No video

QAMAR SUUGANI | NOLOSHA II DHAMWYSTIRTEE | HEES CUSUB 2020 lyrics

  Рет қаралды 641,080

AKRAM LYRICS

AKRAM LYRICS

Күн бұрын

QAMAR SUUGANI | NOLOSHA II DHAMWYSTIRTEE | HEES CUSUB 2020
Subscribe share like
Lyrics
Dhaayahaan Wax Ku
Daawadaay Wadnaha
Dhaqdhaqaayay Dhiigu
Ku Shaqeynayaan
Dharaarihii igu Adkaa
Dartaa Baan Ku Dhafayoo
Markaan Ku Hellaan Dhaqdo
Noloshaad ii Dhameystirtee
Shukriyeey Naftad Dhiirisaa
Ku Tidhi Dhaqtarkeygiiyeey
Ma Dhalan Dunidani Ma
Dhalan Agtaada Qofaan
Dhigan.....
Dhibkeyga Kuwii Jeclaa
Ka Xidho Dhagahad i Tidhi
Ha Jabin Ha Dhicin Macaan
Markaan Yara Dheeliyana
Dhaqaaq Socodaad i Tidhi
Xasuusteeydan Ku Dhigay
Dhagaxa Buuraha Ku Jira
Hadaan Dahab Kaaga Dhigo
Qortaadana Diamond Sudho
Abaalkaagii Ma Dhigan

Пікірлер: 267
@CabdirashidxuseynmohamudRashka
@CabdirashidxuseynmohamudRashka 13 күн бұрын
Hestan waxaan dhagesanenaa ani gacalisadeyda walipa wada jir❤Alhamdulilah wxan lenahy rajooyin badan noo rumeeyo tarikhda oo ay thy 15/aug/2024 sanadaha soo socda waxan rageneena inaan wada jir iyo cafimaad ku qadano gaclisadeeyda weenii salamesaa somli weyn dhamaantii i.a waxaan rajeeneenaa inaan guleysano❤
@MaryanMaxamed-q9n
@MaryanMaxamed-q9n 6 күн бұрын
Aww m.a ilhey hani dhowro iskuna wara❤
@fatimaahmed3177
@fatimaahmed3177 Жыл бұрын
Hestan waxn dhageysanaya xili aaan jecel wanagsn haysto ilahy waxn ka baryaya inaaa nolsha ku midowno malin ayaa so boqan dona 27/3/2023 hben isniin so galeyso wixi iga dabeya like ha ila dhafin❤️😢🙏
@ABDIRHMANMOHAMED2053
@ABDIRHMANMOHAMED2053 Жыл бұрын
Wadajira abayo farxadna ku noolaada 😊
@fatimaahmed3177
@fatimaahmed3177 Жыл бұрын
@@ABDIRHMANMOHAMED2053 sidokle wlky 👏❤️
@raxmaabdisamad6472
@raxmaabdisamad6472 Жыл бұрын
Amiin❤
@hibaaqomohamed4316
@hibaaqomohamed4316 9 ай бұрын
Ma heshay qali 😢❤
@hibaaqomohamed4316
@hibaaqomohamed4316 6 ай бұрын
Maa heshay jecelkagii❤😢
@maxamedamadi1342
@maxamedamadi1342 9 ай бұрын
Markaan yara dheeliyana dhaqaaq Socodaad itidhi xasusteeydan kudhigay❤ 🫂 08/11/2023 xazuz haben arbaco sibaxayso sacada 18.58 pm likata haila dhafin
@FarxanIndho
@FarxanIndho 23 күн бұрын
@AbakarNor
@AbakarNor 7 ай бұрын
Qofta kaliya mudan inaaan sidaa u amaano oo shay kasto oo dunida yaala arageda iiga qiima badan yahy waa Walshay mcn cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban allah ha iika siiyo Nolosha la sheego la aanta waxba may ahateen ❤❤❤
@ahmettzalad7423
@ahmettzalad7423 4 ай бұрын
😊😊
@hibaaqismaaciil5634
@hibaaqismaaciil5634 11 ай бұрын
6/9/2023 habeen khamisa in burco🥰 Xamsow naftaad dhiirisa Ku tidhi dhakhtarkaYgiYow Ma dhalan dunidani ma dhalan AgtaaDa qof aan dhiGa🥰 Insha allaH abaalkaaGa wan gudi qlpiiiiiii Mar uun❤️😢 Sidaad ii garaB istaat0 alle HA kU garaB istaagO wll❤️😭🖐
@xamsezurach937
@xamsezurach937 11 ай бұрын
Hibaaq ismael ahmed ❤ Adigguba wllhi sidaad ii garab istaagto markaan xaaladaha adag ku jirro mahadcelin lagguma soo koobi karro Qli insha allaah waxaan rajeynayaa inaan riyadeyda ugu weyn ee ah inaad adigu xaaskeyga noqoto inaan maalin uun ii rumowdo xbbi Quruxeey wax walba oon adiga dartaa u sameeyeyna waad u Qalantaa intaa kabadana waan ku garab taagnaan doonaa walaalo.
@hibaaqismaaciil5634
@hibaaqismaaciil5634 3 ай бұрын
​@@xamsezurach937markaY riYadeeni inoo rumowday oo calaf illahay iskuugu keen daraY baan diB isoo bookhday❤wan jeclahaY qalpi illahay haYsku keen daayo
@HonestGirl-ei1fp
@HonestGirl-ei1fp 2 ай бұрын
Wow ❤ Isku waara
@zanoubelmi7918
@zanoubelmi7918 2 жыл бұрын
Dhagaxa Buuraha Ku Jira Hadaan Dahab Kaaga Dhigo Qortaadana Diamond Sudho Abaalkaagii Ma Dhigan MOM love you soo much hooyo
@maanjus1847
@maanjus1847 Жыл бұрын
Qq,!2!2!!2²!
@mrsuha6bgemarty984
@mrsuha6bgemarty984 11 ай бұрын
3:57
@HudaJamac-vi6yj
@HudaJamac-vi6yj Ай бұрын
Heestan habenki igu horaysay wxn la joogay qof aan jeclaa Mar wlba inan dhagaysto wan jeclaa lkn hada wllhi boog ayey igu noqoty 😢 lkn alx hada wn bogsaday 💔
@ZuhaybHassan
@ZuhaybHassan Ай бұрын
😢
@NeimaAbdoAli
@NeimaAbdoAli 7 күн бұрын
😢😢
@user-iv3tu4ku3l
@user-iv3tu4ku3l 5 ай бұрын
Qamar sugaani walaahi ilahybaa igu oog wa goatki fankaa qamar is not easy qamarka ❤❤❤❤
@AbdilahiDilo
@AbdilahiDilo 22 күн бұрын
M he's drted bad u dharaty 😂
@xisalyalona1783
@xisalyalona1783 Жыл бұрын
Ahmadow naftaad dhiirisa Ku tidhi dhakhtarkaygiyow Ma dhalan dunidani ma dhalan Agtaada qof aan dhigaa🥰💯😍🤲 Noloshydi❤💟
@AnasCabdullhi-vw5ov
@AnasCabdullhi-vw5ov Жыл бұрын
Jia
@ifrahamin738
@ifrahamin738 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@ifrahamin738
@ifrahamin738 Жыл бұрын
😊
@zaki5590
@zaki5590 10 ай бұрын
Hee 😂😂
@hafsafaarah1124
@hafsafaarah1124 10 ай бұрын
Benta jooji yrey
@nasriinasahal859
@nasriinasahal859 Жыл бұрын
Dagaxa burahaa ku jiro Hadan dahab kaga dhigo Qortadaa dheman suro Abalkagii madigin Ayeyo mcn 🥺❤
@abdullahibashiir7400
@abdullahibashiir7400 8 ай бұрын
Ha jabin ha iga dhicicn mcn😊
@apdirahmaanali2709
@apdirahmaanali2709 10 ай бұрын
Salmaay naftad dhiirisaa❤ Ku tidhi dhakhtarkaygiyey❤ Ma dhalan dunidani ma dhalan❤ Agtaada qofaan dhigaa❤ Heestan aadka umacan waxan uqaadi laha boqoradayda aan jeclahy salma aadan ipraahim alle hay dayo 🤲01/11/2023
@user-ut7yz7sq5z
@user-ut7yz7sq5z 9 ай бұрын
Qamarow waa kutagera❤❤😂😂😂😮😮😅😅😊😊😢😢🎉🎉
@user-bw4zd4bm3k
@user-bw4zd4bm3k 6 ай бұрын
Waxaan dhagaysanaya aniga o hesta jecel kii igu quruxda badan hesto markasta idhiriyo garab I ah jah markan yara dheliyana dhaqaq Sucud I tiri xasosteyda ku dhigy mcn abalkagagi ma gudi karo ilahow na midey /20/2/2024❤
@mahamudabdinuur7758
@mahamudabdinuur7758 7 ай бұрын
Hoyooy naftad dhirisaa ku tiri dhakhtar kaygiyey Ma dhalan dunidani aktadad qofan dhiga ❤❤😢
@manlykhoover3201
@manlykhoover3201 6 ай бұрын
I’m getting married in may and my love of my life her name is Shukri, I will come back here and show her this comment in our house inshallah ❤️ love you my hayatiii ❤️
@Mss-ruweyda
@Mss-ruweyda 2 ай бұрын
Woow😭may allh bless you and your marriage did you guys married
@momtaas
@momtaas 11 ай бұрын
Waxan rajynaya qofka dhabta noloshyda inaa helo 😭🤲
@SadaamCabdiraxmaan
@SadaamCabdiraxmaan 3 ай бұрын
Abyo😢
@AbdilahiDilo
@AbdilahiDilo 2 ай бұрын
Me too wlhie 😢
@user-vh9wg2sl8w
@user-vh9wg2sl8w 5 ай бұрын
Waxan dhagaystay xili aan jacylkyga aan wada soconay wuxuna aha qofki ugu wanagsana abid ilahay cimri dheer iy0 cafimad waara u waydiyay asagana I qaday heestan 😢❤ Hoygaygi 🤴🫂
