qalam jalam lyrics | qalam jalam kaban | qalinle qalam jalam | qalam jalam qalinle | qalam jalam

  Рет қаралды 54,192

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Heesta:Qalam Jalam
Codka: Muuse Ismaaciil Qalinle
Erayadii: Abwaan Xasan Qowdhan
Laxankii: Xasan Sabriye (Xasan Gareyd)
QORAALKA HEESTA ( LYRICS )
Wixii aan jab soo maray
Jeexyo aan ka dhaadhacay
Anba jaha wareeree
Marbaan jidhiidhicoodaa
Anoo jiitamaayaan
Inta aan janjeedhsado
Orod jagac ka siiyaa
Jidkaan maraan jeedaaliyaa
Anoo jilcaan yara jiifsadaa
Jeexaygii midigeey
Jibaadka iyo taahii
Miyaan jahada lay dhigin
Qalam Jalam Jalam Qalam
Jalam qalam jaceylkuye
sow kan jiirta ila koray
Jarka dacalka iga lulee
Ha soo jeesan igu yidhi
*************************
Jamaal qurux wanaageey
Jowhar iyo luulaay
Heedhe johoraddiiyeey
Markaan hadalka joojaa
Anoo jiitamaayaan
Inta aan janjeedhsado
Dib u jeenyo laabtaa
Jidkaan maraan jeedaaliyaa
Anoo jilcaan yara jiifsadaa
Jeexaygii midigeey
Xalay jeleledkaygii
Miyuu jaarkii igu kacay
Jeexaygii midigeey
Xalay jeleledkaygii
Miyaan jahada lay dhigin
Qalam Jalam Jalam Qalam
Jalam qalam jaceylkuye
sow kan jiirta ila koray
Jarka dacalka iga lulee
Ha soo jeesan igu yidhi
#dhugmaal_lyrics #qalinle

Пікірлер: 5
@maanowofficial1362
@maanowofficial1362 Жыл бұрын
Marbaan hadalka joojaa Anoo jiitamaayaan Inta aan janjeedhsado Dib u jeenyo laabtaa
@ZamiirCade-s2l
@ZamiirCade-s2l 6 ай бұрын
Maalinkan bilaa qaad ahay un Bay heeso macan iga so hor baxan markan so qatanameel ay maren un ban waya yaa ila qaba dhibkaas😂
@AbdiqaniElmi
@AbdiqaniElmi 8 ай бұрын
Asc
@JoshuaTucker-w9t
@JoshuaTucker-w9t 2 күн бұрын
Hernandez Dorothy Martinez Ruth Clark George
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 90 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 48 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 90 МЛН