Amiin amiin walal se noqotay aniga xita wa igu dhacday daawada 6 bila qaatay lakin inay igu so laabata iskaga shaki qaba walal ilahay ha caafiyo intii muslimay hayso
@cabaashashi26683 жыл бұрын
Jazakalh dr waxbadan ayan ka faiday xanunkan ku sanbsan alxm asbuci u horeyey ayan qatay dawadisa
@munaahmed11212 жыл бұрын
Wllo sidee lo baraa hospital kasta miyaa lagu baraa
@cabaashashi26682 жыл бұрын
@@munaahmed1121 dabcan wll calamadaha qofku daremayo maxa kamida
@munaahmed11212 жыл бұрын
@@cabaashashi2668 ma ogi abwe dad buurburan o laga helay ayan aqan Cidna uma dhafto
@saacidmuxiidiin48672 жыл бұрын
Abwe maxaa dareentay
@cabaashashi26682 жыл бұрын
@@munaahmed1121 has
@JuweeriyaCiise-e2z Жыл бұрын
Khyr Alahkusiyo
@cabdulahishiq18822 жыл бұрын
wll dhaqtarkan ma igu cawin karta melan kala xidhidho
@Cawkeable6 жыл бұрын
Aad iyo aad ban ugu mahadnaqayaa bahda True cable, casharada caafimaadka si gaar ah baan ugu taxanahay. Halkaa ka sii wada sxbyaal.
@Truecabletvonline6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Walaal
@ashrafbhai44536 жыл бұрын
True Cable Tv bro ada mudan Ana sido kale waxany taxane lasocda casharada waxan codsan laha in taxane lagadhigo Hal habeen ma anfacayo drska marka wa in bro barnamij gaara ladhigo halkii drba dhowr xalqadod lasiiyo mahadsanidin
@Cawkeable6 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay, Dr walba takhasuskiisa inuu silsilad ka sameeyo
@maxamedibraahim48986 жыл бұрын
Brother casharadaan ma joogsadeen mise wali way socdan
@Cawkeable6 жыл бұрын
Indhowayd Hakad baa galay, Sh. Maxamed Ismaacill waynu ka sugaynaa casharo kale
@maxamedyuusuf31926 жыл бұрын
Mansha allh Dr lambariisa iso qor
@JuweeriyaCiise-e2z Жыл бұрын
Asc wllo ilahay hakubarakeeyo Aniga ta qanjidhka you dhacday
@doosdagan534 Жыл бұрын
Walal haye malagaa daweeyay
@doosdagan534 Жыл бұрын
Aniga Aya kaxanuunsan qanjidhka
@fawsiyoomar76616 жыл бұрын
Masha Allah
@qadroahmed44735 жыл бұрын
Dr kaan aad ayan ugu bahanahy lafaha ba in badan i xanuunaya inten ka helaa wll ishega hada hargeysa miyuu jogaa
@abdirahmanadenhassan96656 жыл бұрын
jasaakalahu khayr
@shukrihusen41185 жыл бұрын
Asc
@sulekhayusuf96064 жыл бұрын
Dawadu waa imisamidh
@abdirahmannuur32414 жыл бұрын
Asc waalal magaceyga waa abdirah ma iga cain karta dhaqtarka nambarkiiis from norway