@JamiilaSaleeman
@JamiilaSaleeman 5 ай бұрын
waxaan dhagaysanayay hestan xili aaan jacayl wangsan haysto ❤rabi kabaryayaaa inan nolosha kumidowno bilramadana sacadu tahay 8:30 habeenimo haben khamisa❤🎉
@CabdiraxmanMaxamed-f1w
@CabdiraxmanMaxamed-f1w Ай бұрын
Maad kumidAwdeen noloshA huuno🥹🫶
@JamiilaSaleeman
@JamiilaSaleeman 23 күн бұрын
May ​wllo wali
@caamirahmed666
@caamirahmed666 2 ай бұрын
Dhagaxa Buuraha ku jira Hadaan dahab kaaga dhigo Qortaada Diamond sudho ABaaLkina magudi karo mY mom Ayeeyo mcn iyo abaahay iyo dhamaan waalidkay❤.
@MafsuudAbdi
@MafsuudAbdi Жыл бұрын
2022/11/8 😢 Waxaan Subax hore isbaraney wiiil kaas oo ma dhex martey sheeko iyo kaftan xiiso leh angoo sidii uwada socona ayaa xidhiidh jacayl bilowney Ilaa mantana waa noo socdaa oo 8 bilood marwlpa waa is khilaafi jirney oo waa isku soo noqon jirney Ilaa mudo intuu khilaaf nasoo dhex gal aan kala maqnaano 1 week 😢 Kadib asi qoraal ireebay xili aan kamaqnaa mopilkeyga mudo 3 hrs ah ayaa kasoo wareegtey fariintiisa markaa arkey mar waan farxay marna Waaan yaabey oo wakhti ayey ila ahayd mudada kasoo wareegtey wada hadalkeena ani wiiilka Ilaa manta waan jecelahay asina wuxu idhahaa waan kujeceley Mudo 2 week ah ayaa waxa arkey gaaabis ah mashquuul oo 5 mint bes wakhtigiisa igasiinyaaa 😢 Hada waxwalpa waa lawadaagey adi saas mahaa ayuu idhahay waa mashquulay waa iska amusey hadana dub ayaa ueegay 2 days kadib ileen wax isbadala majiree weli wA sidii😢Waxwalpa goan ayaa kugaadhey ah Inaan iska fasxo oo aan nolasha xor uga dhigo uu iga nasto Maxaa sameeeya dadka iga danbeeya talo idinka rabaa❤❤❤❤😢😢😢
@akramlyrics9788
@akramlyrics9788 Жыл бұрын
💔
@fadxijamal3035
@fadxijamal3035 10 ай бұрын
Wxaan aqan mudo sanad ah wn jclaheyy isaguna sido kle wxaan zxp ahaneynaa mudo hlka mudo klena kla amuzanahy anagoo isku xnqsan hdana iyagoo ss thy isma badalno ee darenka yga io xasaha an isku qabno si siyaado mrka codkiisa mqlo wq ilmeyaa wa dhipata jaceylka le yhy ddka sida dhapta isku jeceyl isma ilaawan ismana badalan xta hdii ay mudo dheer kala mqan yhin alle claf ha igu daro.........😢😢❤
@user-sh4kf7un2j
@user-sh4kf7un2j 2 ай бұрын
Waxaa aad isku haysaan jacaylka ayaa kawayn❤
@imanhabibi7115
@imanhabibi7115 Ай бұрын
Waaa duni dadki is jecla is helayan alla kan nasiipa maxa uu anaga i wanajiyayyy ( muusaw niyada kun qoof diida kaliga ku doratayyy ) caruurtada abahooda ❤
@mariaabukar1438
@mariaabukar1438 5 ай бұрын
Hestan waxa dhageysanayy waqti an niyad jabka daremayo nolasha qababke ila dhaqantey bis alxm waxa rajena ano xalkeyga intan kaficn yahy ina markle so boqan dono 😔
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 9 ай бұрын
Xanuun badana marka qofkii noloshaada ku habboonaa aad hesho wakhtigoo kugu adag iyo duruufo qallafsan oo aan kuu saamaxayn inad nolosha ku midowdaan , ee si quusasho ku jirto lagu yidhaa waan ku sugayaa intay wax kuu hagaagayaan😢😢 Bari maanta ka fiican inshllh ayaan u soo noqon doonaa qoraalkan.2023/wed/29/sept 11:32 Am
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 9 ай бұрын
2026 ayaa inoo ballana😢😂
@AbdirihiimAhmed
@AbdirihiimAhmed 6 ай бұрын
Inshlhh zxp​@@Said-M0h-Said
@Khadija_sheikh.
