QAS QASKII WAJIGA 3 BARI ISKU CADEY FININKANA KAA BAABI IYA

  Рет қаралды 195,917

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер: 926
@nasteehosuudi771
@nasteehosuudi771 5 жыл бұрын
Aduunka farxadooda iska jeclahay familkan ilahey ha isku kiin daayo ❤️❤️❤️😭💋
@qalpiluula6882
@qalpiluula6882 5 жыл бұрын
Adno walllhi waxa tahay Qofta kaliya Nafahmi karto Xppti thank you so much Wana ku jecly Sis hore usoco macnto Dad kaaz waa dad kama seersan xppti Anagaa ku jecl hadaa nahay team Adna🥀♥️
@ishwaaqdagan4169
@ishwaaqdagan4169 5 жыл бұрын
Kaxishoda adna wagabadh isku filan Wana jecelahay
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 жыл бұрын
Ishwaaq dagan abaayo subscribe isaar please
@Sakariajama
@Sakariajama 5 жыл бұрын
@@SacduushcookingChannel ee isar wan ku Zaree
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 жыл бұрын
@@Sakariajama ok wanku sary wll
@ishwaaqdagan4169
@ishwaaqdagan4169 5 жыл бұрын
@@SacduushcookingChannel wanku saray abayo halkas Kasi was dadalkaga
@mmboycade8737
@mmboycade8737 5 жыл бұрын
Dadkas been toot waye wlh blh tlh abayo anika gabar ayan AHAY masha allh wax inaa kaa faaido mahee pilayo lama kulmin marka Dadkas WAA cadow
@sadiomohamoud1603
@sadiomohamoud1603 5 жыл бұрын
Qaraar haaayo Qali Ha u bixin cadaan allaaa ku siiyay ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰love u adna qurux 🙏🙏🙏🥰🥰
@najahhagio7712
@najahhagio7712 5 жыл бұрын
Adne Dar Illaaahey kuubjecelahey abyo Alle Gacantaada Hakuuu Barakeeyo Qof Qalbi Wngsn Ayaa Tahey Guuuleyso Ayaaan kuleeyahey Xbbt
@warishassan4599
@warishassan4599 5 жыл бұрын
Adna caddeey habaryar anaga dhana ku jecel noloshiina Allaha idin barakeeyo masha Allah we love you habo
@iskufilanmohamed2913
@iskufilanmohamed2913 5 жыл бұрын
Abaayo waxa tahay qof wanagsan baa tahay lkn somalida intooda badan dad xun baa ku jiro lkn inta kujcl baa kasiibadan ❤️❤️❤️❤️❤️
@shamsoali5492
@shamsoali5492 5 жыл бұрын
mahadsanid qali
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 жыл бұрын
Walashey insha allah 100k subscribers kuu rajeynaa channel kane hormar wacan wax badan naga saaciday
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
Walaasheey Subscribe iisaar Fadlan
@coffewithyusra7314
@coffewithyusra7314 5 жыл бұрын
Wan ku saaray wll
@coffewithyusra7314
@coffewithyusra7314 5 жыл бұрын
@@princessstyleso waan ku saaray adigane ii Saar
@sagalosman1083
@sagalosman1083 5 жыл бұрын
Abaayo cadaanta inaad u Dhalatay qofkii caqli leh wuu kufahmaa abaayo ha u bixin dadskaas hormar wacan
@SamSam-xb8he
@SamSam-xb8he 4 жыл бұрын
I love u adna my sister horey usoco mcnto
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 жыл бұрын
MashaAllah xbbty mask an cadi ehen waye wa ka helay ❤❤
@nimcolekinimcoleki2615
@nimcolekinimcoleki2615 4 жыл бұрын
Thanks Abaayo Cadwgaa unolow wallhi si gaaran Ku jecelhy 💯💯 Ha Ciyo maan laayuhu Caruur iska hadashay iyo kaso qaaad meel cidlo ah
@nafisadaahirow1136
@nafisadaahirow1136 5 жыл бұрын
Masha Allah walashey manta aad uqurxantahy glowing queen adna ❤❤👏✌
@aishaabdalla227
@aishaabdalla227 Жыл бұрын
Masha allh habo horay usoco inta kucaayneyso wa inta horomarkaga neceb keep going
@caashomaxamed1174
@caashomaxamed1174 5 жыл бұрын
Masha allah wllmcnto allah kuxafiido dadka kucaayo hadha geesan qeer allah kusiiyo
@bilanbaaribeauty580
@bilanbaaribeauty580 5 жыл бұрын
Adana dadaka qararsan warkod haa ubixin adunkey ka dgacda in lagu masha qulo qofka hormarkisa marki la arke💪
@hibaaqwanaag4667
@hibaaqwanaag4667 5 жыл бұрын
Soomali warkoodo kor uga bax mcnto 💓 inta ku jecel ka badan
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 жыл бұрын
Hibaaq Ahmed abaayo subscribe isaar please
@qadrofarah4025
@qadrofarah4025 5 жыл бұрын
Abayo macan inta kojecela kabadan 💕💕 haobixin waxas walashy mcn wan kojecel nahay 😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘🧡🧡❤️❤️❤️💚💙💜🖤🖤🖤💕💕💕💕💞💞💓💓💓💓💓♥️
@wllshuluq8085
@wllshuluq8085 5 жыл бұрын
Tem adnehena new video aya so dhikay haluku yaco mahad nasidin
@maryanxasansankaay6889
@maryanxasansankaay6889 5 жыл бұрын
Bro soo angry here usocda
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
Bro subscribe iisaar Fadlan
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
@@maryanxasansankaay6889 sister subscribe iisaar Fadlan
@faizaabdi5154
@faizaabdi5154 5 жыл бұрын
rashka boy offical
@amiiraqurux173
@amiiraqurux173 5 жыл бұрын
rashka boy offical allaa been badnaa rashka boy heesta bella maba soo dhikin channel dadoo kaleexo acuudu billaah
@hikmaali8664
@hikmaali8664 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo adna dadka hau jooginin qofkii kudhoho waad iscadeysa abaayo qarar haayo qurxdada kuquuri waye xabibti wadmahadsanthy waa laasim in ley nadiifiyo wankugu raacsanhy cadey 🙋😘😘
@fatiqasi5982
@fatiqasi5982 5 жыл бұрын
Wlhi waxaa thy gabr qalbi fcn eee dadka hormarkaaga la xun waqtigaaga haku lumin keep going My queen
@Ducaqabto
@Ducaqabto 5 жыл бұрын
Abayo Adna dadka qaar waxa ay soo qorayaan ha fiiriniin waayo horumarkaga ayey ka xun yihiin hore u soco walaashey
@abiabi2393
@abiabi2393 5 жыл бұрын
Ash adna wll masha alaah dadka lomadhegdhigo lomanajawabo ee hore usoco dadku waxasidiin 👍🌹
@azmamohamud1053
@azmamohamud1053 3 жыл бұрын
Meesha Anu joogno waa Soomalia Daawo yinka haysataan Anaga ma hYsano🥺
@kowsarabdi505
@kowsarabdi505 5 жыл бұрын
Abaayo qeer illahee ha ku siiyo abaayo noo soo gali sida lagu babaiyo fifinka mad madoo plz macaanto 🙏🏻❤❤❤
@luulmaxamed9819
@luulmaxamed9819 5 жыл бұрын
Masha allah abayo waad qurxontahay allah idiin dhowro adiga iyo reerkaga xbbti gacmahaga iyo wajigaga waa isku mid abayo hal qof io labo qof hadalkoda ha u bixin mcnto
@faizaahmed9602
@faizaahmed9602 5 жыл бұрын
tnx xppti adna reality qof qalbi wngsn paad tahay hore u soco❤😍😘
@frtuuncali7961
@frtuuncali7961 5 жыл бұрын
Sax wlhi inta saas kuso dhaheen waad u jawaabtay ee horay u soco maamo ilaah hakula jiro wax ka fican ma arkin ilaah ha ku dhowro
@qalanjocadey1735
@qalanjocadey1735 5 жыл бұрын
Hool qabasho ma idiin ka ahan ee wexe idinka thy inaa is weheshatiin wlhi abyo ani qurbaha ku nolahy wlhi waa cishodaaa wehel laan ma ficno ilaah ha idiin barakeeyo abyo yaal xaaasidka woiska badanyahy 😪😪😪😪
@sacdiyosuusuuchannel2457
@sacdiyosuusuuchannel2457 5 жыл бұрын
Adna iyo amiiro waa idin salamay iyo all walalaha musliminta thanks adno jazaka allah 1000qeer abaayo macan ilaah haku barakeyo cimrigada cafimad illah haku siiyo
@nimcojamac4466
@nimcojamac4466 5 жыл бұрын
adna wan kugu kalsoonahay wllshy lkn haso jawaabin wixi ad aragto ee xun iska dhaaf
@ayaansaed8611
@ayaansaed8611 5 жыл бұрын
Ala soomaalidu xaasid sana inanta qurux deeda ayay ka xunyihiin wllo wxn ku odhan lahaa walashada amiira iyo awlaada iyo xaajigaba alaa hakuu daayo xaasidkana waxba hakasoo qaadin gabadh walba waxa caawisa walaasheeda ka yar taasina waa nasiib aad dadka dheertahay waxa jira gabdho aan haysan walal illahay hasu kiin barakeeyo amiirana ishooda Allah hakaaga xiftiyo
@quenzshukri6286
@quenzshukri6286 5 жыл бұрын
Adna noolow intey nolol jirtoh apaayoh mcn keep going xpiptih💕💕💕❤❤💞💞
@bariiromahamed4987
@bariiromahamed4987 5 жыл бұрын
Adna abaayo mcn waxaz qiimo ha u yeelin wa u jeedna marwo sharaf bdn inad thy allaa ya cizak allaha ku xifdiyo qlih♥️♥️♥️
@simraanchozen7505
@simraanchozen7505 5 жыл бұрын
Masha allah abayo mcn allah ku xafido adiga iyo family kaga iyo walasha amiira qurux wana idin salama salanta mida ugu qalisan asc
@marwoladiyalibanxaskisamax3490
@marwoladiyalibanxaskisamax3490 5 жыл бұрын
Adna mahadsanid walashey wajigeyga nabro yeeshay bishan wax walboo mariyo dawo waan uwayay kan subixii marinaa insha allah
@safiyahussein1238
@safiyahussein1238 4 жыл бұрын
Mnsh allah xppti jazaaka llaah cimridheer cibaado adna Hadii aaysan finan igu oolin maisticmaali karaa huuno mise finanka unbuuw gaar uyahay
@ikraanjamac1971
@ikraanjamac1971 5 жыл бұрын
Wlhi inta KZbin ber ley ah adiga bis ka imin snhy abayo war koda iska dhaf anaka ku amin sn ka bdn love u sis❤🙏
@sucdimahamed6637
@sucdimahamed6637 4 жыл бұрын
Masha Allah Abyo Mahadsanid Abyo qas qas ka gacmaha lagu cayiliyo so gali Insha Allah
@faisomaxamuddagandarajo9977
@faisomaxamuddagandarajo9977 5 жыл бұрын
Wllo waan ka qadan anaga waan ku salaman ada reerkaga dhamantoda waxa ku wadinayaa baradhada ma garisay wllo hada imise saac ayaa marsanadaa
@tiktokchannel461
@tiktokchannel461 5 жыл бұрын
M.a adna wlhi ani aad ayaan kuu taageeraa insha Allah Malaysia hdan imaado adn Ku soo radinaa🙏❤😘🙋😍
@yasinahmed348
@yasinahmed348 5 жыл бұрын
xabiibti waa qof kaa masersan oo ku gaari waayey adiga waaba laguu jeedaa qofka la arkeninn foolxumo loo isku qariyay ha ubixin xumaan waad ka dhan tahay quruxeey waana u jeednaa wanaagaga iyo daacadnimadaada qofkaas horey uma kacaayo guul daro ayuu meel la fadhiya uf dheh qof dad kumaqan ayaanba necbahay xaasid horumar ma gaaro yaa lagu dambaajinin hees qatar ayaa igu dishay horey usoco qaali dumar waan ku jecelnahay
