Qaraaxo - Xirsi Xalqada 9aad - Camera Qarsoon | Astaan TV 2022

  Рет қаралды 330,501

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@ibraahimrasta3610
@ibraahimrasta3610 2 жыл бұрын
Wuuku jeclaa wuuna kuusoo duceyn jiray adigoo adduunka joogin cidkale mahan ee waa nabi muhamed scw Hadii aad isooboqato dhiirigalin ayeey iinoqoni Allah ha ku sharfo wll qali ❤🙏
@maxamedbedel3539
@maxamedbedel3539 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
@ayaanabdimusse9273
@ayaanabdimusse9273 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلّم
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam ♥️
@SULDAN-MEDIA.
@SULDAN-MEDIA. Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@aminomuuse322
@aminomuuse322 2 жыл бұрын
Insha Allaha bilada Dulqaadka inay Astaan wiilkaan siiyaan baan rajaynayaa masha Allaha wiilkaan
@hoodohappychannel1795
@hoodohappychannel1795 2 жыл бұрын
Masha Allah dulqad badana
@ubaxcabdi6089
@ubaxcabdi6089 Жыл бұрын
Haaa wllhj dulqaad alle wuu siyay alle hausiyadiyo m.a
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
Waa Wiilkaa ugu aqlaaqla iyo Sabarka Badnaay Lakiin Captan Baaro Waa aqlaaq Xun yahay Waa wareegtaa Ii Mobile xunaa Wadataa waxaas inuu dhahay qalad ayeey Eheed Mida Kale waa in xaal Marin Laga Bixiyaa Qofkii Igu raacsanaa Ha Like gareeyo si aay U arkaan Please!
@hafsageeddi4473
@hafsageeddi4473 2 жыл бұрын
xirsi somaliga ku adag maahane waa qof caqli badan oo degen mashaAllaj💞
@caishacuud1020
@caishacuud1020 2 жыл бұрын
Aaad iyo Aaad Mansha Allah
@bashirmalele7537
@bashirmalele7537 2 жыл бұрын
MashaAllah the most humble guy i ever watched since qaraxo program started. This man deserves a special award.
@Tikofficial1
@Tikofficial1 2 жыл бұрын
Xirsi Pilahi is the most humble guy m.a Pro
@bashirmalele7537
@bashirmalele7537 2 жыл бұрын
@@Tikofficial1 haa walahi Dabciga wangsn waa cajiib
@Maalinlechannel
@Maalinlechannel 2 жыл бұрын
@@bashirmalele7537 somali ma ku dhibaa mise waa ka faneysaa
@bashirmalele7537
@bashirmalele7537 2 жыл бұрын
@@Maalinlechannel hhh maya zxb ima dhibo wakaxumhy iin aan afka qalad ku hadlo. Afka hoyo aad bn ujeclhy
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 2 жыл бұрын
He is one of the humble people i have ever seen🥺maxamad wuxu muteystay abaal marin weyn ayan aminsanahay
@bosslyrics252
@bosslyrics252 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
@ubaxcabdi6089
@ubaxcabdi6089 Жыл бұрын
Scw scw
@SULDAN-MEDIA.
@SULDAN-MEDIA. Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 2 жыл бұрын
14:10 xirsi hadalkisa sifiican ugu fiirsada laga yabe dadka qaar ineysan fahmin laga yabe maxa yelay wiilka afsomaliga xogaa ku yara adag " wuxuu lee yahay hadan ahan laha qof lacagta qiimeya markad iso waceyso oo wareysi ayan kaa raba igu leheed ayan ku dhihi lahaa waqtigeyga waa lacag oo lacag hadan I siineynin maku imanayo ayan ku dhihi lahaa " xirsi full respect nin weyn oo aduun wax badan ka fahansan🥺❤🙏
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 Жыл бұрын
Haa walaalo wiilka afsomliga dhibaya ani xitaa Ada I fahansiiyay sory dadka dadka dulmiya ama ku xad gudba waxaa I qabata madaxa birdaawe makala dhacdaa
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
waaa la idinkaa raayay Waaa ka xanaaji weeyseen Astaan Masha Allaah Qofkii Ugu qalbi Fiicnaay waaaye wallahi Ma'sha'Allaah
@mohamedahmedmamed
@mohamedahmedmamed 2 жыл бұрын
He is so kind,humble,polite and patient wlhi he has a good personality
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 2 жыл бұрын
Yeah runti masha Allah
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 Жыл бұрын
Waa wiil qurbo ku dhashey dadka qurbaha ka imaday waa dadka dagan aqlaal leh
@mohamedahmedmamed
@mohamedahmedmamed Жыл бұрын
@@hamdiwarsame9894 ma waxey ka aqlaq badan yihiin kuwi dalki hooyo ku dhashay🤔
@q_miraa627
@q_miraa627 2 жыл бұрын
Oh..... xirsi wlhi dulqad mash'allh mida kle hadalkisa wa run dadka wax walpo ma wada awoodan 🥺❤❤
@naruurab1114
@naruurab1114 2 жыл бұрын
MashaAlah Raganimo waa taas QofkA naftiisa xakameeen karo. Hore u soco Xirsi👌
@ilwaat4158
@ilwaat4158 2 жыл бұрын
xirsi wlhi wa qof dagan oona ugu Humblesan mashalah tabarakallah🥺♥️ dulqaadkaaga iyo edebtaada wanagsan annagana ilaahay hanagu arzaaaqo♥️🙏
@maryamaqalbisaafi9684
@maryamaqalbisaafi9684 2 жыл бұрын
Alla xirsi dulqaad badnaa
@yasminmuhudingaal5617
@yasminmuhudingaal5617 2 жыл бұрын
Xirsi Maalin waxa iskaga hor imaanay inta aan la gaarin isgoys ka Baar u bax asago lugeynaya waxana la socday qof kale, Markan arkay baa dhahay sxbtey oo ila socotay kii film haboon ku jiray mohoo, markasa i dhahday xirsi ku jilaa, Anne xiri iska dhahay. "Haa wllsheey u idhahay" markasa dhahay film haboon maxa lo joojiyey. Wuuna iga jwbay xaqiiq islama weyna Very hummble💛✋
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 2 жыл бұрын
Anibo wxn ku arkay isgoyska banadir ani io 3 gabara isla soconay lkn laman hdlin wiil kla la fadhuyay
@yasmineally9198
@yasmineally9198 2 жыл бұрын
The best episode so far , he is just so humble Mashallah 😍
@sumayahmaxamed8403
@sumayahmaxamed8403 2 жыл бұрын
Waalagu xadgubay siqaldan aa loola haday oo dadka kale loola hadlin marka dislike 👎 dheh
@mahadadan4480
@mahadadan4480 2 жыл бұрын
Haa wlhi
@abdullahiyusuf7022
@abdullahiyusuf7022 2 жыл бұрын
The most humble guy since Qaraaxo program started. Maybe there is a relationship b/w being grown up in Somalia and being inpatient.
@fatumavision8252
@fatumavision8252 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@FatmahWarya92
@FatmahWarya92 2 жыл бұрын
Yes soo true
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 2 жыл бұрын
What about lafoole. La isma xaqiree
@queentv656
@queentv656 2 жыл бұрын
Astaan wiilka telfonkisa wax ka sheekhten ee telfon fican u gada rer astaan si lo arko qoralkan like bdn saara
@lajaceleyqurx4658
@lajaceleyqurx4658 2 жыл бұрын
Waa wiil dulqaad badan xirsi masha allh 🥰😍😍✅👌👌👌
@emrajama3118
@emrajama3118 2 жыл бұрын
Masha allah waa wiil dulqaad iyo daganaan ba leh somalida qofka xushmada badan doqon bey moodaan Sida waiterka dadkii kahoreyey oo qeelida badana sidagan buu uala hadlayey but xirsi waku buqey
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
He deserve Award Wallahi Astaan Wake up And give him what he deserves
@naajipoi4668
@naajipoi4668 2 жыл бұрын
Xirsi legend waye shekada dhan qosoloo ogabaxay 😃😃😅
@malirasta2688
@malirasta2688 2 жыл бұрын
Prank ayuu iska ilaalinaaye wuu la socday ayaan u maleeynaa
@Alka.boy72
@Alka.boy72 2 жыл бұрын
@@malirasta2688 haa sas le waye wu ogyahy inu waxan prank yahay
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
@@malirasta2688 daacadee ka thy wllhi saa dareemaayo oo maba ogeen deganaanta woo u dhashay 🤣🤣😆😆
@malirasta2688
@malirasta2688 2 жыл бұрын
@@mahdimohamed7056 okay wallka wan kugu raacsanahay
@malirasta2688
@malirasta2688 2 жыл бұрын
@@mahdimohamed7056 lakin ani hadaan booskiisa joogi lahaa goos ayaa fuqi lahaa haha 😄
@abdullahiali6897
@abdullahiali6897 2 жыл бұрын
Ma oran karo waa lagu baaashalah🤔 Lakin asaga ku baashalay😅😅😁 legendi xirsi🙏❤
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Waxyalaha qaar waa ceeb in qofka lagula kaftamo, xamar waad lugeeysa, iyo timaha iska shanleey, qofka wuxu labisto iyo Telphonkisa laguma mashquulo. Naga daaya Astaan please
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 2 жыл бұрын
Haa wlh
@maryamaqalbisaafi9684
@maryamaqalbisaafi9684 2 жыл бұрын
Haa wlh uf ciil igu dilay
@Ilhlaascadeey16
@Ilhlaascadeey16 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ceeeb ayeey dhaxda ka joogaan
@ruweydoabshir6121
@ruweydoabshir6121 2 жыл бұрын
Ninkii ugu dabecada badnaa barnamishka qaraaxo😂 xirsi🥰
@barrewarsame9252
@barrewarsame9252 2 жыл бұрын
Masha Allah Waa Inana Qalpi WanaagsaN ✌️
@moreenergypower
@moreenergypower 2 жыл бұрын
kabtan baaruud fariimihiisa way qaldan yihiin timahiisa & wuxuu haysto inaad wax kasheegtid ma ahan muhiimadu waa shaqsiyadiisa & qalbigiisa wanaagsan aniga waan taageersanahay xirsi runtii waa legend
@daazajr7449
@daazajr7449 2 жыл бұрын
kal hore ayuu ahaa role model keyga markuu filimka jilayay hadana dabeecadeyda oo halkaan taagan ayuu la yimid xersi in the building✊✊
@khaalidqeys3672
@khaalidqeys3672 2 жыл бұрын
Xirsi qof aad u dabci wngsn masha allah kuleeyahay pro
@marryme4690
@marryme4690 2 жыл бұрын
Xirsi Dulqaadki Oo Qof Ah❤❤😘 Qosolka iga dhamaday Cool waye Xirsi😂😂😂
@saidgelerabi3571
@saidgelerabi3571 2 жыл бұрын
Shaqsiga erayga ad ledahay waa in u misan manyahay rag waa wayn oo dhiman aya arka xirsi legend😍
@fadumoabdullahi7269
@fadumoabdullahi7269 2 жыл бұрын
Love his smile 😀 xirsi ❤️🔥
@zamzamomar1876
@zamzamomar1876 2 жыл бұрын
So do I 😘
@qalanjoqalanjo7705
@qalanjoqalanjo7705 2 жыл бұрын
Wiilka si xun aa ula dhaqanteen 😭😭 ilaa heer uu dhahay qof walbo mobil ween inuu gadan karo maa u maleesaa waxaan qaraaxo ma ahan waa calool hur 😭😭
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Ani camal baad dahay calool jeleec walaahi qof la dulminayo hadan arko waan difaca waanan ooyaa
@hamdihilwa4461
@hamdihilwa4461 2 жыл бұрын
Mikin wllhi cloosha ihurty inu maskin yhy hde arken iney ka qfifiyan aye ahed
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
@@hamdihilwa4461 waa dad umaleeyay wax kasda inay cadi yahiin lakiin walahi soomaliya anaa 2 sano ka hor kunoqday anoo ay 1991 iigu dan baysay maba yaqanaan qofka saan loolma hadlo waa calool xumo saan
@qalanjoqalanjo7705
@qalanjoqalanjo7705 2 жыл бұрын
Soomalya waxee ku xuntahay qofka jilicsan Wee u daranyihiin sida wiilkaan cml see ugula dhaqmeen 😭 Iyo dadka xanuunsan
@nimoqueen5617
@nimoqueen5617 2 жыл бұрын
Wllhi xirsi sida ay ula dhaqmeen waan ooyay waa calool hur waxan waa bilaa xushmad dhaqan xun siyaalo badan oo qofka looga xanaajiyo ayaa jira balse personal attack waa ceeb
@ahmedajakis9952
@ahmedajakis9952 2 жыл бұрын
Ax wlhi calosha i hortay sorry xirsi😭😭😭😭😭 astaan tan waa iney raali galin kabixiyan 😭😭😭
@osmanomar374
@osmanomar374 2 жыл бұрын
This guy was so calm and composed Throughout the whole episode #Amazing
@huskaabukar362
@huskaabukar362 2 жыл бұрын
Maskiin dulqaad badan waaye wlhi masha allah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Mashallah runti wa wiil quruxbadan iyo qaayo waxow uegyaha somalida hore timaha iyo ceredka madow Mashallah best 👌 👍🏽 men dabecata ayab idishay dabecad fican iyo sabar badan iyo dulqaad o baari nimo badan wiligey ma arag waligey abowe guuleso sidada ahaw Mashallah Love ❤ you ♥ so much Somalianimo hoyad kudashay wiil bey dashay
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Abaayo afgaygaadba kala baxday waa dad kii hore ee 70 ilaa 80 ilaa 91 waxii ka danbeeyay dadkii sikale bay u ekadeen tv baan ka arkay walahi dad kii hore qurux umad gaagaban baa soo baxday waxii 91 kadan bay say hhh
@ayushabdul3335
@ayushabdul3335 2 жыл бұрын
@@ayaanabdulkadir5363 umad gagaban so baxday anaa isku qoslay lkn waa abur alle sister🤣🤣😅😅😅😂😅😂😅
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
@@ayushabdul3335 abaayo waa run waa abuur ilaahay lakiin soomalidii hore bal KZbin gal oo fiiri kuwii hire iyo kuwa hada dalkii jooga wax wayn baa qaldan ilaahay hana cafiyo
@Mahir52143
@Mahir52143 2 жыл бұрын
@@ayaanabdulkadir5363 hahahaha 😂 💩 walaalahaa lee moohoo
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
@@Mahir52143 haa waa rundaa gaagabanasha waa walaalaheey
@munachiffon4055
@munachiffon4055 2 жыл бұрын
He is so composed MashaAllah 😍😍
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 2 жыл бұрын
ALLAH maskiinsanaa oo dulqaad badanaa Masha ALLAH ❤️🥀🥀
@naimomohamed61
@naimomohamed61 2 жыл бұрын
This guy is the most patient, I have ever watched in qaraxo😍😍😍
@hindakhaliifkhaliif5089
@hindakhaliifkhaliif5089 2 жыл бұрын
Wow I liked xirsi he’s so kind and humble♥️♥️😩
@samiraabdirashid6097
@samiraabdirashid6097 2 жыл бұрын
Alla xirsi dulqaad badanaa mashalah ❤️
@Hayaamooz
@Hayaamooz 2 жыл бұрын
er
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 2 жыл бұрын
Xirsi waa wanaagii oo qof ah NO ISLA-WEYNI 🤗🥰
@bakarali5086
@bakarali5086 2 жыл бұрын
İ liked how hirsi insisted not to fight and to be humble it really amazes us. M. A my bro i'm your real fan.
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 2 жыл бұрын
Horta Somalida qofka dulqadka badan xushmada Bdn doqon Bey modaan wlh wilkaan lkn idinka ooba niiga rayey🥰❤🔥
@khaalidburhaanjr4220
@khaalidburhaanjr4220 2 жыл бұрын
wiilkan legend waaye ASTAAN NINKAN WAA KARAAYEY masha allah guuulayso
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 2 жыл бұрын
Qofka sharaftiisa iyo cirdigiisa aad ha ugu talax tegina astaan tv please
@zamabdul4945
@zamabdul4945 2 жыл бұрын
Mash Allah What a good personality he got👏🤩🧠
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 2 жыл бұрын
Uf xirsi sidan haku samaynida waa qof dabeecad leh walahi masha allah
@farxiyaelmi5133
@farxiyaelmi5133 2 жыл бұрын
Ani waa kuu shuubi laha wallahi his so nice 🥺 and kind and heart warming man 🧸💙
@saynabwaddani213
@saynabwaddani213 Жыл бұрын
Intaa qof arkaayay wlahay ma arag wiilkan qof ka sabir, dulqaad iyo ka dabeecad wanaagsan . Ilaahay ha barakeeyo
@i.ismael4330
@i.ismael4330 2 жыл бұрын
Ax walahi waad edab daran tihiin astaan wiilkaas haddii aad xaal siin waydaan walahi subscribe ka waan la laabanaynaa sidaan u dhan nahay War waxani bini aadannimo ma ahan mobilekiisa iyo tintiisa maxaa idinka galay qofka xitaa markaad aragtaan inuu miskiin iyo qof dagan yahay waa laga dhacaa walahi kasii wadi lahayn anigu markuu dhahayo qof walba ma ahan inuu mobile way gadan karo ahhhhhh qalbigaa i xanuunay walahi 😭😭😭😭ka dib markaan fiiriyay dhaqankiisa daganaanta iyo dabeecada, I’m in love 😭❤️❤️❤️
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Xirsi rer magal waye WlHi 😅😅🤣🤣 baaka wuu ka badiyay so amazing humanity pro 👏👏👏 machallah
@iqroabdi695
@iqroabdi695 2 жыл бұрын
This guy is legend I can’t stop laughing wlhi 😂😂😂🤦‍♀️
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Oo cadaa😂
@cabdimalikjeego
@cabdimalikjeego Жыл бұрын
😂😂😂😅
@farxiyoahmed953
@farxiyoahmed953 2 жыл бұрын
Waligey qof ka dulqaad badan ma arag inta daawanaayey qaraaxo. Maxamed legend aa tahay mobilkana wan ka helay.. naagta aad nolosha lawadaagi doontid nasiib bey ledahay dulqaad lee
@ismailsarr8035
@ismailsarr8035 2 жыл бұрын
The most Humble guy Ever i watch🥰
@aasiyosuleymaan2167
@aasiyosuleymaan2167 2 жыл бұрын
Xirsi walahi waa qof wanaagsan oo dabeecad leh🤗
@Zia-Apdy
@Zia-Apdy 2 жыл бұрын
Masha allah xirsi wil degan dabecad le ilahay caqliga haku ziyadiyo bilad iyo abaalmarin baad istahisha Lkn sidan ma jecleysan qofka insanka ila herkan lama dhawaco So arimo shaqsigisa xita bannka kenten🥺 ma jecleyson wilka in aad sidan yeshan 🥺
@shaimamohamed4540
@shaimamohamed4540 2 жыл бұрын
Dulqaad badana MashaAllah Mida kale astaan tv wiilka iPhone 13 pro halo gado video gisa views ku hesheene
@irkushrihad6290
@irkushrihad6290 2 жыл бұрын
Xirsi is the humble guy.🙌 dabeecad wanagsan ❤️
@Cudeyvlogs4
@Cudeyvlogs4 2 жыл бұрын
Ninka ugu dulqaadka badan barnaamijkaan ilaa iyo hada. Masha Allah👍👍👍
@bashkaroy8065
@bashkaroy8065 2 жыл бұрын
Kusaliye Nabi Muhomed Scw plz 🙏 ❣
@mahamudcade8533
@mahamudcade8533 2 жыл бұрын
❤️ sallallahu caleyhi wasalam ❤️
@hafsadiamond3752
@hafsadiamond3752 2 жыл бұрын
Alla manooli qosol looma dhinto wallhi wiilkan dulqaadkisa 100%100 mashallh ❤❤❤❤❤
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 2 жыл бұрын
Gentleman. Qof sidan u Dulqaad badan isma lahayn Soomaali waa laga heli karaa.