@Khadija_sheikh. Жыл бұрын
Isaga ayan uqaaday mustaqbalkiina iga baxay😭
@mohamedhusein4370
@mohamedhusein4370 Ай бұрын
00:35 iyo ankra turky xfda cankay iyo xasuso qali ah 😢❤
@WardaMaxamed-kb3ys
@WardaMaxamed-kb3ys Ай бұрын
Dib baan usoo booqdeY anoo jcylna lahyn heestan wan jeclhy Hooyadey baan u niyeystey10/7/2024 😭❤️
@cabdikaafixuseen9326
@cabdikaafixuseen9326 Жыл бұрын
Wllh qamar suugaani waa fankii oo lasso direy lkn cadowgiisa ayaa badan ee ilaahey waxaan ka baryaa in aw cadoqiisa cagta hoosteeda ka yello wllh
@user-mf6bg3mj2o
@user-mf6bg3mj2o 7 ай бұрын
❤❤❤❤dhaarihii igu adkaa dartaabanku dhafayoo maekaan ku hellaan dhaqdoo noloshaad i dhameystirtee❤❤❤❤ nice
@nimconalka1866
@nimconalka1866 Жыл бұрын
Fankuwa waa qamar iyo qarami 🥺
@filfilo9787
@filfilo9787 Жыл бұрын
10/9/2022 waxy ahyd haben murugo ii ah aniga hawlo ii gaar jirta awged meel ano inan ku sugya ayaan wiil is barnay ka dib wiil aan la hdli jiray 3sano oo aan rafaad kla kulmay alx kan cusub u ka duwnyhy mana aqaan su nqon dono hda alx farxd kula nolahy 28/2/2023 waxn rajenya hamiga adunyo akhira kuwa guleysta rabi inoga dhigo🤲🥺
@inamohamed5768
@inamohamed5768 Жыл бұрын
I.a apayo agaw mid adag marwalpa alla isku xir ku guulayzo jcylkga
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 11 күн бұрын
Guulaysta adiyo jacaylkaguba
@RaxmaCabdifaarah
@RaxmaCabdifaarah 4 ай бұрын
Markaan yara dheeliyana dhaqasocodba itiri adaa ibaray jacyle ilahow kudaa mcn😢❤
@awaysmaxamed7045
@awaysmaxamed7045 2 жыл бұрын
6 year and 10 month 🥺 lkn hada mahayo qof u dhigma ayada
@SamsamAbdikarim-wx4db
@SamsamAbdikarim-wx4db Жыл бұрын
Moomy iilhy hykaaadhaafo😭😭😭😭❤️
@user-co1kr7dd3q
@user-co1kr7dd3q 5 ай бұрын
Subeer cabdulah wuxu aha qof a barto qofki igu wngsana inkstu ixumeyay agtiisa q ofan dhigo majiro❤😢
@maliekaahmet4589
@maliekaahmet4589 Жыл бұрын
Heestan markuu igu horeysey jaceykeyga isoo direy 2020/10/7 anigoo safar aha oo jabuti kusiisocda wllhi waxan dareemay jaceyl dhaba inan haysto lkn nasiib waxan kala dhamney 2022/8/20 haben xusuus igu leh ilaa hadana ma sameysan jaceyl dhaba 😢💔
@AshowMacalinashow
@AshowMacalinashow Ай бұрын
Dhagaxa buuraha kujiraa hadaan dahab kaaga dhigo qortaadana diamond sudho abaalkaagi ma dhigan
@fadumocabdicasiis-hj5gh
@fadumocabdicasiis-hj5gh Ай бұрын
Qamar xiligu goat ka aha 😂😂😂
@nasradiriye8507
@nasradiriye8507 Жыл бұрын
Zakiyooow nafta dhirisaa kutiri dhakhtarkeygiyow ma dhalan dunidani ma dhalan agtada qofaan dhigaa 😢
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 6 күн бұрын
Habibi qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp 2 ай бұрын
Dhagaxa buuraha kujiraa Hadaan dahab kaaga dhigoo Qoortaadhana Diamond suro Abaalkaagii ma gudhin -the only person who deserves this words is mom❤🙁
@adeeca3543
@adeeca3543 16 күн бұрын
Hestan waxan dhagaysan 14/8/2024 7:10 xili aan haysto Jacayl dhaba wiil gob ah oo wanagsan ayaan is calmanay ilahay çalaf haiigu daro inkoso duceeya mucashqiintay🥺😭💔
@abdiraxmaandaahir
@abdiraxmaandaahir 2 ай бұрын
Ax Wlhy heestan ex aan aad jeclaa kuxasuustaa heestan waxan dhagaysanayaa022 /8/28/hapeen khamiisa 11:30 Markastoon wada soconay Caawana waxan dib usoo booqday anaga oo kla hadhnay2024/6/16/ 11:00😢😢😢
@user-mf6bg3mj2o
@user-mf6bg3mj2o 7 ай бұрын
dhibkayga kuwii jeclaa ka xidho dhagahaaditi jabin hayga dhicin mcn Markan yara dheeliyanaa dhaqaq socod aad itidhi xusuustaydaanku dhigay ❤❤❤❤❤wakhti
@user-ie2gk4eb7h
@user-ie2gk4eb7h 8 ай бұрын
❤Heesta Qamr suugaani Ee muusiga iyo codka mcnaa hye heeataa kwarm dhagaxd buurah ku jIr hadan dah kaagadhigo
@naimasaleebaan8227
@naimasaleebaan8227 11 ай бұрын
Waxan dhagaysanaya habeen 7/8/2023 anoo Jacayl wanagsan haysta inshllah markle ban soo booqan halkan wixii iga danbeyoyo like ❤😂
@ABDIRHMANMOHAMED2053
@ABDIRHMANMOHAMED2053 Жыл бұрын
2020/10/04 it was my first time that i felt in love with someone. We have been dating for 2 years. I did everything she wanted. 2022/9/10 she left me and i didn't know why she did to me that.😢😢😢
@Abdirasaq01
@Abdirasaq01 Жыл бұрын
Zhp is adkee oo gym aad anba kula mid baan ahee 6 bilood baan ku dheeraaye
@ABDIRHMANMOHAMED2053
@ABDIRHMANMOHAMED2053 11 ай бұрын
@@Abdirasaq01 already waan dhiganaye bro
@UgbaadSiciid-z5w
@UgbaadSiciid-z5w 16 күн бұрын
Ani jacayl iibsado ayaa raba sbabtoo ah jacayl bilash ama sadaqo waan ku wayay 4 sano ayaa tuug sanayay plz jacyl isii lkn ima siin😢😢😢
@axmeddeeqfaarax1122
@axmeddeeqfaarax1122 3 ай бұрын
Dhagaxa buuraha ku jira Hadaan dahab kaaga dhigo Qoortadana dheeman suro Abaalkaagii ma dhigin🙏my wife 🫶hindaay❤
@nimcoabdi6606
@nimcoabdi6606 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya xili aan haysto jcyl midkii ugu wanagsana farxad midi ugu fiicned nolol midii ugu wanagsaned ilaahay ayaa mahad leh insha alleh malinka anu nolosha ku midawno ayaan soo boqan ❤ 9 jun malin jimca ah 2023❤
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 11 күн бұрын
Isha allah waad midowbaysaan
@FadxiCumar-zd2cq
@FadxiCumar-zd2cq 2 ай бұрын
Walaalayaal iso duceeya in ilahay kacaylka i fahan siiyo ilahada 22 jiraa qof ma jeclaan qalbi dhagax ban leeyahay😢😅
@Addani_model01
@Addani_model01 7 ай бұрын
Heestaan Waxan dhagesanaya ano jooga xeebta garacd wxana ahy keli🥺💔
@hibaaqomohamed4316
@hibaaqomohamed4316 6 ай бұрын
