Waraysi Senator Cabdi Qaybdiid Iyo Digniin Culus oo uu diray.

  Рет қаралды 4,570

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 17
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🙏🙏🙏🙏
@mahadabdi9629
@mahadabdi9629 3 жыл бұрын
Farmajo wa dig ta tori danbiyo ka galay shacabka somaliyed iyo dalku waxi u ku heshiyen ayu kenay wana in maxkamad LA hor kena Farmajo iyo koxda Ku xeran e dhibatada u gaystay dalka Farmajo DOWn DOWn DOWn insha Allah
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Shidaalka jeexdin koob shaaha kama cabaan somaligalbeed war DHABTAA KA HADAL
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Airoprka 3 somali oo xooxgsata ja shaqeeya I ta kale wAa axmaara dhabtaa ka hadal 24/7
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
wAa airoprka jijga 3 somali kali ah xamaali ah baa ka shaqeysata intaa kale wAa axmaara war dhabta 24/7 ja HADAL
@mahadabdi9629
@mahadabdi9629 3 жыл бұрын
Sanator Cabdi qabdid si fican o sharci ah o Runta ah ayu oga hadalay arin lakin mudo dher ayu amusna sanatorka qabdid o ah nin culus o bulshada misan culus Ku dhex leh
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Walalyal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada saacidin SUBSCRIBED ii wada saartan SUBSCRIBED walalhey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin Walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@mahadabdi9629
@mahadabdi9629 3 жыл бұрын
Farmajo o dig ta tori ah o qabilku Ku wayn yahay o umada somiyed 4.ka khasariyay umada ha dhafo o Farmajo iyo rag kale o badan o Ku xeran wa in maxkamad LA hor kena danbiyada u ka galay dsdka iyo shacabka digta toriga buka e Farmajo
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 3 жыл бұрын
Anana waa taageersanah.doorasho gedged ah.
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
War gumeysiga XAGJIRKA axmaarada oo jijiga iska quuta dhabtaa ka hadal
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 3 жыл бұрын
Wali xujo buu wadaa kkkkkk riyo
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 3 жыл бұрын
War kan pudlaan wuu ceebeeyay UK US uu fr war gaalo jeclaa
@abdihakimmaalin8130
@abdihakimmaalin8130 3 жыл бұрын
Axmaarada ha la dhaaafiyo kililka wadankoodi ha aadan mudo dheer ayay dhibaataynayeen somaalida hada kadibna gumaysi ayay sii rabaan oramada oon dhaqan wadag nahay maalin kaliya ayaa lagu tarxiilay maxaa diiday in wadankoodi loo celiyo umaleyn maayo maamulka hada kajira jigjiga inuu geesinimadas leeyahay
@mahadabdi9629
@mahadabdi9629 3 жыл бұрын
Farmajo culays badan ayu arkay moye wax wanag ah ma so wado xog ayu raba inu dalka Ku si haysto mase u suro galayso dig toriga walan e Farmajo DOWn .wana in maxkamad LA hor kena danbiyada u ka galay dadka iyo dalka insha Allah
@idirismohamed1673
@idirismohamed1673 3 жыл бұрын
Guul frmaajo ka naxow nafta waa
@abdiboramaa8720
@abdiboramaa8720 3 жыл бұрын
Waxa ka danbeeya dad idinka idinka aqli badan . Oo aan la cabsoon waxay rabaan.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 02.10.2025
Somali Radio
Рет қаралды 619
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Sh Abdirahman Bashir " Soomaalida iyo Fahamka Dawladnimada.
53:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 45 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН