Qabuuraha iskool Buluusiya oo Meydadkii laga saarayo iyo Meydka Marxuum Ajakis oo kamid ah.

  Рет қаралды 35,312

Universal TV

Universal TV

2 ай бұрын

Пікірлер: 101
@asmaosman9545
@asmaosman9545 2 ай бұрын
Hada geeri labaad ayay noqotay SubxaanaAllh
@studioyuusuf1038
@studioyuusuf1038 2 ай бұрын
Illaahow adiga awood lehe dembigeena iyo dembiga muslimiinta oo dhan🤲
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 ай бұрын
Amin Yaa Rabi 🤲🏻☝️🎤
@HodonCabdi-fy4nk
@HodonCabdi-fy4nk Ай бұрын
​@@dalkaab1436😮
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 2 ай бұрын
Subxanalah even the dead can't rest😢
@Sara_1431
@Sara_1431 2 ай бұрын
😢😢😢
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 ай бұрын
Subxanallah sideyn maxay 😭🤲🏼aheed ajakis illahay ha unaxaaristo isaga iyo umada nabi mohamed scw marxun ajakis dawlada somaliyey sidan uma gaalmo marxunku wadanka ayu iso sheeqeyey umada somaliyed oo dhan ayu ka qosliyey meyd qof dhintay oo bananka loso sarayo oo hamaale kaleeh dib lagu assayo hala xisho oo illahay hala gaa baqoo from Djibouti
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto umada nabi maxamed oo dhan
@user-gn7tg1gi6g
@user-gn7tg1gi6g 2 ай бұрын
Allah unaxaristo dhamaan
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 ай бұрын
Saan Waali waaye Allaow U naxaristo legend Ajakis
@abdiwarsame3507
@abdiwarsame3507 2 ай бұрын
Xasan guur guurte alaan kaaga dawnooney
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 2 ай бұрын
Haye yaa loo xiray qandaraaskan xasan baa hidiisu waa midaan dhamaad laheen ilaa xabaalihii😅😮😮
@mohamedzeyn-uu5eb
@mohamedzeyn-uu5eb 2 ай бұрын
Inalillahi wa ina ileyhi rajicuun am proud to be kenyan as a citizen wllhi wadanka somalia kenya kfcn
@user-yc9jl5ib2j
@user-yc9jl5ib2j 2 ай бұрын
Hday ka fcntahay maxd igu shegee ?
@yussufismael6314
@yussufismael6314 2 ай бұрын
Subxanalaah 😱 😨 kii noola wa ladili kii dhintana wa la faqaa
@nawawiminhaj-xl3hq
@nawawiminhaj-xl3hq 2 ай бұрын
Qabuurahana malaxaraashayaa !!!
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 ай бұрын
Xasan sheekh wuu waashay guryihii masaakiinta way deeqi waayeen markaasuu qabuurta qodayaa
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 ай бұрын
Maxaa xassan ka galay miskiin qabyaalad ku dishay dhaqter saykolaji aaad
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 2 ай бұрын
​@@sarahaden8314maxakageli wayey so dalka xasan dhulbobe qaburahana waka fakanwayene dalka.asaga.ka.musula waxwalbo dhacayana saxixiisa ayey ku dhacan adiga qabil ku difacaya qabrigas 2.mitir ah aya kusugaya
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 ай бұрын
​@@sarahaden8314asaga amarkiisa lagu qodaya qabuurihi oo muwadimiintii dhintay asaga magaciisa aya marlabaad lo aasaya ma waxad umaleyneysa inuuna kawar qabin qabriyada kaqodayo xita waxa kahadlay madaale duqa gobolka wuna kagaabsaday marka qabiil hassan hau difaacin asaga dalka madaxweyne ka ah wuxuna ku calamadeysan yahay xaraash waana ayah xasan iyo kooxdiisa mana dhargaan
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto, waa walaal nagu waynaa oo aan jeclayn laakiin qadar Alle waa ku sabraynaa. Ma aqaan waxa looga maarmi waayay in qubuurta la faago, haddiiba ay dhacaysana in dowladdu fuliso ayay ahayd kolley wax aan ka naxnay waaye Allaha u naxariisto
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 ай бұрын
Subxaana Allah, Xamar baa Sidaas beey ku dambeeyse? Meydadkiina ma ka aamaan waayeey Somalia. Xasbuna Allahu wa nicma Al wakiil.
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 2 ай бұрын
Inalilahi wainala rajucun Alex allah ku naxirsto marlabad aya lagu asaya xasan dalxarashe medna maxarashe uqubo kugu dhacdey
@user-xf5hx1ez2c
@user-xf5hx1ez2c 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto intii muslim meshakudugan iye intii lagasaray dhaman Alle ha u naxariisto meshalagudugeyAllehakunageyo AmiinyaAllah 🤲 🤲
@abuabdallahmohammed9048
@abuabdallahmohammed9048 2 ай бұрын
Alle haunaxaristo abee ajakis
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 2 ай бұрын
Waa kaas. Hasaan shek. Dadkii la aa sey waa hore. Qubuu raha. La gu aasey xitaa waa loo deen waa yey. Meydkii baa qubuu raha. La ga la soo baxayaa. Uma dii xoo la hoo dii baa la bili li qees tey. Waa hore. Hadana qubuu ri hii baa loo yimi. Xagee wadankaa su ka haa gaa gaya. Hadii qubuu ri hii. La deen waa yey. Subxanalaah.
@umu-maalika
@umu-maalika 2 ай бұрын
Subxanallah subxanallah wlhi waa yaab dadkii akhiro xita Mey niga jiifi laayihiin
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 2 ай бұрын
SubxanaAllaah SubxanaAllaah qabriga qofka lagabixiyay qofka dagaayo indho adakaaa
@AbdirahimAhmed-tw3sz
@AbdirahimAhmed-tw3sz 2 ай бұрын
Alle ha naxariisto amiin amiin
@AboweAdo
@AboweAdo 2 ай бұрын
أللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم ابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه
@abdallabro11
@abdallabro11 2 ай бұрын
Allah unaxariisto wllkeen
@user-ih1yv7iq7g
@user-ih1yv7iq7g 2 ай бұрын
Allaha unaxaristo dhamaan muiminta
@ifraaxahmed9504
@ifraaxahmed9504 2 ай бұрын
Subxan Allah subaxn Allah waleee waxban deeqin odaygas rantaleh
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 ай бұрын
Dalkii soomaliya la odhanjiray wuu sii qudhmayaa😢
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 ай бұрын
War xassan gurgurte maykii qaburaha maka baxsan wayey xassan bahane calaamo Alle Ka ifi war kooxda dam kasii ayax bahan Alle wa Ka xishoon wayeen mooryan mooryan dhashay
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
Allah haa uu naxriisto ajakis laakiinse mooryaanta xamar joogta oo imaanka beelay subxanallah ilaahay baa mahad iska leh inuu jamhuuriyada barakaysan ee somaliland naa siyeey waxa
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 2 ай бұрын
Subxaanllha war ilahay maydan kacabsanayn maxa maytida laga donay dhulkii mu dhamady😢😢😢
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 2 ай бұрын
Subxnallah wa la yab wlhi 😢ale ha oo Naxariisto 😭 ajakis
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 2 ай бұрын
Subxanalah😢😢😢😢
@Sara_1431
@Sara_1431 2 ай бұрын
Subhana Allah
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 ай бұрын
Inaa hubsatan sidii kuwiihore dad baxsaday hadana lodiday jabad eebanankisa kudugay kuwaa labixin cadigood loodaayay qof bixin❤😊
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 2 ай бұрын
Xamar xataa xabaalaha waa la isku cashuuraa Subxaanallaah
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 2 ай бұрын
inaalillaahi wa inaa ilaahey raajucuun 😭 dadkaan intey u socdan umadii Aduunka Ayey ku dhibeen barigana wey ooga daba tageen subhanallah 😭
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 ай бұрын
Subaxanallah hataa Dadki Dhintay baa gurigoda looga dabatagaya Xamar Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 ай бұрын
Subxanallah dadkii dhintay qawuuraha ma idinka jirin la yihiin 😢
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 2 ай бұрын
Mid nool oo rabo meel uu seedo ayay xaaqooyiin meed mey u daahayaan
@AboweAdo
@AboweAdo 2 ай бұрын
Arintan xita wdn gaal kuma dhicin quburaha musliminta in labixiyo wa la xishmeya الله يخزيك الله ياحسن شيخ في الدنيا والآخرة
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 2 ай бұрын
Xamar waa xaraash
@weenkred6441
@weenkred6441 2 ай бұрын
Allaha unaxaristo 😭 ♥ ❤
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 2 ай бұрын
Hayaay ma qabuurihii😂😂😂.
@lulaa1113
@lulaa1113 2 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@nasara438
@nasara438 2 ай бұрын
Subxanallh
@mohamedfaqi1025
@mohamedfaqi1025 2 ай бұрын
Subxaana Allah yaab soomaali xataa marxuum ma ka fakanaayaan
@naciimaahmed6758
@naciimaahmed6758 2 ай бұрын
Muqdosho waax walpa waa lagu arki 😮 alle haw wada baxariiizto dhammaan umada halkaa ki aaazan😢
@farahcarlos3669
@farahcarlos3669 2 ай бұрын
Allah yakhri baytak Umadii iimankaa ka tagay
@user-pf3lo6bp2s
@user-pf3lo6bp2s 2 ай бұрын
Subxanalaah hadana ma tanaa dhacday yaab
@garaadosman3813
@garaadosman3813 2 ай бұрын
Eebe naxariistiis ayaan oga barinay mudane ajakis
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 ай бұрын
Ar hawiyoow dowladnimadii saan ma u gasheeyn Allow amuuraha sahal
@MaynuunKosoow
@MaynuunKosoow 2 ай бұрын
Aamiin aamiin
@user-pm7dk2tj5h
@user-pm7dk2tj5h 2 ай бұрын
😢😢😢xaraam wlhi
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 2 ай бұрын
Yaab xasbiya Allah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 ай бұрын
Inna ilayahi wa inna ilayahi rajicuun 😢😢😢😢😢 xasan shekh wa wax laga sugayay
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 2 ай бұрын
Subxanallaah xamar akhiru saban ayaa ka jira maxay nabad u noqon wayday bala leyahay wa meel maydadkii xata la xurmayn wayey yahuu imanka alle idinka qaad
@ashkirrrr
@ashkirrrr 2 ай бұрын
Mdxweyne Xasan qabri qodoow waa ku caan waxaana keenaa wax dowladnimo layiraa mayaqaan wuxu yaqaan dhulboob
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 2 ай бұрын
Adi cabtooy maatahay qamri noocee cabtaa warsidee xurmadle xasan shiiq xafida hullah aad afkaaga huuradiisa ugu sooqaadi kartaa
@Sacdyodaahir
@Sacdyodaahir 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@iradjimale1863
@iradjimale1863 2 ай бұрын
Xasan sheekh balaayo dhuunta kugu dhufatay
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c 2 ай бұрын
M.med cabdulahi farmajo ceebtisa Rabi wuu asturay
@zahradurow9525
@zahradurow9525 2 ай бұрын
Subhanalaah Allaaha ka u Naxarito xamar maal amaan ama qabuuro amaan ah majira shacabka somaliyeet illaahay ha u gargaaro sidaan rafaat waye
@MohamaedAhmed-pc4vx
@MohamaedAhmed-pc4vx 2 ай бұрын
Subxanalaah subxanalaah madaxdalka sharaftodi weydhimatay waya dadmedkabaxsawayay miya madaxladhikara war walalayalo ceb iyo caloolxumabadana war dadka damirxuma wafadexo mucjisa ah oogada tanwaxakuxikto in qabriyada oodhan laibsado oolayirahdo qof meydkisa anlacanshurin lamadugayo 20 sano kuwidhintay hadiladeynwayay godka iskabada ohalagadanabo waxa dhiman leysanki maydadka hanashekto dwld xafiska bixinayo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 ай бұрын
Dameeroley marka ay xukunka qabtan maxey u fagtan qabuuraha xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo
@msatl94
@msatl94 2 ай бұрын
So sad 😢
@Sara_1431
@Sara_1431 2 ай бұрын
Jamacaha zonakey agteda wa lagu dayacay madadka cagafaa lagu burburiye 2014 arke med lafihisa jidka yalo meshina gurya laga dhise 😢
@imthehero76
@imthehero76 2 ай бұрын
Dadkaan dad noocee eh waaye
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 2 ай бұрын
XASAN DALABEEY dalka waxoow garsiiyay FOOL-XUMADAAN. DHUL-BOOB.
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 ай бұрын
Qabiil ayad la jiran tahay dhaqter saychoji aad
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 2 ай бұрын
@@sarahaden8314 Mandhaaye, XAA TIRI HEE BIRIGA? Qabiil aa? XASAN DALABEEY soow ma aheen QOFKA QABYAALDA ku kiciyay ninkii ISAGA ka horreeyay! Yaa HAWIYAA, FARMAAJO waa MARRIIXAAN! QORAYGAYGII CADAAY. THUMA WALLAAHI WAAN BIXINEEYNAA. Ilaawsha dhawidaa, ma MOXOG iyo WAANBE aad ku dibirtay?
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 2 ай бұрын
​@@MIDNIMOJANAQOOWTani wa dameerad yax yax lehen iyada laftigeda qabil.xasan med xarashe ku tagereysa inkar haku dhacde
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 2 ай бұрын
@@deqawarsame-nd9yd Bal ma ila aragtay horta! Kuwaan XASAN DALABEEY taageersan, waa QOOM BAADIYEYSAN!
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 2 ай бұрын
​@@sarahaden8314 qabiil mahe wa run isaga dalka ka masula dadka dhulka maydka halaga saaro lehna sharciga buu marsin kara ilahay ka baqa bisinke Kaalaya maydan xishoonba
@user-dj4ly9qc8k
@user-dj4ly9qc8k 2 ай бұрын
Sudxanalaheventhedeadcan,tres t😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤🫶🏻🫂🤲🏻🤲🏻
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 2 ай бұрын
Waya noso xasusinaysan waaba ilow ney 😭😭😭😭😭
@goldensilver210
@goldensilver210 2 ай бұрын
Sxbayaal dhulka ebe oo dhan ayaa wada qabuuro ah Ee somaalaay sidaan Dan noma ahan halaga shaqeeyo nidaamka dowladeed aniga waxaan qabaa qabuuraha Muslimiinta in laga dhigo casimada meek ka baxsan, Tankale mid ogaada manta hadaanan la rarin qaburaha xafadaha ku dhexyaala wa lazim in malin un la iska dhisan dono ayadoon la rarin ee somalaay , Wadanka iyo dowladnimada halaga shaqeeyo afxumadana haka daayo wixi Dan guud lagu qaban jiray wa in sideedii loogu adegaa , mar aad degtaan oo. Ku dhex dhashaan dhismihii dowlada iyo mar aad qabuuro ka dhigataan waxaas xal ma ahan walalayaal ogaada wa lazim hadad manta didaan beri wa un la bixin ee manta medadka mesha halaga raro
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 ай бұрын
saan waa calool xumo wallhi Xamar waxa ka socda wax caadi maaha oo xata Ahlu Qubuurtii way Nasa la dahay Yaab badana
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 ай бұрын
Nin xabaalihii muslimiinta u dhacay doowlada uu soo wado waa maxay? Ajakis iyo dhamaan muslimiinta meesha ku aasan Allah u naxariisto
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 ай бұрын
Dawladii dalka ka talinaysay aaway
@fxchannel2019
@fxchannel2019 2 ай бұрын
Cuna maydadka qadadweyn waxkasta way kasurtowda😳😳😳
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 2 ай бұрын
Xasan baahane xata maydadka kamaxishodo
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c 2 ай бұрын
Rabbi talo kufilan
@ailover5719
@ailover5719 2 ай бұрын
Somalia heerks gartay istaqfrula Markasa dad aya ka difacy😂 failed state😂
@KingHamada1
@KingHamada1 2 ай бұрын
KADIBNA IN LOO HANJABA KA DAMBEYSAY 🤦🏾‍♂️
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 ай бұрын
This is very wrong destroying muslim graves like that
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 2 ай бұрын
Xamar masiibada kasocoto daraadeed ayaa Somalia loo halaagi doonaa. Kuwaan maytidii xataa kama badnaadayso. Waa Waxaas waxa qaraxa iyo amni xumada loogu salliday.
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 ай бұрын
Nimankan lacag miyaa la soo siiyey si ay dadka u cabsi geliyaan oo nimanka qabuuraha dhacayna howsha ugu fududeeyaan? Yaa u sheegay in meesha la dhisanayo? Dadkan xabaalaha qufayaa qeyb ayey Ka yahiin boobka reer akhireedka lagu bililiqeysanayo.
@cayto2857
@cayto2857 2 ай бұрын
Dadka eheladoda maxa loo xasuusinaya waayaabe
@ayaanlebashiir7832
@ayaanlebashiir7832 2 ай бұрын
Waa marin habaabintii qabuuraha macalin nuur oo kale goormaa ayay bulshada fahmi doontaa beentaan duugoowday
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 2 ай бұрын
Dowladaan xasan maxaa ka qaldan.war dadka la hadla inkaaraa qabtiin .Madaxwene imatayaab aboos iyo dhulal leysku heystaa,waxaan ka hadla ganacsataanada waalan dadka ka qabta
Raila aingia serikalini kwa mlango wa nyuma
4:38
NTV Kenya
Рет қаралды 11 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 72 МЛН
Ong Bak | Fight Club Scene
15:05
Cinewatch
Рет қаралды 67 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 394 М.