😢😢😢
@Addani_model01
@Addani_model01 6 ай бұрын
@@hibaaqomohamed4316 💔💔
@AshowMacalinashow
@AshowMacalinashow Ай бұрын
Dhagaxa buuraha kujiraa hadaan dahab kaaga dhigo qortaadana diamond sudho abaalkaagi ma dhigan😮❤
@maziljamac268
@maziljamac268 Ай бұрын
Waxan rajeynayaa noloshydi in dib nolosha no kulmiso waqtigu wa cajiib whi❤
@mahamutt20
@mahamutt20 Жыл бұрын
11.7 .2023./____qaar baa 2025 dhagaysandona kuwaa hada horay usiisalamayaa 😂
@aarcismaan4232
@aarcismaan4232 Жыл бұрын
O.k. qamar Yare video 🇸🇱🤴🇸🇱⛓️
@bedrimerbk3508
@bedrimerbk3508 7 күн бұрын
4.sano jacayl aad waday markad weydo xanunkeda ayay ledahay hesta waa wax kale 😢😢😢
@AhlaamMohamed-bo1wq
@AhlaamMohamed-bo1wq 8 ай бұрын
hooyo waxa tahay dunideyda manta hadaan wax ahay adiga ayaan kugu ahay hadadan aheyn miyanba nolaan lahaa nolosha adiga ino dhameystiray mar un awalkaga ma wada gudi karo lkn dartada waa inaa wax un usameyaa waxa tahay karti badan aabo hooyo dhankastaba adaa no buxiyay mama 😢😢😢😢😢 waxan dhaho ma garanayo qalbigeyga magacaga kaliya ayu qorayaa heestana markaan dhageysanayo waxan so xasustaa waxan isla so marnay adiga saxibtey ayaa tahay
@ilhansacad7726
@ilhansacad7726 2 ай бұрын
Heestan isma lehe qof ayah ku qadi doono oo ad booska inta leh ugu jirinkartaaa wayo waqtigygiii qofkan siyeyey u garan wayey qimahygaaa hadan isma lihi waxa ku hadhy waqti ad qofkale kubarto
@Jamaloz17
@Jamaloz17 Ай бұрын
Dhbibkeyga kuwi jecla, ka xidho dhagad ii tiri, Ha jabin haiga dhiicin macan💋😭
@saynababdirzak9307
@saynababdirzak9307 3 жыл бұрын
Dharaarihii ugu adkaa dartaa baan ku dhaafy 🥰💖💥
@user-qp2fs2xh8i
@user-qp2fs2xh8i 6 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa malin sabtiga tarikhduna tahay 3/2/2024 heestaan qofka kaliya ee mudan in aan u qaado waa wllkei marna aabahey 2aad Abdifitah nolosheyda manta heerka ay taagan tahay Alle ka sogow asaga ayaa isoo gaarsiiyayy àbwe allaha iikaa ilaaliyo walaal adoo kle ah dunida wuu ku yar yahay 😢❤
@SabnaCadey-bx6pi
@SabnaCadey-bx6pi Ай бұрын
Ma dhalan Agtada qof an dhiga hooyo mcn❤😢
@updirahmancirro9620
@updirahmancirro9620 4 ай бұрын
illahow Gabar Ayaan Jeclhy Illahow Calaf Igu🤲😢
@user-to1yg2kt8k
@user-to1yg2kt8k 5 ай бұрын
Waxan dageysanaya mant 2024 22 march Friday ilahow nagadig kuwii waligod wadajoga i.s wansoboqani dona❤❤❤❤
@Bayaan447
@Bayaan447 Жыл бұрын
Waxan dhagaysanaya anoo qalbigu kaliyahay ❤
@maryan9651
@maryan9651 8 ай бұрын
Ku lamid ahay 😢😢 mcnto way laqerah😢😢
@ahmednuur9872
@ahmednuur9872 3 жыл бұрын
Emotional song🥺💕
@haweeyaxaaji2023
@haweeyaxaaji2023 Жыл бұрын
😂
@deeqodagan2038
@deeqodagan2038 9 ай бұрын
0:39 1.,,²is 2².00.
