Qabrigii SHEEKH ISXAAQ

  Рет қаралды 337,793

Qays Qeyser

Qays Qeyser

3 жыл бұрын

Runtii safarkaas aan ku tagay maydh waxn kasoo dhaxlay khibrad iyo waayo aragnimo badan, wuxuuna ahaa dalxiikii ugu xiisaha badnaa ee aan wadanka gudihiisa ku galay waxanan rajayanaa idinkuna inaad aad u wada jeclaysan doontaan hadii alle idmo,
Muuqaalkan wuxuu hadiyad u yahay cidkasta oo soomalinimada iyo dhaqankeena iyo halkii aynu ka nimi ku wayntahay, aadbaan idin jecelahay saxibyaal alle ha idin xifdiyo meelkastood joogtaan
I N S T A G R A M: @qays.qayser
T W I T T E R : @qaysqayser
F A C E B O O K: @qaysqayser
My Facebook Page
m. Qays-Qayser-10...
My instagram page
instagram.com/?hl=en

Пікірлер: 1 800
@mohamedabdiasis4770
@mohamedabdiasis4770 3 жыл бұрын
Duriyadiih rer sheekh isakhaaq gobtii dhaladka kuwii samada dagy like ta ha ila dhaafinh my dhiigh❤❤❤
@khalidsl686
@khalidsl686 3 жыл бұрын
Sheikh Isaaq Bin Ahmed May Allah (swt) have mercy upon his soul and grant him and all Muslims eternal Paradise 🙏
@Maryam-bu2xp
@Maryam-bu2xp 3 жыл бұрын
Amiiin Amiiin inshaAllah 🤲🤲🤲
@hiboahmed1338
@hiboahmed1338 3 жыл бұрын
Ameen
@khalidsl686
@khalidsl686 3 жыл бұрын
@@hiboahmed1338 🤲🏽
@maxamed7258
@maxamed7258 3 жыл бұрын
Binu Hashem Aamin ya ALLah
@maryammohamud7568
@maryammohamud7568 2 жыл бұрын
Maasha Allah waxan ahay maama ku nool norway waxan lenahay dhul aad u qurux badan aalah ku baraakeyo habo
@edmo8912
@edmo8912 3 жыл бұрын
Aaabo sheilh isaxaaq, ilaahay hakuu naxariisto💚💬❤
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 жыл бұрын
Amiin ya allh amiin indro adna illhy hno ka xfido
@khadramusse3725
@khadramusse3725 3 жыл бұрын
Ma abaha ba mise awaw ?
@Maftuuxgool
@Maftuuxgool 3 жыл бұрын
Aamiin
@Maftuuxgool
@Maftuuxgool 3 жыл бұрын
Aamiin
@nimcoali4487
@nimcoali4487 3 жыл бұрын
Aaaamiin
@updymajid778
@updymajid778 3 жыл бұрын
Awlaadul sh.isaxaaq and sh.samaroon duriyadii🟩⬜🟥🖐️
@farxiyacarab5197
@farxiyacarab5197 3 жыл бұрын
Wax jira maaha
@abdigarad3341
@abdigarad3341 3 жыл бұрын
Sheekh isxaaq markuu africa yimid xertiisa ayaad ka mid noqoteen ee beenta joojiya
@farxiyacarab5197
@farxiyacarab5197 3 жыл бұрын
@@abdigarad3341 kk sh. Isxaaq mxa africa ka keenay? Guri beena intad dhisteen ayad leedahay wa qabrigiisi wa yaab xita hadi u wax jiro yhy sh. Isaga la nooshahy kk adeer
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 жыл бұрын
@@farxiyacarab5197 melad kaso tafiirmatanad garanayn makhruuqbad ku tahay 😂
@farxiyacarab5197
@farxiyacarab5197 3 жыл бұрын
@@thiagotakaweyne6562 ma adiga garanayo meeshad ka tafiirantay riyo ku nooshahay wax cad la imow
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
Duriyada ismuujiya 💚😍❤
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 жыл бұрын
Sh.isxaaq axmed maxamed xuseen Cali xamsa cabdalla ayuub maxamed qaasim axmed Cali ciisa yaxye maxamed al taqi xasan al caskari Cali al haadi maxamed al jawad Cali al ridaa muusa al kaadim jacfar al sadiq maxamed al baaqir cali zain al cabdidiin xuseen cali binu abii daalib
@nageeyesahal8170
@nageeyesahal8170 3 жыл бұрын
masha allah sxb
@hanad8151
@hanad8151 3 жыл бұрын
@@saacidmaxamed6507 war abti waxaas waa been isaaq waa dir 😂 reerka nabiga ka daa ciyaarta
@jokeryt5673
@jokeryt5673 3 жыл бұрын
@@taqwamedia11k70 qaraxland fuck🙌🤫
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
From xamar salaan boqortooyo duriyada reer sheikh isxaaq iyo somali maxamed inteeda kale
@user-rn3zk7tb1t
@user-rn3zk7tb1t 3 жыл бұрын
Fadlan Halo akhriyo Sura' Al'Fatiha ,Awoogeyn Sh.ISXAAQ IYO dhaaman Odeyshaan iyo Ayeeyaanki kale Ku assaan , ilaahay swt Haw Naxariisto Qabriiqa haw nuuroyo ,dhaamigoda Alle swt haka dhafa, Aamiiin Aamiin ,Suuma Aamiin ...
@samera5805
@samera5805 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto awoowayasheen Dhamaantood sanaag ku aasan Shiikh Isxaaq Samaroon Ciise Daarood 🤲
@morashiid
@morashiid 3 жыл бұрын
Alle awoow yaasheen janada ha inagu kulmiyo 🤲🤲
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar.🙏
@deeqayassin8012
@deeqayassin8012 3 жыл бұрын
Sidan ayaa la yiraahda youtber maha in kursi uun laga dul sheekeeyo waxa anigu ma jecli
@jetli2086
@jetli2086 3 жыл бұрын
Waa runtaa wll maba daawado kuwaa anigu ninkan waxba laga faa idaya
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar 🙏.
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk kuwa kursiga ka dul sheekeeyaa waa wada saqraansan yihiin kkkk
@queensamiira3068
@queensamiira3068 3 жыл бұрын
Hadal saxanbadkuhadashay
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 3 жыл бұрын
Salaan sharaf Deeqa
@minauhmeth1091
@minauhmeth1091 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto awowgeen sheikh isxaaq💚🗯️♥️✔️
@rageibrhim6630
@rageibrhim6630 3 жыл бұрын
Sxb qaysow awoowgay sheekh samaroon maad soo siyaran doonta mise kuma qorshayna wankusalamaya awoowgay sheekh ishaaq godka allaha kujaneeyo
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
Gobanimo
@shaadiw5774
@shaadiw5774 3 жыл бұрын
Kkkkk shekh samaron kukaha meelad ka timadeenba cidi granmayso wlhi garacbay dadku idinku sheegan abaha raadso
@rageibrhim6630
@rageibrhim6630 3 жыл бұрын
@@shaadiw5774 Anigu ku caayi maayo wll kuna aflagaadaynmaaayo kuguna xadgudbi maaayo sidaad nogu xadgubtay Balse wanku ducayni inuu ilahay kucaafiyo wll "Hadddi qof ku caayo, amma wax aan munaasabkaada aheyn ku yiraahdo, adna ha caayin ee u duceey, waayo qof kasto waxa uu haayo ayuu bixiyaa, isna xummaantisa ha bixiyo, adna wanaaggaaga baxso" Nabi Ciise C.S.W
@hananapdi7968
@hananapdi7968 3 жыл бұрын
@@rageibrhim6630 wll sh.samaron wuxu ahaa inanki kayaraa awowe isaxaqq walalo ayay ahayen
@ahmedtarax6912
@ahmedtarax6912 3 жыл бұрын
@@shaadiw5774 xishood Nio Samaroon waa dad sharaf Lahee Adiga waxad Tahay cidi garanayne
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
Sheekhii durriyaddu kasoo tafiirantay Sh Isaxaaq binu Axmed ❤️
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar. 🙏
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 жыл бұрын
Sh.isxaaq axmed maxamed xuseen Cali xamsa cabdalla ayuub maxamed qaasim axmed Cali ciisa yaxye maxamed al taqi xasan al caskari Cali al haadi maxamed al jawad Cali al ridaa muusa al kaadim jacfar al sadiq maxamed al baaqir cali zain al cabdidiin xuseen cali binu abii daalib Waa abtirsinti sh.isxaaq
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 3 жыл бұрын
Sh Isaxaaq ama Isaaq axmed maxamed xiniftire mahad irir samaale hiil abroone.
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 жыл бұрын
@@saacidmaxamed6507 sidaa ma aaminsanin walaal. Hadaynu sidaa nahay waxyaabo badan oo aynu samayno ayaa xaaraan ka ah ahlul bayt. Sida tabarucaadka caalamku ina siiyo oo kale waa ka xaaraan ahlul bayt.
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Hahahaha alla qosol badanaaaa!!!!
@khaalidkhadar3615
@khaalidkhadar3615 3 жыл бұрын
Reer sh.I isxaaq like ❤❤
@farhanaliabdullahi8584
@farhanaliabdullahi8584 3 жыл бұрын
Reer sh isxaaq waa dadka kaliya ee Qabrigii Awoowgod ilaa hada ilaliya u duceeya dul degan kawar haya,,, bal reer kalo somaliyed hala helo,,, duriyadu waa dhal xalala,, awoow sh isxaaqaw illahy ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin
@XuseenAadanaar-pd3rt
@XuseenAadanaar-pd3rt 6 ай бұрын
Asal KZbin ber
@prince4057
@prince4057 2 жыл бұрын
ilaaahay haw nariisto awoow sheekh isxaaq iyo ubadkiisiiba . durriyadiisana. isjeclaysii. aaamiin
@yaxyehazzan8412
@yaxyehazzan8412 3 жыл бұрын
Dhulkan Quruxpadan Ma inagaa leh Imika ❣️😌
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Haa icon dhul kaloo balaadhan oo cidi tegin wali
@Abdisalan22
@Abdisalan22 3 жыл бұрын
Waad ka dhooftay wadankaaga sidaa u qurux badan
@xaliimaaxmed9560
@xaliimaaxmed9560 3 жыл бұрын
Haa ❤🤍💚🥰🥰💯👏
@salloahmed7130
@salloahmed7130 3 жыл бұрын
Hhhhh mayee yaman weeye
@akh8501
@akh8501 3 жыл бұрын
Huuno dhulkan quruxda badan adigaa leh, waana ka qatantahay. Marti baana ka tahay. Adigaana isbaday...
@redsandempire7389
@redsandempire7389 3 жыл бұрын
ilaahay awowgay Sheekh isaaq unaxariisto ... Awoowo maanta Awlaadaadii iyagaa Somali oo dhan ugu Sareeya iyagaa maanta Somali oo dhan hogaanka uhaya... ilaahay janadanhakaa waraabiyo
@maxaadxadi3201
@maxaadxadi3201 3 жыл бұрын
Aamin aamin
@cabdinaasirsarmaan3723
@cabdinaasirsarmaan3723 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@ifraaxahmedabdi9453
@ifraaxahmedabdi9453 2 жыл бұрын
Ayuub sheekh isxaaq curdii isaaq ku aasan alle janada ha kugeeyo ayuub
@keydsan2971
@keydsan2971 3 жыл бұрын
I just found your channel today and I have never been so hooked on KZbin channel like this. Masha’Allah I’m so proud of you walal. Hurey uu soco 👏🏽👏🏽👏🏽
@galladHassan
@galladHassan 2 жыл бұрын
ways qaysar hore usco
@jikaharoun2641
@jikaharoun2641 2 жыл бұрын
Mash allah welcome hn
@ma5897
@ma5897 3 жыл бұрын
Dhulka hooyo wacanaa 💚🤍❤️
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar.
@shiikhsiciid133
@shiikhsiciid133 3 жыл бұрын
Alle ha kusharfo sxp wixii koobaade an niyada ku hayey ee ahayd boqashada xabaasha shiikh isaaq waad samaysay 💚🗯❤
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
@Xaqiiqo cusub oon ku arkay wiilkan Hadaan idiin sheego sifada aan ku arkay wiilkan dhalinyarada ah waxa weye , mar walba oo uu video soo duubayo waxaad arkaysaa isagoo xilli hore kacaya 6:00 , video walba xilli hore ayuu soo duubaa , taasina waxay calaamad u tahay inuu yahay nin firfircoon.. sxb anigu nin adiga kula mid ah wali ma arag , waxan ku leeyahay halkaa kasii wad..
@z1_certz228
@z1_certz228 3 жыл бұрын
Mansha allah udheh walal alle firfirconidas hana siiyo
@nimcoali4487
@nimcoali4487 3 жыл бұрын
Mansha allaah Haa waa ruun ta ilahay Haa ino barakeyee qays qayser ilove sharafi korkaga Haa ahatoo wllky🥰🥰💔💔💔💖❤️
@abdirahmanismail3734
@abdirahmanismail3734 2 жыл бұрын
XaQiqi ZahIp vedeo yadisa Intoda Badan wan Ku arkey Time Kaa
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 2 жыл бұрын
anigu 11:00 kahor ma kaco kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Maashaa Allaahuye reer somaliland waad dad Aad u nasiib badan, waa dad guusha daris la ah, Waa dad gobannimadu jeceshahay, waa dad farxadeed, waa dad ilaahay u hiiliyay, waa dad ilaahay balaayo oo dhan ka xijaabay, waa dad ilaahay dal barakaysan iyo meel wanaagsan dhigay,,, viiiivaaaaa somaliland rep,,
@idilidil2321
@idilidil2321 3 жыл бұрын
Viva somaliland
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
MashAllah
@nasimkrisnan1536
@nasimkrisnan1536 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mhdndtahay
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 3 жыл бұрын
Ilahay waxaan Waydisananaa inuu Nabada inoo ilaaliyo. SOMALILAND ilahow Barakee
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 жыл бұрын
Aamiin
@omarmohamedjama709
@omarmohamedjama709 3 жыл бұрын
Dhamaan Somalia insha allah
@qiimeiyoqurux4466
@qiimeiyoqurux4466 3 жыл бұрын
Amiin Wllalahen Ree somaliya na alle nabad ha siiyo
@omarmohamedjama709
@omarmohamedjama709 3 жыл бұрын
@@qiimeiyoqurux4466 Somalia waa 1 wll
@qiimeiyoqurux4466
@qiimeiyoqurux4466 3 жыл бұрын
@@omarmohamedjama709 Waan ogahay wll Alle Nabad iyo madax wanaagsan hasiiyo
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto awaw sh isxaaq🙏🏽❤️
@hamziserjio1717
@hamziserjio1717 3 жыл бұрын
Oh God, Have Mercy On Our Grandfather❤️🤲Sheikh Ishaq Bin Ahmed Al-Hashemi, And Forgive Him and Make His Grave A Meadows From The Gardens Of Paradise, O Most Merciful.❤️🤲
@sali3492
@sali3492 3 жыл бұрын
War ileen Soomaalida oo dhan asal ahaan waa Somalilanders
@taaxoduale4744
@taaxoduale4744 3 жыл бұрын
shame on me ! i'am almost 29yrs old nd i hve never visited in maydh Bravooo akhii 💚🤍❤️
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Waĺlal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar.
@mohamedmohamoud4056
@mohamedmohamoud4056 3 жыл бұрын
It is the only region that has not yet reached Erigavo in the land of our ancestors
@queenrahma6373
@queenrahma6373 3 жыл бұрын
Beach qurux badan weeye, lakin palm trees 🌴 🌴 halagu beeru beach ⛱ yada iga iska baxaya wayna qurxin doonta
@dacwadafidintadiintaislaamka
@dacwadafidintadiintaislaamka 3 жыл бұрын
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖❤♥ 💖 ❤
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar.
@halimamohamed1302
@halimamohamed1302 3 жыл бұрын
Beautiful idea
@abdirahmanjamashide5262
@abdirahmanjamashide5262 3 жыл бұрын
Shal xadaarad 👏
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 жыл бұрын
@@taqwamedia11k70 calankan aad nala daba ordayso fool xumadiisa nagal hadh waryaa.. Bilaa edab.
@kaltunaagacmodhere6341
@kaltunaagacmodhere6341 3 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto awawgen Sheekh isxaaq iyo musliminta inta dhimatay aamiin
@suhurahilmih8790
@suhurahilmih8790 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto qabrigana haw nuuro awoowyasheen sheikh isaxaaq dhigii nalaga beeray
@masnamiski6391
@masnamiski6391 3 жыл бұрын
Dhashii zheikh isaxaaq🇮🇹♥️
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 жыл бұрын
Sh.isxaaq axmed maxamed xuseen Cali xamsa cabdalla ayuub maxamed qaasim axmed Cali ciisa yaxye maxamed al taqi xasan al caskari Cali al haadi maxamed al jawad Cali al ridaa muusa al kaadim jacfar al sadiq maxamed al baaqir cali zain al cabdidiin xuseen cali binu abii daalib
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 3 жыл бұрын
@@saacidmaxamed6507 Taa lama hubo. Waxa la hubaa kaliya in sheekh isaxaaq dhalay rer shikh isaxaaq
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 3 жыл бұрын
@@saacidmaxamed6507 ookaly sawdiga toos u galay Cali ibu abi daalib hhh waar halka inga hubso Ma nihin reer qurayshe camo Awoow sheekh isaxaq un ba ku joog sna rabi ha u naxariste
@zainayusuf5292
@zainayusuf5292 3 жыл бұрын
@@banuhaashim9539 Shikh isaxaaq waa qofka kayla ee abtirsiintisu book kuu taal ee adigo maxa banu hasiim banu haashim ula baxday?
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 3 жыл бұрын
@@zainayusuf5292 Sheikh isaxaaq binu axmed binu haasim baan ula baxay, laakin cali binu abu daalib waa bayn
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
Allaw usiyaadi nabada iyo nimcada somaliland 💚🤍❤💯🥰
@afrahyousof4364
@afrahyousof4364 3 жыл бұрын
taiz bad ma laha marxumiinta iyo awoowo shiikh isaxaaq uduceeya ale ha unaxaresato aamiin aamiin yarabi calamiin
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 3 жыл бұрын
Maa shaa allah beautiful holiday in Waqooyiland Badda Duriyeda reer sheikh ISAAXAQ wadad irirnimo kuweyntahay alle ha xifdiyo isaaq In-shaa-allah SEFI JOURNEY MY BROTHER
@suhuribraahim8646
@suhuribraahim8646 3 жыл бұрын
Masha allaah Allow dhulka quruxda badan eed na siisay iyo amniga Somaliland ba noo Siyaadi ❤❤❤
@lailaibrahim3629
@lailaibrahim3629 3 жыл бұрын
Aameen Ya Rabb ul Alamiin
@sakibarkhad1850
@sakibarkhad1850 3 жыл бұрын
1 qof baan ahay moyee 1milion waad u qalanta🥰
@aboubakerabdiyonis691
@aboubakerabdiyonis691 2 жыл бұрын
Alaha uu naxaristo sheikh issaq iyo sheikh Samaron From Ciise Waan idin salamay reer Somaliland walahay from Djibouti Somali waa wada Somali Gabil na Gabil ma cara dhero
@gurmadmedia2554
@gurmadmedia2554 3 жыл бұрын
ilaahay naxariistii janatul firdawsa haka waraabiyo Awowgeen Sheekh isaxaaq binu Axmed ilaahay Raali haka ahaado Amiin
@arsaqali9464
@arsaqali9464 3 жыл бұрын
Mansha Allah awowgii sh isaxaaq Allah u naxariisto qabriga ha u nuuro faataxada u mara awowgeen
@c.rashuuraxmed9576
@c.rashuuraxmed9576 3 жыл бұрын
Intee qayz qayz zugaysay like hayla dhaafina🤣✋
@tahirdahir1093
@tahirdahir1093 3 жыл бұрын
Kkk mnshallah
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴. Subescribe iisaar
@c.rashuuraxmed9576
@c.rashuuraxmed9576 3 жыл бұрын
@@tahirdahir1093 🥰
@sahraabdirahman4363
@sahraabdirahman4363 3 жыл бұрын
Kkkk
@c.rashuuraxmed9576
@c.rashuuraxmed9576 3 жыл бұрын
@@sahraabdirahman4363 😅
@djimos9058
@djimos9058 Жыл бұрын
Allah ha unaxarìiisto awowo sheekh isixaaq
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto awoowgeen sheekh Isaxaaq iyo waalidkeen intii dhimatay janatu fardawsa alle ha geeyo Aamiin yaa rabbi
@maxamedfaarax2272
@maxamedfaarax2272 3 жыл бұрын
Qays Qayser Nin Masuula Waxan Kaa Codsanaynaa Videoga Hore Noogu Soo Dhig. Saw maha Dhalin Yaro Like ku Muujiya Ha Arke Qays qaysare
@ahmth167
@ahmth167 3 жыл бұрын
Wu inagu rajiayay videao yada
@kalilrage8873
@kalilrage8873 3 жыл бұрын
agree
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
Shiikh is Xaaq AllaHa Kuu Naxariisto From Galkaio mUdug Puntland somalia🤲🙏
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 3 жыл бұрын
Illahow unaxariso dhamaan sheikh isxaaq ibnu ahmed iyo Dhamaan eheelkisi janna Fardowso Allaha kawaraabsho dhamaan ummada. Muslimka ah. Amiin yaa rabbi
@aka.n1bulshit935
@aka.n1bulshit935 3 жыл бұрын
Love from Mogadishu keep going.
@saabirbarre4179
@saabirbarre4179 3 жыл бұрын
Ninka ugu horeyoo daawaday videogaan waa aniga waxaana kasoo jeedsaan kismayo ❤
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Wlc axb
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar🙏
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 жыл бұрын
Kismaya 😁😁😁anigo yar iya lay geeyay bari beerka iya nalaga tumay qaldaniin bay nagu odhan jireen armad kuwi na qaracay Ku jirtay inadeerow igana raali ahawo😁
@saabirbarre4179
@saabirbarre4179 3 жыл бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 war way jiraan ilmo badan oo mesha la keeni jiry xitaa ay nagu adkaan jirty inan luuqoooda fahano waana midab takoori jirnay qaldan iyo qowdhanba waa dhihi jirnay😂😂😂
@mustafehusseinshire6178
@mustafehusseinshire6178 3 жыл бұрын
Masha'allah dhulkii barakaysnaa. Marka Hadda Dawladu Isku Xidho Ceerigaabo Iyo Maydh Laamida Lasaaro marar Badan baan Ku Dalxiisi Doona Insha'allah.
@b.technology209
@b.technology209 3 жыл бұрын
Saaka ayan geographyga_ku dhiganayay sheekh isaxaaq alah ha u naxariste
@imanhassan6488
@imanhassan6488 3 жыл бұрын
Masha Allah this guy is Amazing, he is a proud Somali , not trying hard to copy other cultures like a lot of our people do. and he has a the knowledge of the places and telling us the correct information . Fariid degan oo farxaana . Allah haku xiftiyo
@walaalahaofficial6346
@walaalahaofficial6346 3 жыл бұрын
Alah haku naxariisTo abe sh.isixaaQ inch allah wa inan mar qabriGa awawgaay booqdaa🥰
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 3 жыл бұрын
Awowga miya
@walaalahaofficial6346
@walaalahaofficial6346 3 жыл бұрын
@@MohamedAnwar. Haa
@jaabirabdirxaman
@jaabirabdirxaman 3 жыл бұрын
Anagoo kaa Tacsiyaynayna geerida aabe hadana waan kuu xiisnay bro, soo badi. 💎Qays Qayser guuulayso
@AMOs-sy8vl
@AMOs-sy8vl 3 жыл бұрын
aamiin ma abihiiba dhintay
@jaabirabdirxaman
@jaabirabdirxaman 3 жыл бұрын
@@AMOs-sy8vl haa zxb wiigagii hore
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar.🙏
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Allah Yarxamo eebow jano firdowsa ka waraabi awoowgeen. Waar ixtiraam muujo oo dheh waa Xabaashii awoowgeen ama awoowgay Sheikh Isxaq Bin Ahmed, Raximahu Allah.
@ifsaraismail2495
@ifsaraismail2495 5 ай бұрын
Allah yaraxma sheekh isxaaq dhiigayga qayb ka mida
@ismailmaal6931
@ismailmaal6931 3 жыл бұрын
Ninka kaliyee aanka comment gareeyo KZbin, brother keep going.👏🏽
@yaxyehazzan8412
@yaxyehazzan8412 3 жыл бұрын
Anagu Dalmar Ayaanu kuu Bixinay zhb Hadaan FANZKAGA NAHAY❣️❣️🤗
@cabdiraasirxuseen8276
@cabdiraasirxuseen8276 3 жыл бұрын
Sidokale
@fahadegal7884
@fahadegal7884 3 жыл бұрын
اللهم ارحم جدنا الشيخ إسحاق بن أحمد الهاشمي واغفر له واجعل قبره روضه من رياض الجنه يا ارحم الراحمين 🤲
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
امييين ي رب
@hodoismail7131
@hodoismail7131 3 жыл бұрын
أمين يارب العالمين
@alijama8180
@alijama8180 3 жыл бұрын
فهد اللهم امين لكن تدري في فحص نووي أن أغلب اسحاق على تحور tm70 ماعدا جزء كبير من عبر اول على تحور em35 ومن ev32 الذي طلع به أكثر قبائل صوماليه ماعدا سمرون وعيسى هم على نفس تحور tm70 اي قصة دير فيها نوع من حقيقه اعمل فحص y500 قد لاتكون من ذريه ولااقصد اساءه هذا جديد تحيا ت من درويش من فرع ev32 ورقم عينه مع شركه فاملي تري 855643 .أكثر قبور خرفان وعملت من قبل صوفيه فلا تصدق كل شي وعبادة قبور الزيارة نوع من كفر.
@collectionoffashion477
@collectionoffashion477 2 жыл бұрын
@@alijama8180 اعطينى المصدر والاثبات بكلامك! لانه انا اعرف بنت سمرون ببريطانيا عملت تحليل وطلع ٣٪؜ فقط عرب وعلى فكرة تعرف انه الشيخ اسحاق هو الوحيد بين قبايل الصوماليين اللي نسبه معترف فيه عند ال البيت بالدول العربيه واذا رحت لاي نسابه بالحجاز واليمن وبغداد حيطلعولك مخطوطة الغرباني الموثقه من قبل اهله العرب اللي تتكلم عن رحلة الشيخ اسحاق من العراق للحجاز ليمن لشمال الصومال زيلع تحديداً وتذكر اسامي ابنائه اليمنين واسامي ابنائه بالصومال وتذكر وين اتوفى بميط. ناهيك عن اربع كتب شخصيه كتبها الشيخ اسحاق عن رحلته واخذو الكتب معاهم عياله باليمن لما زاروه بزيلع وهذه الكتب موثقه عنه عند العرب ماعليها جدال وتذكر ابنائه بالصومال.. وكل هذه الكتب مصدرها مو صومال والوثائق من عندهم وتذكرنا هذه نسخة من مخطوطة الغرباني المعتمده عند ال البيت بموقع ارشيف archive.org/details/makhtotah_algherbani/page/n34/mode/2up
@khadramaxamuud5514
@khadramaxamuud5514 3 жыл бұрын
Wcs wllo qays qaysar Maanshaa allaha illahay ha unaxariisto awowgeen sheekh saxaaq 😭😭♥️
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Awy. Mete isaaaqq. Love shamanskt❤️❤️😍❤️🥺🥺
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
awoow dhulkeena hooyo allahayaw cadaw gacanta ha ugalin❤❤😎😎😎 shiikh isxaaaq❤❤🙌🙌👏👏
@abdurahemmokhtar9514
@abdurahemmokhtar9514 3 жыл бұрын
2019kii baan bookhday dhulkan, ma aha dhul laga xiiso goynayo,quruxda uu alle ku manaystay lama koobi karo, meeliba meel kasii qurux bdn, idanka alle marar badan oo kalena waan u laaban. Ku mahadsanid adna tabintaada wacan.
@luuluqaalimohamed3859
@luuluqaalimohamed3859 3 жыл бұрын
Wll inaan tako ayaan jeclahay dhulkaan sey igu suurto galeysaa
@hamdiseadfarah521
@hamdiseadfarah521 3 жыл бұрын
@@luuluqaalimohamed3859 wllo waa halke talow
@wowwow60
@wowwow60 3 жыл бұрын
Somalida hadii layar amaano oo ay carabtu tiraahdo xabiibi waa lagadhamaysanayaa somalida haduu qof ajanabiya uqoslo runbay moodaan adeer iskaqabta ajaanibta kaluunkiini dhamaysay
@marwankhan1755
@marwankhan1755 2 жыл бұрын
@@wowwow60 yaaaaaa!!! Waar dee somaliland cidi kaluunkeeda ma xadee malaa waxaad moodaysaa meeshaa somalia layidhaa ee qarax iyo qoxoontiga ah
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Magacaygu waa isxaaaq awawgyna waa isxaaaq alah ayaa mahadle iga dhaliyay duriyad balaaadhan oo barakaysan mashalaah alaw na xafid oo noo danbi dhaaaaaf
@asiyaalihussein182
@asiyaalihussein182 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso awoo yaashey❤️❤️ isha allah hadaan noolaado waan soo arki doonaa.isha allah, 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️
@nimcohassan9003
@nimcohassan9003 3 жыл бұрын
Woow soo amazing wll wan ku tagera wlhi hore u soco hno wax yaro geesiyad tahay nolosha farxad iigu dhameso😍😍😍😍
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Ale ha unaxariisto sheikh isaaq 💚⚪️❤️
@malyuunkhaliif7637
@malyuunkhaliif7637 3 жыл бұрын
masha allah adban ujecelahay mariiki gariga sidan meel duur ah usocdoh muqaldad belo wayeh allah ku xafido
@saki7952
@saki7952 3 жыл бұрын
Mashaa Allah brother keep going. This not just a video but it is the reflection our beautiful environment.
@togjano9541
@togjano9541 3 жыл бұрын
Mansha Allah Awoowo Sheekh Isaxaaq binu Axmed Alle ha u siyadiyo nuurka.
@museibrahim2796
@museibrahim2796 5 ай бұрын
Allah Janatul fardowsa ha ka waraabiyo Awoowo sheekh isaxaaq
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 3 жыл бұрын
😭😭 dadkii dalka u dhashay gaaajaaa laysay kaluunkii iyo khayraadkii badana waxa guranaaya ajaanib iyo yamaniyiin dadkaygaw baraaruga oo khayraadka ka faaiidaysta ilaahaw nimcadaada na garansii alxamdulilaah
@ibnumurshid1186
@ibnumurshid1186 3 жыл бұрын
Soomaalidu waa dad yaableh iyagaa isku mashquulsan kheyraadkoodana kama faaideystaan
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
Waxaasoo quruxa waxa leh dhuLka somalliland nacabku darbiyada hajiidho
@taqwamedia11k70
@taqwamedia11k70 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🇸🇴 Subescribe iisaar.🙏
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
@@taqwamedia11k70 reer somaliland cidan ahyn subscribe kuma khasarinYo 😂
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
@@peaceandlovepeople4222 dhulKa Somalia waakee maka 24 hours ololaya
@ayyykh8020
@ayyykh8020 3 жыл бұрын
@@booblyrics647 dhulka somalida uu dhan wa bad iyo wabiyo malaha somaliland kama aadan so bixin
@ibnumurshid1186
@ibnumurshid1186 3 жыл бұрын
@@booblyrics647 somalilandta micnaheeda xitaa mafahsanid hhhhh
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@abdirahimahmed3064
@abdirahimahmed3064 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sheekha iyo intii dhimateyba ee muslim ah
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 4 ай бұрын
Awoowo sheekh isaaaq aleh ha unaxaristo
@baaruudak.b.m1114
@baaruudak.b.m1114 3 жыл бұрын
Bada mayd qurux badanaa maansha allaah iyadaa ka quruxbadan ta batallaale.. Waxay ahayd in halkan loosoo dalxiistago--
@fardusahmed4981
@fardusahmed4981 3 жыл бұрын
Wow 😯 that’s amazing 🥰 thanks Wll so gubintada
@ayandahirmohamed1188
@ayandahirmohamed1188 Жыл бұрын
Illahow unaxariso awow gay sheekh isxaaq 🤲🤲🤲
@khaliddayib1609
@khaliddayib1609 2 жыл бұрын
Aabo Sheikh IsaxaaQ Binu ahmed alle naxariisTi jano haka waraabiyo aapo🥰
@filsanmaxamed5262
@filsanmaxamed5262 3 жыл бұрын
Maydh waa meel qurux badan
@goodluck4021
@goodluck4021 3 жыл бұрын
Aabo sheekh isaaq allh haw naxariisto ❤❤
@YaxyeMuxumed-jd8rc
@YaxyeMuxumed-jd8rc 10 ай бұрын
Allaha unaxariisto awawgay sheekh isahaaq iyo awawgayga kle ee sheekh samaroon iyo dhamaan muslimiinta kleba
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 жыл бұрын
Ilaahay sheekha iyo intii kale ee mayti ah ee islam ee halkaa ku aasan ha u naxariisto. Waa bad aad u qurux badan
@mohamedawcali3202
@mohamedawcali3202 3 жыл бұрын
Wonder full i was in 2 weeks before in this amazing awaaw sheekh isaxaaq place 💘 waa meel aad u qiimo badan Baloo Ajee Mr qays sxp even in your home town Bangladesh iwas living 20 years before salaam
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Maashaa Allaaaah Groot, schoon,blue helder, totaal veilig, totaal gratis en Heel erg Mooie Zeeland om te genieten(zeven keer ierder geweest en genoten) thanks brother,, watching from berbera somaliland rep.
@khadarfuad9948
@khadarfuad9948 2 жыл бұрын
Aabbbo shiikh isqaax ilaahay ha u naxariisto aammmiin
@moustaphaelabe8688
@moustaphaelabe8688 3 жыл бұрын
Masha allah qays qayser and teams muqaal ad u quruxbadan iyo macneen wanagsan keep it 👍🏾🙌 guys.
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Abdirahman abdiweli mahadsanid inadeer wlhi wxd so duubijirtey waa videoga aan is idhi ya aku dhex dhiga meeshaas
@RashkaDeyr
@RashkaDeyr 3 жыл бұрын
Madaxa khaamta Qayz....... we are with you bro keep going ur amazing indeed. 👏
@hoodoabdi2845
@hoodoabdi2845 3 жыл бұрын
Sheekh isaxq binu Ahmeed awowo tafsiir fiicaan banu noqnayi adiga dabada oo isjeceel oo somalo dhaan laga ciiseyo wliba dad igu sharfta .badn alhee haku Naxristo awowo
@fayzaabdilahi278
@fayzaabdilahi278 Жыл бұрын
Aw00wken ale naxarista jano ha geey0 sheekh isaxaaq binu axmed ❤❤
@ibozone1
@ibozone1 3 жыл бұрын
Mansha allah bro Your doing a good job 👏👍👌🙌your a good example for the qurba jooga... I enjoy watching your blogs..I myself would love to take on a journey like yours in the future insha when I return home from Britain for good insha allah..keep up the good work bro..
@leylamaxaley5325
@leylamaxaley5325 2 жыл бұрын
Sheesh Isxaaq our ancestors 🙏🏿❤️💕🌸
@hanaqalihana5000
@hanaqalihana5000 3 жыл бұрын
Awoowe illaaahay ha unaxariisto Aaamiin
@fadgalbeed1507
@fadgalbeed1507 2 жыл бұрын
Muslimiinta dhimatay oo dhan alle ha u naxariisto
@ishaakismail8874
@ishaakismail8874 2 жыл бұрын
اللهمً ارحم شيخنا وجدنا وابناءه اجمعين ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nimconuura4493
@nimconuura4493 3 жыл бұрын
Mnsha allah mar walba oon videoy yadad dawado dalxis baa niyada iga gala wlhi mrku videogu dhmadna wan iloba😂😂
@apdiwali4604
@apdiwali4604 3 жыл бұрын
Like me wllhi wll
@nimc_8
@nimc_8 3 жыл бұрын
😂😂😂
@Doitnow4
@Doitnow4 3 жыл бұрын
masha allah dalmar weeye qaysqaysar insha allah mar bad idalxiis gayn
@mohamoudabdi5190
@mohamoudabdi5190 4 ай бұрын
In.awowo sheesh isaxaaq alle unaxariisto aamin aamin aamin dhaha
Warbixin : Magaalada Taariikhiga Ah Ee Maydh.
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 39 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 7 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 123 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 40 МЛН
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 107 М.
MAGAALO CIDLA AH | 48 saacdood ayaan ku noolayn magaalo cidlo ah
10:45
Qisadii Jacayl Bodhari | iyo Dalxiiskaygii berbera
15:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 204 М.
Xog ku saabsan Xabaasha Sheekh Isaxaaq ee Maydh.
6:24
MM Somali TV
Рет қаралды 23 М.
Isaaq iyo Daarood | qabyaaladda Soomaali rogtay!
15:54
Sahanka
Рет қаралды 98 М.
Qasrigii SAYID Mohammed Abdullah Hassan  | EYL
10:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 193 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 7 МЛН