Qadiyadda Falastiin || Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 15,711

Salafmedia

Salafmedia

17 күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 49
@omarnuh
@omarnuh 15 күн бұрын
Alla wateen Wehel uma baahna Allaw Quwee Una Hiili Wallaalaha Reer Plastine ee lagu Tuntay Xaqoodii & Karaamadoodiiba Allahuma Ameen Yaa Rahman Yaa Rahim Sallallahu Alaihi Wasallam
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 15 күн бұрын
Sheekh umal allaha Ku barakeeyo cilmiga iyo caqligana allaha kuu siyaadiyo
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 14 күн бұрын
Kudarso sh.umal maanta hubka lagu dagaalamo iyo kii waagii hore Iskuma dhawa taasi macnaheheedu maaha in ay muslimiintu isdhigtaan balse waa Inay ku dadaalaan sidii awoodooda Hubeed uga yaraan ugu dhawaaan Lahayd ta cadawgooda
@zeinab.abdilahi
@zeinab.abdilahi 13 күн бұрын
Allahu abkare allahu abkare guul guul reer falestin❤❤❤
@abdirahmanibrahim4334
@abdirahmanibrahim4334 15 күн бұрын
Allaah u gargaaro walaalaheena falastiin
@user-mm8fn2jo3h
@user-mm8fn2jo3h 14 күн бұрын
Allah ugargaaro reer falastiin 😢
@AbdulahiMohamed-ox1br
@AbdulahiMohamed-ox1br 14 күн бұрын
Allaha ku barakeeyo sheekhuna
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 11 күн бұрын
jzakallaahu kheer sheekh
@maryanabdimohamed1334
@maryanabdimohamed1334 14 күн бұрын
God bless you sheikh
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 15 күн бұрын
MASHAA ALLAAAAAH
@cabdirixmaanmaxammedxasan.
@cabdirixmaanmaxammedxasan. 15 күн бұрын
أثلجت صدورنا فضيلة الشيخ
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 15 күн бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw ❤❤
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 15 күн бұрын
Scw scw scw
@dahabomohamed6718
@dahabomohamed6718 15 күн бұрын
Maasha Allah sheekh waxun oo dhan shabaab hadey jihaad rabaan nay fastiin aadaan waayaga somaili hocinyaan
@fowzias9513
@fowzias9513 14 күн бұрын
Mashaa Allah Allah ha ku barakeeyo Aamiin!
@Kaldeq
@Kaldeq 15 күн бұрын
Alhamdulillah hdan somali nhy wali wa nolnahay oo xaqa kama ganbaneno allah umadena ha u gargaro op midnimadodi iyo jecelki diinta ha uso celiyo
@cabdirixmaanmaxammedxasan.
@cabdirixmaanmaxammedxasan. 15 күн бұрын
Ha run ahanti,dawladaha carbta qadiyaddan iyo kuwo kaleba san logama hadli karo wana wax alle logu mahdiyo in xaqa an cidna looga baqeyn.
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 15 күн бұрын
Shacbiga qudus gaadha ka hayee Rabbow galadaada mooye Gargaarkale aanan filanayn Rabow birmadkaaga gaadhsii😢
@safiabdilahi
@safiabdilahi 15 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤
@abdirahmanibrahim4334
@abdirahmanibrahim4334 15 күн бұрын
Barakallaahu fiik sheekh umal
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 15 күн бұрын
Baarakalaahu fiika sheikh Mohamed
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 15 күн бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@user-jg8tm1zn8n
@user-jg8tm1zn8n 14 күн бұрын
Jihaadka shuruud ayu leyahay
@safiabdilahi
@safiabdilahi 15 күн бұрын
Mashaallah tabarakallah ❤❤❤❤
@AbshirMukthar
@AbshirMukthar 14 күн бұрын
Ilaahey ka cabso sheikh umalow
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 15 күн бұрын
Mashaallah ❤️ ❤️ ❤️
@sarahali1958
@sarahali1958 15 күн бұрын
Masha. Allah
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 15 күн бұрын
SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
@sabahmohamud-mu3sx
@sabahmohamud-mu3sx 15 күн бұрын
masha allah ❤️❤️❤️
@user-zs6lq7oc6s
@user-zs6lq7oc6s 15 күн бұрын
sax
@user-ll1zm4nx4y
@user-ll1zm4nx4y 15 күн бұрын
Mazha alaah sheekh umal ilahay cimrigaaha ha dheerayo waxuu wado ku riday. Ninkii jadiidiyada ahaa dar daraawi cilaajka ahaa waalnaa
@maan8746
@maan8746 15 күн бұрын
Si aad muuqaalka uboobsiiso riix calaamada setting ee shaashada geeskeeda kadib riix "Playback Speed" kadib heerar boobsiis iyo tartiibin ayu leeyahay ee kala dooro, ani heerka ugu hooseeyo aan doortaa
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 8 күн бұрын
2x baaban udhagaystay😂
@AbshirMukthar
@AbshirMukthar 14 күн бұрын
Sheikh umalow shiikh xassaan xuseen aadan maxaad kuheysataa intaa uun bow ka aaminsanyahaye dagaalda aduunka ka socdee
@Mohap2188
@Mohap2188 15 күн бұрын
Sheikha waxa hilmaamtay amxaaradi xamar timid iyo dagaalkii Afghanistan 20 sano kasocday
@QamarJamac
@QamarJamac 15 күн бұрын
yaab bingifiir af somali muu yaqaanaa hàdalkiisii camał aan inta ku arkee mase waa adruci waxa warka noo soo qoray
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 14 күн бұрын
Sh Umal sida ognahay muslimiintu masamaystaan hubka ay ku dagaalamayaan balse gaalada ayey kasoo iibsadaan hubka aad iibsatay na waa dhamaana yaa balse ka aad samaysato maahan mid dhamaanaya Suaal: maxaa muslimka udiiday in uu samaysto hubkiisa si loogu Soo dhiiran ee gaalada uga soo Iibsadaa marwalba ??????????????
@MarshalToronto
@MarshalToronto 15 күн бұрын
beenlow kan wa shaydan weyn wa big beeelow lakin somalidu wa jaaahiil 90% marka qurafaadkan way rumaysanayan lakin anigu wa ku qosla qurafaadkan
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 15 күн бұрын
adaa jaahil. Yaa munaafaq dullinimo kudhimo
@nasiryre144
@nasiryre144 15 күн бұрын
Magaca laga dareemaa inaa tahe jahil wax ba u bilaabneen anaga waa iska keen qari kartaa lkn rabigii ku abuurte ku xisaabin waxa aad qarsaneeso maalin lasoo bandhigi doono jiridoontee uno qo rabigaa meel looga badbaado ma jiro ilaa asi un unoqoto moyee waana danbi dhaaf badane una xariista adoomadiisa wanaagsan
@nasiryre144
@nasiryre144 15 күн бұрын
@@inamxmdsheekh1978 u ducee wll waa mid jahli haye wye iska daa
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 15 күн бұрын
Subxaanalaah walee dadkaan ilaahay ciqaabkiisa iyo caradiisa ayey dedejisanayaan waayo cid ka nabadgalaysaa ma jirto sheikh ito shariif midna war national u baqa cid wax yeeli maysaane
@MarshalToronto
@MarshalToronto 15 күн бұрын
@@AyaanGaylan ayaan jaahilaad waxa laga dhaadhiciyay in uu ilaahay dadka iqaabi doono walahi wan qoslay oo horta ilaahay ma dhagar-qabe sida umal uraaye baad mooday. been baadan baad aminsan tahay walahi ee ilaahay qofka ma ciqaabi doono waayo ilaahay wa naxaris baadnee ee ilaahay maha sida umal tuug amba umaal dhagar-qabe
@shidadabdinur3519
@shidadabdinur3519 15 күн бұрын
Jazaakallaahu kheer sheekh
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 15 күн бұрын
Baarakalaahu fiika sheikh Mohamed
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 15 күн бұрын
Scw scw scw
Xaqiiqada Shiicada || Sh Maxamed Cabdi Umal
45:09
Salafmedia
Рет қаралды 18 М.
Su aalo iyo Jawaabo (Xalqadii 23 aad ) Sh Maxamed Cabdi Umal
57:28
Sigma Girl Education #sigma #viral #comedy
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 56 МЛН
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 24 МЛН
Murugada iyo walbahaarka sh umal
1:19:13
HADYI MEDIA
Рет қаралды 1,6 М.
4ta bilood ee xurmada leh || khudbah || Sh Maxamed Cabdi Umal
14:54
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 82 М.
FADLIGA & SOONKA 10 DULXAJ ᴴᴰ┇► SHEEKH MAXAMED CABDI UMAL
58:14
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 40 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,6 МЛН
Қайдағы махаббат
3:13
Adil - Topic
Рет қаралды 132 М.
Akimmmich - TÚSINBEDIŃ (Lyric Video)
3:10
akimmmich
Рет қаралды 114 М.
JONY - Реки вели (mood/lyric video)
2:37
JONY
Рет қаралды 853 М.
Nursultan Nazirbaev - Gul Gul (премьера песни) 2024
2:37
Nursultan Nazirbaev
Рет қаралды 119 М.
Dastan Orazbekov & Ayree - Ómir
3:06
AYREE
Рет қаралды 102 М.