@hibaaqomohamed4316
@hibaaqomohamed4316 6 ай бұрын
❤😥😥
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 2 жыл бұрын
Nice song ninkan cimamadiisa lama haysankaro mcjissada fanka
@yazmiin-ud8lt
@yazmiin-ud8lt 5 ай бұрын
Musaw naftad dhiri galiza ku tiri ma dhalan agtada qof aan dhiga ppei ilahayy ha i kadayo 2024 3 29 malin jimcaha
@mahamettayman2275
@mahamettayman2275 3 ай бұрын
Waxan ilahay ka baryayaa inuu mar uuun isiiiiyo qof I jecel 😢💔
@ExcitedBassetHound-xq4mu
@ExcitedBassetHound-xq4mu Ай бұрын
Ax waxani hees way dhafday😢😢❤
@AshowMacalinashow
@AshowMacalinashow Ай бұрын
Dhagaxa buuraha kujiraa hadaan dahab kaaga dhigo qortaadana diamond sudho abaalkaagi ma dhigan😮
@mariastories8851
@mariastories8851 8 ай бұрын
Ihoow adaanku baahnahy isii quwadadaa❤
@NuuraAadam-oe6by
@NuuraAadam-oe6by 11 күн бұрын
Sharaf iyo karaamo qamar is not easy🎉🎉
@deqaabdi4685
@deqaabdi4685 6 ай бұрын
Heestan wan jclhy ilahayow wxn ka baryaya jcl dacada iyo nolol farxad leh 29 2 2024 habeen khamiisa 12 :9 wxn rayanaya anigo farxad iyo riyadaydo alle I rumeeyay ina so buqan dono insha allah
@hibaaqmaxamed9625
@hibaaqmaxamed9625 3 жыл бұрын
15/7/2021 ma dhalan dunidani ma dhalan agtaada qofaan dhigaa👏👏👏👏👏👏
@mahamedhaaji1
@mahamedhaaji1 Жыл бұрын
Heestan markaa maqlo ilmada iga soo dadato waxaan heesta ku xasuustaa saxibadaydii hore mar walashay nasro nuura malintay soo baxday anoo safar ah gode to jigjig dhagay ah ayeey soo baxday malintii odhan waan dhagaysanayay
@saynabmohamuud7492
@saynabmohamuud7492 Жыл бұрын
Dhararihi adkaa dar ban kudhafayo mom love you
@suadahussein7472
@suadahussein7472 Жыл бұрын
What a song 🎵 Amazing 👏 🥰
@hamzeiphone6989
@hamzeiphone6989 Жыл бұрын
Hees way dhaaftay ❤
@abdaleshaacir45
@abdaleshaacir45 8 ай бұрын
​@@hamzeiphone6989à
@FarxanyareInashugri
@FarxanyareInashugri 3 ай бұрын
www heesto waxa ka macn🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@IdmanOmar-kr5eu
@IdmanOmar-kr5eu 10 ай бұрын
Dawadii noloshoow liban noor heestan dartaa ujeclahay mln isniin ah sanadka 2023 bishi 10 tariq 23
@adambulshawi2438
@adambulshawi2438 Жыл бұрын
Hestan waxa jacayl qof aan adunka ugu jeclahay micnaha jacaylkyga waku salamay macanto hadad imaqlayso
@xaliimocabdullahi9675
@xaliimocabdullahi9675 Жыл бұрын
🥺❤🔐dunideydiyow
@cabdiqani1981
@cabdiqani1981 4 ай бұрын
Caawa halkan nafis ayaan uu soo doontay waayo sii anan xanuunka xooga isagaga yareeyo una ilmeeyo taas waa nafiska kaliyaa ee aan dareemayo caawa, jacaylkayga oo hada ku dhawad afar sanno wada socono ayaa beeryahan iga xanaqsantahay, aniga khalad aan galay owgii hadan khadka marka maqantahay taleefankan ka xidhato sii adan ula soo hadlin lkn waxan niyada ku hayay iskagaga celceli waa furi doonta lkn ma furin, lkn aniga oo ku jira oo fariinta qorayaa yay fariin iso dirtay iyada oo ii cananaysa oo igu leh waa masaray lkn aniga dumar ma la hadlin mana igu arkiin haday in yar ii waydo waa iga xanaqaysa mana aqaan waxan sameeyo......🥺😓.........maxan shukansada qalpi wax lagu jeclaado maba haysto oo dareenka waa iga guuray wllhy iyada ruuxan hal daqiiqo lama hadli karo 😓🥺 ☆Amranay naftadad dhiirisa🥺♥️ ☆ku tidhi dhakhtarkeygiiyeey🥺♥️ ☆ma dhalan dunidani 🥺♥️ ☆ma dhalan agtaada qofaan🥺♥️ dhiga🥺♥️ Amran Dahir waa aniga boqorayda 🤴🥺♥️
@hibaaqismaaciil5634
@hibaaqismaaciil5634 4 ай бұрын
Walal wakhi fiican baad zoo wada qaadateen illahay haYsku kiin sakhiro insha allaH guuL idin rajaYnaya❤
@felisbashiircabdi754
@felisbashiircabdi754 9 ай бұрын
Shukriyey nafta dhiraasay wllshey iga yar abaalkeeda ma gudi karo❤🙃🥺👸🖇💋
@user-de2py8mj2e
@user-de2py8mj2e 8 ай бұрын
13.11. 2023 waxan ogdaay inaan aaan said uu jeclaaday in magaceeda shukri laa yidhahdo ...... heestan in badan meelah waan kaa maqli jiray macno badan imaa samayn jirin lkn maanta oo ay tarikhdu tahay 06.12.2023 ayaan anigo heestan dhagaysanayaa waxan arkay inaanti aan jeclaaday inuu magaceedu ku jirto hestan amaba loo qaday inaan shukri laa yidhahdo . ugu yaran manta hestan waxan ku ceshaday 15 jeer waaban jecladay heestan samayn wayn ayeey durbaa heestan igu yelatay durbaa ......... shukri saaid ayaan kusii jeclaanayaa ilove you 06. 12 . 2023 sido kale maanta waxa iyaana farxad wayn ii ah 6 years dreamer kaygii aan shaqadiisa ku jiray in maanta midho dhalkisi aan arkayo isaago midho dhal ku dhaw .. ........ sanadkaan 2024 waxaa kaa midho dhalin doona dreamerkaygii aan nolashaa kaa lahaa 6 year kii lasoo dhafay aan waday shaqadiiisa sii uu u midho dhalo shukri waxaa igaa kaa xigaaba waaa dreamerkaygii nolashaa oo gulaystaa then waaan is baran doona ilaahow isku kayaa siman alx alx ilahay ayaaa mahad iska leh qoralkaa intaa leeg waxa aan halkan ugu qortay siii hadhow xasuuus igu noqdo
@user-bo2zb7uf6q
@user-bo2zb7uf6q 4 ай бұрын
Allow qoftaa jecelhy calaf igu sar ❤😢
@Higfxijv
@Higfxijv Ай бұрын
Abaalkagi Madigin awowe mcn 😭😭😭
@Happy-hi5ei
@Happy-hi5ei Жыл бұрын
Dhagaxa BurahA hadanDahab kaDhiga ❤❤❤❤
@ZamzamthiMuse
@ZamzamthiMuse 11 күн бұрын
Ax qalpiga Jab Wan 😢
@mohamedabdinour656
@mohamedabdinour656 Жыл бұрын
Jawiga heesta 👏 😮 😇
@xasnoali9688
@xasnoali9688 Жыл бұрын
❤️🥺
@xiyojirde4938
@xiyojirde4938 4 ай бұрын
Allow heestan noloshan ku dhegysan laha isii😢😢😢
@AbdiFatahSirat
@AbdiFatahSirat 4 ай бұрын
Imeniguza Hili Ngoma Wallahi😢
@FadumoQurux-dt8bt
@FadumoQurux-dt8bt 3 ай бұрын
❤❤❤ the best song for ever ❤❤❤❤
@ayanhoodo9827
@ayanhoodo9827 2 ай бұрын
Hssnow naftad dhiirisaa ku tidhi dhaqtarkeygiiyow ma dhalan dunidani ma dhalan agtaada qofaan dhigaa
@Abdallamahrez26
@Abdallamahrez26 11 ай бұрын
2023 love isaara kkkk
@shiineofficial3790
@shiineofficial3790 Ай бұрын
22/7/2024 izmir beerta africanta aan ku dhageysanaya
@najiibcabdi4735
@najiibcabdi4735 Жыл бұрын
9 sano jaceelkeda ma ilawin hestan magaceda tolw aniga miyaa qoray o ku daray shukri🥺
@raxmo-tc1ox
@raxmo-tc1ox 6 ай бұрын
😢😢😢
@raxmo-tc1ox
@raxmo-tc1ox 6 ай бұрын
2:57
@maxamedCumarr-jm9od
@maxamedCumarr-jm9od Жыл бұрын
10/5/2023/ Mᴀ Dʜᴀʟᴀɴ ᴅᴜɴɪᴅᴀɴɪ ᴍᴀ ᴅʜᴀʟᴀɴ ᴀɢᴛᴀᴀᴅᴀ ǫᴏғ ᴀᴀɴ ᴅʜɪɢᴀᴀ (ᴍUʜ¡¡ᴍ)😫❤
@NajaxFAHM
@NajaxFAHM 29 күн бұрын
Heestu waxa looking talagalay aniga
@AxmedSheekh-h2r
@AxmedSheekh-h2r Ай бұрын
Qamar suugani besti fandango ❤❤❤❤❤❤❤❤
@bureeqaabdirsaak-hi9fq
@bureeqaabdirsaak-hi9fq 11 ай бұрын
21/9/2023 habayn jimce ah saacadu waa 9:17 waxaan ka nimi suuqa aniga iyo inan saaxiibaday ah oo aasiya la dhaho waxaan joogna gurigayaga waan isla casheeynaynay heestan baan dhegeysanaynaa😮😢😅
@DudhSjsi
@DudhSjsi Ай бұрын
I have Somalia 🇸🇴 girlfriend ❤ she love this music me to ❤
Mursal Muuse Heesti Dhiigaa ugu Sharaf Badnoow official lyrics video HD
7:51
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 5 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН