Qaraabo Shaqo Culus 🥲 Beertayda After Kenya Trip #garden #somali #subscribe

  Рет қаралды 62,369

Beertayda Somali Gardener

26 күн бұрын

Fiirso - 2021 Built Raised Beds kzbin.info/www/bejne/narIhJ1jYqZqn80
🌿FOLLOW ME HERE 🌿
Facebook: Beertayda-Somali-Gardener-102766748213490
Instagram: beertayda?hl=en
TikTok: www.tiktok.com/@beertayda?
#Beeraha #Somali #SomaliGarden

Пікірлер: 115
@sahromahamud
@sahromahamud Күн бұрын
Manshaallaah ❤️❤️✅
@WalalAk-su1ek
@WalalAk-su1ek 25 күн бұрын
Geedka Peach ka look like apple tree that is right I love gardening I watch your videos✅ Favourite agriculture women
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 25 күн бұрын
Geedka peach waxaa filayaa inuu yahay Farsuug oo ka baxa Gobolka sanaag.
@WalalAk-su1ek
@WalalAk-su1ek 24 күн бұрын
@@mohamedyusuf4477 wa logic dhulkaz wana meel ku haboon bearshda qastan dhirta dibada inooga timaado apple ka Etc
@abdirashidhaybe6805
@abdirashidhaybe6805 25 күн бұрын
Masha allah
@user-fp7ol1mo5f
@user-fp7ol1mo5f 25 күн бұрын
Maasha Allah
@cabdale_5967
@cabdale_5967 18 күн бұрын
Maashaalh
@mapaacha4552
@mapaacha4552 25 күн бұрын
Ma Sha ALLAAH Mahadsanid
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 21 күн бұрын
Soomaali shaqo umay baran umad jiif iyo hadal dilay ayaynu nahay
@ummuisra6271
@ummuisra6271 24 күн бұрын
Masha ALLAAH❤❤❤❤❤❤❤
@dahirjimale8978
@dahirjimale8978 25 күн бұрын
Walaal well done
@kosdahir1735
@kosdahir1735 3 күн бұрын
Bravo shaqo fiican baad qabatay. Beer baan ku leeyahay backyard kayga aniga xitaa 3 bilood oo kenya ku maqnaa beertii way iga dayacan tay waan ku dhici la ahay inaan shaqo ka qabto.
@badalmata-gs7rl
@badalmata-gs7rl 11 күн бұрын
you have fabulous balcony and garden
@MustafD54
@MustafD54 25 күн бұрын
Masha alah wallashey Dawada aad u isticmaashid
@dahirjimale8978
@dahirjimale8978 25 күн бұрын
Walaal beer ayaan ku leeyahay muqdisho igala tali sidaan fruit kaliya igu beer lahaa
@aminaali8263
@aminaali8263 10 күн бұрын
Mashaalah illahy hakubarakyo ❤❤❤❤
@user-ug6ef1rr8g
@user-ug6ef1rr8g 7 күн бұрын
Masha Allah, waa mashruuc wanaagsan.
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 10 күн бұрын
Mash alah guulayso
@hssn.hormod.
@hssn.hormod. 23 күн бұрын
I like the way u doing it. My hobbies are farming!
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 19 күн бұрын
Mashaa allaah allaha ku barakeyo❤❤❤
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
Amin walaal 🙏🏽❤️
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 17 күн бұрын
Iisoo dhiib qudaar wlshy❤❤❤❤
@mohamedhussein9639
@mohamedhussein9639 18 күн бұрын
ManshAllah keep going naag nool aya tahay
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 25 күн бұрын
مشاءالله تبارك الله
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 23 күн бұрын
Mashaallah abayo Allaha ku barakeyo horay usoco 🙏♥️
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
Thank you walaal 🙏🏽❤️
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 17 күн бұрын
Somali weyn ayaad beertaada ugu magac dartay alle Haku barakeeyo wll
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 11 күн бұрын
Amiin walaal thank you 🙏🏽 ❤️
@MHaashi
@MHaashi 26 күн бұрын
Gabar nool yaa nasiib leh!
@hssn.hormod.
@hssn.hormod. 21 күн бұрын
Walaal I like u do ur beerta. I bought many citrus fruits,but some time they die. Ur advice. Thanks.
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
Walaal - where do you grow? I also killed my citrus trees. Mostly because they don’t get enough sunlight or not enough water! I can only grow them in pots because of winter in Minnesota! I successfully grow fruit trees outside though 🥰
@hssn.hormod.
@hssn.hormod. 17 күн бұрын
I like ur farm. One day who knows u may feed some hungry people. Send me the advice for my citrus fruit. Thanks.
@hssn.hormod.
@hssn.hormod. 17 күн бұрын
@@BeertaydaSomaliGardener I usually grow in the back yard where enough sun light. Thanks
@user-ew1tt6cz4s
@user-ew1tt6cz4s 25 күн бұрын
MASHA ALLAHA AH BEACT TREE SEE E LOO HELAA MIRAHIISA AMA SEE UBEERTAY
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 24 күн бұрын
Walaal where do you garden? I don’t think you can find peach trees but, visit your local farms or agricultural department at universities. If in Kenya, visit garden center shops or farms like Himilo Farm for local tips.
@adamosman4185
@adamosman4185 26 күн бұрын
Welcome sucaad
@KingHumble-ib4dt
@KingHumble-ib4dt 8 күн бұрын
Rifrifow ma aha shekada ee faloow dheh wlashey 😂
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 23 күн бұрын
Lets Work continue chapa lazi si ficaan hawsha u waad
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q 19 күн бұрын
waa in aad istacmashaa yaambo iyo qalabka lagu jaro cawska
@mustafa5516
@mustafa5516 14 күн бұрын
Waxan gada berar waa weyn ah oo boqol acre garayo oo qimahisa oo zaid oo uyaryahay
@dahirjimale8978
@dahirjimale8978 25 күн бұрын
Waxaa fiicnaa lahayd in aad dhulka hooyo ku soo noqoto oo aan beer ku siino beer si aad dadkaaga ugu faaiidayso
@amalaweis
@amalaweis 20 күн бұрын
Hadhow inaa dishiin ayad rabtiin miyaa ? Dad badan oo qaali ah ayaa disheen tana maku dareysiin?
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 күн бұрын
​@@amalaweiswaxa tahay dadka hadalka wanaagsan U fasira xumaanta shaydanka la sheego Aya tahay Dalka wa la wada leyahay Marka ledahay ina dishiin Aya rabta ya Ka hadlaysa kuwa waxa dila wa adiga oo kale waayo bulshada xumaan Aya la dhex joogta
@amalaweis
@amalaweis 2 күн бұрын
@@rock_diamond9475 waa run dee been maa sheegay ? Meeqo qof oo qiimo leh ayaa Somalia lagu dilay ? So many productive people got killed 💔 Don’t inspire her to come here, wadan loo imaado meshaan ma yaalo waa runtee I will keep saying that Somali qof wax walbo waxtar leh waa lagu dilaa
@JAMAHELOWLEJAMA
@JAMAHELOWLEJAMA 19 күн бұрын
Walaal waxaan jeclaan lahaa in aad Somalia gudaheed timaado oo aad beer sidan ah ka samaysato waxuu Ilaahay ku siiyay dal hodan ah ee wax ku soo kordhi.
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
Inshallah walaal 🙏🏽❤️
@fadumosahra734
@fadumosahra734 13 күн бұрын
Gloves xiro abaayo haddii kale gacanta way kaa halaabaysaa
@we252-ei8jy
@we252-ei8jy 11 күн бұрын
beerta maa shaqo naga siisid abayiiza anagaa waxaa ka adage
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 4 күн бұрын
Neroobi. Madiga. Isaka. Leh. Haalkas. Baada. Uga. Cararasaa. Marakay. Eeraya an. Soomaaliida. Waxa. Laaga. Gahadhayaa. Waa. Haanatiida. Xoolahiina. Ku. Dhameeya. Iidinka. Oo. Faaro. Maran. Baada. Kaategasaan. Misakiina
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr 3 күн бұрын
baxalo yey kuqu soodhuumanin
@Laascaanood614
@Laascaanood614 21 күн бұрын
Abayo my Hooyo also has fruit trees like raspberry's and blueberries, but we are having a problem with rabbits and squirrels. How do you prevent rabbits from eating your strawberry ?
