Qamar Suugaani Hees Cusub Usheeg Xaskaygiyey Lyrics

  Рет қаралды 5,445,402

RAJO STUDIO

RAJO STUDIO

Күн бұрын

Xanteena Kuwii Jeclaa
Usheeg Xaaskey Giyey
Xaflada Meher Kena Iyo
Inow Dhowyahay Xusken
Xidigii Nasrigen Waday

Пікірлер: 1 000
@Kabtan.
@Kabtan. Жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar🤗😂
@DiyaDarajo
@DiyaDarajo 10 ай бұрын
Ma anaa kaba maqnaadaba😂😊
@ZawiipCaliMaxamed
@ZawiipCaliMaxamed 8 ай бұрын
Hestedi❤❤❤
@ConfusedHarpSeal-vy4tg
@ConfusedHarpSeal-vy4tg 7 ай бұрын
11​@@ZawiipCaliMaxamed
@ina_axmed
@ina_axmed 7 ай бұрын
me
@faadumoaxmed8277
@faadumoaxmed8277 6 ай бұрын
Wad kmqnud​@@DiyaDarajo
@yusuufmaxamed919
@yusuufmaxamed919 4 жыл бұрын
sxb kal iyo laab ishcalaa hees sanadkan adaa hgaminayo hoyga fanka qamr suugani masha Allah alle haku xafido sxb sare
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 5 жыл бұрын
hees qurux badan ayuu u sameeyey nasin abdilaahi dirie sooraan way u qalantaa walle masha allah isku waara
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 2 жыл бұрын
Ayyy Memories Habeen habeenada ka mida ayaan gabadh is baranay aroos dhexdiis , habeenkii ku xigayna waan ballanay inan kulanno ana wiil aanu shp ahayn ayaan sii kaxaystay , meeshuna waa miyi , ka dib inantiibaa na tidhi guri jaarkayaga ah baa alool lagu samaynayaa ee iigu kaalay markan soo rawaxno , adigu habeenkii oo dhan dhaxanbaa na garaacaysay abaara 1 dii habeenimo ayay inantii oo gabadh kale la socoto noo timi , halkii baan labadii qofe kale aanu isu barnay , waxa cajiiba hadaba inantii aan habeenkii anigu ballaminayay maanta waa xaaska inankii habeenka aan hablaha barayay caruurna way isku leeyihiin 😀 calafku inu dhab yahay habeenkaasan qiray I am still scabulo scabulo 2023 / Feb/10 Fri . 9 : 46 Am
@mohajabiye
@mohajabiye Жыл бұрын
Wwwww
@abdirahmanshucayb3871
@abdirahmanshucayb3871 5 ай бұрын
zxp calaf ma jiree qoraal alle jira markaa way is fahmeen inanta somaalida calafka samaysaty
@fadxixariir8256
@fadxixariir8256 5 жыл бұрын
Wakaa Qalbigii Xasilay Walee Nice voice Hore Usco
@iamabdikarim1
@iamabdikarim1 5 жыл бұрын
Qamar suugani cidna waxba kama qaban karto heestii sanadka 💯👏🌺
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
suldaan channel subscribe isar
@ismaacilaadan1073
@ismaacilaadan1073 5 жыл бұрын
suldaan chesto
@rayanabdulqadir6880
@rayanabdulqadir6880 5 жыл бұрын
Sas wye wllo 👌
@iamabdikarim1
@iamabdikarim1 5 жыл бұрын
@@ismaacilaadan1073 legend
@iamabdikarim1
@iamabdikarim1 5 жыл бұрын
@@rayanabdulqadir6880 queen 🌺💯
@أميرةجوري-غ6ط
@أميرةجوري-غ6ط 5 жыл бұрын
Dadow haku dalina beenta Qamar Laga shegayo waayo dad baa waxay caado ka dhigteen in ay ceebeeyaan qof kastooy gaari waayaan Qamarow wll iga dheh jawab laba dantooda u sheegtay Viva #Qamar and #Ugbaad 😍😍😍😍😍
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
أميرة جوري subscribe isar
@أميرةجوري-غ6ط
@أميرةجوري-غ6ط 5 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 Ok
@janadakacabooallekaafarxi5090
@janadakacabooallekaafarxi5090 5 жыл бұрын
Waar bal soo duceeya inshallaah inaan mehersado xabadaan jecelaahay haday khayr ii leedahay,imika waliba Waxyar baan uruuriyoo hagbad baan qaataye
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Janada ka Cab oo Alle kaa Farxi subscribe isar
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 5 жыл бұрын
Janada ka Cab oo Alle kaa Farxi klkkkkkk. Ilaahay ha ku fudideeya abowe mcn .