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 2 жыл бұрын
Ninka ugu dulqaadka badan qaraaxo wiilkaan bilad siiyaa wuu mudan yahay masha allah waa wiil fiicn ahna ragii rag ahaa yacni waa wiil dhaqankiisa iyo xushmadiisa fiicn tahay wiilasha hadda boqolkiiba 85 waa ku aan aqoonin ixtiraam iyo xushmadba wall xirsi guuleyso
@saabirinmohammed4556
@saabirinmohammed4556 2 жыл бұрын
Maskiin🥺 dadka inee talefan qaali gadan karaan miyaa umalesaa ayuu dhahay😪 sidaan maficno in qof lola dhaqmo😥
@maahirofficial7845
@maahirofficial7845 2 жыл бұрын
Wiilkaan hadii uu bilada heli waayo astan tv 📺 wixiina wa dad ad ogtihiin ayaa u diyaariseen bilada waan huba inta qof ee dhiman iska daaye. Ramadaanada soo socdo xitta xirsi o kale maso baxaayo qof ah alle ka cabsada si fcn wax u qiimeeya Asc
@ahmedaddow4008
@ahmedaddow4008 2 жыл бұрын
Nin dulqad badan xirsi film ka iyo qaraaxoba waan wataaa...his constant smile silent them wlhi..
@fartuundheeyman2825
@fartuundheeyman2825 2 жыл бұрын
Masha Allah xirsi waad tahay qof aad ukhalbi fican waadna dagantahay farxaan ayad tahay Wlhi 🥰🥰🥰🥰🥰⚘⚘⚘⚘
@sheegowsheegowband6085
@sheegowsheegowband6085 2 жыл бұрын
asc walahi waa waqti dheer inan maqlo ama arko maxamed cumar baakaay waxaa aragtidiisa iyo maqalkiisa igu dambeeysay 2003 maarso masha,allaah waaku faraxsanahay maxamed cumar baakaay
@farahahmed6556
@farahahmed6556 2 жыл бұрын
Xirsi wlhi ku xiisay ❤ waxad thy qof happy 😊 😃 keep going 💪 Astaan tv ☑️ 📺
@mahadisse1801
@mahadisse1801 2 жыл бұрын
Xirse. Waxaa siiyeey ilaa malintii laa bilabay qaraxo waa shaqisiga ugu wanagsan oo Isku dabaleeye qosol best actor mr hirse
@najibabas9218
@najibabas9218 2 жыл бұрын
wllhi kan halodorto qofka ugu dulqadka badan rntii 🙋‍♂️
@mohamednor4819
@mohamednor4819 2 жыл бұрын
Xirsi wlhi funny waye qaraxo 2022 qeybtii ugu shidneed waaye xalqadaan waan fuurnay😁😁😁
@Hodan.Hussein7080
@Hodan.Hussein7080 2 жыл бұрын
War Xirsi labarkiisa yaa isiin Karo wanba ka helay dul qadkiisa Masha Allah
@aliafrika06
@aliafrika06 2 жыл бұрын
Skip ayuu dhahay Wax walba hhhhhh Legend Xirsi🤝🙏
@ibrahimsaeiid1190
@ibrahimsaeiid1190 2 жыл бұрын
Ciyal casiir wa dhaqan fican yihiin runta ❤
@kaziim1176
@kaziim1176 2 жыл бұрын
Waxay modayaan inay ku bashaleen Lakin asiga ku bashalay bro xirsi you are the best no xanaag 👍👍👍👍 qof daciif ah ayaa hadal walba ka xanaago
@yousufjemal8857
@yousufjemal8857 2 жыл бұрын
Ninkaan prank kuumiina samayn ee shaqsiyadiisaad weerarteen laba hadal oo noocaas ah qof somalia ku dhex dhashay hadaad ku dhihi lahaydeen Odeygaas afkuu dhiig kasii deyn lahaa 😂😂😂 Btw Xirsi xushmad badan buu mudanyahay 🙌
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 2 жыл бұрын
