No video

QAMAR SUUGAANI | MALABO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

  Рет қаралды 5,166,314

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.youtube.com/...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2262460459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
MIDHAHA:XAMSE XADAARI
LAXANKA :QAMAR SUUGAANI
MUSIC :DJ ADAM
CAMERA: MONIUM
EDITOR:MONIUM
PRODUCER:CABDIQANITUSMO, ABDULLAHIKING, DJ ADAM & JAMAAL CADAWE
MANAGER: M.ABSHIR

Пікірлер: 2 600
@Tusmofilms
@Tusmofilms 4 жыл бұрын
Fadlan subscribe saar hadaad Nagu cusubtahay. Naga Filo heeso cusub hadiyo Jeeer. More Qamar sugaani songs coming soon. Mahadsanidiin dhamaan meel walbaad joogtaan Farxd ku baashaala ❤️✅🙌
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 4 жыл бұрын
Fadlan subscribe isaar wllo
@abdiqanimo7715
@abdiqanimo7715 4 жыл бұрын
Tusmo Films nin adag bd keentey muxyadiin he is so talented keep him bro 😁😁
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Tusmo Films subscribe isar
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@abdiqanimo7715 SUBSCRIB isaar sxb allaha kubarakeeyee
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
Tusmo films SUBSCRIB isaara allaha idin barakeeyee
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Hadaad moodeey in hees Qurxoon tahay xasuusnoow QURAANKAA aad uga SII Qurxoon ✌🏽✌🏽🙏🙏
@MAXKAMADA_DAHIR
@MAXKAMADA_DAHIR 4 жыл бұрын
siman kalay meshan quran miya laga hdlaya qof weyn batahy illahyka xishow
@elifabdi.5333
@elifabdi.5333 4 жыл бұрын
Is tustuska Qaar dambi aya lagu gala hdadan heesaha Jecleyn 23hrs bes ayado taala maxa ku keny madan uso ordin saad u dawato 😠quranka alle melaha an munasabka ku ahayn ha Kenin.
@mustafepirlo9606
@mustafepirlo9606 4 жыл бұрын
Haa
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 жыл бұрын
Quranka allh iyo maxd iskala doontay quran shaydanka laysmaba agdhigine illhy qalbiyadena haka dhigo kuwa ka dhigta Quranka shpkooda kobad amen amen
@fadumofarahmohamed7909
@fadumofarahmohamed7909 4 жыл бұрын
Adiga jaahil nimadaada quraan iyo hees see isku bar bar dhigtey mida kle gaalo miya wax u sheegeysaa dadkaan kuligood wey ogyihiin qiimaha quraanka uu leyaheee
@clxakiimnaaleeye962
@clxakiimnaaleeye962 4 жыл бұрын
Waa addun dhamaada ay dadkii heesha jaceyl yihiin I'm tii Qur'an ka jaceyl meedeya🖐👇
@soyaabdi4862
@soyaabdi4862 4 жыл бұрын
Clxakiim Naaleeye mxa kudhexkeeny marka somali cilmi bdna😂
@mohmedjamal7974
@mohmedjamal7974 4 жыл бұрын
Wa naga
@asmaadan3538
@asmaadan3538 4 жыл бұрын
dadka qurka jecel meeshan maba imaadaan baa lagaa yidhi
@laalo-os2hm
@laalo-os2hm 4 жыл бұрын
War Hadda Ma Mal-caamad quraan Ayaad Comment Ka Bixinaysa Haha
@rodagelle556
@rodagelle556 4 жыл бұрын
Waa aduun dhamaadaya ooy dadki like ku raadinayan quraan iyagoo heeso dhagaysanaya
@yasminkaamil3080
@yasminkaamil3080 4 жыл бұрын
Quranka ha ilabina somaliyey😞😞plz
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo 3 жыл бұрын
What are you doing here if you are true to your intention. Reset please
@ubahkhayreugaas64
@ubahkhayreugaas64 3 жыл бұрын
Been maad sheegin wll
@PAIN-xm1cb
@PAIN-xm1cb 3 жыл бұрын
@@Axmed_Hobyo 🙄 qeer lagu shege
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Hye runta waye abaayo
@amirahabib9454
@amirahabib9454 2 жыл бұрын
Thanks for the advice baayo, may Allah guide us to the right path.