@ilwaadaragwanaag8102
@ilwaadaragwanaag8102 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@khaalidmaxamed4403
@khaalidmaxamed4403 5 жыл бұрын
WD Heli
@mumtazmuza8449
@mumtazmuza8449 4 жыл бұрын
Waad qosol badan thee alle ha kuu rumeeyo😅
@updirahman5589
@updirahman5589 4 жыл бұрын
heestan way hees dhaaftay wllhi qamarka hirgalay hore u soco
@faafintadiinta812
@faafintadiinta812 4 жыл бұрын
Alaha ayaa mahad iska leh qof aan jeclahey isiiyay❤❤🇸🇴👈
@nashadmohamed6687
@nashadmohamed6687 4 жыл бұрын
Heesta wan iska jecalhy
@aminamadar9256
@aminamadar9256 3 жыл бұрын
AsHf Bns Bbd.💋🌹❤️😆✌️😑😶😇
@akramburhan1963
@akramburhan1963 5 жыл бұрын
Heestan wxn siiyay💯👌🏾 Music 🎶 shidan oo dagan👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾
@Jookar1
@Jookar1 3 жыл бұрын
Heestan walhi extaydii ku xasusta mrkan maqlo indhaha ilan ba iso buuxisa😭2021 ya ila dawan
@monahussein6493
@monahussein6493 3 жыл бұрын
Aniga walaahi walaal
@twnm636
@twnm636 3 жыл бұрын
Oh sorry
@zakariyemohamed1690
@zakariyemohamed1690 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaa Danigaaaaaaga. PRo
@adnaaniita6233
@adnaaniita6233 3 жыл бұрын
Zorry😭
@kingjeesto5620
@kingjeesto5620 3 жыл бұрын
Pppll
@Mohamett.
@Mohamett. 3 жыл бұрын
Wakaa Qamar Xasileyy 2021 inta daawanysa 😍🤩
@alextuxa4575
@alextuxa4575 2 жыл бұрын
2022 baan dawanaynaaa
@faraxmohamed221
@faraxmohamed221 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@miney6051
@miney6051 Жыл бұрын
2023 ban dawanayaa
@JaamacDiihaal
@JaamacDiihaal 11 ай бұрын
Heestan xasus igu ledahay 25/10/2019 gabr an kahely oo an isgad gad kwadey ban dhgeysn jirey waqtigas magcedun waa khadro qallafe❤🎉
@nopainnogain117
@nopainnogain117 4 жыл бұрын
Woow hees uu qalanta markasta inlaa xuuso madamo ay tahay hees meel ku socota
@suurobadan172
@suurobadan172 4 ай бұрын
2024😢 bisha Oct ayan dub udhageysanyaa heskan Insh markan qof macqula hela dub uso xasusani❤
@XassanGiven
@XassanGiven 3 ай бұрын
😂😂😂😮
@xasanaadan-xu7om
@xasanaadan-xu7om 3 ай бұрын
I like it❤
@saadiali4011
@saadiali4011 5 жыл бұрын
Qof ijacel Allah isiyey alx ubaadna an usido alx allow fusha ifudadey my Husband kuma waayo adun iyo aqiro
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 5 жыл бұрын
Saadi Ali Masha Allaah
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 жыл бұрын
Masha alh wll ♥️❣️jacaylku hawaaru
@nastexobeauty9242
@nastexobeauty9242 4 жыл бұрын
Ameeen
@aaminoxagaley8827
@aaminoxagaley8827 4 жыл бұрын
aamiin aamiin aamin
@xbdbnrnrnjj3023
@xbdbnrnrnjj3023 5 жыл бұрын
Qamar sugani wlhi wu tagay Qabashana malahan never Give Up🙏
@amaalaadan4799
@amaalaadan4799 3 жыл бұрын
Hcsbfxhirwiuyrsjoiyec fdjcekohfwjvxkj
@ustadabdullahiak9547
@ustadabdullahiak9547 5 жыл бұрын
Qof ban helay I xafida!! Wakaa qalbigegi xasilay. 🌹❤
@ustadabdullahiak9547
@ustadabdullahiak9547 5 жыл бұрын
L
@ustadabdullahiak9547
@ustadabdullahiak9547 5 жыл бұрын
O
@ustadabdullahiak9547
@ustadabdullahiak9547 5 жыл бұрын
V
@ustadabdullahiak9547
@ustadabdullahiak9547 5 жыл бұрын
E
@abdifatahsadam6947
@abdifatahsadam6947 3 жыл бұрын
Ma Aqan heestan noloshyda ayay aad uqusaysaa hadaan dhagaysto dareenkayga iyo anoo dhanba waan isbadala wlhi ah ilahay hayga madooneyo xasuusta foosha xun eey heestan igu soo caliso marka aan dhagayto iskama daynkaro wlhi kun keer ayaan ka go’aan qatay
@ayatullahmohamettfardallea445
@ayatullahmohamettfardallea445 4 жыл бұрын
Mucjisada fanka❤❤
@zubeirabdullahi3295
@zubeirabdullahi3295 2 жыл бұрын
Gawar an jeclaa 2020 ila hada jeclahay kuxasusta ila hada 😢😭
@najmamustaphe7390
@najmamustaphe7390 2 жыл бұрын
Uu xasiley markaan heesta dhageysytey 🌹🌹🥰
@aliweli438
@aliweli438 3 жыл бұрын
Masha Allah madamed (warding)guulayso👍👍👍👍👋🙏🤝🤲
@nimokadar139
@nimokadar139 5 жыл бұрын
Alleh hayka daayo wllky qamar suugaani. Hadan geesi kula dhalan Ileyn nolosha guul maleh Noloshu kuma xumayso.inderkay Dhiga uga zharaf badanow
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Nimo Kadar subscribe isar
@ifrahharfi3486
@ifrahharfi3486 3 жыл бұрын
Heestaan jaceel eeguridee Aan Rabin. Qamar suugaani barasho wacan.....am in love with this song and with all his songs. Am in love with somalilandesr too💚🤍❤
@nimcokhadar746
@nimcokhadar746 3 жыл бұрын
ana kujecel xayaati4 💚🧡🥰
@ifrahharfi3486
@ifrahharfi3486 3 жыл бұрын
@@nimcokhadar746 shokran xabibty❤️
@nimcokhadar746
@nimcokhadar746 3 жыл бұрын
@@ifrahharfi3486 thanks macan 💋💘
@halimashegow3069
@halimashegow3069 3 жыл бұрын
Asc
@xafsorayaan3031
@xafsorayaan3031 3 жыл бұрын
@@halimashegow3069 wcs
@hamdacadey6394
@hamdacadey6394 5 жыл бұрын
Qof baan helay ixafida la dhaaf xiligi aadka naxdinta farax baku xigay wakaa Qalpigii xasilay Alxmdulilaah my Husband 28 12 2019 Haben sabdi 20:26 Habeen 💑💏🔐💉❤❣🌹
@hodancawil4956
@hodancawil4956 5 жыл бұрын
Qof baan helay ixafida waaaaaaaw Heees iga dheh
@ramlaruun1069
@ramlaruun1069 3 жыл бұрын
Hadaa aarsan waayso shuku baba kenya isaga sooo guuur😭😭
@Abdikadir-c8n
@Abdikadir-c8n 11 ай бұрын
Wle heestan hasus bey igu rebtay😔💔gabdhi jecelka kugul daresatay aniga haisoracdho😭🥺💔💯💭🙌
@hibaqaahme
@hibaqaahme 5 жыл бұрын
Allow danbiyadena DHAAF AMIIN AMIIN LIKE LIKE 🤲🤲
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
nurah abdirzk subscribe isaR
@daaafur4306
@daaafur4306 5 жыл бұрын
Asc
@cabdulaahifarxaan195
@cabdulaahifarxaan195 5 жыл бұрын
yasir abdirzk gfdg
@badmanbakary8607
@badmanbakary8607 5 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 nyc
@ozmilabdihakim755
@ozmilabdihakim755 5 жыл бұрын
Svihtvjvkih Cvgghnkkkk l CBI
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 жыл бұрын
Alle yaa mahad leh isiyay Qof Aan jecelahay isna ijecela Allxamdulilaah Awlaadna Aan uhayo Mohamed Amen Wiilkaygii curded My Husband illahay HA iika xafido Labo dal kala joogna Afrika iyo America
@mohamedshibrahim9454
@mohamedshibrahim9454 5 жыл бұрын
Hadaadba laba qaaradood oo kala fog kala jogtaan meeshaas jaceyl dhameystiran mayaalo, laakiin Insha'Allah Allaha idin fududeeyo in aad hal meel kuwada noolaataan oo farxadda si dhab ah ugu wada qadataan
@safiyoabdurahman7143
@safiyoabdurahman7143 5 жыл бұрын
Nin meeshuy iskaabulo ku noqdey war kuu ma yaal
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 жыл бұрын
@@mohamedshibrahim9454 incha Allah 2020 isku Tagaynaaa illahay labadii is jecelba ha isku keeno
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 жыл бұрын
@@safiyoabdurahman7143 incha Allah 2020 mell kasoo wada Toosaynaaa
@suhaybbaroud2385
@suhaybbaroud2385 5 жыл бұрын
Xantttna Khaalif 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@itsayaan-5
@itsayaan-5 2 жыл бұрын
Wakaa qalbigii xasilay🤤💕
@MzzAjmalBashiir
@MzzAjmalBashiir 9 ай бұрын
🎉❤😊
@umalkhayarcabdi
@umalkhayarcabdi Жыл бұрын
Hees wa.qamar ama.qaci abti mcn keep going 💪 ❤🌍
@hariirabdikaahinvybzcabdik8583
@hariirabdikaahinvybzcabdik8583 5 жыл бұрын
Qamaar sugan hore u soco pro
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Hariir Abdi Kaahin vybz Cabdikahin subscribe isar
@MukhtaarYusuf-r1z
@MukhtaarYusuf-r1z 3 ай бұрын
Wllhi socdal kama kaftamo from somaliland lakin iskuma halaynayo hadudono wu nagu xaraya libaaxu❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤
@farxiyafiska7650
@farxiyafiska7650 Жыл бұрын
hees aan igu jaceylk qamra suuga ❤❤😊
@ridwantimo4164
@ridwantimo4164 5 жыл бұрын
Anuu maana dhalapa hmmm qamar fanankayga waxaas halna maaha hore u soco wan ku tageeerna
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Mo CishQi subscribe isar
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 "noocaa keena ama naga daaya" yaa salaam 👏👏👏
@sucaadoabdi3802
@sucaadoabdi3802 3 жыл бұрын
Mac waye qamar alaha kudayo horey usoco
@mohammedhas-wd8lp
@mohammedhas-wd8lp 9 ай бұрын
maxaan kaadaaya
@maxamedcabdullaahicabdi8236
@maxamedcabdullaahicabdi8236 5 жыл бұрын
Codka100 Laxanka100 Erayad100 Must100 Heesta dhamaan
@habiibocabdulahi550
@habiibocabdulahi550 5 жыл бұрын
m.a
@fowziyaleyla1382
@fowziyaleyla1382 3 жыл бұрын
☑️
@kiindireye
@kiindireye 2 жыл бұрын
exactly
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
La DHaaF xiLLiGi adka NaxDinTi Farax Ba ku xiGaY waka QaLpiGi xaziLay ❤❤❤❤❤
@qaaliluula9951
@qaaliluula9951 5 жыл бұрын
Coda ku dhamaday qamar xaaskaga Allah isku kiin daayo
@asmahodan1046
@asmahodan1046 3 жыл бұрын
Xanteeena ku wii Jeclaa U sheeg Xidigaygiyoow Xaflada meherkeena iyo Inuu Dhaayahay xuskii Xidigiii Nazrigeena Waday 💍❤💑🌏💯👏👏💃💃💃💃 2 /12 /2021 ayaa la marayaa inzhllH waxan rajaynayaa 2022 Sanadka Cusub inuu Meherkayagu dhaco Qofka aan jecelay iigu so duceeya inaan is Helno Caruurna udhalo Nolol Qurux badana aan ku noolaano ❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@AhmedHussein-le7og
@AhmedHussein-le7og 3 жыл бұрын
Waadgaadhiye waxaaga hasoo bandhigine qqrso
@ilwaad6411
@ilwaad6411 3 жыл бұрын
@@AhmedHussein-le7og 😂🤣🤣
@AhmedHussein-le7og
@AhmedHussein-le7og 3 жыл бұрын
@@ilwaad6411 kkkkkkkkkk
@ilwaad6411
@ilwaad6411 3 жыл бұрын
@@AhmedHussein-le7og waxana lagarin baay durbaan usii tumatay miyaa🤪🤪🤣🤣😂😅
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
MA IS HESHEEN
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💞💞💞💞💞💓💓💓💓💓💓💓💓💞💞💕💕💕
@rawaanbintumukhtar4543
@rawaanbintumukhtar4543 Жыл бұрын
2024who is still here😢❤
@MaarigCabdi-s1q
@MaarigCabdi-s1q Жыл бұрын
😅
@bintmoha
@bintmoha Жыл бұрын
me😂🫶🏻
@Hazazi_mohamed
@Hazazi_mohamed Жыл бұрын
Me too sister heestani waa wax kale
@tushsom9859
@tushsom9859 Жыл бұрын
Me
@cashoocali8614
@cashoocali8614 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤​@@MaarigCabdi-s1q
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
Inadeerkay is not easy landhere nin Garxajis💯❤️🤴🔥
@barkhadjama8827
@barkhadjama8827 5 жыл бұрын
Bror hore u sac waligaaaa gadaaal ha fiiiraaan waaaan dariiinsanahaaay in aaad jooogtaaaa qaaaradiii madooobaaad Lkn waaaa laga baxaaayaaaa malmaha mado hore usac
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
barkhad jama subscribe
@cabdicasiismaxamed1434
@cabdicasiismaxamed1434 4 жыл бұрын
alle hakuubarakeyo nasiim kala hela awlad khyr qabta
@abdimalikaadan2445
@abdimalikaadan2445 4 жыл бұрын
Ka
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 4 жыл бұрын
Legend qamar suugaani ladhaaf xiligiii adkaaaa weee weee
@AhmedAbdihakimCabaade
@AhmedAbdihakimCabaade Жыл бұрын
Ma shalaah sa xiibi qamar isooqabo😊
@zakariyejirooow4249
@zakariyejirooow4249 4 жыл бұрын
Aad iyo aad pro Qamr
@mohamudwarsame6927
@mohamudwarsame6927 4 жыл бұрын
You good
@sadiaabdii2101
@sadiaabdii2101 5 жыл бұрын
Wow hees shidan iga dheh ❤😍👌
@mukhtarosmanjama6676
@mukhtarosmanjama6676 4 жыл бұрын
Ereyo cajib ah abwaanka Qamar sugani 🇸🇴 C/raxiin sidiiq hello
@yacquubcabdimuxumed8088
@yacquubcabdimuxumed8088 2 жыл бұрын
Waaw hees mcnwaaye zxp
@xoogsadejamac
@xoogsadejamac Жыл бұрын
Qamaraka ZXP ka ana fanka kaga daydo waku wata pro xiidigi nasariga
@nasrudiinmaxamed7000
@nasrudiinmaxamed7000 5 жыл бұрын
Xanteena kuwii jeclaa u sheeg XaskayGii Waaah WaaaH AxYaa Heees inTii Ka HeshaY Like Saaaar 👍👍👍😍
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Nasrudiin Maxamed subscribe isar
@RuwaydaAbdilahi-w6o
@RuwaydaAbdilahi-w6o Жыл бұрын
Qamarka ❤
@FaadumoXasan-oy2me
@FaadumoXasan-oy2me Жыл бұрын
Xantena kuwi jecla ❤❤❤
@riyaqtalmonriyo7697
@riyaqtalmonriyo7697 Жыл бұрын
XanTeena kuWi jeceLah😩😩💕🖤
@ismahaanismahaan2143
@ismahaanismahaan2143 5 жыл бұрын
www inaba caadi ma ahan waa hees aad iso jidatey waliba inta dambe
@omrthwan4024
@omrthwan4024 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@abdirizakadam8582
@abdirizakadam8582 4 жыл бұрын
Waaaw waa hees hees dhaaftay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@clfataaxhaykalofficial4538
@clfataaxhaykalofficial4538 3 жыл бұрын
B🥰🥰🥰🥰
@ladaninaabshir8721
@ladaninaabshir8721 2 жыл бұрын
oop
@ladaninaabshir8721
@ladaninaabshir8721 2 жыл бұрын
oopoo
@ladaninaabshir8721
@ladaninaabshir8721 2 жыл бұрын
lmlmbonlp
@cumarsomane3037
@cumarsomane3037 2 жыл бұрын
U
@josephkamau3332
@josephkamau3332 5 жыл бұрын
Alaa codkis macaanaa💓💓💓👌
@daudcabdimaxamed583
@daudcabdimaxamed583 3 жыл бұрын
Wakaa qalbigii xasilay ❤❤❤❤
@cabdilahidalmar
@cabdilahidalmar 5 жыл бұрын
QAMAR SUGAANI 🔥 KEEP GOING SXB
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Cabdilahi Barre subscribe isar
@ifraxcabdi-x5b
@ifraxcabdi-x5b Ай бұрын
December 18/12/ 2024😂😂keep going
@abancatooshe3285
@abancatooshe3285 5 жыл бұрын
Nasab qamar suugaani 👑👑👑😍😍😍
@yacquubcabdimuxumed8088
@yacquubcabdimuxumed8088 2 жыл бұрын
Waanjeecelahay heestaan mcn
@yacquubcabdimuxumed8088
@yacquubcabdimuxumed8088 2 жыл бұрын
❤❤❤😉m,a ilahaay haikaadayo qamaar
@KhadraAhmedhashi-nq8ef
@KhadraAhmedhashi-nq8ef Жыл бұрын
Usheeeg xaajigygiyoow😫❤️
@jamilohuseen7855
@jamilohuseen7855 5 жыл бұрын
Wakaa Qalbigii Xasilaay.!😘😘
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Jamilo Huseen subscribe isar
@MunoMunomanka-du1tv
@MunoMunomanka-du1tv Жыл бұрын
Qof baa helay i xafida Wakaa qalbigii xasilay❤
@karaamomediaproduction8124
@karaamomediaproduction8124 5 жыл бұрын
Xanteena Kuwii Jeclaa Usheeg Xaaskey Giyey Xaflada Meher Kena Iyo Inow Dhowyahay Xusken Xidigii Nasrigen Waday qamar suugaani
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 2 жыл бұрын
2022 qamar hirgalay ya dawanaya..
@tayobwyofficialtayobwyoffi5649
@tayobwyofficialtayobwyoffi5649 5 жыл бұрын
Welcome qamar sugani 🤗🤗🤗🤗
@sagalmaxamed7426
@sagalmaxamed7426 2 жыл бұрын
Xantena kuwi jecla usheg xajigrygiyow😔🥺💔💔💔💔🖤
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 жыл бұрын
*c.raxiin* *hello* Xaquuqda abwaanka heesta sii
@mukhtarosmanjama6676
@mukhtarosmanjama6676 4 жыл бұрын
Waa sida sxb Abwaan cabdiraxiin sidiiq hello ayaa leh
@saydomer3493
@saydomer3493 5 жыл бұрын
Qamarka fanka #Cadawgaa u noolow Zhp Wardi
@abokorhusseinhassan1025
@abokorhusseinhassan1025 4 жыл бұрын
2021 habeen farxadeed baan dhegaysanayaa.🔥
@hamsikabdi7743
@hamsikabdi7743 3 жыл бұрын
M. A sxb 🥺 maxad kufarxday habenkas
@amaalaadan4799
@amaalaadan4799 3 жыл бұрын
Bdbfdxbjlnf
@qazalowabdi9538
@qazalowabdi9538 5 жыл бұрын
Uko top qamar suugani any way love u brh
@nimadaoudaden5882
@nimadaoudaden5882 5 жыл бұрын
Zertyyjkk
@homeyradeexey110
@homeyradeexey110 5 жыл бұрын
xanteena kuwii jeclaa usheeg xaaskey giyey xaflada meher keena iyo inow dhowyahay xusken❤️❤️ ugbaad hoono isgaro 💋💋 kadaa
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 5 жыл бұрын
Queen simran Maisfureen maxaa abyo
@homeyradeexey110
@homeyradeexey110 5 жыл бұрын
haa abyo naag cusub ayu guur saday hada
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 5 жыл бұрын
Queen simran ax ax yaa duunyo dad is jeceyl cadow kala geeyo ma waayaan
@bushracabdu4531
@bushracabdu4531 4 жыл бұрын
Qamsugaani
@mukhtarosmanjama6676
@mukhtarosmanjama6676 4 жыл бұрын
Waa marakay daqada kasii baxaysay hhhh
@yacqubabuukar2100
@yacqubabuukar2100 7 ай бұрын
Ano kaligey ah bn dhageysan jirey mantana qofkan dartisa u dhagesan jirey ba I ak hurda❤❤
@hassanibrhaim7987
@hassanibrhaim7987 5 жыл бұрын
Ladhaf xiligii adka naxdintii farax ba ku xigay🥰
@khadijaidle3206
@khadijaidle3206 4 жыл бұрын
Wall xoray usoco
@isliicadeisliicade6095
@isliicadeisliicade6095 5 жыл бұрын
Qamar sugani waa nintagy cid waxkaqabankarto majirto aaway hee like aaniga arko asxpta shidan
@AbdiasisSaleban-f4p
@AbdiasisSaleban-f4p 29 күн бұрын
waaw heestan waxa iigu dambaysey 2020 ilaa caawa 2025❤❤❤
@Zizouu94
@Zizouu94 5 жыл бұрын
Kuwi guur iyo jaceyl aha somalida aya qiima beeliyay 😁
@cilkacazemedia5980
@cilkacazemedia5980 5 жыл бұрын
.
@mohmetobsiye8945
@mohmetobsiye8945 Жыл бұрын
Who is still Here 15/11/2023😅😢
@Crahmo
@Crahmo 4 жыл бұрын
Maha allah qamar suugaani
@boqorekhadar2186
@boqorekhadar2186 6 ай бұрын
Heesti heesa sanadwlaba way cusubtay🎉
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
My fav singer 🦋🖤🤴🏻
@xortanokoshanokosha3163
@xortanokoshanokosha3163 5 жыл бұрын
wlhi asaxb rufiyan dhulkuu ku jiday hore usoco al fanaan
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
kafia cabdulllahi Subscribe isar
@clweligaas9130
@clweligaas9130 2 жыл бұрын
2022 ma daawaneysaa legends😂😊
@mustafhassanhusein6941
@mustafhassanhusein6941 2 жыл бұрын
😹😹🤚
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Haa wllhi lkin ano qalbi jabsan dawanaya😭 markan farxada haystay si aan u xasuusto ayan u imaday halkan😌
@muusekibaar8052
@muusekibaar8052 Жыл бұрын
Nooca keena ama nG daaya another level
@abdihassan791
@abdihassan791 4 жыл бұрын
“Nocaa keeena ama naga dayaa” 😂😂😂
@AishaAbdikarim-m7y
@AishaAbdikarim-m7y 27 күн бұрын
2025 who is still here 😢
@sharmaakeyare6533
@sharmaakeyare6533 Жыл бұрын
Still 2023 Inta daawanaysa ❤❤❤❤Like 👍
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 Жыл бұрын
Hi 11 days ago
@yuusuf-mw4yz
@yuusuf-mw4yz 11 ай бұрын
tan hees way dhaaftay❤😊
@naimanaturalbeauty8167
@naimanaturalbeauty8167 5 жыл бұрын
Wow nice song wax badan sugaye 😍😍
@lovecorridor6039
@lovecorridor6039 5 жыл бұрын
💖😩
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Nimco Ali subscribe isar wlzhy
@MamadAmini-f5h
@MamadAmini-f5h Ай бұрын
Love 😢😢😢🎉🎉🎉❤
@shiikhmohamedshariif2854
@shiikhmohamedshariif2854 5 жыл бұрын
qamar sudani wllky qaliya horay usoco😚😚😚😚😚😚😚😚
@najwamohhmed2351
@najwamohhmed2351 5 жыл бұрын
Wll gabdhii hore durba mu eryey 😎😱
@shiiproudshii955
@shiiproudshii955 2 жыл бұрын
Who is still here 2022🥺🥰😍
@Patrik9
@Patrik9 2 жыл бұрын
Me hero ✅️
@yacquubcabdimuxumed8088
@yacquubcabdimuxumed8088 2 жыл бұрын
Waaw hees igadhe inudhawaayahay xuski🥰🥰🥰❤
@khaalidarbush2798
@khaalidarbush2798 2 жыл бұрын
@@yacquubcabdimuxumed8088 Aaaa
@I_LoveWaffles5
@I_LoveWaffles5 2 жыл бұрын
Me
@ayubasad
@ayubasad 2 жыл бұрын
@@yacquubcabdimuxumed8088 g oh f Ch high FF lvxxsgu
Qamar suugaani Hees Cusub | Xariir Dahabo | Hees Cusub 2020 lyrics
5:57
YOUNGER LYRIC'S
Рет қаралды 1,1 МЛН
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
QAMAR SUUGAANI - IMA OGIDE WAXAN AHAY SOMAL AFRO 2025
4:27
SOMAL AFRO BEAT
Рет қаралды 165 М.
Qamar suugani UBAXA UGU QURUXDA badan
5:20
Dureera Tv
Рет қаралды 335 М.
Qamar suugaani ft deeqsan |ALLA ALLA|official music video 2021
3:48
Fiyaaska Official
Рет қаралды 1,2 МЛН
KHADAR KEEYOW - CAFIS BAAN KA DOORBIDEY (2017 / 2018)
7:39
ArimaHeena
Рет қаралды 5 МЛН
Dareen Caashaq
4:40
QAMAR SUUGANI - Topic
Рет қаралды 722 М.
Hanad Bandz - Saameyn (Official Video)
2:41
Hanad Bandz
Рет қаралды 16 МЛН
QAMAR SUUGAANI || DHIBKEYGA KUWII JECLAA || 2020 LYRICS
4:51
KHAALID LYRICS
Рет қаралды 455 М.
QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD MICNAHA ADIGA U YEELAY NEW OFFICIAL VIDEO 2021
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 17 МЛН
QAMAR SUGAANI | DHABEEL MUUQSAN | HEES CUSUB 2020 OFFICIAL VIDEO LYRICS
5:16
Yonis Ibrahim Lyrics
Рет қаралды 270 М.
Sivchik feat. Badabum - Бадаладушки (КЛИП 2022)
2:25
FLAGMANMUSIC ® | MUSIC COMPANY
Рет қаралды 5 МЛН
Say Mo ft. Akha - Buenas noches (Official Music Video)
2:20
Ұланғасыр Қами - Ямахау (Қызыл Раушан 2)
3:41
V $ X V PRiNCE x DE LACURE - СУ (Mood Video)
3:06
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,1 МЛН