Sidan waa Ceeb walhi Qofka in Shaqsiyadiisa la weeraro maaha💔🥺 War inankan Xaal hala Siiyo billah Callayk Astaaney🙆‍♀️
@رقققلبكبالوعظ
@رقققلبكبالوعظ 2 жыл бұрын
ماشاءالله عليك ابن عمي 😘 الله يحفظك احلى صوت Lknse ninka wax ku wareysanyo akhlaq buu ubahanyahy in labaro Iyo kuwa wax usheegayo uf qaraaxo Iyo way kala tahay qofka shakhsiyadiiisa tinta iska xiir wad wareegta koofida siib masuuxdaa uf Iyo aqash qofka wareysanysaan dadaa ladhashy aad qalbigooda dhawaceysaan wilkeena o lagu jesjesyo we can’t listen
@monaabdirizak12345
@monaabdirizak12345 2 жыл бұрын
Aad iyo aad walhi soomaalida qofka kulul un bay ka baqaan
@abdinormohamed7914
@abdinormohamed7914 2 жыл бұрын
Absolutely this is is not Qaraaxo it is personal Scandal. wax haboon ma ahan qofka shaqsiyadiisa iyo moral kiisa in la xumeeyo oo lagu dheeldheelo.
@abdirahmaanshiine2278
@abdirahmaanshiine2278 2 жыл бұрын
wlhi abaayo waan kugu raacsanahay waayo maba ahan dad wax soobartay captan baara ayaa waxaas dhan usabab ah oo dhiibaayay hadalada xun asigana waligiis wax sooma baran nin wax yaqaan baa dadka wareysta lkn dadkaan maba lahan xusmad sorry xirsi
@mohamedhusseinmohamed4154
@mohamedhusseinmohamed4154 2 жыл бұрын
He is a gentleman and also a humble guy Lkn astaaan waxaan oo kale aa Dadka ku sameynaysaan waa emotional damage kuma taaageersani waxa uu xersi la kulmay Balse dabeecadisa wax walba ugu gudbay
@zuualfatupe1560
@zuualfatupe1560 2 жыл бұрын
*#Xirsi** wlh ur are first person OO an arkay intii barnaamijkan soqday ila sanadki hoore UpTo now broh u deserve bilada dulqadka walal Xirsi astaan wilka halagudonsiyo bilada dulqadka keep going brthr ❤️💙🇸🇴🙏*
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 2 жыл бұрын
Xirsi wiiil qurux iyo dabecad wng isku darsaday wye🥰🥰❤
@ugbat_hilochano
@ugbat_hilochano 2 жыл бұрын
Wa maalinkii iigu qosolka badnayd ee qaraaxo astaan 2022 Wlhi ninka wa fariid dulqaad badan
@BurhanCaraab
@BurhanCaraab 2 жыл бұрын
XIRSI nin Dulqad badaan wye...Erayadha Qaar mesha la isku dahayo kama helin shaqsi ahaan...inaad wax kabashan isku daya....Nin Farxad u dashee sidhe loga xanajina No way love you bro xirsi From Bangladesh
@mohamedhassan8244
@mohamedhassan8244 2 жыл бұрын
Barnaamijkaan inta aan dawanaayey qof ka dulqaaad badn ma anaan arkin maxamed c/laahi warsaame oona ku magac dheer xirsi astaan xirsi waa in loo doortaa shaqsiga ugu dulqaadka badn masha Allah
@suldaanboy1555
@suldaanboy1555 2 жыл бұрын
Wallahi waa qof dulqaad badan Legend maxamed Abdulaahi
@cawoyasin9152
@cawoyasin9152 2 жыл бұрын
this man is soooo patient and soo humble
@safiyaalinur2047
@safiyaalinur2047 2 жыл бұрын
Mchlh such amazing personality
@xmda1398
@xmda1398 2 жыл бұрын
qof walba ma waxaad moodysa inuu wax hysto ax 😭😭😭😭 xirsi waa runtiii weriyaha iyo wiilasha kale ee barnaamijka dabada ka hagaya yaysan mar danbe nolsha kala sarynta faqiirnimada iyo taajirnimada yaysan qof kale kala hadlin💔😭
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 2 жыл бұрын
Waa BARNAAMIJ MAR HORE LA DIYAARIYAY IMINKA WAXBA MA QABAN KARAN
@muniiradhalgobed8945
@muniiradhalgobed8945 2 жыл бұрын
Xaqiiq 😭
@maryanadan6757
@maryanadan6757 2 жыл бұрын
Qofki ugu dabeecada wanagsanaa barnaamijka qaraxo Xirsi dulqaadkiisa🥰🤗
@Sihaaam22
@Sihaaam22 2 жыл бұрын
M.a xirsi waa will qurux iyo dagnaan isku dar saday m.a gabdhii heshaa nasib leh ani alle ha iga dhigo 🥰❤🙏
@mellamali2475
@mellamali2475 2 жыл бұрын
😣🥺qosol kiisa waa mid xanuun ku jiro why aa qof sidaas ula dhaqmeesiin (qofka waxoo awoodo oo heesanaa )
@muniiradhalgobed8945
@muniiradhalgobed8945 2 жыл бұрын
Xaqiiq 😭
@ahmedabdinurjama4762
@ahmedabdinurjama4762 Жыл бұрын
Midaan waa respect xumo ayaad ula dhaqanteen xirsi he was the very polite and respectful person
@princessnajuumabshir6773
@princessnajuumabshir6773 Жыл бұрын
Dulqaadki oo qofa Xirsi❤
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 2 жыл бұрын
Wa mid kamidah dadki ugu dabciga wanagasana an arko mohamed mashallah janadan kurajeyna fardowsa bilaa cadaab la.an inad gasho i.a aamiiin🥰
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 2 жыл бұрын
Xirsi nin dulqaad badan waaye maasha allah legend
@nastehoabdirahman8730
@nastehoabdirahman8730 2 жыл бұрын
Xirsi wlh wa qof aad uwanagsan o dabecan leh nagti heshaa nin bay heshay mashalah bilad bu uqalmaa xirsi❤
@beerlula1290
@beerlula1290 2 жыл бұрын
Masha'allah xirsi qof dabci waanagsan leh
@xasancabdullaahixuseen5035
@xasancabdullaahixuseen5035 2 жыл бұрын
Waaw Cajiib waaye Xalqadaan aad baan u fuurnay nin Laab xaaran oo bilaa Kibir ah Xirsi waa legend lkn astaan dadka qaar Xoogaa waad ka xishooneysaan sidaan cml loolama dhaqmo ee dadka hala simo.thanks
@elyahyelaaskawi1814
@elyahyelaaskawi1814 2 жыл бұрын
Waa Miskiin Dulqaad Bdan Legend❤👏
@qarandoontech1051
@qarandoontech1051 2 жыл бұрын
maxamed warsame 2018 isku galaas ayaan ahayn course 4bilood socday. Waa nin wanaagsan. SomaliaWorking Team.
Dhibkaan aa heysto Dadka caanka
3:44
Astaan
Рет қаралды 4 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Qado laga sameeyay qamadi  ama sareen sided utaqaano
11:50
Axlaam Cooking and Beauty
Рет қаралды 13 М.
Digaaga sidee loo dhaqdaa[wax ka ogow]@DaljirMedia @maadeys @Pinkfong
4:05
Caafi Media Production
Рет қаралды 7 М.
War dagdeg ah............
14:48
SOM TOP TV
Рет қаралды 251
XALADA DAGALKA JABHADA SOMALILAN IYO DDS WARARKA MANTA
18:19
Hassan Abdi Aynanshe
Рет қаралды 1 М.
Maxammed Zaalim | Waa calaf Nasiibkuye | 2024
7:12
Astaan
Рет қаралды 9 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН