Qaladaadkan Qoyskaaga ka ilaali || Sh Maxamud Maxamed Shilbi

  Рет қаралды 33,979

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 42
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Illahoow guur ka noo wanaaji Aamiin yaa Allaah
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa kii rabi Muslimiineey Somaaliyeey walaalyaaloow badbaado hormar iyo barako iyo cadaalad iyo walaaltinimo waxey kujirtaa in laiskuxukumo kitaabka Allah iyo sunada suubanaha salalahu caleyhi wasalam .. Asagu rabi raali noogu noqonayaa أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ.
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa kii rabi Muslimiineey, Somaaliyeey, walaalyaaloow badbaado, barako. hormar iyo walaaltinimo waxey kujirtaa in laiskuxukumo kitaabka Allah iyo sunada suubanaha salalahu caleyhi wasalam .. hadii aan hormar ka raadino meel aan aheyn shareecada rabi weligeen liibaani meeyno.. Kitaabka rabigeen aan ulaabano أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
@aishaabubakar2779
@aishaabubakar2779 2 жыл бұрын
Masha allah shekhuna alla haku dhowro xaqiqda baad ka hadashay
@hamdimohamedzubeir2351
@hamdimohamedzubeir2351 2 жыл бұрын
ManshaAllah JazakaAllah ustadana
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 жыл бұрын
Maasha Alaah Tabaaraka Laah Sheekh جزاك الله run baad sheegtey qorshe xumo iyo qorahe la’aan. Kuwa wiilka cashada ku casumaayo maalin ka hor ama 3 saac ka hor uma sheegaan. Sid gabadha uu ugu sheego oo uu u yiraahdo casho ha iigu xisaabin wiilal baa I casumey. Communication ma jiro last minute wax waxkasta subxaana Laah plan oo waliba plan A iyo B la haada
@Mascudsayid
@Mascudsayid 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha'idinka ajar siyo Dhiira galin ayay iinoqon hadaad iso booqato Rabina haku sharfo. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
@craxmancali8475
@craxmancali8475 2 жыл бұрын
وجزاكم الله خيرا
@umucaaishahamdihassan4610
@umucaaishahamdihassan4610 2 жыл бұрын
Jazaakumullahu qeyr sheikh allah noo xafido xaqiiqado kahadlay allow xaqa ina waafaji, aamiin
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
M.a sheekh dar illaahay baan ku jeclahay
@FarduusXuseen-cx8mn
@FarduusXuseen-cx8mn 10 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@yasmincookingshow8779
@yasmincookingshow8779 2 жыл бұрын
Masha alah
@craxmancali8475
@craxmancali8475 2 жыл бұрын
Masha allah
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 2 жыл бұрын
Masha Allah shYou say true
@suban974
@suban974 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 жыл бұрын
Allahu Akbar
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 2 жыл бұрын
Sheikh khayr Allaha siiyo waxaa ka jira dhibaatooyin badan guryaheena Allaha noo fududeeyo hana noo hagaajiyo.. Mid tukanaaya oo aan balwad noocna lahayn oo aan la fahmayn ayaa buuxaan dulqaad lagula joogaaye ilaaahay amuuraha ha sakhiro.
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 2 жыл бұрын
manshaa Alaah jazaakalaahu khayr sheekh khayr badan Alaah Hakuseeyee mawduucan Aad haloofiiriyo 17 sano Ayaan reer leehay 4 cunugnawaan dhalay Aabahoodna waa maqan yahay masuuliyadiisuna was biil uun hada waxaan go Aan kugaadhay in Aan kalatagno soomaali reerahoodu was wada Suleman yihiin Alaah Hainabadbaadiyo
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 2 жыл бұрын
Walaley Maya maya maalmo badan ayaad soo samraysay oo dulqaadanaysay ilmahaaga niyadooda iyo noloshooda aabahood inaad wada joogtaan ayaa ku jirta adna ilaahay ayaa kugu siinaya wax aad ku faraxdo ee tasbiix iyo xowqalada akhriso InshaAllah khayr
@deeqaali6509
@deeqaali6509 2 жыл бұрын
Al mushkila marka lays guursanaaye lagama fikirin meel malagu wada noolaa mise 2wadan aad ayee u adagtahay in laba dal lakala jiro aabana masuliyadisa $ bis beey kuso aruurtaa,, qof walba agtiisa qof isguursanayaan haka raadsado dhib walbo jiro aad Isla xambaareysan dhib walbo jira ha iska so hor tooseesaan. Culeysyadana kula arkayo nin maqan ama gabar maqan reerka wax kama oga.
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 2 жыл бұрын
soomaali qaysas koodu waawada dulman yihiin siiba dumarka
@fardowsoahmed9072
@fardowsoahmed9072 2 жыл бұрын
Anig ninkeyg sas ah salada ma ilaaliyo waqtiged kum dukado hadi Mel la adayo 5 :00 ka kacaa maroo 4: 00 sac ka kacaa salad subax Mar 10 :00 subx dukanaaa hadan waniya qof ween ah dhahaa waxn dhhy hada ani salad ka tago ma iwaninesid miy kulh qof wen thy ade ku taalaa maxn sameya😢😢😢😭😭
@khaliifey2media175
@khaliifey2media175 2 жыл бұрын
Waano hadoo kaa diido nolosha uma qalmee iska fur qof qeyr badan ilaah hakugu badalo
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 2 жыл бұрын
allah ku hadayo wllsha xaqa allah kutuso
@fardowsoahmed9072
@fardowsoahmed9072 2 жыл бұрын
@@aminaabdi1295 ani maaha walal waa ninkeyga
@fardowsoahmed9072
@fardowsoahmed9072 2 жыл бұрын
@@khaliifey2media175 aamin 🤲
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 2 жыл бұрын
@@fardowsoahmed9072 wllashay alla ku sodahayi wllo uducay markad salad tukati wllo
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 2 жыл бұрын
faamilada soomaalida dhibaa haystack siiba dumarka
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
Sheikh nin maseer badan oo aan kugu kalsooneyn markii uu shaqada ka imaado suuliga fiirina aso kuso wicin irida so istaaga ku kadi cml in nin la joogto maxa xal u ah qof maseer bdn
@suban974
@suban974 2 жыл бұрын
Adiga sii more kalsoni telephone kaga is ka ag dhig wajiga marku kugu kuro ufarax meel markad adeyso usheeg dadku neceb yahay ka har laga yabo dad uu aqon uleyahay in ii yihiin
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
@@suban974 telen marabo in leygu imana cmla ka baqa meel iga fog ka shaqeya habeebki majoogo maalintii mar mar iso salama
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 2 жыл бұрын
Kkkkk kkkkk
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 жыл бұрын
Talkings
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Arin loo baahan yahay ayaad ka hadashay war kaasina waa xaqiiq illahoow na cafi Oo noo danbidhaaf
@fadumoaxmed8661
@fadumoaxmed8661 2 жыл бұрын
Masha Allah
Muxaadaradii ugu Dambeysey Sannadka 2021 ee Sh Abdirashid Sh Ali
1:16:38
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 10 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 19 МЛН
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
Salafmedia
Рет қаралды 245 М.
4 Dumarka Ka Mid Waa Ahlu Jaana 4 Naa Waa Ahlu Naar Sh Shafici
14:15
WAX AQRINTA & MUHIIMADA AY LEEDAHAY.           SH MUDAFA
1:08:05
Mubaarak media
Рет қаралды 2,4 М.
Qisadii Nabi Ibrahiim Cs ⁴ᴷ┇Sh. Abdirashid Ali Sufi 2022
18:27
Muxaadaro || 12 shey oo faqriga looga baxo || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:02:41
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17