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
I do two solutions: 1) plant enough fruits to share with the rabbits and have some left for you 😅 or 2) but fruit net covers from homedepot or Amazon www.amazon.com/s/?ie=UTF8&keywords=fruit+netting+cover&index=lawngarden&tag=hydsma-20&ref=pd_sl_8lmbjvx7u1_e&adgrpid=135630131400&hvpone=&hvptwo=&hvadid=580801163733&hvpos=&hvnetw=g&hvrand=8657452652039187684&hvqmt=e&hvdev=m&hvdvcmdl=&hvlocint=&hvlocphy=9198965&hvtargid=kwd-429526994545&hydadcr=10884_9617038
@Laascaanood614
@Laascaanood614 17 күн бұрын
@@BeertaydaSomaliGardener Thanks I will definitely get it. 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@zeinabahmed5426
@zeinabahmed5426 2 күн бұрын
You can make pickles from the fruits you cut early don’t throw them away
@MohamedAhmed-hh2nf
@MohamedAhmed-hh2nf 14 күн бұрын
Gernyo beerta shaqaale Iyo kaabe shaqaale usameey
@user-nh3od7wu2i
@user-nh3od7wu2i 15 күн бұрын
Walaal waxaan kaa codsanayaa 1 Tufaaxa 2 Canbo lafta ama mango 3 liinta Sida loo beero Mahadsanid Jig jiga Somaaligalbeed
@Cabdirisaaqcali-nr6cm
@Cabdirisaaqcali-nr6cm 12 күн бұрын
Haka jarin miraha ayagaa baxayo
@mohamednourqaadi1374
@mohamednourqaadi1374 26 күн бұрын
meesha si aad sifudud ugu nadiifisid cawska ku dhaji bacda mulchinka ku musbaar kadibna mudo kadib waa dhimanayaan bacda mulchinku nabaadka ayay qoraxda u diidaysa, ta labaadna way gubaysaa.
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 26 күн бұрын
Abaay dalka hooyo ka hergali kas ku bahan
@miskimadar9532
@miskimadar9532 26 күн бұрын
Abayo wan jeclahay wlhi video yadada waxan raba ina kuwaydiyo fish elmonsionka Maloga marmaa fertilizer da kale thanks ❤❤❤
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 24 күн бұрын
Thank you abaayo, I'll post a video Friday Inshallah about what fertilizers I use. Fish fertilizer is good for the soil if you can find it but depending on what you are fertilizing, you can use food scraps to build a compost. ** Bacriminta kalluunka ayaa u fiican ciidda haddii aad heli karto laakiin waxay ku xiran tahay waxa aad bacrimisay, waxaad isticmaali kartaa qashinka cuntada si aad u dhisto compost.**
@miskimadar9532
@miskimadar9532 24 күн бұрын
@@BeertaydaSomaliGardener thanks xabibti aniga wan sameystaa compost lkn xooga yara waa shaqo waxan rabay waxan geydaha iyo fruitska aan u isticmaalo nafaqo organic insha allh videoga xiga inoo soo sharax wad kumahad santahy jawabtada
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 24 күн бұрын
Inshallah - instead of Friday I’ll post on Sunday 🙏🏽
@mohamednourqaadi1374
@mohamednourqaadi1374 26 күн бұрын
Maansha Meel quruxbadan oo dhirbadan baad degantahay wll ma tuulaa mise waa magaalo
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 24 күн бұрын
walaal waa magaalo u dhow Minneapolis!
@AbdiwahabSheikh
@AbdiwahabSheikh 25 күн бұрын
Walaal anigaba beeraleey baan ahay xagee lagahelaa miraha aad baan ugahelee
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 24 күн бұрын
Walaal different regions aan kukula beeraha lakin visit agriculture department in universities in your city or visit local plant shop in your city.
@alihajihared2366
@alihajihared2366 11 күн бұрын
Sc walal meeqa sano ayeey ku mira dhaleen geeda aniga sidaado kale ayaan back yard ka beer ku abuurti Qaar iga halaabe wax yar baa iga hare waxaan degenahay Minnesota
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 11 күн бұрын
Walaal what kind of trees did you plant? I planted most of these trees at least 2-4 years ago (cherry tree was the first tree I posted a video few years ago.). I buy my trees from Gertens and they deliver at home. Trees need sunlight and consistent watering and fertilizer.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 20 күн бұрын
Habarayahey meeshani isaga tag intuu kugu qaniinin Maska Balck momba meeshani aad oga buuxaa
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 24 күн бұрын
Anigaa Horticulture bartay markaa waan kaa caawin doonaan markaan imaado Keyna
@kismayoiyokistada8443
@kismayoiyokistada8443 19 күн бұрын
Asc adeer mcn ma Soomali miyaa mise USA?
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
WCS adeer wa America gobalka Minnesota
@Anzal222
@Anzal222 21 күн бұрын
Abayo Kenya 🇰🇪 miyaa magaalada noo sheeg meshan mala Dagi karaoke mise beero kaliyablh
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
Walal Meesha wa America gobalka Minnesota. magaaladaydu waxay u dhowdahay minneapolis
@axmedkhaliif2528
@axmedkhaliif2528 25 күн бұрын
peach tree iyo tufaaxa ma isku noocbaa wlashey
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 25 күн бұрын
Peach/خوخ / Af soomali Farsuug wuxuu ka baxaa sanaag gaar ahaan Ceerigaabo.
@axmedkhaliif2528
@axmedkhaliif2528 24 күн бұрын
@@mohamedyusuf4477 mahadsanid sxb macluumaadka aad ila wadaagtay
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 24 күн бұрын
@@axmedkhaliif2528 Adiga mudan.
@user-gt4rt2zq5o
@user-gt4rt2zq5o 25 күн бұрын
Wll ma lagu qabaa
@daidibrahimadam482
@daidibrahimadam482 25 күн бұрын
LOCATION?
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 24 күн бұрын
Minnesota USA
@Himiilo-
@Himiilo- 8 күн бұрын
Halkey kutala bertan please
@omararale7962
@omararale7962 22 күн бұрын
Ma Shaa Allah. Iron lady. Gabar nool. Xaaji maleedahay walaal. Hadii usan jirin sidedeg ah halkee lagalaso xiriri. Wayoo labada beer Ninki larabay inuu ushaga tago waa aniga. ❤
@yasincabdikani6579
@yasincabdikani6579 19 күн бұрын
😂😂😂😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 6 күн бұрын
Xasbunallaah xishoo.
@dahirjimale8978
@dahirjimale8978 25 күн бұрын
Asc
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 24 күн бұрын
WCS WALAAL
@q.a7698
@q.a7698 26 күн бұрын
Hanawareerin inbaay daacad matihid 😂😂😂
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 26 күн бұрын
maxaa jira 😂😂?
@q.a7698
@q.a7698 26 күн бұрын
@@BeertaydaSomaliGardener hhhh maalmahaan adigaaba iskeeni la oo mashquulsan markaa wax habeyso soodub hadiikale koffiega hanaga qasaarin inadr😇🫠🫠😗
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 26 күн бұрын
😂😂😂 waan ku fahme, igu ogow! I’ll fix my schedule 🙏🏽
@q.a7698
@q.a7698 26 күн бұрын
@@BeertaydaSomaliGardener 💯👍
@maxamednadiir753
@maxamednadiir753 24 күн бұрын
Makula falaa berta I'm ready 😂​@@BeertaydaSomaliGardener
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 24 күн бұрын
Naag Soomaali waa daciif. Miyaad beerahan dhulka Soomaalida kasameysatid.
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w 22 күн бұрын
Dhulka somaliyed sokaan laiskucunaayo ragaa somaliyed ba dhulkeni kulelaay walaciifya qabiil dhiloday
@ustaadaadam
@ustaadaadam 20 күн бұрын
Waa daciif kulahaaa waad ka maseeertay
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 6 күн бұрын
Nimanka dhulkii so dumiyey oo dhisan waayey baa daciif ah.
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 24 күн бұрын
Salama Wlal Wax Fican Ayad Sameynaysah DADKINA qurbaha Ka Yimada Maxay Sababta Dalkiina Wax Uga Qabsan Ladihin oo Ad Dal Shisheye u Dagntan Wax Waliba Way ka Dhici Karna Sida Dabad Baxyada O Kale Wan ogahay Soamali Nabad Maha Ayad Ku Doodan Lkn Wax Jira Melo Ka mid ah O Nabad Ha Sida Somaliland iyo putland iwm
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w 22 күн бұрын
Somaliland iyo puntland qabyalad iyo cusuriyaad kajirta rera shegtaan halka wadamada kale lacagtada wax walbo kutahaay no qabyalaad
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 21 күн бұрын
@@user-py3ip6dt3w aniga Somaliland Joga Wax Qabyalad Ah Kama Jirto Ciid Waliba Way Ku Noshahay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 20 күн бұрын
Midani waa Mooryaan dhiigyocab ah oo reer afgooye beeraha ku falanjirtey indhacde ayaa adeer u ah USA ayaa laga soo tarxiiley
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 11 күн бұрын
😂😂🤩 lol waa iga qoslisay
@queenaisha8930
@queenaisha8930 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂 farax ma shaqayste waaye ha u bixin😅😅​@@BeertaydaSomaliGardener
@user-yf3ud1sm3l
@user-yf3ud1sm3l 22 күн бұрын
SXBTAY,GURIGAN NIN,MA,U,HAYSAA
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
🫣😅
@koobiyolambastingsandboxay7001
@koobiyolambastingsandboxay7001 24 күн бұрын
Afsoomaaliga hagaag ubaro markaasaa lagaa faaidi karaa
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 17 күн бұрын
Haye walaal 😭❤️
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 13 күн бұрын
Hawl fiican ayaad qabatay. Ceebtiina waxa waaye Afsoomaaligii iyo afingiliishkii ayaa isdhexdhigteen. Af ingiliishka adiga ma lihid, afkaaga hooyo isitcmaala.
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 11 күн бұрын
Inshallah 😅🙏🏽
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 25 күн бұрын
𝓜𝓪𝓼𝓱𝓪-𝓪𝓵𝓵𝓪𝓱 𝓚𝓮𝓮𝓹 𝓖𝓸𝓲𝓷𝓰 𝓜𝔂 𝓢𝓲𝓼𝓽𝓮𝓻
@truthbeknown4855
@truthbeknown4855 23 күн бұрын
How i contact u whats up
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 4 күн бұрын
Neroobi. Madiga. Isaka. Leh. Haalkas. Baada. Uga. Cararasaa. Marakay. Eeraya an. Soomaaliida. Waxa. Laaga. Gahadhayaa. Waa. Haanatiida. Xoolahiina. Ku. Dhameeya. Iidinka. Oo. Faaro. Maran. Baada. Kaategasaan. Misakiina
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 63 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 45 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 36 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 28 МЛН
🥹Он герой (shawn_cnhk on IG)
0:15
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН
王子居然在家这样 #艾莎
0:38
落魄的王子
Рет қаралды 7 МЛН
Доброта этой девочки.. #shorts
0:31
Only Shorts
Рет қаралды 3,5 МЛН
🎀 strong challenge with @RezoHulk #challenge #funny #foryou #gym
0:30
ДОМАШНЕЕ ЭСКИМО//ПРОВЕРКА РЕЦЕПТА ТИК ТОК
0:22