qalbiil fool xumada uu leeyahay bal ila daawo

  Рет қаралды 3,188

SHiil Films

SHiil Films

Күн бұрын

Пікірлер
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 Күн бұрын
Muuqaalkaan wuxuu ahaa xili hore Waagaas uu sidaas uhadlaayay waxa uu ahaa nin quman balse kadib wuu sibedelay ilaa magaciisii loo bedelay wax uu uqalmo al qabyaalaha. 😂
@Jalwoboy2024
@Jalwoboy2024 Күн бұрын
Waaligii saa u ahaa! Adiga Xun oo Jiran oo Qabiili ah 😂😂
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 19 сағат бұрын
Ninkaaaan isagaaaa qabyaaladiiiste ah Xaqiidiii Team mooryaaan caglimajiro
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Күн бұрын
Wlhy tasaa runa waa badil waxay is ku dilayan
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 2 күн бұрын
JazakaAllahu kheir. Walal Allah ajir iyo xasanaad farabdhan haku siiyo.Soomali waxey ku noqote
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 2 күн бұрын
Hadalkaagu waa sax. Laakiin ilma Xasan sheekhow walaayal....bal iswaafajiya.... Wanaagaad sheegaysan iyo raaskinyanboni dhalintii aad iska horkeenteen
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Күн бұрын
1991 dadku dilay ha la weydiyo kan munfaqa a sa u hadla
@Maxamed-eo7zd
@Maxamed-eo7zd 2 күн бұрын
Allaw ninkanoo kale noo badi alla runsanaa
@ibrahimabdi3480
@ibrahimabdi3480 Күн бұрын
Hadalkan waa dhaxal gal diinteena ayuu waafaqsanyahay wasirkana cafis ayuu igayahay inika dhamaantiina cafis ayaad igatihiin walaalooba
@Tasniim1
@Tasniim1 Күн бұрын
Xiligan muxuu uga hadli waayey? Al qabyaala tvgii qaranka waakii lawareegay xiligii Farmaajo oo xataa uu diiday inuu madaxweynaha khudbadihiisa lasoo galiyo.
@soufyanibrahim-yd6il
@soufyanibrahim-yd6il Күн бұрын
gessi alayle wa runti
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Күн бұрын
Walaal waxaad rumaysantahay ayaa qabiilka iyo is dilka iyo geeridaba wata Waxaa tiri dad muslima ayaa nahay muslinimo waxba kuma daysid Iska fiiri waxa aad rumaysantahay Gaalo dadkaad ubixisay ayagaad uqaxday ethiopia iyo Kenya kuugu sokeya ayagu iskuma dilaan qabiil dalkooda ayaad nabad galo uraadsataa War qofkoo is eeg intee ayaad khiyaali ku noolaanaysaa
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 2 күн бұрын
Waar alcadaala maanta ayaad U caqli wacantahay maanta ayaad wasiir U hadal egtahay sidaa Ku soco madaxwayne kasta oo aad la shaqaysana sidaa xasan ula shaqee hadalkaa waxaan U leeyahay waagii farmaajo ayaad tvga xoraysatay sidaana dawladnimadu maaha haddaad madaxwaynaha mucaarad Ku tahay Iyo haddaad muxaafid tahayba waa madaxwayne qaran inta uu xafiiska joogo waa inaan ixtiraamno laakiin wasiir baan U ahay haddana mucaarad baan ahay waa warlordnimo dadku wuxuu Kuu arkayaa qabiil dadwaynaha inay sidaa arkaan ma fiicna waxaan hadalkaa kuu idhi waad I meteshaa ilayn wasiir soomaaliyeed ayaad tahaye laakiin haddaad madaxwaynaha hawiye la shaqayso Kan daaroodka tidhaa TVga agtiisa haddaad Soo martid waan Ku afduubanayaa Dee dawladi ma jirto ee caydiid Iyo Cali Mahdi Iyo cumar carte
todabadle khaamtiisa wata guri barwaaqo
15:31
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 29 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Hawiye Boon iyo Midgo iyo waxaan cunnay ayay nagu ceebeeyeen!
16:20
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 9 М.
DAAWO RIWAAYADII Af Daboolan Waa Dahab | Short film
12:52
QASAAL TV
Рет қаралды 181 М.
WAALI CAS! NIN QUDBISIRO IGU QABO ITIJABI MAHARKAYGA WA 30$
30:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 145 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН