Culumada may ka hadlan qarax yada muqdisho ka socda
@abcbc400817 күн бұрын
Asc dhamaan culumada somaliyeed waxaan ka codsanaa in ay u Aqriyaan Quraanka kariimka ah Dalkeena umada somaliyeed una Aqriya sura Baqara maalin walbo sajaakumallah Kheyr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤umada smaaliyeed Allah ha ka xijaabo shar iyo sheydaan Amiin yaa Rabi.
@abcbc400817 күн бұрын
Umada somaliyeed Qalbigooda Allah ha ka masaxo Qabyaalada xasidnimada Quriwaaga Naceebka Amiin yaa mujiib❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scwscw scw scw
@MAXAMEDBUKHAARI-l4n16 күн бұрын
Marsha Allah
@Fast.money8617 күн бұрын
This is my teacher realy🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@daadir34517 күн бұрын
Qaraxyada haka hadlan Hade run shegayan
@caadilmustaf-m3o17 күн бұрын
Jaza ka laah
@daadir34517 күн бұрын
Ayaka Shrekhyadoda wakuwa Shababka ah shababka ayana dadka isku diro
@YuusufAbdu17 күн бұрын
Wadaadadaa hal mar ma dhihi karaan colaada iyo qabyaalada waxaa keeynay distuurka iyo nidaamka fedraalka ah ee dalka shareecada ilaahay ha lagu xukumo waayo waay cabsoonayaan
@IbrahimAbukar-x6o17 күн бұрын
M.a
@Alicabdalla733217 күн бұрын
Culumo maha kuwaan waa khawaarij hala xiro
@عبدالله-ج3ث4ث16 күн бұрын
Adiga maxa kaagaley culimada aflagadada kuugeeyey
@عبدالله-ج3ث4ث16 күн бұрын
Shicaarta islaamka ladagalsantahy
@Wanagjecel-w2m16 күн бұрын
Khawarij maxa laga wada
@jaameyechannel799917 күн бұрын
m.a
@firdowsmusay-ze9gs17 күн бұрын
culimadu meel hafadhiusten oo diinta ilaahay ciyaarta haka daayen wayo ilaahay wuxu amray dadka in cadaalad lagu kala xukumo oo kan garadan laqabto dee taas culimadu maraban
@firdowsmusay-ze9gs17 күн бұрын
dadka halaga qabto kan hororka ah oo dad iyo dhulu lahayn sheeganaya oo xata deriska ugudbay ee culimoy munaafaqanimo looma baahna
@firdowsmusay-ze9gs17 күн бұрын
culimadoy meel iskafadhiista cudur daar baad leedihine oo fuleynimo ah iyo tabardari iyo xabsi kacarar dee culimada isaaq snm bay hoostagen oo diinti iibsadene ee bal fadhiista meel
@firdowsmusay-ze9gs17 күн бұрын
dadku waxbay is kuhayane ee kala xukumid bay ubaahanyihin midakale culimada soomaliyed wa munaafiqin an runta usheegi karin kan gardaran