@SucaadabiibSucaadabiib
@SucaadabiibSucaadabiib 5 жыл бұрын
Adena cadank wad udhalty abayo masha Allah
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف Жыл бұрын
Adnah dan hawgelin umadah caytameysah ee nowad shekadah waa lagah banyeh umadah caytameysah Markah waxad tiradah ilahaay hadin cafiyo oo ah anigah inmah cafin khofkastoh waxa igashegah Oo ka amus hawo jawabin Dukhomadah amankagab ah///Markah ilahaay hakuh xafdiyo adigah iyo familkagabah amiin Waa heskih wardah karamah ilahaay hasiyo cafimad iyo cimrih dheer Amiin
@saciidonuurwehliye9910
@saciidonuurwehliye9910 5 жыл бұрын
Adna qof wax uu ku soo dhahay haka jawaabin becuase dad ka badanaa kugu xiran qofkaas ha noqon dadka kale qalad ka fahmaan
@zakiyaxasan3620
@zakiyaxasan3620 5 жыл бұрын
adn
@zakiyaxasan3620
@zakiyaxasan3620 5 жыл бұрын
adna cadey nagtas weyka masersantahay ee kor uga bax xabiibti
@iqracabdulahi9061
@iqracabdulahi9061 5 жыл бұрын
Adna abaayo aad ayaad umahadsantahay wllhi waad idaabeyse sawabtoo ah nuurada aad noosogalisay wllhi waxbadan ayey ii sameyse mahadsanid mcnto
@farhiyacaddey6921
@farhiyacaddey6921 5 жыл бұрын
Adna abayo masha Allah aniga wajiga ayan finan kulaha waxana marsaday noorada iyo aknisol aad soogelisay alxmdulilah abayo mahad sanid macnto
@teamdirisle2880
@teamdirisle2880 5 жыл бұрын
Faysa qaalib marso way kaaba aayan
@teamdirisle2880
@teamdirisle2880 5 жыл бұрын
Anigay iga baeen wlll
@adoontiialle1485
@adoontiialle1485 5 жыл бұрын
@@teamdirisle2880 qaalibta abaayo noocee waa lawa noocee
@ayuuzhachanal976
@ayuuzhachanal976 5 жыл бұрын
Walee naag nool bad thy wana kugu jclhy kartidada adna illahay ha ika xifdiyo adiyo reerkaga insha allah
@raaqiyoibraahim4189
@raaqiyoibraahim4189 5 жыл бұрын
Abayo adna waa kutaakiiraa masha allaaah waa ku daakeeraa
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 жыл бұрын
Raaqiyo ibraahiim abaayo subscribe isaar please
@shukricumar6487
@shukricumar6487 5 жыл бұрын
adna quruxey ha ubixin inta xun inta fiican ayaa kabadan wa dad kaxun hormarkaga alle hakuxafido sharafey
@yasminbeautiful1
@yasminbeautiful1 5 жыл бұрын
masha allah tabarakallah xabibti thanks 😍❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋👌👌👌👌👌👌👌
@sahrahassan8118
@sahrahassan8118 5 жыл бұрын
Thanks adna cadey horey usoco abayo
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 4 жыл бұрын
abyo adna ha u jawaabin qof so cay tamay cay ma lihid gabdhaha adaa uqurux badan masha allah guulayso mar walba
@anisohassan9529
@anisohassan9529 5 жыл бұрын
Adna love you abyo adna intii jecel like saara heee
@amuunidholeey5504
@amuunidholeey5504 5 жыл бұрын
@safiyomohamed8031
@safiyomohamed8031 4 жыл бұрын
Waxaathy qof wangsn oo qalbi nqdiiif ah masha allh wllhi waan ku tagera
@bilanbeauty8208
@bilanbeauty8208 5 жыл бұрын
Adna my lovely keep going mcnto cadowgaaga u noolow
@hanishaquenabdi9395
@hanishaquenabdi9395 5 жыл бұрын
Masha allh walasheyda qali tnx inbdan mcnt
@hayaatcabdulle8747
@hayaatcabdulle8747 5 жыл бұрын
Anaa uhoreeyo asxbta like 👉👇 dhac dhac igu siiya abyo adna thnks 😘😘😘😍
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
Abaayo subscribe iisaar Fadlan
@yuusufaadanyuusufdrsacuud2950
@yuusufaadanyuusufdrsacuud2950 5 жыл бұрын
Mashaa alllah wlshy aad iyo aad ayaad u mahad santhy sababtoo ah gabdhihii kimikada marsan jiray waxaad ugu talisay daawo tabiici ah waana gugu taagersanhy 100%100
@canababdullhi770
@canababdullhi770 5 жыл бұрын
Masha allah adna iyo amiira farxad kunolada
@saciidamuxsin5339
@saciidamuxsin5339 5 жыл бұрын
xpti adna angaa ku amin san abyo inta bukto allha cafiyo qalbiga awey kaxanuun sanyihiin warkood kabax
@nafisabarkad4814
@nafisabarkad4814 5 жыл бұрын
Masha Allah my sister ilaah haku xafido
@XalwoXalwo
@XalwoXalwo 4 жыл бұрын
Adno xayati allaha ika xafido wale ani wax bdn ayaa ku faaiday gacanta allaha ku barakeyo
@aishagaraad7516
@aishagaraad7516 5 жыл бұрын
M.a shukrn wlashey mcnt alle nagama kaa qaado wlh ♥️♥️♥️🙏🙏🙏
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
Abaayo subscribe iisaar Fadlan
@aishadeef
@aishadeef 5 жыл бұрын
adno xbibti ha u bixin dadkas waa dad caqligodu dhiman yahy masha allh wax bdan ayn ka fa,idnay wlhi qeyr allh ku siyo
@samirasiman4801
@samirasiman4801 5 жыл бұрын
illhay hadin barakeyo Adiga iyo familigaga 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓
@ladanibrahim435
@ladanibrahim435 4 жыл бұрын
Masha Allah illahay haku barakeeyo xabibti ha u joojin dadka xasidinta ah warkoda keep going qaali 💗💖💓❣💖💗
@sacdiyayarey9720
@sacdiyayarey9720 5 жыл бұрын
Mansha allah alle ha ku xiftiyo ❤
@hanabimohamed6299
@hanabimohamed6299 5 жыл бұрын
Macha Allah wll Aniga wan ka helay qof Asturan oo xishmad leh ayd tahay Dadka in xumanta ka shaqysa aya jira ha u bixin❤❤👏👏👏🥰🥰❤❤❤❤❤
@salmanuur2673
@salmanuur2673 5 жыл бұрын
abayo finanka waxbaabi iyo aan kawareysanaa ee Lambar kaada iisii
@nimco99dagan71
@nimco99dagan71 5 жыл бұрын
Salama nur xage jogta ana dawo kushegiya
@salmanuur2673
@salmanuur2673 5 жыл бұрын
@@nimco99dagan71 muqdisho
@hamdihirsi913
@hamdihirsi913 5 жыл бұрын
Salma sis numberkan ika so qawo watsapka +254710512643
@hamdihirsi913
@hamdihirsi913 5 жыл бұрын
Adne weye
@filsanxuseen8765
@filsanxuseen8765 5 жыл бұрын
Mahadsanid huno qli Adna Alle ciska xbbti wax badan ban ka faaidy😍 inta jecel adna From hargeisa
@ccnabyusuf4327
@ccnabyusuf4327 5 жыл бұрын
Adno kuwaas hau joojin sis nin walbo kaskiis uu wax u sameystaa so allaha no kaaxifdiyo sis😍😍😍😍
@yasminsead5971
@yasminsead5971 5 жыл бұрын
Masha allha abayo illha haku barkeyo ha ubixin dadka hadalkod soo anga ku jacelhy xabibiti ❤❤good sister
@mohamoudsalat7117
@mohamoudsalat7117 5 жыл бұрын
Masha Allah ilhy haku xafido waalashyi Qali My sister's 😍😍😍😍😍👭👭👭👭👭
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
Walaalkeey Subscribe iisaar Fadlan
@mohamoudsalat7117
@mohamoudsalat7117 5 жыл бұрын
@@princessstyleso waa gabadh weye wallshy ok waa ugbaad
@faadmasuldan7737
@faadmasuldan7737 5 жыл бұрын
msha allah gcntda allah kuu barakeeyo ❤
@nazraabdi8380
@nazraabdi8380 5 жыл бұрын
Abaayo adan jazakallah khyre ukhtii dadka inta xun abaayo waxaa ka badan walalahaga ku jecel markaa ha u joojin hore u soco my dear adan cadey lve u more
@nimcoabdulle6492
@nimcoabdulle6492 5 жыл бұрын
Manshallah macanto wax baddan kaa faiiday ❤️💯
@munahonest4083
@munahonest4083 5 жыл бұрын
Mcnto warkoda meel haka soo qaadin wayo eeygaba wuu ciyaa qali guul ayn kuu rajena qali😍😍😍😍💋💋
@SacduushcookingChannel
@SacduushcookingChannel 5 жыл бұрын
Muna Dahir abaayo subscribe isaar please
@sabuualiafrah309
@sabuualiafrah309 5 жыл бұрын
first view kep going alpo
@kaafiabilan2792
@kaafiabilan2792 4 жыл бұрын
Adna abaayo aniga hada ayaan arkay muuqaalkaan aad baana ugu farxay aadbaana u mahadsantahay wixii xaasid kugu ah anagana waa xaasidkeena dadka kugu kalsoon baan ku jiraa runtii waxaan adiga kaa arkana waxaan aaminsNahay inuu reslt fiican leeyahay khayr alle haku siiyo abaayo cadawgaa u nooloow
@goodlady5357
@goodlady5357 5 жыл бұрын
Marwo sharaf horey usoco adna ciyaalada negative ka ah looma joojiyo 💪 thank you for the video waa kahelay 🙏🙏❤❤❤❤
@deeqoosman9321
@deeqoosman9321 5 жыл бұрын
Adna miskiiney gabadha aan ka taagero youtube ka dhan waa daacaad masha allaah abaayo.
@ubaxyusu9672
@ubaxyusu9672 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk walalo isjecel horey u socda dameer iyo docka yeerba danka la gu dhifta😘😘😘
@zamzamabdi4249
@zamzamabdi4249 5 жыл бұрын
adna cadeey adiga intii ku cayda ayaga ayaa ku dhib qaba quruxeey wlhi been ma sheegaayo markii hore finan ayan lahaa alaabtii aad nooga FAA iidaysay markii aan mar saday hada alx wajigii masha allah ayuu ii noqday waanad mahadsan tahay abaayo
@mariamali1071
@mariamali1071 5 жыл бұрын
Adna N Amiira Dar alle Niii jclhy wlh😘♥️❤️
@shukrimasla1927
@shukrimasla1927 4 жыл бұрын
Masshaa allaah illah haku barkeeyo adna heno Maxaa lagu ba'aaiyaa dabka ablowga oo wajiga kuyaalo ?
@sbchannel8229
@sbchannel8229 5 жыл бұрын
Mashallah adna my sis❤️
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
Abaayo subscribe iisaar Anna waan kuusaaraa okay
@juweriyoabdullahi582
@juweriyoabdullahi582 5 жыл бұрын
Abaayo adno guwas waxba hauargin masha allh mahadsanid ani waguma hadnqaa sababto ah waxba gafaiday abaayo macn huray usoco hurmarwacn
@foursistertube9716
@foursistertube9716 5 жыл бұрын
Abaayo adna indhaha korkoo da maxaa ku cadeen karaa indha madow iga noqday plz vidio kasoo samee qaliyy ilaahy khayr hakusiiyee
@ugbaadmohamedali8849
@ugbaadmohamedali8849 5 жыл бұрын
Wll anigu wajiga finan ayan ku leyhay dhakhtar kasta wan tagey igama Tagan waxad igu cawisaa bariiska magciis iyo juoget ka magcisa Thnk u💯❤️🦋
@kinghuseinvlogs4843
@kinghuseinvlogs4843 5 жыл бұрын
Asxaaptah subscribe halii dhaho fadlan🙏
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
Walaal subscribe iisaar Anna Waan kuusaaraa okay?
@faadumomohamud5228
@faadumomohamud5228 5 жыл бұрын
Abayo aniga makacaka an jeclatay gawardeyda an ku kumakadaray abayo adna cadey hoyo sobarbar mamo sohahatal cade maxa noko hanbalyeye
@faadumomohamud5228
@faadumomohamud5228 5 жыл бұрын
Gawar bariya atahay abayo o tatka jecalyahin aniga sigoni an ku jeclahy abayo allow ku xafid
@faadumomohamud5228
@faadumomohamud5228 5 жыл бұрын
Gawadheda xita waa ku ekatay cade
@hodohmalabohinahmayor7977
@hodohmalabohinahmayor7977 5 жыл бұрын
Adna waa baali qudhunkay qasata cabayadeedi day way ustagaysay sidi ilama yaro kle mxa ubixsan way day ood Dirac uxidhan wayday hadana wlshay cay igamahan wlhi wan Ku jeclahy lkin inad bixsato ood Ku sheeqayn vcn wana iga talo wlshay hadad masege kayga akhrisanayso adna saxaaf ilyas amira rudwaan wan idin jeclahy❤❤❤❤
@zamzamcali7846
@zamzamcali7846 5 жыл бұрын
Masha Allah abyo elahey gacmaha Haku barakyo abyo ani wajiga salid ka ahy nabraha madow ayey igu noqdan mxn marsda I sheg
@fartunnur5245
@fartunnur5245 5 жыл бұрын
Abayoy ani wax kasto an marsado wax ikamata ran yab wlh
@zamzamcali7846
@zamzamcali7846 5 жыл бұрын
@@fartunnur5245 wajiga MA salid ka thy abyo
@zamzamcali7846
@zamzamcali7846 5 жыл бұрын
@@fartunnur5245 Ani wixi adunka yaly WA marsdy madow ka ne MA iga baayo
@zamzamcali7846
@zamzamcali7846 5 жыл бұрын
@@fartunnur5245 kuleleha I daran wajiga salid said ka noqona
@princessstyleso
@princessstyleso 5 жыл бұрын
Abaayo subscribe iisaar Fadlan
@almazabdirahmaan7346
@almazabdirahmaan7346 5 жыл бұрын
Ani waxaanba ka yaabay qofka inuu hormar gaaro dhan majeclo dadka qaar walaalayalow isku xishooda abyadeena waxbay inoo faaiideynaysaa oo hadaynan ku anfaceyn maad iska dhaafto Abyo adna ha ujoojin dadkaan maan gabyaasha ah abyo mcnto keep going ku leeyahy
@abootacommunitychannel9085
@abootacommunitychannel9085 5 жыл бұрын
Kkk wcs waaba iga qoslisay adoo qosqoslaayo ayaa noo imaaday ❤❤❤❤❤
@shugrisheenoabaayo2509
@shugrisheenoabaayo2509 4 жыл бұрын
ADAN
@drsamina5571
@drsamina5571 4 жыл бұрын
Wlllaheyga illah dartis SUBSCRIBE igucawiya plz waa igacodsi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hawaa4258
@hawaa4258 5 жыл бұрын
Assalama'allaikum Adna and Amira. Sisters forever ❤❤❤
@hoyomacan6510
@hoyomacan6510 5 жыл бұрын
Markii igu horeysey aan comanti kaso bixiyo abaayo maxan sameya wajiga wuxuu yeshtey duldulel
@draxlaam2695
@draxlaam2695 5 жыл бұрын
First view ahay💓😁
@aminakayse995
@aminakayse995 4 жыл бұрын
Adno alleh ma iga hubtaa in fininka iga bi'inayaaan
@ismahaannalkaaanuurkiisaa1111
@ismahaannalkaaanuurkiisaa1111 4 жыл бұрын
Masha allaah abaayo macnto ilaahey hakuxafido insha allaah hormar wacn habibtii
@hamdahaaji8257
@hamdahaaji8257 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣 heesta igu disheeen🤣🤣🤣😂😂🤣🤣🤣 adna iyo amiira love u.
SIDAA IGU DACEYSEYN MAHAD SANIDIIN RAMADAN ROUTINE DAY 10
8:32
Adna Henna
Рет қаралды 35 М.
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 3,6 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 12 МЛН
MAALINTEEDA CAADIGA RAMADAAN ROUTINE DAY 13 IYO AMIRA OO …😂
18:02
XAFLADA BANDHIGA EE SHUBEYB UGU DAMBEYN IYO SUNDUS OO  …… 🥹
21:51
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 3,6 МЛН