Qaadka, Sigaarka & Shiishadda | Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 277,676

Quba Masjid

Quba Masjid

Күн бұрын

Muxaadaradaan waxay qayb ka tahay muxaadarooyin badan oo ay soo diyaarsheen Ururka Masaajidda UK, AMIC.
Wuxuuna ka dacay Magaalada London UK.
Waxaa ka soo qaybgalay Culumo baadn oo ay ka mid yihiin. Sheekh Cabdirashiid Sh Cali Suufi, Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, Iyo kuwo kale oo badan.

Пікірлер: 169
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 4 жыл бұрын
Inta daawanysa 2020 ka wxii ka dambeeyey like ii saara
@dibugunoqodalkaga2778
@dibugunoqodalkaga2778 5 жыл бұрын
inta nabiga jecel like isara
@bukhaariyare3139
@bukhaariyare3139 6 жыл бұрын
Alxamdulillaah waad daayay jaad iyo sigaarba sheekh alle danbigaaga ha dhaafo
@mansurahmed5069
@mansurahmed5069 8 жыл бұрын
Maa sha Allaah Sheekh Mustafe Xaaji Wallaahi baadhi aad u qiima badan baad sameysey ha ahaate baa dadkeena aad bay nacayb yihin in ay maqlaan qaadka xumaantiisii iyo xaraantimadiisii,marka Sheekh sii wad ilaa qofkasta ogaado
@rashidsheekeeye
@rashidsheekeeye Жыл бұрын
Ilaahay swt ha inoo xifdiyo Sh. Mustafa. Maskax iyo balaaqad ayuu Ilaahay swt siiyay.. Maasha Allah
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 7 жыл бұрын
ilaahay hay naga qabto qaadka iyo dhibtiisa insha allah amiin amiin
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 12 жыл бұрын
wlhy sigaarka aad ayaan u cabi jirey iminkana waan jooojiyey ilaahay ayaa mahadaaas leh alx
@lilshifo9883
@lilshifo9883 5 жыл бұрын
Fajacala farxaan asc sigaarkii ma ku noqotay ?
@xamsebaashe816
@xamsebaashe816 5 жыл бұрын
Mansha allah
@nasromohamed4374
@nasromohamed4374 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh maba ad taaban
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 3 жыл бұрын
@@lilshifo9883 maya kuma noqon
@hamseomar3951
@hamseomar3951 2 жыл бұрын
Farxan 9 sanno kadib ma sidii baanad u cabin
@asmamohamedcarab3200
@asmamohamedcarab3200 5 жыл бұрын
Maasha"Allah khyr Alle hasiiyo sheekhanaa al faadil wlhi dar Allaan u jecelhy yaa rabi ifka hadaan ku arki waayo Aakhira raboow aan kula kulmaa 💞Sh:mustafe x:Ismail haaruun💕
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah huuno qaali. Insha Allah, eebe haku rumeeyo
@adanwali1988
@adanwali1988 12 жыл бұрын
jazaakallah khayral jazaa waa muxaadaro dhaxal gal ah oo qiimo badan,somalida intii waxaan isticmaalah ee inaba caqli kudambeeyo,waa inay wax ku qaataan.
@HadalsameTV
@HadalsameTV 12 жыл бұрын
QAAD IYO QABYAALAD WAA QABRIGA QARANKA SOOMAALIYA.....Sheekh Mustafana khayr Allaha siiyo..!
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 5 ай бұрын
Masha Allah waxaa Sigaar iska jarey markee gabadheyda dhalatey 2004 tii 2O sano ka exactly oo balan ku qaadey in aysan igu arag anigoo afka ku hayo Alhamdulillah shisha neh warkeeda daa 😅laugh😊 42:21 like saara hada 2024 aqrineyso
@afatahsalebann8713
@afatahsalebann8713 4 жыл бұрын
M.A Sheikh Mustafe X Ismacil Haarun Alle CimriGa CaqliGa CafimadkaBa Haku DheereYo❤️🤲🙏🏾
@AbdifitaaxCartan
@AbdifitaaxCartan Жыл бұрын
Masha allaah sh.mustafe allaha ka raali noqde cawa ba igudambaysa sigaar ka halkaas laabta ah baa markaan iskabadiyo sidii qof wadnagaraac hayo isoo dhug dhug tiraahda shiq
@bashiz100
@bashiz100 13 жыл бұрын
maasha allaah shiiq mustafa haaruun ilaaheey hakaa jaasiyo anagana kuwii ku c amal falo allaha inaga dhigo waano waxeey anfacdaa qalbi qoyan ee ilaaheey qalbigeena ha qooyo aamiin
@mohamedsalah2960
@mohamedsalah2960 8 жыл бұрын
maansha allaah
@xasanali7018
@xasanali7018 6 жыл бұрын
Mashaa Allah Shiiq Mustafa xajii Ismail
@jibriilhasan7167
@jibriilhasan7167 6 жыл бұрын
Mashaa allah
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 8 жыл бұрын
Masha Allah illahay cumrigaaga ha dheereeyo shiikh mutafaa waan jeceshahay muxaadarooyinkiisa
@kadardeek8246
@kadardeek8246 8 жыл бұрын
masha alah shiiq mustafa jazakalah
@abdirahmanmohamed6873
@abdirahmanmohamed6873 9 жыл бұрын
sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun allaaha haku xidiyo aakhiro iyo aduunba
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 7 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamda1461
@hamda1461 2 жыл бұрын
Masha allah shekhena shekh mustafe wlhi wan jeclahay alleh haynaga yeelo kuwi kudayda aamin 🥰
@saacidyuusufqaacowtvschann7478
@saacidyuusufqaacowtvschann7478 8 жыл бұрын
sh, mustafa xaaji ismacil harun oo ka hadlay qaadka iyo sigaarka iyo shishadda dhibka uu leyahay dadka somaliyed mararka qaar waxay u hestan inu yahay wax qiimo badan leh ama rer magaal lagu noqto hada waxaa aad iyo aad u is ticmalo dumarka somaliyed run ahan really aqli ahan cafimad ahan lacag ahan meel kuma ficna
@micraajahmed4085
@micraajahmed4085 12 жыл бұрын
masha,allaah ajar iyo xasanaad haka siiyo sheqmustafaa really intii dawatay muqaalkaan wayka faiideen waa qoftii caqli allaah kumaneestay
@farhanyareofficiall
@farhanyareofficiall 4 жыл бұрын
Balwadu waa wax xun runtii ilhy ha inaga madoobeeyee anigu waan iska dayay alx waa mhad ilahy iina soo duceeya wllyal
@mahamedsegalahmed5554
@mahamedsegalahmed5554 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe allow ku xfid Wlhi wxd sheegtay oodhan Way i hayan jazakalhu khyr Allow no caafi ya rab😭🙏
@rashkababa8375
@rashkababa8375 Жыл бұрын
ilaa hada kwrn
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 5 жыл бұрын
Mansha Allah Illaahay Ajar Iyo Xasaanaad Hakaa Siiyo Shiikh Amiin
@mahadgoraa2
@mahadgoraa2 8 жыл бұрын
Illahey ajir iyo xasanaad hakaa siiyo sheekh mustafa....
@ducaalexaajitahriib5128
@ducaalexaajitahriib5128 11 жыл бұрын
masha,llah shiikh mustafe alle haku xafido ..culimada somaliyed wax walba wey ka hadlaan ..alle hanaga dhigo kuwii qaata waanada
@mohammedyoussouf6981
@mohammedyoussouf6981 2 жыл бұрын
Maasha allah sh Moustapha
@yioyio7980
@yioyio7980 9 жыл бұрын
mahad sanid sheekh mustafa for this wonderful speach May ALLAH bless you 😇😇😇
@mohamedwiilwaal1652
@mohamedwiilwaal1652 11 жыл бұрын
alllaha inagu anafaco kalamadaha sheekha
@BASHIRTUBE
@BASHIRTUBE 7 жыл бұрын
nice mahadhara sheikh, may Allah take us to the right path
@ciisetaliyebashiir1298
@ciisetaliyebashiir1298 5 жыл бұрын
masha allah
@naaleeyemaxamed5780
@naaleeyemaxamed5780 Жыл бұрын
Qayr badan allah ku siiyo
@thinkers1927
@thinkers1927 8 жыл бұрын
Shi baaxith weeye thanks shukran
@adenabdi5696
@adenabdi5696 5 жыл бұрын
Sigar waxa sameya shayadiinul insi iyo jini mesha lagu sameya waxa manager ka ah jini Maada sixir ahne wey ku jirta Yaa shieck ilaahey hanaga Qabta Amiin
@bajabir-rubby.35
@bajabir-rubby.35 Жыл бұрын
Jazakallah kheyr
@qalanjo14
@qalanjo14 12 жыл бұрын
jasakalaaaah shiikh mustafe
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 12 жыл бұрын
ilahey wahan kabaryeyna inu nagasoqabto oon haga ALLEH ujesanaa AMINN.
@ayanabdi8822
@ayanabdi8822 9 жыл бұрын
جزاك لله خير شيخ
@mushtaaqmunasir7170
@mushtaaqmunasir7170 8 жыл бұрын
ilaahay haka abaal mariyo muxaadiradan qiimaha badale ee uu bulshadiisa usoo bandhigay
@hanadcumarxaaji4443
@hanadcumarxaaji4443 6 жыл бұрын
Mansha allaah jasakalaahu khayr waad nofaa iidaysay Alle hakarali noqdo wanjoojiyay lagabilabo insha allaah
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 11 ай бұрын
Subxnllh allah ilaahyow waxan ka barayay sigaarka iga madoobe yaa rabi
@hibomohamed3882
@hibomohamed3882 8 жыл бұрын
allaha barakeyo sheekhunaa mustafe
@sahrahalane7831
@sahrahalane7831 Жыл бұрын
Sheeq mustaf aduun iyo aaqiraba allaha kubarakeeyo dar illah baan.kuujecelahy wlhi
@DrOlol77
@DrOlol77 11 жыл бұрын
Maasha alaah Sh.Mustafa ilaahay hakaa jazaasiiyo wxada ka hadashay dhabta aya hayaan dadka isticmaala dhaamn noocyadan drugsa ah ee aad xustay
@kaaaheyebalbalaarshe2654
@kaaaheyebalbalaarshe2654 7 жыл бұрын
Dr Mohamoud Bile
@ahmedrumeyshi4052
@ahmedrumeyshi4052 9 жыл бұрын
ilaahey ha ku xfido qyrkaad noo sheegeysid ilhyoo na hnuuni
@omarharun2898
@omarharun2898 2 жыл бұрын
M.a sheeq cilmi badan
@nawalmuqtaar4949
@nawalmuqtaar4949 9 жыл бұрын
mansha allah allaha ku xafido sh
@koryare
@koryare 8 жыл бұрын
masha alaah alaha ku xafido
@maseexato1
@maseexato1 12 жыл бұрын
masha allah sheesh mustafa ilahay ajar ha ka siiiyo dadka cabana ilahay ha ka hadeeyo
@zakirbashiir
@zakirbashiir 12 жыл бұрын
shiekh is wanagsan buu u bar tahaya bilajiga! laaakiinse ma aamiinsan wax ku qoran laakiinse inta badan waa run! waayo wax kaste oo uu sheegay wax yaab badan baa dadka ku cadha cun jaadka!
@maxamedmaxamuud7167
@maxamedmaxamuud7167 Жыл бұрын
Maash allh ❤❤❤
@trapstarmajorjama5271
@trapstarmajorjama5271 9 жыл бұрын
jazakumullahu khair jaza sheikh mustafe xaaji ismail harun
@aminyare9811
@aminyare9811 8 жыл бұрын
jazaka llah khayr
@AnwarMaxamed-u2r
@AnwarMaxamed-u2r 9 ай бұрын
Shekha ilahay qeyr ku siiy
@farhantaffo1851
@farhantaffo1851 7 жыл бұрын
masha allah sh. alleh ha dhowro
@cabdilaahijaamac1539
@cabdilaahijaamac1539 5 жыл бұрын
mansha.Allah sh mustafe
@axmedmaxamed130
@axmedmaxamed130 8 жыл бұрын
mashalah alow noo kaa daa amiin
@mahamedfaisal949
@mahamedfaisal949 6 жыл бұрын
jazakumulah sheekh mustafe illaahay hanaga dhigo kuwii wax ku qaata aniga iyo intii kale ee ila mida
@YAQUBYUSSUF-hr3ff
@YAQUBYUSSUF-hr3ff 5 ай бұрын
Allah naga Qabto Qaatka
@hamda1461
@hamda1461 2 жыл бұрын
Masha allah
@thisisnotmyid5769
@thisisnotmyid5769 11 жыл бұрын
masha allah yaa sheikh mutafa haji ismail harun
@asharfhassan8511
@asharfhassan8511 5 жыл бұрын
Alleh ajar iyo xasanad kahu siiyo
@adammohamed-cx1mh
@adammohamed-cx1mh 5 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku xafido
@anisaahmedahmed5813
@anisaahmedahmed5813 4 жыл бұрын
Shiiq alaah kubarakeyo
@ayaanlebiite8435
@ayaanlebiite8435 7 жыл бұрын
shiikh ilahy qaadka ha inaga qabto culimaduna ha habaaran dadka cuna dawladuna qorshe siyaasadeed ha keento
@cabdiraxmaancabdulahi808
@cabdiraxmaancabdulahi808 8 жыл бұрын
Waa runtaa mansha allaahu
@mahadhaji4755
@mahadhaji4755 7 жыл бұрын
Msha allh sheikh mustafa alle haku xafido
@husseinadan3968
@husseinadan3968 9 жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزا
@aligeedi98
@aligeedi98 13 жыл бұрын
mashAllah. aad iyo aad ayad u mahadsantahay sheekh Mustafa Xaaji Ismaacil. Ilahay kuwi ku camal fala hanaga dhigo
@MohamedOsman-br8uf
@MohamedOsman-br8uf 10 жыл бұрын
Masha allah sheikei mustapha hajji ismael hafida hullah!!!!!!! Khaadku waaa xaaaa Ee walala yaal kuwan toowa
@qadanadan5703
@qadanadan5703 10 жыл бұрын
P00085
@aminyare9811
@aminyare9811 8 жыл бұрын
waa cashar qiimo leh misna wax lagu qaadan karo
@libanmohamed6713
@libanmohamed6713 7 жыл бұрын
Masha Allah bless you and me and my dad and mom
@hamdahukun5231
@hamdahukun5231 6 жыл бұрын
The god bless u and keep u sheikh jazaka laahu khyr
@jamalango7815
@jamalango7815 6 жыл бұрын
Shiikh mustafe haaruun ilaahay cilmiga iyo caafimadkaba ha u barakeyo runtii waa shiikha ifahan siiyey waxan aan cabayaa maxay yihiin jsakalah shiikh
@daudhassan9377
@daudhassan9377 Жыл бұрын
Scwscw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw
@CabdirashiidAxmed-z6w
@CabdirashiidAxmed-z6w 10 ай бұрын
Xafudullaah zheikh mustafe ❤😂❤❤❤❤❤
@luulmahamud3337
@luulmahamud3337 9 жыл бұрын
masha allaah jazakalaahu qayr
@ahmednuurxasan4974
@ahmednuurxasan4974 8 жыл бұрын
masha allaah
@libanmohamed6713
@libanmohamed6713 7 жыл бұрын
Mashaa Allah Bless you and me and my dad and mom
@simbahazard264
@simbahazard264 9 жыл бұрын
Mansha Allah Sheikh Mustafa
@libanmohamed6713
@libanmohamed6713 7 жыл бұрын
Mashaa Allah Ble you and me and my dad and mom
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 6 жыл бұрын
Jasaakallaah sheikh mustafe 👍♥️
@apdisamedmaxamed5193
@apdisamedmaxamed5193 3 ай бұрын
❤❤❤
@JuniorTunes
@JuniorTunes 13 жыл бұрын
Maansha Alaah sheikh mustafe ilaahay haku dhowro kusoco Barakada Illaahay
@qalanjo14
@qalanjo14 12 жыл бұрын
maansha alah
@saidsoofe4516
@saidsoofe4516 9 жыл бұрын
jazaa kallaahu khayr
@CabidXasan
@CabidXasan 5 ай бұрын
Farom pad paado❤❤❤
@yoonis_122nor6
@yoonis_122nor6 9 жыл бұрын
mahadsanid sh mustafe waxaana rajeeynaya dadbadan ineey kuwaana qaatan
@sahalmuse87
@sahalmuse87 12 жыл бұрын
Mash Allah :D
@yamaniddr
@yamaniddr 13 жыл бұрын
Mansha.alaha sheikh jasakalaha khayraan
@khardarmaxamuutxuseent
@khardarmaxamuutxuseent Жыл бұрын
ilaahow nagu anfac
@abdihafiidhassan828
@abdihafiidhassan828 9 жыл бұрын
masha allah sheekh mustafa
@cabdirisaaqjaamac3051
@cabdirisaaqjaamac3051 8 жыл бұрын
hiber active hyper active
@artanmjanja7999
@artanmjanja7999 10 жыл бұрын
masha Allah janadii firdowsa Allah nawa geeyo
@MrSalmaan3x
@MrSalmaan3x 13 жыл бұрын
sheikh mutafe haaji haruun ismail jazakumi laahu qeyra
@zeynabxassan611
@zeynabxassan611 3 жыл бұрын
Mnshllh ❤️ ❤️ ❤️
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon 7 жыл бұрын
Maasha allah
@buraale134
@buraale134 5 жыл бұрын
Mashallah
@kingsit6820
@kingsit6820 6 жыл бұрын
Mahadsanid
@amenahmed347
@amenahmed347 8 жыл бұрын
sh.mustafe ilahay hakaa abalmaruyo
@HerrIssack
@HerrIssack 7 ай бұрын
manta oy tarikhdu tahay 24 6 2024 ba igu danbeyso balwad insha allah
QISADII SAALAXUDIIN AL AYUUBI (1) II SH.  MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL
42:58
DULAANKA MASKAXDA SH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL XAFIDULAH
1:15:38
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 189 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
ADILADA TILMAAMAYSA ILAAH JIRTAANKIISA SHEIKH MUSTAFA HAJI ISMAIL
56:10
SHEIKH MUSTAFA OFFICIAL PAGE
Рет қаралды 50 М.
Qaabka ugu wanaagsan ee loo hogaamin karo ummad┇►sh Mustafe Xaaji
1:23:08
Quranka Iyo Sayniska Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:03:00
Baraarug Media
Рет қаралды 616 М.
MAXAA SAMEYSMI KARA 14 BILLION YEARS SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
1:20:04
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06
Caafimad & Horumar
Рет қаралды 491 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.