateAhmet
@TateAhmet 3 ай бұрын
Ka waran hadii aan googalka iska daayo oon ku xidho blockgain ka
@MushtaaqHusein1
@MushtaaqHusein1 2 ай бұрын
ustad english in xoog utaqano muhiim miya fadlan iso jawab
@KABTANAYUB1
@KABTANAYUB1 3 ай бұрын
Xageeen Kaasoo Waca Sxb
@Geedidheere
@Geedidheere 3 ай бұрын
Abtiyow crypto queen ka soo waran marka hore 😅
@SabnaAli-nj7cz
@SabnaAli-nj7cz 3 ай бұрын
Qof ishega sida loisticmalo away
@KingAlfaara
@KingAlfaara 3 ай бұрын
Card anigoo somalia joggo ma baldan karaaaa
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 ай бұрын
Qamaar ma aha miyaa?
@yahyeyamyamoffial5460
@yahyeyamyamoffial5460 3 ай бұрын
Mahadsnid solaport
@mohamedtaha-yi8qz
@mohamedtaha-yi8qz 3 ай бұрын
Bitcoin is also a very long term investment. You could not be millionaire with 10k investment after few years
@Ayubbashir346
@Ayubbashir346 Ай бұрын
Sidee sxb ma iga cawin karta
@abdishakuuromar2543
@abdishakuuromar2543 2 ай бұрын
Trde live isoo sameey
@ibnulbaadiyah4111
@ibnulbaadiyah4111 3 ай бұрын
Dropshiping
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 ай бұрын
Wax saxa ma sheegtid tictok iyo waji book isoo raqca maa iska dhahdid dadka inta badan tictok kuma wada jiraan maad inta Ku sheegtid
@Cirshiida
@Cirshiida 2 ай бұрын
Meme coin Drop shiping
@mohamedhassanmohamuudjurus6696
@mohamedhassanmohamuudjurus6696 3 ай бұрын
Not coin ayaan ka qabtay 180 with 24 haur
@Short_lady
@Short_lady 3 ай бұрын
DON'T BE EMPLOYEE ❌️ BECOME EMPLOYEE AND GROW UP ✅️
@xarfo
@xarfo 3 ай бұрын
damiinkaan attention seeker yaa wali dhageysta oo wax weydiiya kkkkk
@Daintyclover1
@Daintyclover1 3 ай бұрын
Adaptive @SolBastardSoba #SolBastardSoba
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 3 ай бұрын
Wacalaykumu salaam wrt Dhamaan SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
@dragonlyrics2078
@dragonlyrics2078 Ай бұрын
Ediris elba u egthy
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx 3 ай бұрын
Mahadsanid engineer cabdinaasir sida aad noogu soo gudbisid casharadda muhiimka ah
@Somali-One
@Somali-One 3 ай бұрын
*Qofbaa U shaqeeyaa bishiina 3500 Dollar ayaa qaataa. Waqtigayga lacag been ah galin maayo Crypto Bro*
@fatumavision8252
@fatumavision8252 3 ай бұрын
Macnha crypto wax jira maaha miyaad leedahy walaal ado mahadsan
@Somali-One
@Somali-One 3 ай бұрын
waa jiraa magac ahaan lkn ma jiro physical ahaan. #Magac ahaan wuxuu u jiraa inuu yhy wax dad badan ku shaqaystaan #physical ahaan wax jira maahan oo lacagta CASH ah oo la taaban karo ayaa kaa baxaysa, cid ka masuul ah lacagtaadu sidey u shaqeenayso ma jirto aan ahayn System iskiis iswada. Waa khamaar camal waana ku qasban tahay hadii aad maalgashato in maalin walba iyo saacad walba la socoto halkuu marayo cryptuhu kaas oo khasaare ku ah waqtigaada iyo lacagtaada
@mustafebaaba308
@mustafebaaba308 3 ай бұрын
Wll waxan ubaahna exchanges ugu fiican ee isticmali karo dadka Somalia kunool
@asmaabib3165
@asmaabib3165 3 ай бұрын
Anna kuuuuu sheeegi kly
@mustafebaaba308
@mustafebaaba308 3 ай бұрын
Wayhaye Xage kugu imada 😅
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 3 ай бұрын
Wll meel dhaw ayasn kaa tusayaa, hadii aad ku iibsato bitcoin aad ku iibsato 10,000 Dolar waa in uu bitcoinka gaaro 140,000 Dolar siaad oga sameyso 1x, waa in qiimaha uu kufadhiyo bitcoinku gaaraa 2.5 trillion, marka waxaa kuu wanaagsan lacagna kaga hela kartaa cryptoga uu qiimihuusa kajaban yhy bitcoin siaad oga sameyso 5 to 10 x Isoo weydi waxa aad fahmi weydey,,,,❤❤❤
@YasirAbdi27
@YasirAbdi27 3 ай бұрын
Mohamed nuradin ma ii sheegi kartaa crypto jaban 5x to 10x laga sameyn karo
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 3 ай бұрын
@@YasirAbdi27 sxb tusaalo yarbaan kusiini, waxaan iibsaday Gala markii uu ahaa market capkeeda 250 million maantey waxuu gaarat 1.5 billion meeqa x baan kasameeyay waad garan kartaa qorshaheeygu waxa weeye inuu market capkeedu gaaraa only 4 billion siaan u sameeyo 30 x, macnaheedu mahan gado Gala, waa tusaalo yar , inaad kafogaato cryptoga marcet capkiisa gaaray 20 billion iyo kabadan ileen x badan kama sameykartid,,
@fadumomalin7783
@fadumomalin7783 3 ай бұрын
Wll iga cawi sida coin iyo lacgta bank la isogu badalo
@Runta2024
@Runta2024 2 ай бұрын
​@@Saamiya33 exchange waaye
@huckaherci
@huckaherci 3 ай бұрын
Ustaad, links yada iska ilaaliyo waa naleedahay adiga neh links ka raaca naleedahay waa sida?