@mohamedahmedhared5534
@mohamedahmedhared5534 4 жыл бұрын
Cawa wxa I dhshay gabar wxana u bixiyey asmaa like wash igu qabto noh ✋🥰
@donaldbee_1234
@donaldbee_1234 4 жыл бұрын
Is my name asma baby welcome
@saalaxseygacaddeh6642
@saalaxseygacaddeh6642 4 жыл бұрын
@@donaldbee_1234 asc Asmo caddey
@munaabdullahi9809
@munaabdullahi9809 4 жыл бұрын
MashaAllah congratulations illahi haku daayo, gabadheyda Asmaa ladahaa
@cabaascabdiqanibaasto1740
@cabaascabdiqanibaasto1740 4 жыл бұрын
M.a
@umulkheyrumulkheyr1222
@umulkheyrumulkheyr1222 4 жыл бұрын
Asmaa wàa magaceyga welcome baby girl noloshu kuma xumeyso farxad kuso barbaar
@xazhimohamed4619
@xazhimohamed4619 4 жыл бұрын
Inta ila jecel in uu ilaahay soo hadeeyo qamar like saara si uu u arko in khayrka lala jecelyahay 🕋❣❣
@mohametrachad5252
@mohametrachad5252 4 жыл бұрын
Aaaamin
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Liketaada was wasaqyohow 👎🤫 heesta markaad shageesatey ka dib saas dhahee 🤫
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
@Ancient Rageedi haa wallhi 🤣🤣🤣
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
qamar sudani ilahay wuxu hadeyey marki uu islam ka dhigay nolol yeeelo adiga is wacdi marka hore intaa umada kale wacdin ok
@jamamohamed78
@jamamohamed78 4 жыл бұрын
Amiin
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Hadaad wll hooyadaa ifka jeczhy like zaAr😢😢❤💜👇👇
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 жыл бұрын
Waan kuusaray wall ana iisaar subscriber Wall
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
ZAYN CLIPS subscribe
@zakirmohamed1740
@zakirmohamed1740 4 жыл бұрын
Manshallah best song
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 жыл бұрын
@@zakirmohamed1740 haaaa iisaar subscriber Wall Qli
@aminmohamed9169
@aminmohamed9169 4 жыл бұрын
ZAYN CLIPS n
@Tall25
@Tall25 4 жыл бұрын
1M views marka ay gaarto like ta yaa la'ila dhaafin welcom 2020
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Waa gaadhayba🤔🤨🤣
@cabaascabdiqanibaasto1740
@cabaascabdiqanibaasto1740 4 жыл бұрын
Kuu sarray wllky
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 4 жыл бұрын
2m views
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
Wayba dhaafty saakan kusoo beegmo liketadda anna
@mohedosman6323
@mohedosman6323 Жыл бұрын
@DH.chanel Pro ana waxan kuzoo marayaa ayadoo 4m maraysa🤣♥️😳.....
@apdiazka8235
@apdiazka8235 7 ай бұрын
I am listening Song in 2024😂
@user-zi2ry8sc6j
@user-zi2ry8sc6j 6 ай бұрын
Me too😂
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 6 ай бұрын
😂😂😂
@IbraahimcabdilaahiCabdilaahi
@IbraahimcabdilaahiCabdilaahi 6 ай бұрын
Also 😂❤
@MaxamedxasanNuur-sc6ez
@MaxamedxasanNuur-sc6ez 5 ай бұрын
Me too😂😂
@hodaniita3822
@hodaniita3822 4 ай бұрын
Me to😂😂
@mohazil4real898
@mohazil4real898 4 жыл бұрын
Inta qamar suugaani fankiisa bash ku ah like iisaara❤🔥🙏
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Walaal Mohazil subscribe isar
@khadroaxmed8052
@khadroaxmed8052 4 жыл бұрын
Woooow
@dhiloyareoomcn6968
@dhiloyareoomcn6968 Жыл бұрын
Hhh
@Essa_m16
@Essa_m16 4 жыл бұрын
Intii ilaahy ka baqaysaa Like isii👍👍👍👍👍👍
@samatarahmed2079
@samatarahmed2079 4 жыл бұрын
😑
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Essa smart shunuuf subscribe isar
@somchess9869
@somchess9869 4 жыл бұрын
doqon waa un doqon allah haku qaraaban doqon yhy
@andreeldiabloii9470
@andreeldiabloii9470 4 жыл бұрын
siilka hoyada like kusiineeso jaahil ku dhale was
@khadracabdillahi1539
@khadracabdillahi1539 4 жыл бұрын
Masho alah qamar horay usoco
@mubaarigkaise1263
@mubaarigkaise1263 4 жыл бұрын
Hadii hooyo macaan jeceshahey like ta hayla dhaafin walaal 👍👍👍👍🥰🥰🥰😥😥😥😥😥
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Yaa heestan dib ka daawanaya tolow sanadkan dhamaadkiisa 3/12/2019 🤝❤😢😎😍
@ahmedkanaal4107
@ahmedkanaal4107 4 жыл бұрын
👌 si macaan buu u qaadey heesta Fanaanka
@azmiahmed9014
@azmiahmed9014 4 жыл бұрын
5/9/2020 aa igu horeyso firsashadeeda hadda waaye neh tiktok le ku arki jiray
@samsamhuseen10
@samsamhuseen10 3 жыл бұрын
Akhas
@samsamhuseen10
@samsamhuseen10 3 жыл бұрын
Qamar
@umalkeir1736
@umalkeir1736 3 жыл бұрын
hh 16 December 2020
@japirmohamud1267
@japirmohamud1267 4 жыл бұрын
Qamar Lax Wase ✌️
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
japir mohamud kuusarey like wll subcuribe hailaagnarin adne😹
@ladanfaysal7765
@ladanfaysal7765 4 жыл бұрын
Wada maskax😂
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
japir mohamud subscribe isar
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@ladanfaysal7765 SUBSCRIB IS AAR ALLAHA KUBARAKEYEE
@japirmohamud1267
@japirmohamud1267 4 жыл бұрын
Diyaar wayo dhalin yaro waana saaray thnkz
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 4 жыл бұрын
Heestan hadaa ka heshay like ii saar somaliyey waa walalkiin oo South African iska ilaalinaya🤣🤣🤣
@kowtharaabenor4420
@kowtharaabenor4420 4 жыл бұрын
👆😄😄😄😄😄
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Fairuz Nahar subscribe isar
@leylocadey3509
@leylocadey3509 4 жыл бұрын
Wll iskaga sotag meshas
@abdiyarekarim3197
@abdiyarekarim3197 4 жыл бұрын
Kan South Africa 🇿🇦 majoogo waa tuugsade
@mohasharma8058
@mohasharma8058 4 жыл бұрын
Hestan sa iga gadantahy qamar sugani ❤❤❤❤
@eng-fahadabdirisaq8143
@eng-fahadabdirisaq8143 4 жыл бұрын
Hoygi xadarada iyo fanka Hargeisa, J Somaliland. Qamarka. Team waqal.
