QABYO QOFKEEDAA DHAMEYSTIRA - SAADAASHA GUUSHA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH & FARRIINTA KOOXDA DEEGAAN

  Рет қаралды 32,976

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

XASAN BAA DHIB SOO MARAY
WADDA DHEERNA SOO MAREY
MEEL KU GAAR KU DHAAFNOO
XASAN BAA DHAMEYSTIRI
DHAB QIYAAL HA NAGA DUMIN
HEES DE-DEG AH OO LOOGU TALA GALAY
MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH MAXAMUUD ..
 HEESTA: QABYO WAXAA DHAMEYTIRA DHAGA QABE FEEJIGAN
 EREYADA & LAXANKA : ABWAAN MAXAMUUD CABDILLAAHI CIISE SANGUB
 CODKA - KOOXDA DEEGAAN
 MUSIC: USTAAD YUSUF SUBXAANYO
 FARSAMDII ABDIASKARITUBE
.....................................................
(1) USTAAD : SICIID AXMED ‘SICIID TOOM’
(2) SAADDAAM MAXAMED
(3) MAXAMED TAWANE - TAWANLE
(4) CABDIWELI CUMAR ; ABDIWELI OMAR
(5) MAAMA - XALIIMO NUUR JEYLAANI
(6) CAALIYA ANFAC - AALIA MOHAMED
(7) DEEQA QALBIRUXA
(8) HODAN CALI AXMED ‘BADBAADO’
..........................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 46
@samadoon4388
@samadoon4388 6 жыл бұрын
Abbe Hassan sheikh waku xiisney oo dhab ah macalin
@calimaxamuudmaxamed7394
@calimaxamuudmaxamed7394 6 жыл бұрын
Sama Doon sidoo kale waynu uxiisnay
@calimaxamuudmaxamed7394
@calimaxamuudmaxamed7394 6 жыл бұрын
Waxaan qirayaa xasan sheikh in uu yahay madaxweynaha somalia guul mudane waa laguu xiisay
@muhanadkeysi3629
@muhanadkeysi3629 5 жыл бұрын
ixatiraan macalin kaga ixatiraan madaxweene mudane xasan sheekh
@qoraxjoog7399
@qoraxjoog7399 7 жыл бұрын
Xasan sheekh Abo kuma ilaawi Doono Guulayso
@cabdiqanialcadala9307
@cabdiqanialcadala9307 6 жыл бұрын
mudane xasan sheikh mdxweyne jiro nlow
@muhanadkeysi3629
@muhanadkeysi3629 5 жыл бұрын
Soo labo mudane xasan sheekh madaxweene hore guul geesiga soomaali
@deeqodeeqo7311
@deeqodeeqo7311 6 ай бұрын
Madaxweyne xasan sheikh for ever Madaxweyne taariikhda kuxisi doonto alx 2026 inaad nahogamisaa 30/3/2024 Ramadan mubarak ♥ ❤
@calimaxamuudmaxamed7394
@calimaxamuudmaxamed7394 6 жыл бұрын
Madaxweynaha somalia mudane xasan sheikh ?
@drhassannasiib2742
@drhassannasiib2742 5 жыл бұрын
Madaxweeyne waa Laguu Darsaday Aqoon yahay Duruufta Dalka iyo Dadka Xog Ogaal U Ahaa Soo Noqo Mar Kale Aabo Qaran
@esfawayaragtidaqalbiga3197
@esfawayaragtidaqalbiga3197 7 жыл бұрын
xasanow cadowgaa hajabo iyo kuwa Sheeka raaca ah
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 4 жыл бұрын
Mudane madaxweyne markale soo noqo waa laguu darsaday
@CabdaFataah
@CabdaFataah Жыл бұрын
Maaliintii aan warkiina Qaadan waynay ayan talada dalkeena gacanteena ka baxday Lknse 2022 15 may ayaa alle dib inooga soo celiyey
@ruunsharaf8205
@ruunsharaf8205 7 жыл бұрын
Run miyaa hada sangub maa miraha leh
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 7 жыл бұрын
#RuunSharaf.. Haa Huuno Miraha & Laxanka Abwaan #Sangub Ma Qarsoomo..isagaa leh Codkuna Waa Kooxda #Deegaan
@user-ug4wz2gz9j
@user-ug4wz2gz9j 7 жыл бұрын
Ruun Sharaf abwaan sangub waakuqasaarey gargurte qabyo
@freetv2034
@freetv2034 7 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE sangub dambe laigama maqlayo
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 7 жыл бұрын
free tv ....Abwaan #Sangub .Wuxuu aaminsanyahay "Miro Geed Saaran -Kuwa Guntiga kujiro looma Daadiyo" #AbwaanSangub Weligii Dowlad Dhisan kama hor imaan..Somaliduu aad u yaqaan, Riditaanki #SiyaadAbarre Ku Quus Qaado... 🇸🇴Somalia Guul iyo Gobanimo Insha,Allah ...
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 7 жыл бұрын
free tv yanlagaa.maqlin.angaa.nalaga.maqlayaa.ee.waxmicno.aad.u.haysaa.majirto..abwaanka.ma.ahan.qabiileyte..eecadi..iska.dhiga.tigii.qorayaaloow.lajaanqada.aduunka.lajoogo
@Somali-One
@Somali-One 3 жыл бұрын
Qabyo wali waa qabyo.shacabka ninkii ka horyimaad waa qabyoobaa
@fadumoadan948
@fadumoadan948 5 жыл бұрын
Anaaga qaabyo maraabno
@sacdiyoaxmed3222
@sacdiyoaxmed3222 7 жыл бұрын
xasan maa dhamsetiri
@abdullahikatallahisheikhal7774
@abdullahikatallahisheikhal7774 5 жыл бұрын
Tuug wax madhameystiro a away xoolihii qaran
@zahuurqalanjo5811
@zahuurqalanjo5811 7 жыл бұрын
maxaa la doortaa maba garayo berito insha allaah ilaaaheey ayan u baryaa caafimaad uu Ku tartamayo uma sahlo insha allaah dadkii wey dhamadene
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 7 жыл бұрын
zahuur qalanjo jirada.aad.sheegtay..jeebkaan.kugu.ridahayaa.jahawareerbaad.tahaye.ee.jiheenta.baro...in.adan.jiro..sheeginoo.lagu.baro.jawaab..jirada.aad.sheegtay.adan.kugu.riday.na.jeeb
@libanmohammed8639
@libanmohammed8639 7 жыл бұрын
hhhhhhhhh qabaya ninkeedaa dhulka dhiga
@zahuurqalanjo5811
@zahuurqalanjo5811 7 жыл бұрын
sahra bar waayo jahinlka sheegeyso ma xoolaha ayat na cuntaa umada ileen qofkii nin kan garab siiyo waa tuug
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 7 жыл бұрын
zahuur qalanjo tafatirka.hadalkada.baa.tartiib.ubahan.in.owtuug.yahay.maxad.tusaale.iiga.dhigi.
@YusufAli-ok4bn
@YusufAli-ok4bn 7 жыл бұрын
warkan waxdhamays tirimaye alaaha anafiyo gargurte
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 5 жыл бұрын
qabyaduu sheegaayo ma aqaano madalkuu wax uqabyeeye waa kan dhul dhaqaalaba dalka kaboobey
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 7 жыл бұрын
jaha.qurxoonoow.na.xasan.jahilnimo.laguma.oga.jaliilkii.untaybaa.kaba.dhig.jamaal.jimcaalayaal.waa.rag.jiroo..hadalka.yaanay..kana.noqon.jadwal.madoow.kuwa.qoraa.waan.ka.jeestay.ani
@abdulmajidosman6801
@abdulmajidosman6801 7 жыл бұрын
Horta xassan sheikh intuu kataliya haa dhameystro qabyada
@abdulmajidosman6801
@abdulmajidosman6801 7 жыл бұрын
Afar sano oo qasaaro waaye hadii xasan qoslaayo Bari la doorto
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 7 жыл бұрын
Abdulmajid OSMAN adna.waa.ku.dhaqaaleynayaa.ee.lasoco.barasadantaha.soo.dhawey.mafaxdaada.walaalkey..caadi.iska.dhig.walaalkey
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 7 жыл бұрын
Abdulmajid OSMAN xasan.qoslaayaan.qadarinayaa..qosolka.dadka.bow.qalqalka.kaga.tiraa..qasoro.maleh.nin.qoslayo..hadow.kucaynayo.baa.ceeb.ahaan.laheed..ee.cadi.iska.dhig.calamkana.lasoco
@esfawayaragtidaqalbiga3197
@esfawayaragtidaqalbiga3197 7 жыл бұрын
muniir adiga horta sawirka kusaran2iska qaad2kadib buu hadal kufuran yahay
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 7 жыл бұрын
dad.jiran.baa.jiroo.jahilnimo.u.dhher..jiheeynta.dowladnimo.garan.oo.jahawa.reerku.dhacay.jiro.culus.baa.wadee.jaliil.baa.ka.qadi.karo
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 7 жыл бұрын
shame on you
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 5 жыл бұрын
Xasan gurguurto 10 sano hadii loogu darana qabyaa udhimanaanayso nin jiljilicsan muxuu qabanaa hadana musuq kudarsaday
@samira6781
@samira6781 7 жыл бұрын
SHAME ON YOU!!!
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Deeqa Bilan oo ruxday Xaflada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
4:18
Maryan Mursal Ciise Iyo Hees Cusub Madaxweyne Farmaajo Soo Dhawoow 2017 l HD
7:00
wadahadal Video production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo fagaare kula hadlay bulshada Wisil.
11:53
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.