@Demmass
@Demmass 2 ай бұрын
Canada binance kama shaqeeyo badalkiisa maxaa la isticmaali karaa
@Saydomar66
@Saydomar66 3 ай бұрын
😂😂😂. Qof gaajeysan oo siyaasad ka sheekynaya
@buraashadfx3736
@buraashadfx3736 3 ай бұрын
Asc ustat waxa so barta pi network io sidaa ugu fudud lo samen karo
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 3 ай бұрын
Thank you Macalin
@omarkirish2424
@omarkirish2424 3 ай бұрын
Link saxda ah ee la iskaga diwan galiyo rba
@zakizk1698
@zakizk1698 3 ай бұрын
Ustaad salaam bank card binance wuu diidaye Ee platform kale oo cardka salaam bank aqbalaaayo ma jiraan
@aymanhassan733
@aymanhassan733 3 ай бұрын
Ustaad casharada waxaa ku soo dartaa ETF yada laga sameeyey bitcoin iyo ETH iyo kuwa kale oo laga sameen rabo very soon thanks.
@djamasa5235
@djamasa5235 3 ай бұрын
Ciwaanka iyo casharku isma leh bro
@mowliidsomaliamowliid4932
@mowliidsomaliamowliid4932 3 ай бұрын
Wad mahadsantahay Prof passport Somali mahaysto Mxaa xal ah
@somalidamaantachannel5979
@somalidamaantachannel5979 3 ай бұрын
Shiba kwrn ustaad
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 3 ай бұрын
Sodigk ee aan aragnee
@AhmedMohamed-ln6vc
@AhmedMohamed-ln6vc 3 ай бұрын
Kan ugu dambeeya waa maxay ustaad
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
You should start online coaching
@waahedabdi8059
@waahedabdi8059 3 ай бұрын
hye maclimuu❤
@csalaancali2987
@csalaancali2987 3 ай бұрын
Jazakalahu khayr aboowe
@TataJo-zv5oe
@TataJo-zv5oe 3 ай бұрын
Sola macalin qaaliya mahdsanid
@ikraali172
@ikraali172 3 ай бұрын
Abti there’s a lot soloportal Facebook accounts 😢
@muuqbaahiyesoomaali8269
@muuqbaahiyesoomaali8269 3 ай бұрын
Sis Ciwaanka Abdinasir Ismail ku qorantahau uu updates ka soo dhigaa.
@muuqbaahiyesoomaali8269
@muuqbaahiyesoomaali8269 3 ай бұрын
Sis Ciwaanka Abdinasir Ismail ku qorantahau uu updates ka soo dhigaa.
@AliMohamed-id7um
@AliMohamed-id7um 3 ай бұрын
Waa xaaraaaaaaaan Ka fogaada
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
13:46
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Sola Portal
Рет қаралды 59 М.
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,7 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 86 М.
Waa Maxay Lacagta Mustaqbalku | Sidee Cryptocurrency loo Maalgashado!
17:59
Cryptocurrency: Sida ugu fudud lacag looga sameeyo 2024
14:23
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 71 М.
Waa maxay Bitcoin ?
12:30
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 53 М.
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
Sola Portal
Рет қаралды 25 М.
How to open Binance Account and Wallet 2021?
18:10
Sola Portal
Рет қаралды 119 М.
Sidee Cryptocurrency Loo Maalgashtaa 2024 | Binance App Tutorial
10:03
MAALGASHIGA BITCOIN IYO CRYPTOCURRENCY
10:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 39 М.
Coins Xalaasha ah iyo Kuwa Xaaraanta ah ee Cryptocurrency
9:04
Gelle Bashir
Рет қаралды 15 М.