qaaci show Djibouti | Najma Nashaad 2024 | Adunyadu way Rafaday | xusuusti Fatouma Ahmed

  Рет қаралды 1,736,724

Geeska-Production

Geeska-Production

Күн бұрын

Пікірлер: 402
@biche1984
@biche1984 9 ай бұрын
Xasusti fanannadi fadumo axmad dhimbil allahaa u naharisto amin from Djibouti
@Daabhaye2020
@Daabhaye2020 9 ай бұрын
Wiilasha qalabka tumaya oo gacantu ka fadhido, qoftaan Alle dhammaystiray wajigeeda iyo codkeeda isku sargo'an iyo muuqaalka oo si heer sare ah loo duubay waxay sababtay inaan 20 jeer daawado. ❤❤❤❤❤❤❤
@CabdidahirDiiriye
@CabdidahirDiiriye 9 ай бұрын
❤axsan cod,horey u soco adeer,oo afkaaga Cano lagunqabay
@halabuurmazkaxzameizmail2791
@halabuurmazkaxzameizmail2791 5 ай бұрын
Team air pords and this song is another level🎉
@omar_Aouled100
@omar_Aouled100 9 ай бұрын
Premier qaaci show à Djibouti, des idées fraîchement chevronnées félicitations geeska production. Et son directeur général FAD good joob all the team
@XidigRamoz
@XidigRamoz 8 ай бұрын
Barteeda ayay dhigtay najma nashad 🎤 OLD IS GOLD 🥇 🔥 Who still watching....................
@HassanBirmad
@HassanBirmad 9 ай бұрын
Amazing Muusiishanda dada yar 🎹🎺🎸
@mohamedahmed-fv5eb
@mohamedahmed-fv5eb 9 ай бұрын
Heesta halkeedii may dhigin laakiin way dadaashay. Faadumo Axmed alle haw naxariisto
@Niza-j
@Niza-j 3 ай бұрын
23/10/2024 Waxan ahayy gbr yaR Oo mustaqbal leh noloshydi hooyadey baa na korisey ani iyo wlladey nolol adag weliba Abahyy oo nool weliba wadan kle joogo nolol cusub buu sameysty ka dib kala tagga hooyo iyo Abe aad bey noo saameysyy Alxm waxan usoo dulqaatyy xldo badn mrkan schol dhameyey waxn waayey cid jmcada iga dhiibta waxan go'an inaa jmcd dhigto si hooyo xlda adag iguso korisey uga saaro Alxm wan dhameyey jmcada 2023 lkn wadan ku shaqo ma leh💔😩 Mudo 1 sano ah baan shaqo raadinaya waana waay3y waxan barta hdda xirfad yaa rabi riyooyinkyga irumee ani iyo inta ila mid kaa🥺💞 Hooyoyy la'aan taa noloshayadu see noqon lahyd abaalkaga janno momii😩🫂♥️
@hipakismael3783
@hipakismael3783 3 ай бұрын
Walshay alle haku siiyo shaqo aad ku najaxdid balse wllo waxd samaysaa ilahay baa waxwalba awoodee u tasbiixso oo salliga nebiga Scw badi ilahay wuu kuu fududaynaya kurbada aduunkana wuu kaa dul qadaya idam alle
@AyuubAaliAhmet
@AyuubAaliAhmet 3 ай бұрын
Mel walbo aad takto dadka hoyo iyo abo haku noqdan I.n waxi kheyr kujiro wey zo dahana dulqadka badi abayoo macanto 😢❤
@AbdiQani_GaraDka
@AbdiQani_GaraDka Ай бұрын
Waad gulaysanaysaa baayo
@khalidaweys
@khalidaweys 9 ай бұрын
Heestan si fiican ayay Najmi u keentay. Sidoo kale qolada music garaacayaa xil weyn ayay iska saareen in ay ku dhex daraan muusiga murugada. Hal waxbaa yara si ah, taasina waa metelaada fannanada iyo heesta oo aan islahayn, meelaha qaarna waabay qoslaysaa Najma. Bravo guys. 🎉
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 3 ай бұрын
Heestan galabta oo ay taariikhdu tahay 21/10/2024. Ayaan ku dhegaysanaya Addisababa annigoo aanya xaaladuhu ii saldhignay oo rejooyin badani igu gedaamanyihiin, werwer aan mustaqlabaylkayga ka welwelsanahay ilaahay iguma eegan doono. Wan ka bixi i.a.❤
@AbdiwaxidAbdillahi
@AbdiwaxidAbdillahi 5 ай бұрын
Waxad moda hesta wakhtiga hore la qaday inay hada xalada la tagan yahay Alaw noda hawenka wax wal ba nogu hagar baxa ❤❤
@engzaki655
@engzaki655 3 ай бұрын
Sacadu 12:42 alle waxan ka baryayaa inay waxa kastaba ii hagaaga wllhi si xun ayaan u silcay marun riyadadu way ii rumowaysaa dhawaan inzha allh 🤲🤲🤲
@YasminJama-c8i
@YasminJama-c8i 3 ай бұрын
Allha ku rumeeyo abwe😢😢
@amunmalak1603
@amunmalak1603 2 ай бұрын
Ameen ilaahay waxkasta ood jeceshahay haku siiyo
@ltagroupofbusiness
@ltagroupofbusiness 9 ай бұрын
Naxariistii Janno alle haka waraabiyo Fadumo Abdillahi Markii ay heestan ay qaadaysay Mashaakilku sidan maba ahayn Waxa aad u bogaadinaya Najma yar Oo fankedu bilan yahay heestana si fiican u dhawaysay Sidoo kale inamda sida farshaxankale u tamaya qalabkaa Kala duwan ee Organka ,kabanku boqorka u yahay
@osmansufi4066
@osmansufi4066 8 ай бұрын
Gabadhani cod iyo qurux bay isku darsatay waa markii u horeysey ee aan dhegeysto fanaanadan shaw habsaan baan ahay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 9 ай бұрын
Salallahu Calayhi Wa’aalihi Wasalam 💚💚💚
@khaderahmet5618
@khaderahmet5618 9 ай бұрын
Scw scw
@RASHIDBORU
@RASHIDBORU 4 ай бұрын
Am a borana but I luv najma song especially the part like she is crying...and am hearing mentioning Rasul obvious the song is advice to men and women who luv this dhunia..every thing as gone we remain with only rain...ok
@ibrahimyareofficial4590
@ibrahimyareofficial4590 3 ай бұрын
No she didn't mention rain
@maryambrahim82
@maryambrahim82 3 ай бұрын
Yes she did say that people forgot the way of Rasul salallahu alaihi wa sallam❤
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 9 ай бұрын
Maanshalah xusuusti Habaryartay AHUN Fadumo Axmed dhibiil, Najma nashaad fanaanad qaran oo qiimo badan runti.
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 8 ай бұрын
this is the most mesmerizing voice ever❤!
@cabdirahmancabdow3080
@cabdirahmancabdow3080 9 ай бұрын
Xishoodku sidaan weeye najmooy asturnaatuna waa qeyb diintena kamida walaal cudkaaga wanaagsan mashaalah
@siciidxadaari1669
@siciidxadaari1669 9 ай бұрын
Najma misses Golden voice barteeda ayaad dhigty🥰
@Aaminasiciid-dt1ki
@Aaminasiciid-dt1ki 5 ай бұрын
RunrabiRag waaruuteed ragwax maqala aad laasoodrey weeyaan2nksoomaali landar❤baan ahey❤
@khaliiffaarax6908
@khaliiffaarax6908 9 ай бұрын
Najma yaa najma, hada kadib saan usoohees adoo hagoogan quruxbadnidaa.
@NiciimaDheeman-wt6iu
@NiciimaDheeman-wt6iu 3 ай бұрын
Wakhtigu waa 04:12Am habeenimo Magaaladu waa Baligubadle Hawd Macagygu waa Updishakour Ck Waxa ila Jooga Korneel taliye Abdi geelle Taarikhdu waa 07/10/2024 Qof waLba oo commentigyga akhristaa like isaar walal mhtznid Alle haku ilaaliyo❤
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 3 ай бұрын
Salaama sxb,kolay inaad murqaanteen ayaa i muuqatee hhh😮
@ilyasmoumin7031
@ilyasmoumin7031 9 ай бұрын
Wa hesti fatouma ahmed dibile Djibouti
@Tooxcade
@Tooxcade 9 ай бұрын
Najma markaa waad noo raaxeysay, yasalaaaaaaaaaaaam. wooow. nice song and fantastic video.😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@abdimahadmugasa729
@abdimahadmugasa729 8 ай бұрын
Rasuullku siduu jideey wadaadii raadin jiray rixlihi way daadiyen kitaabadi way rogeen
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 9 ай бұрын
Najma nashaad barteeday dhigtay
@mohasheikh4708
@mohasheikh4708 5 ай бұрын
Najmo nashaad waan ku heli doonaa i.a 2024 😢 commontigaan xasuus ahaan baan u reebayaa maalin unbaan soo fiirin doonaa haadana dhiman
@ZamzamHassan-sm1tl
@ZamzamHassan-sm1tl 9 ай бұрын
Macha'allah war hoy ku saliyaa nabika scw scw ❤❤❤❤
@imbashiir1825
@imbashiir1825 9 ай бұрын
Scw
@RuzaykiMohamed-dt1wg
@RuzaykiMohamed-dt1wg 9 ай бұрын
Aduunyo way rafaaday . Xaqiiqa ❤❤❤❤ please like saar❤
@saaficic9935
@saaficic9935 9 ай бұрын
Fadumo Axmed Allah hawnaxariisto
@aliixoogsade26
@aliixoogsade26 3 ай бұрын
Wa subaxnima sabti ah 12/10/2024 wadanku wa south africa magaladu wa cape town❤
@safoibrahimhoussein5481
@safoibrahimhoussein5481 9 ай бұрын
Yaa hadda daawanaya 😂😂😂
@libanmilano673
@libanmilano673 9 ай бұрын
ABTI 🎤NAJMA nashad CIMRIGA HA JIRO BARTEEDA DHIGTAY WALE CODKA IYO QURUXDA FANKA U SIDATA wale ✅✅✅💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️🌎🌎🌎🙏🙏🙏🙏
@AyaanDaahir-z4u
@AyaanDaahir-z4u Ай бұрын
Heska waxan dha gestay malin jimca ah tarikh da tahy 12/6/2024 ilahow qof walba riyadisa urumey inta igadanbeyso wan salamy
@Hanixasan-db4be
@Hanixasan-db4be 8 ай бұрын
Rag io dumar lesma dham riyaa lagu wada jiraaa
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 9 ай бұрын
Super lyrics, top voice and style and excellent music
@elmimaidal3999
@elmimaidal3999 9 ай бұрын
fadumo axmed dhimbil Allah ku naxaristoo 🇩🇯 nashma wad shiday fankaa 🥰😘👈
@daherdarardagan
@daherdarardagan 9 ай бұрын
La réalité absolue, le volume de ce chanson est parfait
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 9 ай бұрын
Jabuuti walahi qaaci baa yaal ❤ Xasuustii Faaduma Axmed Dhimbil Aun 😢 Najma Nashaad Madaxii Qaaciga Waan Kuu istaagay ❤🙏
@ayaanabshir6126
@ayaanabshir6126 7 ай бұрын