@amiisharoyal8463
@amiisharoyal8463 Жыл бұрын
6/12/2022🥺❤️
@jooker4912
@jooker4912 Жыл бұрын
🥺🥺♥️
@kiinali6791
@kiinali6791 Жыл бұрын
🥺🥺
@cadnaancabdi6708
@cadnaancabdi6708 Жыл бұрын
29/12 /2022
@mubaarignoorbiyossafiya7514
@mubaarignoorbiyossafiya7514 Жыл бұрын
2023😂😭
@anasyarethomas5901
@anasyarethomas5901 3 ай бұрын
2024😂
@jamaaljacelow1530
@jamaaljacelow1530 4 жыл бұрын
kama Maarmo aktaada war ninkaan Halaga Leexdo Muqaal Hadlaayo erayo diyaarsan Qamar sugaaani Fanaana Qaran Abdikhani Tusmo 🙏🙏 inboow waan ku wataaaa 🔐❤️
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
jamaal Jacelow subscribe isar
@abdimalikkhalif3945
@abdimalikkhalif3945 4 жыл бұрын
Wax kale
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
🎉🎉🎉😅🎉😅😅🎉😅🎉
@wll____________50cent35
@wll____________50cent35 4 жыл бұрын
Hadaad earphone Ku dhageesaneesid like iisaar
@mustafeibr1040
@mustafeibr1040 4 жыл бұрын
Grc
@abdirahmn8197
@abdirahmn8197 4 жыл бұрын
Qaar 3310 kadawanaya iPhone like iska sosaray
@abucabmax742
@abucabmax742 4 жыл бұрын
Gadùuđow Şiišii waa Abukar Rivaldo Oo earphone ku dhageeysanaayo.
@abduwelidalel9054
@abduwelidalel9054 4 жыл бұрын
Quruxdaadiyo muuqa Indhahaa ku mashquula Midabkaagiyo jaaha Qoraxdaa ka maseerta 👍👍👍Ereyo iso jiitay 🥰Gabdhaheena somaaliyeed wa u qalmaan Amaantan oo kle in ka badan 😎😎my queens❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@sihaamsaciidcali5820
@sihaamsaciidcali5820 8 ай бұрын
❤❤
@raxmacadaay7767
@raxmacadaay7767 4 жыл бұрын
Umad yahay tuugsiga badan naga dhaafa saan like u saaraay kacanta i xanuuntay 😓lkn like isaar abaayo iyo aboowe 😂😂😂😂😂
@mr.a7551
@mr.a7551 4 жыл бұрын
Raxma Cadaay77 kacanta xagee la yiraahda 🤔
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
@@mr.a7551 guskaaga ayaa la yuraahdaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mr.a7551
@mr.a7551 4 жыл бұрын
Somca Studio walaasha maa ku sheegtay
@fuathabdi9099
@fuathabdi9099 4 жыл бұрын
Raxma Cadaay77 snacks gcd NDBs off
@muntaazanzil6194
@muntaazanzil6194 4 жыл бұрын
hhhhhhh funny
@alizakimohamedofficial2041
@alizakimohamedofficial2041 4 жыл бұрын
Hadii aad hooyo macaan jeceshahy like isaar wll🙏 Hoooyo waa hoooyo💖💯
@amiinaxmedfayr4550
@amiinaxmedfayr4550 4 жыл бұрын
Woow
@mohamedabdio1510
@mohamedabdio1510 4 жыл бұрын
Like ii saar inadvance
@ugbadezmail4780
@ugbadezmail4780 4 жыл бұрын
Naxariisti janno alle haka warabio mom😢😘🤦‍♀️❤😭
@cabdicasiismaxamuudmacalin869
@cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 жыл бұрын
Inta in maskiin kan sharta lagadilo kasoo horjeedsatay 👇👇👇 Like iisaar
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Cabdi Casiis Maxamuud Macalin subscribe isar
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waa iga qoslisay wlhi
@idilqaaliofficial7684
@idilqaaliofficial7684 4 жыл бұрын
Waaad ku hesataaa
@MuslimTikTok
@MuslimTikTok 4 жыл бұрын
I love my people😍😍😍🇸🇴😍🇸🇴😍
@Hussien-aesthetic
@Hussien-aesthetic 9 ай бұрын
Tnku ❤
@kingmoha3346
@kingmoha3346 4 жыл бұрын
Inta 5jeer Iyo ka badan kuso celceshatay like wash igu siiya😁
@ardofarah7401
@ardofarah7401 4 жыл бұрын
Wash waa taa ku naaxa
@sihaamsiman3523
@sihaamsiman3523 4 жыл бұрын
Shanta jeer maxaa ka fahantay
@deeqaguleed1274
@deeqaguleed1274 4 жыл бұрын
Ilo
@rooblehambase5359
@rooblehambase5359 4 жыл бұрын
Intaa Jiif Kudaawanaysaa Heestan like Isaaar 😂😂😂
@mubarakjema2508
@mubarakjema2508 4 жыл бұрын
Ani walhy😂😂😂
@nuraahmed6552
@nuraahmed6552 4 жыл бұрын
Wll
@daahqaad5537
@daahqaad5537 4 жыл бұрын
Qamar
@mohamedkhalif205
@mohamedkhalif205 4 жыл бұрын
Wara naga wareeji istasg ayan ku daawanaynaa.
