Qabiilkeena Dhabta ah Ogow Maanta😆😆😆🤭

  Рет қаралды 134,220

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Waa Channel ka faallooda arrimaha qoyska, xalinta khilaafaadka, isku soo dhowaanshaha qalbiyada kala fog.
Fadlan nagu xirnow mar walba.
/ @quruxdaqoyska2

Пікірлер: 663
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 4 жыл бұрын
ASC Asxaabey Dhamaan Teamkeena Suaalaha Isoo Weydiiyay Maanta Waa Idiin Soo Jawaabay Hadaa Qososhay Nalawadaag Qosolkaaga Mahadsanid
@محمدمحمد-س1ن7ز
@محمدمحمد-س1ن7ز 4 жыл бұрын
Qabiil cebma ahana qabyalad aya ceeb ah
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 4 жыл бұрын
caawa qabiilka ka shidan tahay
@raxmomacalin7269
@raxmomacalin7269 4 жыл бұрын
Asc marayn
@umukhayr5987
@umukhayr5987 4 жыл бұрын
Waxaan umalayn maryana cadcadka daga somaliya clahona hawiya tolow ma madowgaan igu maleeyay😀😀😀😀
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 жыл бұрын
@@نورالعين-ص3ط abaayo caasho marka kutilmamto laheyd wa markey inta shegto dhahdo qabiilkas ban ahay cabdallana wa qabiilkas lkn hada tusale wanagsan o dad badan quus u noqonkartaa ayay sameysay o ah inay meshey kafilayen qabiil qaranimo umujisay
@saaracumar46
@saaracumar46 4 жыл бұрын
Wllhi iskuqabiil ayaa nahay because muslim ayaa tahay❤
@leylamohamedhussein7806
@leylamohamedhussein7806 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo awalba isku qawiil ayan ehen anaga oodhan waxan nahay somali maxamed sodhawaw wllshey aniga qasatay waxa tahay ina aderteyda sodhawaaw xabiibti
@safiaali1539
@safiaali1539 4 жыл бұрын
Qosolkaa IGA dhameeysay walaahi waan Ku taageeraa quruxda qoyska
@hamdiqaran2506
@hamdiqaran2506 4 жыл бұрын
Subxaanalaah war heedhe sheekada ma qabiil ayeey ka badin weeysey sidan waa ceeb wax kasto soomaali nimada iyo Muslim nimada ayaa ka weeyn
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 жыл бұрын
saasaaan kaaraaba xpptii wlhi waxa islahaa maryan maanta kadib dabaal u aqoonso hadeyba qabiiilkeda inta kashegshegto waayo wa fikir qof liita qof utuber ah oo hadana a m umada qabilkisa si cad ulawadagayo lkn waad ikareysay oo koobweyn ayad kaqadatay dadka guleyso qaali caqlibadaneey😄❤👏😘
@ifraaaxali2053
@ifraaaxali2053 4 жыл бұрын
Wlh waxaa ku dhihi lahaa camera ag fadgiso inaa camal wangzan qabsato o horomar kale radiso lkn war an faaido laheen ina laso fadhisato oo waqtiga dadka uga qaado wa ceeb
@sumayasalah6021
@sumayasalah6021 4 жыл бұрын
naa maxee ka qabta adiga maad shaqa yelatiid adiga tiidkaga ku dhomeysay naa fadhee
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
Waaw walashay maryan waa runta qabiil waa inla iska dhafa gabadh soomaaliyeed aya tahay oo qliya weliba adban idin salamaya adiga iyo wllkye c/laahi
@Farxisachannel
@Farxisachannel 4 жыл бұрын
Inad qarsato qabil aad uufican walashe somalinima kujeclahay
@warsanshow6193
@warsanshow6193 4 жыл бұрын
Somali qabiil ka dhumay qabiilka ugu weyn waa somalinmo naga badan
@farhiakhaliif4292
@farhiakhaliif4292 4 жыл бұрын
Inan is dhaafinayo sidaa u garatay 😂😂😂😂😂
@misshamdi1801
@misshamdi1801 4 жыл бұрын
,😂😂😂😂😂👂👂👂 dhaga iisotaagan sxbtay kkkkkkk
@aminafarah1457
@aminafarah1457 4 жыл бұрын
Maanshaa alaah adigoo kale maryan loo baahan yahay walaasheey waxaan isku nahay wax dadka aduunka isku aheyn Somali, Islaam, ummadda nabi Mohamed SWC! So you are my really sister!