Qiimaha uu leeyahay scw ma aadan garan … meesha aad ku hadal hayso
@BashkaNuur34
@BashkaNuur34 9 ай бұрын
Gayankii looma roona xishoodkii Wala rayay raxmanku Ha ino sahlee rag io Dumar la isma dhaamo riyaa lagu wada jiraa najmo amazing 🤩 ❤
@abiibbeddel9625
@abiibbeddel9625 2 ай бұрын
Waa 13 November 2024, waa 4 tii subaxnimo waxan kaso galnay shaqadii doorashada. Waxan ku nasanayaa najma iyo hesta ay dib ugu raaxaystey. Qofki iga danbeya like ha saaro si aan uso xasusto❤
@fasttrack-i8g
@fasttrack-i8g 2 ай бұрын
Hasusto
@KhaalidGufure
@KhaalidGufure 9 ай бұрын
Heestan waxan dhegysanya 27/04/024 Safar ban ahay isla gobol sanaag ah wa xili dambe gaariga rikaabki iyo dadki isaarana way wada sexdeen marksta iyada uun ban ku ceshnya najmo nashaad heesta meel bay saaraty
@MaxamedAxmed-jy8vl
@MaxamedAxmed-jy8vl 9 ай бұрын
😊😊
@djamaroblehwais7793
@djamaroblehwais7793 7 ай бұрын
Allah uu naxarito wa xasusti fadouma ahmed dhambi😢
@PRDpt-x9v
@PRDpt-x9v 7 ай бұрын
Fananadu wa Nashaad sanadku waa 2024 Barri umbad arki clipkan oo sanado kaso wareegeen oo lamarayo 2050 Xasuusaha Naga Daaya bilahi caleyk
@mohamedadamomar4724
@mohamedadamomar4724 9 ай бұрын
M❤❤❤❤❤❤sha❤❤alaah❤❤ najma nashaad fanaanada sanadkaa jecliyaa codkeeda iyada iyo fadxiya fiska Ayaan aad u dhagaytaa mashaa alaah fankii soomali ayay for usoo qaadeen
@nimcanupdy2432
@nimcanupdy2432 9 ай бұрын
M.a hadi ay is arkayso quruxdeeda wax ku dhagan may xiraten wllshy
@mahadnuur-pu8lg
@mahadnuur-pu8lg 9 күн бұрын
Heestani waa cajiib erayaduna waa xul najma yar heestan way ku xaragootay ❤
@aichamahamoud5021
@aichamahamoud5021 9 ай бұрын
Xassutii abwaan xasan elmi AUN
@fanaanaakhiradiisautudhay778
@fanaanaakhiradiisautudhay778 9 ай бұрын
Xasuustii hoboladdii waynayd ee reer jabuuti faadumo axmed dhinbiil
@SHURAYMNUUR
@SHURAYMNUUR 9 ай бұрын
Rag iyo dumar la isma dhaama xaiiq 🙏
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 9 ай бұрын
Najma halkeday dhigtay hesta. Welcome back hore usoco wal❤
@LakiliibaanMaxamuud
@LakiliibaanMaxamuud 4 ай бұрын
Heesteen waxaan dhageysanaaya malin jumco ah oo tarikhdu tahay 2024/10/4 sacadu 2:28 waxaan ahay gabr 17jir ah waxaan la nolahy hooyaday oo aabo alaa,n isoo korisay waxyna igu soo korisay nolol adeg alx habeen dhabankeeyga baahi lama seexan alx taana hooyaday baa ku dadaashay waxaan ka fakaraaya waayaha io waqtiga aan ku jiro oo ah mid aad u adag shaqo la,aan io waxbarsho la,a. I.n wxaan rajeenaya comment markaan ku soo nqodo in aay noqoto malin aan shaqo io hormar sarre aan hiigsaday oo ilahay ii qoray i.n 😢
@SultanSare
@SultanSare 4 ай бұрын
M.a hooyo Alle hakuu daayo wllo
@AbdinoorfarahIbrahim-v9g
@AbdinoorfarahIbrahim-v9g 3 ай бұрын
I.a waad heli waadna sonoqon adho shaqysty
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 3 ай бұрын
M.a wlll wad guulaysan doonaa anna huba midaas, Hooyana Alle haku daayo❤
@noboddy665
@noboddy665 9 ай бұрын
Axyaa najma sowtu raxma wamaxaba. khaamahaa ka daran alla! muxuu ilaahaybaa dhamays kaa dhigay, anigu marhoraan si toos ah kuu saxay ❤❤❤
@RashkaTube
@RashkaTube 9 ай бұрын
Waad dhadhaweysay heestan laakiin halkeedii Maad dhigin ee dedaal insha allaah 🎉
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Ай бұрын
Gayaankii looma roona xishoodkii baa lararay raxmaanku haynoo sahlee Rag iyo dumar laysma dhaamo , 16 Dec 2024 10h24 pm shisha place iyo jawi dagan after shaqo ❤
@cabdirahmancabdow3080
@cabdirahmancabdow3080 9 ай бұрын
Runtii sidan bad qurux ku tahay❤️
@MahadMuuse-sn9ch
@MahadMuuse-sn9ch 9 ай бұрын
Asturnaantu waa qurux walee
@zufiyeto15official62
@zufiyeto15official62 Ай бұрын
Sacadu 4:39 galabnimo waxan joga magalada baydhaba o an utagay gabadha an dhawan gursan rabo inan arimo iyo sidan waxkadhigan lehen kawada hadalno isugukaya duceya heskan ya iga baxaya tvga hodhelka an daganahy ✌️
@mohasen462
@mohasen462 Ай бұрын
Insha Allah walal Allaha idiin sakhiro guur khayr qabo oo barakysana Allah idinka yeelo. Anigana isoduceya markad is heshaan inuu ilaahay guurka ikarsiyo
@Hamdihussein-g1c
@Hamdihussein-g1c 3 күн бұрын
Hamigaga Allaha ku rumeeyo Abowe🤲
@ayaanleshire9907
@ayaanleshire9907 7 ай бұрын
Woooow waan ku wataa habaro wadaag ilaahay haku barkeeyo
@najaxdahirkjjhopk7587
@najaxdahirkjjhopk7587 3 ай бұрын
sacadu 9:43 habayn nimo tariikhdu waxay ku astaysantahay 22 oct sanadka 2024 casimadu saldhigii umada somaliyeed muqdisho qof walbo wuxu rabo wanag ah ale ha siiyo❤
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 5 ай бұрын
Heesta nuxurkeedu waa naflihii raaxada jeclaa rasaas baa lagu jalaa. Waxa iminka muqdisho kasocda wlhi
@raadiamohamed7008
@raadiamohamed7008 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@SucaadDaahir-gi4dg
@SucaadDaahir-gi4dg 4 ай бұрын
Waa maxay qosolka saliga rasulka baad soqortee❤
@abeyxabib3106
@abeyxabib3106 4 ай бұрын
Wa diman diman qofku subhanallah
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 9 ай бұрын
Alaha u naxaristo waa heesti fadumo axmed dhimbil
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 9 ай бұрын
Allahu-rahmoo heestii faduma Ahmed dembil fanaanadi reer jabuuti 🙏❤️
@ilhanilhanomarsaid2464
@ilhanilhanomarsaid2464 9 ай бұрын
Fatouma Ahmed dambil Qu'Allah accord son paradis éternel🤲🤲🤲🤲🤲
@Yacquubyare-yo3xe
@Yacquubyare-yo3xe 9 ай бұрын
Najma nashaad heee ❤❤❤❤❤❤❤
@XAAJI.
@XAAJI. 9 ай бұрын
SHE IS BACK QUEEN 👑 ORIGINAL NAJKA QALBI MACAANEEY👑💜👑💜💙👑💙👑💙👑💜💙💜💙👑💙👑💙💙💜💙👑💜💜💜👑💜💜👑💜💜💜👑💜💜💜💜💜👑💜💜💜👑👑👑👑👑💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💜💜👑👑👑👑👑👑💜💜💜💜💜👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💜👑👑👑👑👑👑👑👑👑💜💜💜💜👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@sacadshyuusuf8977
@sacadshyuusuf8977 3 ай бұрын
Najma najaad heestan dib ayayba ii jeclaysiisay ❤
@OuwesMohamed
@OuwesMohamed 9 ай бұрын
Walahi sincèrement c raison ❤❤❤❤❤❤
@SabirinAbdirashidAhmedZabnaAbd
@SabirinAbdirashidAhmedZabnaAbd 9 ай бұрын
Narmada nashaad qaalimcn❤❤❤❤🎉🎉🎉
@hophab466
@hophab466 9 ай бұрын
Allah u naxariisto Fatouma axmad
@lilboss5452
@lilboss5452 9 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 ❤ aun fadumo axmed dhimbiil
@HibaaqmaxameddaahirHibaaq
@HibaaqmaxameddaahirHibaaq 9 ай бұрын
Gayaanki looma roona wanku wata❤
@HersiAdam-e7o
@HersiAdam-e7o 8 ай бұрын
M.a wey cod macaan thy alle haku dhowro❤❤❤❤❤
@dabshide3878
@dabshide3878 9 ай бұрын
Heesta halkeeda ayay dhigtay Najma Nashaad 💯⚡
@ilyasmoumin7031
@ilyasmoumin7031 9 ай бұрын
Waa hesti fatouma ahmed Djibouti
@zerazmr8542
@zerazmr8542 9 ай бұрын
Axsan Hees 🎉
@ShucaybYaasin
@ShucaybYaasin 2 ай бұрын
Wllee najma waxy ixasuusisy. 1987 dadkii noolaa
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 9 ай бұрын
Credit to the musicians!! What a hit!!😊
@MohamedMohamed-x6l6c
@MohamedMohamed-x6l6c 9 ай бұрын
I agree with you 100%
@HassanBirmad
@HassanBirmad 9 ай бұрын
Waxaan aad uga helay oon ku farxay dhalinyada musishanka ah ee khibradale kabanka macaan iyo organka taqasus bay kuyihiin yagaa ah lafdhabarta heeso macaan
@NimcoAbdi-s3b
@NimcoAbdi-s3b 9 ай бұрын
😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HassanBirmad
@HassanBirmad 9 ай бұрын
@@NimcoAbdi-s3b 😍🤩
@MohamedhoumedMohamed
@MohamedhoumedMohamed 9 ай бұрын
voi d'or avec kaqi❤
@NiciimaDheeman-wt6iu
@NiciimaDheeman-wt6iu 7 ай бұрын
20/06/2024😢😮 02:18Am hapeenimo Heestan kama xiiso dhaco Najma waaad Loo RaaxaYzaYy
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 6 ай бұрын
Ka WrN wlO 2034 DaD NooL DaD XuN miyaad WaR Naga Sii Anigu 10 Sanno Kaa DanbayNaaYe 😂😂
@marwaanxanuur8892
@marwaanxanuur8892 5 ай бұрын
​@@barkhadibraahim1023 😂😂😂😂😂😂
@NiciimaDheeman-wt6iu
@NiciimaDheeman-wt6iu 5 ай бұрын
Wll 2024 ayaan ka waday hadda ayaan dib usoo bookhday heestan​@@barkhadibraahim1023
@elyasjonas1730
@elyasjonas1730 9 ай бұрын
Aduunyadu wey rafaaday nashaadey
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 6 ай бұрын
Just beautiful
@Qalanjadaqasirigaweysey
@Qalanjadaqasirigaweysey 9 ай бұрын
Adunyada waa rafaad iyo silic cidna hibo gaar lama sinin . ninba waa ayntiisa aniga waa ta dadka u itaal yarhayee mantaba waa aniga asgeyga u litee. Rabiyoow adaan ku arad sheganaaya kuwa itaalka igu fanaaya quwada kuma dheere rabiyoow aniga adunka ku cidlodey akhiradeyda iiwafaji dunida hadaan kalin aku leyhey raboow isiii adaan kabarayaaye😢🥹🥺😭😭😭😭😭😭😭🤲ii naxriiiso allhyoow😢
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 9 ай бұрын
Maxaa ku helay wlshayey ilaahay muraadkaaga oo san oo deg dwg ah haku siiyo wlh aadbuu qalbiga iiga taabtay comments kaagani😢😢 ilaahay hakugu guuleeyo nolosha laxaadka hadaad la dahayna allh hakuusoo celiyo
@KhaalidGufure
@KhaalidGufure 9 ай бұрын
Wall ilahay muradkaga haku rumayo dhibkna haka kor qaado qoraalkagu aad bu samayan igu yeeshay😢😢😢😢
@Qalanjadaqasirigaweysey
@Qalanjadaqasirigaweysey 9 ай бұрын
@@dhuuxyarechannel1486 dunidaaan ayaa bila cadald abowe
@mohamedarab9116
@mohamedarab9116 9 ай бұрын
Walal waan ka xumahay waxaa kugu dhacay waa aduun lakin wlahi rag iyo dumar laysa dhamo Ebbe waxaan kaga baryaya cafimad sareeca iyo janadisa inu kugu casumo qof samir badan baa tahay aad bey itaa batay wlahi
@yacquubadan2382
@yacquubadan2382 9 ай бұрын
​@@QalanjadaqasirigaweyseyQalanjo Iskaa Dhaaf Heesaha Xaga digriga ubado
@SayidkaCashaqa
@SayidkaCashaqa 9 ай бұрын
Wlhi waad dhigtay wll
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 5 ай бұрын
Halkaa.kasii.soco.aabo.salaam
@xamsemaxamudxaaji4622
@xamsemaxamudxaaji4622 9 ай бұрын
Wadaadadu waykugu daaleen dee najmaay sidee laguugalaa hadan adigiibaa lagaafadhiyi laayahay🤔 ‏‪4:20‬‏ ‏‪4:26‬‏ ‏‪4:28‬‏ ‏‪4:28‬‏
@abdullahiabdikadir3037
@abdullahiabdikadir3037 13 күн бұрын
najma walee wacot macdhaxay🥰🥰🥰
@NimanAbdiNiman
@NimanAbdiNiman 3 ай бұрын
❤ Oui Madame Najma Nashaad
@BadriehBenbote-me4dr
@BadriehBenbote-me4dr 9 ай бұрын
Wowww eid moubarak xasusti macaneyd
@beerjacaylibnuyaasiin520
@beerjacaylibnuyaasiin520 Ай бұрын
najma abdinaasir ciise kaahin🎉🎉
@nazwadsharif
@nazwadsharif 5 ай бұрын
Yasaalaaam Najma good one
@jasminetaylor88
@jasminetaylor88 9 ай бұрын
Wa xalada imika weyan Tik tok baa lagu wada jira 😅😅😅 ilahay haa uu naxaristo fadumo Ahmed 😢😢
@AhmedAli-cx7qw
@AhmedAli-cx7qw 9 ай бұрын
Heeso wa hanti, jiil ba jill ka hore u dhaxlo, in lo ilaashado sida astanka qaranka aya wajib ah, heesihi hore mahan heesaha manta qimaha lahayn , fananadu heestan wa sharaf tirtey sida ay qadeeyso waxa ka baabasan ujeedadi iyo dareenki heesta.
@xaliimomadeey-tc7ti
@xaliimomadeey-tc7ti 8 ай бұрын
Wasax hesta wa hadadii hore oo soo jiray
@HassanDjama-n2u
@HassanDjama-n2u 5 ай бұрын
Wan kou raheysta codka najma nashad mashaalla
@somalimusicport
@somalimusicport 9 ай бұрын
Woow ma jabuutibaa lagu qabtay heestan?
@abdillahimohamed5528
@abdillahimohamed5528 9 ай бұрын
Wa xassusti fananada Djibouti
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa
6:47
Heesta Wakhti (OFFICIAL VIDEO) Codkii Kaltuun Bacado  HD
6:21
SlntvEurope
Рет қаралды 3,5 МЛН
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 03.02.2025
20:12
VTV Somali
Рет қаралды 2,5 М.
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 16 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,5 МЛН
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad | xusuusti Nima Djama
4:41
Geeska-Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Astaan Music
Рет қаралды 3,3 МЛН