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@mubarakjema2508 aniga wllhi
@indhoofficial4081
@indhoofficial4081 4 жыл бұрын
QAMAR ZUGANI INTA ILA ARGTY INU ZNDKAN UGU HEESO WACNAA LIKETA👇👇👇👇👇DHAC KUZIYA
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 4 жыл бұрын
Sxp subscribe isaar
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
moztaphe indho subscribe isar
@indhoofficial4081
@indhoofficial4081 4 жыл бұрын
waLalayaL wd iga hysa wanan idka wr hynaya
@indhoofficial4081
@indhoofficial4081 4 жыл бұрын
Go Ford ward
@jaambalibaax4833
@jaambalibaax4833 4 жыл бұрын
Wlhi qamar suugaani sanad kaan hee si hiisa wey kala kac san yihiin waaaaw
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Well done Sugaani .. Great Song 2019 👌 who is here 30 December 2019 🙄
@abdirazak5416
@abdirazak5416 4 жыл бұрын
Heestan markey 1m gadho subscriber isaar😁
@ruuxiiraap3053
@ruuxiiraap3053 4 жыл бұрын
qof walbon arko like kama xasdaayi Adna ha iga xasdin🙏
@copracopra286
@copracopra286 4 жыл бұрын
Ka qabso mid kal iyo laab ah 😂
@cabdilahicilmi6513
@cabdilahicilmi6513 4 жыл бұрын
Mnsha Allh Nouryzaa
@ruuxiiraap3053
@ruuxiiraap3053 4 жыл бұрын
@@cabdilahicilmi6513 tnx alpo😍
@meml7569
@meml7569 4 жыл бұрын
Maxa ka faa ide like
@ruuxiiraap3053
@ruuxiiraap3053 4 жыл бұрын
@@meml7569 waxadan ogayn
@hadadhaqaaqnow8921
@hadadhaqaaqnow8921 4 жыл бұрын
Hadaaad itaqaanid isalaan hadii kale somalinimo like iisaar kaliya
@apdikadirmaxamed4326
@apdikadirmaxamed4326 4 жыл бұрын
Jamov halyay new gargeisa kacana pro wnkusalamay
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
Jamov Aden kuusarey like wll
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Jamov Aden subscribe isar
@hadadhaqaaqnow8921
@hadadhaqaaqnow8921 4 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 waan kuu saaray walalal
@hadadhaqaaqnow8921
@hadadhaqaaqnow8921 4 жыл бұрын
@@apdikadirmaxamed4326 gobeey liicoo hajabin
@jabbarahmedou2411
@jabbarahmedou2411 4 жыл бұрын
Actually the best somali music I ever had.
@abdisamad221
@abdisamad221 3 жыл бұрын
Heard**
@husseinmohamed2110
@husseinmohamed2110 3 жыл бұрын
⁸⁸
@husseinmohamed2110
@husseinmohamed2110 3 жыл бұрын
⁸87888
@mohamedabdiqadar9801
@mohamedabdiqadar9801 2 жыл бұрын
Wasaxa
@harunabdulahi8528
@harunabdulahi8528 4 жыл бұрын
One of the best somali singer right now 👍🏾1⃣
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
😅😂😂😅😂😅😅😂😂😂😅😂😅😅😂😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
😅😅🎉😅🎉😅😅🎉😅🎉😅🎉🎉😅🎉😅
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 4 жыл бұрын
Sanadkan sii Dhamanaaya Ninki Ugu Heesaha Wacna Ee La HoLin kari Layahay #Qamar #Suugani inta Horumarkiza jeCel Like ta Ha ugu HiiLiso👍👍👍
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
Mustafe shiine 4k kuusarey like wll subcuribe iisaar🙏
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Mustafe shiine 4k subscribe isar
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 4 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 ku saare wll adna ha ila Dhaafin
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 4 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 ku saarey shp adna igu sharaf sdo kle
@sawdaahmed650
@sawdaahmed650 4 жыл бұрын
Mustafe shiine 4k
@Somalitiktokz
@Somalitiktokz 4 жыл бұрын
I'm from kaaraan and I love Somali songs 💙💙
@nuuhmoussa9251
@nuuhmoussa9251 4 жыл бұрын
Me to from kaaraan
@wazzawazza7026
@wazzawazza7026 4 жыл бұрын
Dameer waxid
@Somalitiktokz
@Somalitiktokz 4 жыл бұрын
@@wazzawazza7026 anaa kuwaso
@dholeamiin2175
@dholeamiin2175 4 жыл бұрын
Kkkkk
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
@@wazzawazza7026 😭😂😂😂😂😂😂
@ilwaadquruxonofficiol7216
@ilwaadquruxonofficiol7216 4 жыл бұрын
#2020ka #1M......baY gaartay Hadaad iga Dambeyso #LIKE igu SHaraF.....❤❤❤
@ayshaaysha3779
@ayshaaysha3779 4 жыл бұрын
Like ❤
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
HEESTAN markay soo baxday jeclaaye❤️⭐i'm back to listening this song 29/12/2022 happy new year
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
🎉🎉😅🎉😅🎉🎉😅🎉😅😢😅😢😊🎉😢😊😢😊😢😢
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
🎉😊🎉😊🎉😊🎉😊🎉😊🎉😊🎉😊😢
@abdirahmanzeykol2973
@abdirahmanzeykol2973 4 жыл бұрын
hadaad hooyaada jeceshahay alle haku daayo like iisaar
@mukhtarkhadar7377
@mukhtarkhadar7377 4 жыл бұрын
InTii JiiF ku DaawaneYza Like dhac😂😂 👇 👇
@mohamudhassan3706
@mohamudhassan3706 4 жыл бұрын
Hhh
@khadark2514
@khadark2514 4 жыл бұрын
Tu es drôle mec 🤣🤣
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
mukhtar khadar subscribe isar
@mukhtarkhadar7377
@mukhtarkhadar7377 4 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 Pr0 Wn Ku ZareY
@kaltunmaxamed8160
@kaltunmaxamed8160 4 жыл бұрын
mukhtar khadar ciyaal
@alidhib2550
@alidhib2550 4 жыл бұрын
Qamar suugani waaa sulfaha cusub heesaha cala calka iyo music gooniya ayuu wataa wlh waxa uu isoo xasuusiyay heesi hii reer xamarka adeer horay usoco waa in dadka hor maran hal music an lagu tag naan
@mohamedalifarah7983
@mohamedalifarah7983 4 жыл бұрын
Wixii reer Somaliland ah like igu qabta idinka ayaa iga badan ❤️❤️❤️❤️
@cabdulahicali4228
@cabdulahicali4228 4 жыл бұрын
Qadaad yarta
@abwaanadqalbilula
@abwaanadqalbilula 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@mohamed88466
@mohamed88466 4 жыл бұрын
TVGA QURBA JOOGTA waar labaatan baanu dhaafin Waynee kuwii kalena ma ku darsanaa waynu ku guuri uune
@fei4life437
@fei4life437 4 жыл бұрын
Waa fanan somaliyeed wana kufaanaa dhaman fanaaninta somaliyeed💪Like here👇👇
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
Fei Abdi like kuusarey subcuribe dhac igu sii wll😹🤣
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 4 жыл бұрын
Wa mid kamida Fananinta Aaminsan midnimo somaaliyeed💪Eekadhashay Duriyada isaaq From Hargeysa
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Fei Abdi subscribe isar
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
@@tuseawtoosiye3292 benaale MA tihid isaaq ee Naga daa bahasha waa fanan somaliyeed lkn maxa la dhaha midnimo caadi iska dhig Ina aabo lols😂😂
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 4 жыл бұрын
@@hanuush6787 Hhh inder ma Nasabkayga Ayad dafiraysa Nin Hbr yooniso sacad muse dhalban Ahe
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Ereyada:abwaan aan iska jecelay xadaari Laxanaka iyo codka:shoodhahaygii qamar Tusmo films kal iyo laap salaan somalinimo🙏❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
Hargaysa Waa qurux M.sh From Galkacyo Bishaan Ayaan Dalxis Ugusoosocdaa Hargaysa 🇸🇴🇮🇷❤
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 4 жыл бұрын
Kusoo dhawaynaynaa
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
War qadad weyn reer koonfur ah bad tahay markasad ku meraystaa reer jabuuti baan ahey benale shitup😏👊😏adoo comment danbe ku qoraya reer jabuuti ban ahey aan ku arko
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 fariidayda aan jacley duriyada 💚🗯❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@mucaadmuulla2289 kan yari meel kasta wan ku arkaa wuxuu iska dhigaa mid reer jabuuti ah midnimada somalia hadanu nahay reer jabuuti wanu ku raacsanahay meel kasta ka dhahaa waa beentisa waa is qarinayaa waa reer puntiland waka isa sheegay wll somalilana waa ku waashey isaga oo iska dhigaya mid reer jabuuti ah yaa usheeg in jabuuti iyo midnimo ay kala dheer yihiin inader 😂😂♥️
@munalizashow5969
@munalizashow5969 4 жыл бұрын
Qamar Suugaani horey usoco huuno😍🤩❣💖❣
@munalizashow5969
@munalizashow5969 4 жыл бұрын
Luv it😍❣💖❣
@cabdiwahabshaqalle5473
@cabdiwahabshaqalle5473 4 жыл бұрын
Qamar Suugaani Fanaanka Fanaanada sanadkan Ugu Heerka Sareeya kaligii Ayaa U Dhigma Xidigaha Geeska Oo Dhan Inta Igu Raacsan Plz Like Saar
@deeqacaligeedi4614
@deeqacaligeedi4614 4 жыл бұрын
Bentada ma ahan
@fadumayusuf4137
@fadumayusuf4137 4 жыл бұрын
@@deeqacaligeedi4614 z
@deeqajaamac2115
@deeqajaamac2115 4 жыл бұрын
Haa wllhi
@Dacar11
@Dacar11 4 жыл бұрын
Qamar sugani xiddiga 2018--2019. Inta qirsan inu ugu heeso macan yahay like ta ha iloobin
@safiyam987
@safiyam987 4 жыл бұрын
2020 haka reebin
@Ckqueen-ep4tx
@Ckqueen-ep4tx 4 жыл бұрын
Mash allh hees wacan oo wacnandeda dhaftaye sxp ore usoc qamar xayaati ❤️☺️🇸🇪📌
@halima1909
@halima1909 4 жыл бұрын
Fanankan itopiyan ladhaqan miya hesihisa dhan qab itopiyan bu uso qada ciyarti kaliya ka dhiman Qamar wax lo dhigo lawa 😂😍
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 4 жыл бұрын
Sidi reer Banaadir dheh, waxa aan so xasuustay heesi reer Xamarka.
@iqlasiqlasilla7072
@iqlasiqlasilla7072 4 жыл бұрын
@@theflagbearer9196anaga sidaan maba naqaano 😂😂😂
@ifrahharfi3486
@ifrahharfi3486 3 жыл бұрын
@@theflagbearer9196 well said Omg
@abokorabdirahman1509
@abokorabdirahman1509 4 жыл бұрын
Waligay 100 like ma gaarin😭😭😭
@dirieali8944
@dirieali8944 4 жыл бұрын
Dee immkna mgadhaYsid
@arafomohamed8930
@arafomohamed8930 4 жыл бұрын
isTAABiLMeXMd
@munacumar7178
@munacumar7178 4 жыл бұрын
Waaligaa ma gadi doontid
@zeynaadmaxmuud5978
@zeynaadmaxmuud5978 4 жыл бұрын
zowkan hada 100 dhafaY
@mehdiabdi4631
@mehdiabdi4631 4 жыл бұрын
Inta earphones ku daawanyza🎧👍
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
mehdi Abdi subscribe isar
@johnchina507
@johnchina507 4 жыл бұрын
hooyaadaa was
@mehdiabdi4631
@mehdiabdi4631 4 жыл бұрын
@@johnchina507 🖕👊
@mordiinabdi2900
@mordiinabdi2900 4 жыл бұрын
ist a headphone or earphone
@sabrinyarey1032
@sabrinyarey1032 4 жыл бұрын
dhibaato ayaa inahaysta somali mxaa yeelay aduunka aduunka waxad uimaateen waad illowdeen miyaa ani waxaan ina leeyahay illaahay kabaqa rasuulkina kusaliya ee iska daaya wxaad comentada ka bixinysaan wax fiican comenti saara asxaabey Aduunka lagu sheegayo lagu mawaarayo ee inta aadan dhiman camal fican shaqaysta
@AbdifatahYaranimahad
@AbdifatahYaranimahad 4 жыл бұрын
Adiga maxaa lagu keenay waa adiga mala yacniga ku jiro
@adammohammedkhassim547
@adammohammedkhassim547 4 жыл бұрын
Quraxda waxba kama maseerto istaqfurullah inta igu racsan .like. sar
@ahmedromanio
@ahmedromanio 4 жыл бұрын
Ninkan hesahisa dhan wa dambi subhanalah
@salmaanalfaarisi7702
@salmaanalfaarisi7702 4 жыл бұрын
Wyhee ma heesaho dhna dambi ahyn ybyee🤔🤔
@adammohammedkhassim547
@adammohammedkhassim547 4 жыл бұрын
Hadii quruxda jiri lahayn iyada llama arki lahayn☝️☝️☝️☝️☝️
@munasarabdikadirhussein9337
@munasarabdikadirhussein9337 4 жыл бұрын
@@adammohammedkhassim547 wan ku racsanahey
@munasarabdikadirhussein9337
@munasarabdikadirhussein9337 4 жыл бұрын
Ha wan kugu racsanhy
@mustafecumar9202
@mustafecumar9202 4 жыл бұрын
Hadaad jiifka kudaawanaysid kama maarmo like taada 🤣🤣
@awliyoofficial4753
@awliyoofficial4753 4 жыл бұрын
😅😅🙋
@enahussein6286
@enahussein6286 4 жыл бұрын
Hdaan la is caasiyayn mlha maanta like waan heli
@mahatiirzuldaan1718
@mahatiirzuldaan1718 4 жыл бұрын
Hadaad wll Hooyada Dunida Ujaceshshay
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 4 жыл бұрын
war ninku laxan khatarsanaa nin lamid ah fanaaniintaan dambe wlh ma arag cqadir farax qrey jiir uuba iska barejayn rabaa
@abdirahmanmahadabshirgurey5724
@abdirahmanmahadabshirgurey5724 4 жыл бұрын
Abwaanada laisku dhaafay ader
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Pro c/karin farax qarey meeel hakaga dhicin ninka yar ma xuma lkin nin c/kariin la dhigan kara maaha
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 4 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 sory waqtigiisa ayaan ula jeeday
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 4 жыл бұрын
Qamar Sugaani is creative talented legend
@shaafiyusuf1132
@shaafiyusuf1132 4 жыл бұрын
InTii Qamar SuGani Tagerta 👌 👇Like dHac kusii ✌💯
@fardusmahamoud7488
@fardusmahamoud7488 4 жыл бұрын
qamar xariir suldaan nimcan hilac fanka nooleyayal👌
@kingjames9497
@kingjames9497 4 жыл бұрын
Saxiiix wlh💖❣🔥
@ubahmohamedali6998
@ubahmohamedali6998 4 жыл бұрын
Cawaaale ku dar queen
@mohamedabdiahmed888
@mohamedabdiahmed888 4 жыл бұрын
FalaDagan inte ku iloowDay Kac-kac Jacayl U Kac😂
@MoHametJeep30
@MoHametJeep30 4 жыл бұрын
Beeen kamaaad SheeGin WLlhi 4Taaaz Fanka iYaGa Top Fours weeYe
@axmadciise4594
@axmadciise4594 4 жыл бұрын
saas wye
@alisayed2968
@alisayed2968 4 жыл бұрын
Best beat I ever heard with qamar sugani ❤️❤️
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mhdekmohomout9757
@mhdekmohomout9757 4 жыл бұрын
Inta ka heshay hestaN like☝️☝️❤😋
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
møH dek mohomout subscribe isar
@mahdimahdi6196
@mahdimahdi6196 4 жыл бұрын
Waan kahelay like koma siinayo
@mhdekmohomout9757
@mhdekmohomout9757 4 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 hyh zhp
@nurtaosman1234
@nurtaosman1234 4 жыл бұрын
@@mahdimahdi6196 xasid ayaa thy wll
@KEYNANOFFICIAL
@KEYNANOFFICIAL 4 жыл бұрын
LIIL BALIIL inow yahay fananka 2019 ma isku racnay 2018 suldaan serar ow aha
@foodcadechannel8068
@foodcadechannel8068 4 жыл бұрын
Quruxdaadiyi iyo muuqda Indhahaa ku mashquula Midabkaagiyo jaaha Qoraxdaa ka masayrta😙😘 😍😍😍😍😍H😍😍😍😍
@libanrashid6525
@libanrashid6525 4 жыл бұрын
Haday billion gaadho xitaa like ha esaarina
@hamseatam3029
@hamseatam3029 4 жыл бұрын
Intii ciyaal Hargysa ah ee like ku dhufta 😂
@AchillesEntertainment
@AchillesEntertainment 4 жыл бұрын
Hamse Muse Meesha iskaga bax like kuma hayneee
@hamseatam3029
@hamseatam3029 4 жыл бұрын
Achilles Entertainment hye haye sxb😂😂
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 4 жыл бұрын
Ciyaal New hargeisa
@zirhamsa
@zirhamsa 4 жыл бұрын
@@AchillesEntertainment mesha ma abahaba le
@AchillesEntertainment
@AchillesEntertainment 4 жыл бұрын
Hamse ahaaa sxp iska so waran Saw hlkgi mahaaaa
@cudurcaafimaad6627
@cudurcaafimaad6627 4 жыл бұрын
in aay gaajo hayso ayaa loo maleeya wll sida aad heesta u qadayso qalbigaga ugu akhrinayso quraan ugu akhri isaga ayaa ku anfacaya akhiro iyo aduunbe alow khatumada nagu duw👐
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 4 жыл бұрын
Meesha diinta kala tag. Nacalaa iyo caqli xumada idin haysa ku yaal. Diin ayaad ka hadlaysaa muqaalkiisana waxbaad ka sheegaysa. Wax Soomaali ka munaafaqsan waa la waayay.
@savenstarflims9917
@savenstarflims9917 4 жыл бұрын
Inta jiifka ku dawaneYsa like dhac ku siii 🙏
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
Cabdiwakiil Yare kuusarey like wll subcuribe dhac igu sii🙏
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Cabdiwakiil Yare subscribe isar
@ibrahimyuusuf7720
@ibrahimyuusuf7720 4 жыл бұрын
Hore usoco la fanan qamar we we
@mahdimahdi6196
@mahdimahdi6196 4 жыл бұрын
Fotada dhaac kasini hhhhhhh waa nwashen
@dhowrsanlala879
@dhowrsanlala879 4 жыл бұрын
Dabcigaga Marweysan Ninka mowle ku beego Allaha Mansab Siyay An Makhluukh La Wadagin qamar sugaani wa fanan cajiiba haba qabku rabo laxanku rabo iyo townku rabo ku heeso fankiiisa bash ku ahy qamar sugaani🙏🙏 wa fanan cajiib ah tageradisa hda thy like dhac ku sii🤣
@karamoige5268
@karamoige5268 4 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend Qamar suugaani Still listining 15/04/2024.🎻🔥
@saadiqyare1776
@saadiqyare1776 4 жыл бұрын
Heesta 2M Kor ayay u dhaafaysaa Screen shor kasii qaado Qoraalkayga
@soufianmohamed45
@soufianmohamed45 4 жыл бұрын
Un artiste talentueux en plus a une voix d or J vous souhait que des reussite cet chanson est sentimentale ❤️
@saedfarah6224
@saedfarah6224 Жыл бұрын
Also, always listen to Somali songs. You will understand their meaning👏
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
😂😮🎉😮😮😅🎉😅🎉😅😅😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
🎉😅🎉🎉😅🎉😊🎉😅🎉😊🎉😊😊🎉 1:02 1:02 1:02
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 4 жыл бұрын
Qamar suuuugani fanaaan jira 💥💥💥💥😍
@sadiasaid5409
@sadiasaid5409 4 жыл бұрын
yaa hoyadiis jecel like iisar
@Fakihaahmed29
@Fakihaahmed29 4 жыл бұрын
Wooow love the beat,lyrics and voice 🔥
@abdibour526
@abdibour526 2 жыл бұрын
Je t' aime fort
@suldanzaki9246
@suldanzaki9246 4 жыл бұрын
Inta quraanka jcl like dhac igusii wllo💥❤❤❤
@maruwaanabdalah5965
@maruwaanabdalah5965 4 жыл бұрын
Hadaad quraanka jeceshahay maad dhagaysatid maxaa kuu geeyay heesaha
@ahmedosokobar7155
@ahmedosokobar7155 4 жыл бұрын
Alla yacizak qamar mrkn dhgeysty wan baxay hdhe hees iga dheh ❤️❤️❤️
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉
@asmahassan2247
@asmahassan2247 4 жыл бұрын
Qalpigeyga adaa leh Eega mankiyo barka Murtidea aya leh Aan mataano ahaano Ka midoowa quluupta
@nuradinrahoy5886
@nuradinrahoy5886 4 жыл бұрын
Asma Hassan my favourite line😍😍
@Siyaasi32
@Siyaasi32 3 жыл бұрын
Asc
@safaabdulle2614
@safaabdulle2614 4 жыл бұрын
Maskaxdeyda ada leh dagay manka iyo berka 🥀🖤
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Hadad dhasho wll like iisar😂 Qamar ciayrta halaga daayo malabo😘
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
badra Mustafe channel subscribe isar
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 😍hyeh wllo
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 4 жыл бұрын
@@Inna_mohamet 😂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@shaarubsulleiman9229 😂😂😂😂😂
@Yt-One_1
@Yt-One_1 4 жыл бұрын
Mxy tahay sababtaad quraanka iyo Heesaha isla soo barbar dhigtaan kuwinan Like doonka ah waan idinka yaabay walahi
@zahraabdi4833
@zahraabdi4833 4 жыл бұрын
abdi wahid ma argtey horta somlida hada jogta wnba ka yabey
@Yt-One_1
@Yt-One_1 4 жыл бұрын
@@zahraabdi4833 wlaashy wxn ba is dhaha mad u daysaa comment akhris
@khadrakhaliif5048
@khadrakhaliif5048 4 жыл бұрын
Quruxdadiyo muuqa indhaha ku mashquula ❤❤❤❤💋💋💋qamar the best voice 😍😍😍
@hassanabokor5852
@hassanabokor5852 4 жыл бұрын
Heestan waa top wey iga gadan tahay axsan laxan, music, Edit Thanks tusmo,go ahead
@hakiimharun6092
@hakiimharun6092 4 жыл бұрын
qamar suugaani waa mucjisada fanka Hadda jira inta ila aamin san lake ii saara 🎵🎵
@geedipro1
@geedipro1 4 жыл бұрын
Hadii aad rabtid ayado qoraal ah ka aqriso👇 Quruxdaada iyo muuqa indhaha ku mashquula Midabkaaga iyo jaahaaga qoraxda ka maserta Malaboy kartidaada niyadah ka maqsuuda Nabdigaad mulkidaa leh kama maarmo agtaada Mid habeenka masuulsan hani waaigu munaasibo inaan muhaanayo dadku waaka marqaatiyee Malaboy kartidaada niyadah ka maqsuuda Nabdigaad mulkidaa leh kama maarmo agtaada Dabcigaaga marwaysan ninka mawle alle kuboogo aanlaaha baan nasiib siiye aan maqluul lawadaagin Malaboy kartidaada niyadah ka maqsuuda Nabdigaad mulkidaa leh kama maarmo agtaada Maskaxdayda adaa leh degey maanka iyo beerka Murtidayda ayaa leh aan mataano ahaano kamidoowo Qaluubta Malaboy kartidaada niyadah ka maqsuuda Nabdigaad mulkidaa leh kama maarmo agtaada
@abdihakiim6923
@abdihakiim6923 4 жыл бұрын
Meeqa mar ayaa ku so ceshatay wll
@mohammeddimaria7635
@mohammeddimaria7635 Жыл бұрын
Never foRgot 2023❤😮
@user-yw7yh3dq9y
@user-yw7yh3dq9y Ай бұрын
Heestan waxay soobaxday ano wadanki 10 cisho kamaqan kuma noqon allow igu celi aan soo arkee😢😢 2024 now
@Siciid-lz1uv
@Siciid-lz1uv Ай бұрын
😂😂
@liam701
@liam701 4 жыл бұрын
Fananka sanadka 🔥🔥❤️
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 4 жыл бұрын
Waxa ficnayd malin walba inuu Hees sosaro lkn waan la Awoodayn laxamada xajiipka Ah Ee usarayo Hesihisa waxay iga dhigeen qofka kowad Ee tageraha u Ah poqorka codka qamar sugaani
@Hawd
@Hawd 3 жыл бұрын
All foreigners gather around. Great song with deep meaning.
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
😮😂😂😂😅😅😂😅🎉🎉🎉😅😅😅🎉🎉😅
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 ай бұрын
😅🎉😂😅🎉😅😅😅🎉😢😅🎉🎉😅😅🎉😅🎉
@mariekarter2041
@mariekarter2041 4 жыл бұрын
Wan ku taageera wllhi pro❤
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 жыл бұрын
What A Song... Heestan Wey iga Gadantahy😎 👇
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 4 жыл бұрын
Ahmed KaaFi AK subscribe isar
@abdisamedpogba6440
@abdisamedpogba6440 4 жыл бұрын
Zidan U Sugayay Malayn Maysid Heestan Clipkii Yaraa Ee Comming soontan Xiijiyay😂🔥🌍 like Saar Hadan ka zo Horeeyay
@ikramali2737
@ikramali2737 4 жыл бұрын
Ninkaan danbi badanaa quraxda soma oga in uu ilahey Ku dhaartay subxanallah
@abdiazizozmaneidle5843
@abdiazizozmaneidle5843 4 жыл бұрын
Waaw❤❤❤❤👄👄👄👄👄🙇🙆🙆😄😄😄
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
Isaga maaha abwaanka weeye😂😂😂
@ruweidoahmed9528
@ruweidoahmed9528 4 жыл бұрын
@@abdalaali6591 🤣🤣🤣✋
@Ccshariif
@Ccshariif 4 жыл бұрын
hees danbi la aan intaa ku araktay
@khadarenka8684
@khadarenka8684 4 жыл бұрын
2020 we here ✅✅✅✅✅
@marshmellbh6976
@marshmellbh6976 4 жыл бұрын
Malabo 💋🎸 🎹👸 Qof walba wuxu leyahy Qof Malabkana uga mcn Diamond kana uga qaalisan 💖 Fadlan Hada ledahay #like isar
@abdiladiifmuuse3155
@abdiladiifmuuse3155 4 жыл бұрын
Qamar suugani biG fanan inta tageerta like saar
@karanshariifsune8263
@karanshariifsune8263 4 жыл бұрын
Inta kaso horjeedo ereyada “qoraxdaa ka maseyrta “ like isaara
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
It's imagination maha dhab.ee naso.
@mohayre2399
@mohayre2399 4 жыл бұрын
Quruxdaadiyo muuqa indhaha ku mashquula mdibkagiyo jeehaga qoraxdaa ka maseerta hestani aneey igu socotaa umlynaa hppti hyati qlpi love you ❤❤
@mohamedhassan417
@mohamedhassan417 4 жыл бұрын
Ma anaa dhalaba halaiga dabageeyo fahankeeda laiga hayaaye!
@moeabzi6833
@moeabzi6833 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh 😀😁😂wax tagy tiigsimad male
KHADAR KEEYOW FT. QAMAR SUUGAANI | SAAXIIB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:33
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 76 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 36 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 76 МЛН