@احلاماحمد-ج1ف
@احلاماحمد-ج1ف 4 жыл бұрын
Mashallh abyo mryan prank managu sameynsey 😂 inkstanan ahayn qof qabiil ama jecel aduunka uncebahay qof wlky somaliyeda ina weydiiyo qabiil ka uyahay somalinimada iga badan
@shamsammabdi122
@shamsammabdi122 4 жыл бұрын
Wa saxxx sheekadan xikmad ba kuduugan warunteed manshalah ,somaalinimada nagabadan oo nagufilan oo qabiilkaba aan isagadhawnahay ,alxamdulilah !
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Mashaaaaalah tabaarakalah inbadan Runrun.saxsax.iyaaayE
@hamdakeyf2345
@hamdakeyf2345 4 жыл бұрын
Walal qabiil kuguma daawado qabiilkeenuna waa islaam umatu muhamed kasii ah somali marka qabiil waa waxa dunida inaga reebay allaah ha duleeye
@hawaabukar3446
@hawaabukar3446 4 жыл бұрын
Masha Allah walashey qabiil maficna walaltinimada ayaa kawen
@saidamahamud6626
@saidamahamud6626 4 жыл бұрын
Wlhi qabiil dartiis ina kugu dawaneynin wanku dawan jiray aad iyo aad kugu xirnay lkn mantaba ku nacay haduuba qabilka sas kugu wayn yahay bis iga tahay wlhi😡Qabiil muhiiim mahan samalinimada naga badan❤👏
@zeinabs678
@zeinabs678 Жыл бұрын
Somalinimo muslimnimo wadaninimo. Luqada baan wadaagnaa intaas baa inaaf ah
@abdirahmanadan788
@abdirahmanadan788 4 жыл бұрын
Hhhhh aleylehe wad ka Raysay Somali qabil ba laga racay kuwana wa ku cayi lahayen an kula qabiilka aheyn kuwana wa ku amanilahaye inta kula qabiilka ah marka Somali qabil xumida is kadaya qofka jeclaneysana alle darti u jeclow kanaceysana Allaah Dartiis u nac
@safiyoseeraar7309
@safiyoseeraar7309 2 жыл бұрын
Horta maryan waan ku salaamay laakiin ogow in soomaali qabiil waligeed ka tageyn wax kasta hadii la sheego
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 2 жыл бұрын
maryan goal💞 I answered the same Alhamtulilah we have same intention.frm now on words we shall follow the new generation the Mar yam qabill. 💞
@missfaruha2635
@missfaruha2635 4 жыл бұрын
Qabiil waa qab iyo iil waana magaci qaabiile ,nga daaya qabiil somalnmda na deqso peace and love✌❤😍
@qamarahmed1897
@qamarahmed1897 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@fadumomohamud4275
@fadumomohamud4275 4 жыл бұрын
Aniga awalba wa ogaay inee dhaheeso wa Somali 😎😁
@shukriyaaxmed3656
@shukriyaaxmed3656 4 жыл бұрын
walhi waxan islaha maryan manta ma qabilbay bilowday masha Allah wa runta hadad qabil sheegi lahayd wanba kaa niyo jabi lahaa. maxa yeelay waxad nootahay gabadh somaliyeed oon jecelahay inbadan
@misshamdi1801
@misshamdi1801 4 жыл бұрын
Iga jooji qabil majecli walaltini madaa Ka wayn 😘😘😘
@hayamhirsi5128
@hayamhirsi5128 4 жыл бұрын
Walal ii soo boqo youtub keeyka
@priyanka-lt6pd
@priyanka-lt6pd 4 жыл бұрын
Anigu ba waxan ahay wllsha Somalia ween wan kugu racsana hay qabiil faido malaha👍
@fadumojama1238
@fadumojama1238 2 жыл бұрын
Maryaneey waa runtaa qabiil somaliyeed. Oo aanan dhiigooda ahay ma jiro. Walaahi qabiil waa been reerka kuugu fog awoowgaa bay dhaleen.
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Somalia is Somalia nothing is different from others Somalia 🇸🇴 people
@boqoradarercabdisandheer2093
@boqoradarercabdisandheer2093 4 жыл бұрын
Masha allah maryamo isku qabil nahay abayo Somali Muslim alx
@aliedan5548
@aliedan5548 7 ай бұрын
❤you are my sister in Islam 2:33
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Farxiya fariidaay ugu caqli iyo aqoon badan mashal ama dumar wax badan dheer, boqoradii maamul wanaag yarta.mashalah. tan
@sumayomahamud830
@sumayomahamud830 4 жыл бұрын
Wlley waana daalisay soomaliyoo dhan baa muslimiin ah
@drsfatimahussein3477
@drsfatimahussein3477 4 жыл бұрын
M.a exactly Alah swt ha idin barkeyoh
@hayamhirsi5128
@hayamhirsi5128 4 жыл бұрын
Walal ii soo boqo youtub keeyka
@istahilabdi2628
@istahilabdi2628 4 жыл бұрын
Manshlah quruxda qoyska2 wax wangsn bad dadka uso daysaan ilaahay haidin dhowro qabiil waxba ma sheegyo muslinimada aya kwangsn walaalo somaali ah bn nahay
@fatoumabou3492
@fatoumabou3492 4 жыл бұрын
Masha alahu walashay qali marka tidhi qabilkaga ni sheegi wan naxay lkn marka tdhi qabilkagu wa somali ad iyo ad ban ugu farxay somali wa mid ano u hadlayo rer jabouti
@qamarbintcabdulahi6422
@qamarbintcabdulahi6422 4 жыл бұрын
Masha Allah illahey ha idin xafido walashey maryan iyo Cabdulahi ♥️💓❤️💗🌹💖💞💕sidan u sugayay me coffee xita waa dhameyay qosol ayaba igu dishay kkkkk maryan cadey good job
@fatumaahmed7139
@fatumaahmed7139 4 жыл бұрын
Masha Allah horta walshena Maryam iyo walkena abdulhi Ramadan mubrka Allah idin barkeyo wlh wa runta wa manta qawilkaga wa Somali waxadnka tahye muslin Allah Aya mahad u sugnatye waliga jira oo jooga 💞💯
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Asww, waa waxan dhahay mashalah litacaarafuu leee haaa ihihihihii.
@samiranuur7052
@samiranuur7052 4 жыл бұрын
Abyo awalba isku qabiil aya aheyn Somalia mxamed aya nahay Alxm waxana ka siinahy Muslim ❤️❤️👍
@fatumoabdidayib5387
@fatumoabdidayib5387 8 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 2 жыл бұрын
Aniga qabiil keyga wuxuu noqday Soomali mohamed waxaan ka sii ahay Muslim Mohamed.
@beautyandcookingchannel4201
@beautyandcookingchannel4201 2 жыл бұрын
Somalinimo hadii wx laysugu yahay maryaney away dadkaygi mxy i tageri wayen 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@ayaanaibrahim5037
@ayaanaibrahim5037 4 жыл бұрын
Masha allah maryan keep going wan kaa filayay sidan wan ku jeclahy illahy dartii walshay Qaali 💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sarethomohamed4059
@sarethomohamed4059 4 жыл бұрын
asxaabta waawada necebtihii qabiilka hhh soomaaliyey ruta kasheega fikir kiina dhabta ah
@hanacadey2926
@hanacadey2926 4 жыл бұрын
waxan nahaya Somali waxana tahay maryan qurux badaan😂😂😂😂😂😋😂💕💖💕
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 4 ай бұрын
Maanta dhan waa nagu raajisay waxba ma soo wadaan baan u malaynaa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waa walaashiin khadraayqaran.waa qofna.muminad baan ahay majeerteen.
@naciimacige6352
@naciimacige6352 4 жыл бұрын
Masha Allah si qurux badadan ayaad u jawaabtay abaayo guulayso masha Allah
@farhiamohamed4361
@farhiamohamed4361 2 жыл бұрын
haaa somali guurso baa sax ah
@Maryan22766
@Maryan22766 4 жыл бұрын
Masha allaah maryan qabilku maficna muslim somali ah haadi aad tahay ok waaye
@Luula45
@Luula45 4 жыл бұрын
Mr walbo wllo ayaa layhy cadde quraxe Somali qawiil ayaa ka dhumay
@makoahmed9651
@makoahmed9651 2 жыл бұрын
ma sha Allah edo maryan I am proud of you qabiil wax matarayo laga yaba in la gu gu dhaho markay ogaadan isku qabill manihin sbscibkaygii waan ka ceshaday inay dhahaan iyagoo dhan ma aha kuwa maangaabka kaliya ee somaliyoo dhan waa walaalo A llaha qurankaiisa wuxuu ku dhahay وجعلنا کم شعوبا قباءل لتعارفو ee siday somaalidu iskujafeenno good
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Xaasadii yartanaa intaas iyo kabadan lala qaataaaa.mashalah tatata.
@mulkiahmed3859
@mulkiahmed3859 5 ай бұрын
Añiga waxaan ku maleyna yaa xawadle cade
@a.a1412
@a.a1412 4 жыл бұрын
Hh akhas somalidu wx ceeb yaqaan maaha bal qofwaynaaday baa qof kudhahaya qabiiilkaaaag iisheegwar isku shiixa mar horaa qabiil laga tagya ufff marrka qaar waan layaaba dadkga somlida majoogi karaan wxaad mooda cudur xun inuu hayo mrka qaniilka loo sheegna uu ka baxyo qof ku jeclaada Somlagaas uu ku haflayooo qabiiilka iskadaaya walllaaahi horumar magaaaryno intaan qabiiiil aan afka ku hayno
@khadracismaan5433
@khadracismaan5433 4 жыл бұрын
Maasha allah soomaali maxamed ale ha mideeyo❤❤❤💔💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hayamhirsi5128
@hayamhirsi5128 4 жыл бұрын
Walal ii soo boqo youtub keeyka
@qamarahmed1897
@qamarahmed1897 4 жыл бұрын
Asc
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 Жыл бұрын
Cabdullahi macalin xussen wa sheqal loboge rer beledweyn gorigoda isbitalka daris la aha
@mariyanagiib3590
@mariyanagiib3590 4 жыл бұрын
masha aalh walshy qali ah walhi inta ka xanaqday ma ahi e waxan ahay inta ku faraxday adaabtada quruxda bada maryan cade wan kusalmaya adiga iyo saygaga Cbdulahi ilahayna wuxu ino shegay sidan يأيها الناس إنا خلقنئكم من ذكر وانثئ وجعلنئكم شعوبا وقبائل لتعارفؤ أن اكرمكم عندألله آتقئكم أن الله عليكم خبير waxn rajeynaya inay fahman
@hawadahir8082
@hawadahir8082 2 жыл бұрын
Asc maryan waxaan kaa sugaayay qabiil aad soo magac qaado waand ku ceeboobi la Hayd abaayo waxaa nadeeqda Soomaa linimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
Alla maryanay waad naga xarabaystay inaan vedio ga is dhafinayay ma diradba ugu eegaysay anu ani somaliya ma arag lakin cabdilahi luqada wuxuu leyahay qoladii casha yar kufsatay adna luqadii xamar wayo ani inbadanba qurbaha asaxabku noqonay somalida konfurta
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 ай бұрын
Familyyy ,yartayarta wadayareeey wadajireey muqtishoooy.
@fadumoali8596
@fadumoali8596 4 жыл бұрын
Mansha allah walalshay qaali baad tahay markaa maanta adii aad sheeg lahayd qabiil Walaahi hoos baad u dhicilahayd waad ka baxsaday qabiil fa iido malaha Walaahi wax badan baan iskaga mid ka nahay 🧡🧡🧡🧡
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 4 жыл бұрын
#team quruxda qoyska shpyaal in alle janada inagu shubo amiin dhaha 👇 #Subscribe ta igu sharfa shpyal
@Farxisachannel
@Farxisachannel 4 жыл бұрын
Anigana kusariye isar walal
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 4 жыл бұрын
@@Farxisachannel wlshy waad iga haysaa sharafey
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 4 жыл бұрын
@@Farxisachannel wad iga haysaaye adna aan ku arko okey
@hayamhirsi5128
@hayamhirsi5128 4 жыл бұрын
Walal ii soo boqo youtub keeyka
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 4 жыл бұрын
@@hayamhirsi5128 wan ku saray subscribe ta ee adna iisaar bro
@Dunio-p7d
@Dunio-p7d 9 ай бұрын
Cabdulaahi wSreer hiiraan
@sjhsuh
@sjhsuh 4 жыл бұрын
Dad ay ku socotaa aan fila oo idiin dhibay♡♡♡ Aqligaa kugu jeclahay
@ruqiyocalixashi8853
@ruqiyocalixashi8853 4 жыл бұрын
Isku qabiil baan nahay waayo Muslim baad tahay ani Muslim baan nahay soomaali baad tahay ani soomaali baan ahay Allah dartiis baan kuuu jclahay
@zamzamzageye6954
@zamzamzageye6954 4 жыл бұрын
muslim somali ah ina tahy ayan jcahay inta iga bdan
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Qabiil 🔈ma.xume qabyalada xun🔇Somali lkn qabiilkii bey qabyalad ka.dhigen marka waa in la iska dhafa qabiil 🔇🥰🥰😍
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 2 жыл бұрын
Asc masha alaah hadalkaagaasi waa run oo qof aad taqaanid guuso qofaad taqaanid aad Dhashid oo soomaaliah taasi waa dhab waanad kumahadsant Ahay
@farhiamohamed4361
@farhiamohamed4361 2 жыл бұрын
wlhi maryan waa sax isku qabiil ban nahay
@abdiwahaabmohamed9788
@abdiwahaabmohamed9788 4 жыл бұрын
Masha allaah huuno walaahi wa ruunta maryan iyo abdilahiy
@hindamahamud3032
@hindamahamud3032 4 жыл бұрын
kkk wlhi waxan islaaa maantay maryan qol isku xidhasayo wan naxsanaa lkn wad kabaxsatay walashay qof qabiil ku faanay waa qof qol isku xidhay islaamyannahay soomali Ayaan nahay gobolada soomalidana waan wada leenahay soomaliyi waa wada soomali reerna reer wax madheera
@saadiasundus5748
@saadiasundus5748 4 жыл бұрын
Umada musliminta mel walbo ay jogan walala wayo❤❤❤❤❤
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Jac aaan caadi ahayn nagu dhajisay.
@aaminaabdilaahi8136
@aaminaabdilaahi8136 4 жыл бұрын
Asc
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 4 жыл бұрын
Maryan walahi waad iga nixisay. Good you did not mentioned that sickness. Well done! Wel done!
@andynathon4771
@andynathon4771 4 ай бұрын
Maanshaa allah tabaarakallah
@abdirizakomarmoalimmohamed3188
@abdirizakomarmoalimmohamed3188 4 жыл бұрын
keep going masha allah qabiil waa qurun
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 4 жыл бұрын
Asc maasha alaah qof muslim.ah.ayaatahay oo somaali ah
@faadumaxassanaxmed1933
@faadumaxassanaxmed1933 3 жыл бұрын
Quruda.qooska.alah.idin.xifitiyo.waintaageeraa
@faadumaxassanaxmed1933
@faadumaxassanaxmed1933 3 жыл бұрын
❣❣❤❤🥰
@mohamedbashiir8430
@mohamedbashiir8430 4 жыл бұрын
Ani masheegaa qabiilkiina dumaashi 🤣🤣🤣🤣
@salmaabi9508
@salmaabi9508 4 жыл бұрын
Ini lashegenin miyay kula tahay kkk wax yaar kadib wad maqli qof garanayo mala weynayo qasaab wu kujira KZbin
@mohamedbashiir8430
@mohamedbashiir8430 4 жыл бұрын
@@salmaabi9508 ayaga ayaan kawar sugeynaa hadiikale waan sheegayaa 🤣🤣
@salmaabi9508
@salmaabi9508 4 жыл бұрын
@@mohamedbashiir8430 kkkkk miya garanesa ayaga masheegayan waligood
@hodanabdinasir1745
@hodanabdinasir1745 4 жыл бұрын
@@mohamedbashiir8430 qabiil cey iyo ceeb miyaa agah
@hiboqaali8269
@hiboqaali8269 4 жыл бұрын
Mash allah abaayo mcn alle haku barakeyo waa run taa
@abdiqanimuse956
@abdiqanimuse956 2 жыл бұрын
Masha allah qeyr allaha kusiiyo ,qof islaama ayaa tihiin
@Zuheyb_Aden
@Zuheyb_Aden 4 жыл бұрын
Kkkk Maryan abyo mcnto dhagta ayan kor u ahayay lakin wad nagareysey
@fadumojamal7172
@fadumojamal7172 4 жыл бұрын
Mashallah tabarakaah 🍀🌹
@hafsujahaji3602
@hafsujahaji3602 4 жыл бұрын
Qabiilkaaga waa muslim waxaa ka sii tahay soomaali
@fahmosmohamed7050
@fahmosmohamed7050 4 жыл бұрын
Wlhi waan idin jeclahay Somali nimo iyo ilaheey dartiis lkn hadaad manta qabiil sheegi laheed mar danbe kuma fiirsadeen
@salmaabi9508
@salmaabi9508 4 жыл бұрын
Waa runta abaay koox koox aya lo kala bixi laha markas uqdad iyo aflagado isku badali lahed shekada wey kuso aroorsan lahed landhere kkkk
@salmaabi9508
@salmaabi9508 4 жыл бұрын
Iyo landqaab
@badmaceeyefantastic5989
@badmaceeyefantastic5989 4 жыл бұрын
Yaa qabiilkisa dhulka yaalaa Abayo kaagag hadoo madaxa Ku saranyhy
@safiyoahmedabdi1815
@safiyoahmedabdi1815 4 жыл бұрын
mashallah
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 2 жыл бұрын
Xiliigii asxaaba NIN ayaa la yiri yaa tahay Wuxuu yiri laan Dheere laa dheera dhashay Ninkaas kibray asaga iyo Awoow yadiisa Ilaahay Naar u ku Guray Aa cuudu bilaah minal laan Dheere
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 4 жыл бұрын
Mashaa allaah sharafab baallwedaha gara soomaaliyeed baatahay saxa hore u socoda qabiilli wuxuu noqoday sun ee hallaga cararo😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@SahraSsDama
@SahraSsDama 4 жыл бұрын
Waa. Sax. Hadalkaas.waxaanahay.muslim.waxaanka.nahay.somali.abaayo
@quruxmeeltaagan1100
@quruxmeeltaagan1100 4 жыл бұрын
Qabiil ma xuma ee qabyaalad ayaa xun wllo dadku qaliilka ayay xanuun kaqadeen
@dhemankamadowofficial3212
@dhemankamadowofficial3212 4 жыл бұрын
Waa nga gashaty maryany saan ku dhegysanaayey waa dhamysty mnsha allh quruxda qyska rer qaahiran islanhy waana idin taageraa
@andynathon4771
@andynathon4771 4 ай бұрын
Sifiican baad u gashay ❤❤❤
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 4 жыл бұрын
Muslim ayaan wadanahay qabiil wax laguma helo
@shukrishacni8002
@shukrishacni8002 4 жыл бұрын
Wajigaaga ka akhristay inaad naga gashanayso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 lkn videoga ma dhamaysan wali balse umalayn maayo inaad qabiil sheegayso maryaneey 😁😁😁
@mohamudhayd5359
@mohamudhayd5359 4 жыл бұрын
Sheeg
@mohamudhayd5359
@mohamudhayd5359 4 жыл бұрын
Maya taa lagama sugeyn
@mohamudhayd5359
@mohamudhayd5359 4 жыл бұрын
Kkmmm waa nagaadey
@hussein00057
@hussein00057 4 жыл бұрын
Aniga haaf ayaa aga soo tagay inta kale comment ka dhameesyatay
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 2 жыл бұрын
Kkkk qabiil kaga aniga aqaanoo Waa kan lugta utaagtit ama nin kada Qabiil kiisa
@indhouroon5916
@indhouroon5916 4 жыл бұрын
Maryan cadey love you masha allah asxbta #like isara
@hassandekow4321
@hassandekow4321 2 жыл бұрын
Mawalatay maanta dhan waxaan kayabana inaad saa dhahdo wadna dhahday lkn waxkale aad noga shekayn lahayd saa cidada usugayey aa Daley yahuu dheh wakugu cajisay
(PRANK) Maryan OO Cabdullahi Wax Usan Filaneenin Kusameesay
16:14
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 129 М.
XAFLADII NIHAAL IYO ADEEG AAN UBAAHNA🤰
11:47
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 16 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 69 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 18 МЛН
Dilka Xqdarada Ee Imam Khalifa Williams Oo Mareykan Gilgilay...
10:01
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
HOSPITAL BACK IYO DHARKI BABYGA AYAN DIYARSADAY ISO DUCEYA🤰🤰
15:06
WELCOME HOME AY ISAMEEYEN SURPRISE AH🙈❤
11:48
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 126 М.
Qurrbaha iyo Gabdho kala kulmay Qisooyin Cajiib ah VIDEO
25:35
Ilhaan Ninkeeda Mu So Muslimay?  Xog Dhab ah🤔👈🏻
15:27
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 111 М.
(PRANK)  Maryan Furiin Dalbatay Iyo Yaasiin Oo Naftiisa Ubaqay
21:09
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 163 М.
PRANK MARYAN OOHIN AFKA FURATY MAFILANEYN INEY SIDAN DHACEYSO🙏🏻
24:40