QASIIDO: SAYNII NABI

  Рет қаралды 335,078

Hal Abuur channel

Hal Abuur channel

Күн бұрын

Пікірлер: 154
@CabdicasiisAxmed-mt9vx
@CabdicasiisAxmed-mt9vx 8 ай бұрын
Qasaa,idka sidan u macaan waxaan soo booqday Ramadan 2024 ❤
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 8 ай бұрын
Afurkii ka dib baan dhegeysanayaa, meel miyi ah caano geel oo hadda lasoo lisay baa i horyaala.
@Atooshmy
@Atooshmy 8 ай бұрын
U❤hukkkogy🎉🎉🎉🎉
@mustafeabdirizak1277
@mustafeabdirizak1277 Жыл бұрын
Xasuus nabi amaan aad u macaan idaacada radio hargaysa ayan ka dhagaysan jiray ,dad wanagsan caqiido wanaagsan culumo ehlulaahiya leh ummada cilmi naafica oo baraka leh u dhigayey tuf iyo taxliil leh ,aduunyada aan jeclayn, sida kuwa maanta ilaahoow is jacaylkii noo soo celi ,dad intii soo gaadhay way granaysaa,
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 4 жыл бұрын
Alla maxaan soo xusuustay anigoo yar xilli laga sii dayn jiray Radio Muqdisho 📻 1988, Allaha u naxariisto Faduma Ahmed Dhimbil
@hajjzayd3707
@hajjzayd3707 2 жыл бұрын
Runti mayarid
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 2 жыл бұрын
@@hajjzayd3707 alxamdullilah cimri iyo caafimaad illaahey wuu I siiyay waana bootin dheerahay, I'm athletic man 👞
@hodralamesa5672
@hodralamesa5672 2 жыл бұрын
@@abdirahmanmuhiadin6335 mashalah where do you live right now
@ismailjama9452
@ismailjama9452 2 жыл бұрын
Walaahi waan xususta Ramadanka lasso dayn jiray radio mugdisho anoo dugsi ka imid galabtii.dugsiigii.macalin maxamed kasobalbalaare majaasidka sheekh cali suufi.AUN aaduunyo saxibaday kuwa badab wat dhintden aun iyo .Maclin maxamed aduunyo walaahi waxan soo xusuustay aduunyo taggay ilhow khatuumada na waadfaji oo Muslimnimo.nagu dil oo no dabidhaaf Anga iyo waalidiinten iyo intii Muslim ah ba oo nooo naxariiso.amin
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 2 жыл бұрын
Xaliima Muuse Milaano (AUN)
@mohamedamiin1921
@mohamedamiin1921 Жыл бұрын
Xusuus 2004 Anigoo Reer Mii ah Baan Raadiyaha Ayeeyadey ka dhagessn Jiray Hon Africa 🌍 2023 Like isaar❤
@maryamoahmed6531
@maryamoahmed6531 Жыл бұрын
2 hours ka dip baan anigana so boqdayy🥰
@jamaawafe4563
@jamaawafe4563 Жыл бұрын
Waayyihii badiyaha dhagaysan jiray
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 Жыл бұрын
Xasuusahu wa qaali Ramadan Mubarak dadkeyga somaliyedow nabad iyo caafimad ku sooma adinka iyo ehelkiina
@Caishafarhanaabdullahi
@Caishafarhanaabdullahi 7 ай бұрын
Xusuus waayo ikeenta meesha 😢
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 ай бұрын
Aun Xaliimo Muse (Milano) 1980 ayey 📻 muqdisho u qabtey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 ай бұрын
Oldest Memories 1980 heesaha soonka ilaa 1990 waxii ka danbeyey dowlad kama jirin somalia
@salahbootaan9041
@salahbootaan9041 Жыл бұрын
Qasiido aad macaan alleh haw naxaristo faadumo axmed dhimbiil
@SareyFarah
@SareyFarah 8 ай бұрын
Wlhi Xusuusaha qaar waa cajiib😢Aabahay Alle hakuu naxariisto😔🤲isagaa dhageysay jiray 2018 6sano kahor Afurka markuu soo dhawyahay ayaa Radio Mogadishu laga soo deenjiray 5:45 Pm💔😔
@MuscabYare-f9b
@MuscabYare-f9b 4 ай бұрын
Walahi anba aabahay ayaa dhegaysan jiray 2020 ilaahay hakuu naxariisto aabo mcn aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi
@mataanyare7582
@mataanyare7582 11 ай бұрын
Cajiib waaye , xasus ayan galay waana ilmeyey waxan so xasustay idacadi weyned e horn afrik ramadaanka ka dhagesan jiry back to 2007-9
@MuscabYare-f9b
@MuscabYare-f9b 4 ай бұрын
Walahi waxaa dhagaysan jiray aabahay macaan 2020
@MuscabYare-f9b
@MuscabYare-f9b 4 ай бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto aabo mcn aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi
@Ciidle1
@Ciidle1 2 ай бұрын
Qasido xasuus bay igu leedahay yarantaydii hooyadey mcn baa qaadi jirtey Ramadanka Allaha unaxariisto xaliimo muse milaano 😢
@tiktokhome3069
@tiktokhome3069 Жыл бұрын
Wa qasid macaan runti fatumo axmed dhimbil alow ku naxariso suuganti hore waan ka hela waxan hada oo ah 14 april 2023 ka dhagesanaya jabuti
@excellentmryaralow6581
@excellentmryaralow6581 Жыл бұрын
Alle xasuus hore alle maxan wax badan dhageystay illahiyahow unaxariiso Hooyo Faduma Ahmed dhimbil
@itshamdaz9421
@itshamdaz9421 Жыл бұрын
Yaraantyda soo xasuusta markan maqlo nabi amaankan anigo yar bur io sanbus gacnta ku hayo 😭😭😭 yarabi
@aarhagiofficial4419
@aarhagiofficial4419 Жыл бұрын
Xasuus iyo waayo!waayo!. Allahayoow cimriga iyo caafimaadka noo barakee shalay ayuunbay ahayd anoo ciyaala markaan dhagaysan jiray maantana nin wayn oo hanaqaada ayaan ahay. Alhamdulilaah xaqa xamdih, wakhtigu waa is gurayaa maalinba maalinta ka danbaysana qofku geerida ayuu usii dhawaanayaa, ALLE khaatumada haynoo wanaajiyo.
@Waarufmedia188
@Waarufmedia188 3 жыл бұрын
Masha allah Waan Radinjiraay Nabi amaanka Ee maanta ayaan heelay
@zakariyehassan7321
@zakariyehassan7321 3 жыл бұрын
Inbadan ayaan raadin jiray wllhi lkn waan helay waxaana lasoo galiyey KZbin ka inyar ka hor Ramadan tii 2020
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka yeelo xawadkii xabiibkeena nabi muxamed scw haka waraabiyo xaliimo muuse milaano
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 ай бұрын
1980 ayaa Radio Muqdisho 📻 laga siideyn jirey 70/80/90 ayaa laga siideyn jirey idaacada xamar
@gulledtalasamelyrics
@gulledtalasamelyrics 2 жыл бұрын
Mnsha alleh qasiido aad u macan ilahay haw naxariisto mama faduma axmed dhibbiil ala maxan so xasuustay 2008 hadana waa 2022 ilahay inta iso gaadhsiiyay alxm🙏🙏🙏from my somaliland hargeisa
@faysadegan7111
@faysadegan7111 3 жыл бұрын
Bisinka wa qarami dhaf qazidadan 1988 kii yaa waa xiligii la ruzhaynyay zomaliland adunka ba kuma zo birin wakhtiga
@Mohamed_Nazri
@Mohamed_Nazri 8 ай бұрын
24/03/24 - RamadaaN Mubaarak ✨🌙
@farganwaraf1386
@farganwaraf1386 2 жыл бұрын
Ramadan wanaagsan, Dalkeena iyo dadkiisa nabad&barwaaqo Allow ka yeel
@salahbootaan9041
@salahbootaan9041 7 ай бұрын
25 /3 2024 Ramadaan 15 yahay Xasuus ha ihaato
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 3 жыл бұрын
Ilaa 2012 ayan raadinaayay. Masha’allh xalimo Allaha unaxaristo
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 Жыл бұрын
Waa haben arbaco sibaxayso khamis sogalayso bil ramadan lagu jiro wliba ay tahay 21 ramadan caawa dan aan qoralka so qorayo. Xasuus ha ii ahaato❤️🙏
@mhametbarkhad2887
@mhametbarkhad2887 Жыл бұрын
25tii ramadaan sacadutahay 4:36 wakhtu suhuur
@pacifierboy
@pacifierboy Жыл бұрын
Fariintan hdad argtan ayeeyo igu duceyo janada inu ilahay geeye galabki afurka kahor bey radiyaha kasogali jirte ayeyday dhimatay marhore ala hooyoy miyad qalbig3yga kago,i karta ilahay janada hanagu kulmiyo weynade dhibdan iyo rafad badan kabacdi inad iaragta jeclan laha.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Tubtatoosan123
@Tubtatoosan123 Жыл бұрын
illahay ha u naxariisto
@ayaanahmed2240
@ayaanahmed2240 Жыл бұрын
Allah yarxamu
@zakariyecqaadir8755
@zakariyecqaadir8755 Жыл бұрын
Ayaydaa miyaa qaday
@فكر-ض3ب
@فكر-ض3ب Жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@mohamedabdi2173
@mohamedabdi2173 Жыл бұрын
Illahay hau naxaristo ayeeyo macaan 😢😢😢😢😢
@abdisalaamcumar5097
@abdisalaamcumar5097 2 жыл бұрын
Masha Allah qisadan waqti yo badan wan rad she masha Allah mama Allah ha u naxaristo
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi Жыл бұрын
Waxaan joognaa ramadaan 24-03-2023.
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
2005 anigoo yar xusuus idaacada shabelle iyo horn afric
@mohamedhassanawrdoon6870
@mohamedhassanawrdoon6870 3 жыл бұрын
Hal abuur channel Waad mahadsantahay sxb sidaan u raadinayey qasiidadaas er aan u waayay iyo sidaad usoo gelisay Thanks a lotttttt
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Maxamed sidoo kale majadsanid
@abduraxmanosmanabdulle6823
@abduraxmanosmanabdulle6823 2 жыл бұрын
masha'allah waa qasiiddo macaan.
@husseinelias2888
@husseinelias2888 Жыл бұрын
Still listening since my childhood, Old is Gold.🎉
@Zaakirali-r8i
@Zaakirali-r8i Жыл бұрын
Wan wada jogna halkaan sxp old is gold
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 7 ай бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين 💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️❤️💚⚘️💚⚘️💚⚘️🌹⚘️🌹⚘️🌹⚘️🌹⚘️🌹🌹⚘️🌹🌹⚘️⚘️🌹🌹⚘️🌹🌹⚘️🌹⚘️⚘️🌹⚘️⚘️⚘️🌹🌹⚘️🌹❤️💚❤️💚❤️💚💚❤️💚⚘️🌹⚘️🌹❤️💚💚❤️⚘️🌹🌹❤️💚💚⚘️🌹❤️💚⚘️🌹❤️💚⚘️🌹❤️💚⚘️🌹❤️💚⚘️⚘️🌹❤️💚
@CiiseMaxamed-qe6py
@CiiseMaxamed-qe6py 7 ай бұрын
Waw
@abaasjr2386
@abaasjr2386 4 жыл бұрын
M.a Allaahu akbar illaahayow nabiga natus aami aamin
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Ай бұрын
Heestan xasuus bay igu leedahay🙏❤
@Hamudi_Tube
@Hamudi_Tube 3 жыл бұрын
my father is the one whoes write the lyrics shek omer husen qalbi nur
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Maasha Allaah.
@mohameddira9939
@mohameddira9939 2 жыл бұрын
Kooxda Qalbi nuur(fatxi nuur) oo daganeyd Xaafada Hodan, degmeda agteeda waan xasuusta durbaankooda waa maqli jiray
@ruweydoruunruweydoibrahim4257
@ruweydoruunruweydoibrahim4257 Жыл бұрын
27/3/2023 isniin 5 Ramadan 🎉❤
@naipmuha1769
@naipmuha1769 Жыл бұрын
Old memories is gold 💙🙏
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
ﺍﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺻَﻞِّ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻛَﻤَﺎ ﺻَﻠَّﻴْﺖَ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ فِي العَالمِين ﺇِﻧَّﻚَ ﺣَﻤِﻴﺪٌ ﻣَﺠِﻴﺪٌ ، ﺍﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺑَﺎﺭِﻙْ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدناﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻛَﻤَﺎ ﺑَﺎﺭَﻛْﺖَ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ فِي العَالَمِين ﺇِﻧَّﻚَ ﺣَﻤِﻴﺪٌ ﻣَﺠِﻴﺪٌ
@mohamedsurajabdalla550
@mohamedsurajabdalla550 8 ай бұрын
For this ramadaan 14/3/2024 But old is gold
@abdulqaniaden3175
@abdulqaniaden3175 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد!
@OkOk-qt8rx
@OkOk-qt8rx 4 жыл бұрын
Allahu akbar waan jeclahay nabi amaanka
@azizahassan9308
@azizahassan9308 11 ай бұрын
Nabi amaankii yaraanti aan dhagaysan jirnay❤
@muniiryyare1027
@muniiryyare1027 Жыл бұрын
M.a wlhi waa digri aad u macan ❤ Ramadaanka Napad Alle Hanagu Gaarziiyo☝️🤲
@abshirnasta7041
@abshirnasta7041 3 жыл бұрын
jimca kaste dhegensan jiry wlh nabi amaankaan ma shaa alllaaah
@caanageelhagar1030
@caanageelhagar1030 Жыл бұрын
I'm listening April 2023 in Ramadan ❤
@hamsewaafi7039
@hamsewaafi7039 Жыл бұрын
Tik tok kuso arkey iyadoo kooban halkan ayan u yimi si aan uga dhagaysto hahahah replie daada marka arkey dhahay kan isu dareen tihiin
@maxamudgacmadheere4608
@maxamudgacmadheere4608 8 ай бұрын
Waxaa ku luqaysay qasiidadan aan dhegaysanayno AUN Xaliimo Muuse Millaano
@FatumoAbdishukriosmanSunniyo
@FatumoAbdishukriosmanSunniyo 8 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasallam ❤
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 8 ай бұрын
Sayni sayni nabi sayni scw scw scw
@muhiadianosman5202
@muhiadianosman5202 Жыл бұрын
Wallhi heestan took me back 10 years when I was kids I just saw it on TikTok and search on yutube
@idrisabdukadir5166
@idrisabdukadir5166 Жыл бұрын
Wow waan jalboodayba❤️
@FardowsoAbshir-ge6xr
@FardowsoAbshir-ge6xr Жыл бұрын
alal. Waa jeclahay digrigaan m.a
@luulkhadra9430
@luulkhadra9430 Жыл бұрын
3/4/2023 Ramadan Mubarak ❤
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 жыл бұрын
Yaa Salaam maankiyo madaxaa ikala maqan.
@kaafibeyhani
@kaafibeyhani Жыл бұрын
2002-2003 idaacadda ka maqli jirey
@boykaimmopile6306
@boykaimmopile6306 3 жыл бұрын
Mashaa allaah alle raali haka noqdo
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Iyadoo faadumo ahmed qaadeyso arkay lkn milaano ku leh
@xasannuur2523
@xasannuur2523 3 жыл бұрын
Masha allh aadbaan jeclhy qasiidadaan
@Oreo1017-c7i
@Oreo1017-c7i 3 жыл бұрын
Allow shafeecada iyo jaahisaba na see
@cadnankeytoon2717
@cadnankeytoon2717 Жыл бұрын
Old memories 😥
@apdimaalik7945
@apdimaalik7945 Жыл бұрын
Sahra cadow maxamed
@ramzihoussein6679
@ramzihoussein6679 7 ай бұрын
​@@apdimaalik7945T
@aydaruzhaaji3866
@aydaruzhaaji3866 Жыл бұрын
15-April-2023 24-ramadan Old is gold
@mhdyare1198
@mhdyare1198 7 ай бұрын
March 2024 ramadaan 😍
@MohamedIbrahim-mh8ej
@MohamedIbrahim-mh8ej 4 жыл бұрын
Ma sha Allah
@nabaddoonkaahin9254
@nabaddoonkaahin9254 3 жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK DHAAMAN MUSLIMIINTA.
@ozlinho_lyrics2310
@ozlinho_lyrics2310 Жыл бұрын
😢 anoo yar Baan idaacad ka maqli jiray manta KZbin ban ka dawana
@MohamedAdow-jh8lv
@MohamedAdow-jh8lv 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@ayaanhenna9656
@ayaanhenna9656 3 жыл бұрын
2006 xili soon ah iyo idaacada shabeele
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Macha Allah Qof wax Badan soo martay 💯💯
@omarupdirahman8681
@omarupdirahman8681 Жыл бұрын
𝗫𝗔𝗦𝗨𝗨𝗦 𝗜𝗚𝗔 𝗥𝗘𝗘𝗕𝗔𝗔🤚♥️14 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡 1444
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 Жыл бұрын
Salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam N&N.k.h
@sharifabdijimale6388
@sharifabdijimale6388 7 ай бұрын
Monday 15.04.24 Shawal 5 ,1445 H Malinti 5,aad ee wadaca
@ClaahiMuxumed
@ClaahiMuxumed 8 ай бұрын
Scw
@AliMohamed-gs1cg
@AliMohamed-gs1cg 4 жыл бұрын
jecliyaa qasiidadan
@khadar1011
@khadar1011 Жыл бұрын
SCW ❤
@Oreo1017-c7i
@Oreo1017-c7i 3 жыл бұрын
Maasha alle
@maxmedcabdilaahimaxmedcabd8192
@maxmedcabdilaahimaxmedcabd8192 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@khadrakhadra2402
@khadrakhadra2402 Жыл бұрын
waxaa qaadeyso xaliimo muuse milaano
@bashiirmocalim9655
@bashiirmocalim9655 Жыл бұрын
2010 ilaa 2023 aan dhagaytay
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 2 жыл бұрын
Waxaa qaadeysa Xaliima Muuse Milano (AUN) oo ka tirsanaan jirtey kooxda Horseed.
@oldschool9316
@oldschool9316 Жыл бұрын
Faduma ahmed dhinbiil sokuwa dadna shegaya
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 Жыл бұрын
Fadumo Axmed Dhimbil aa qaadeyso Allaha u naxariisto
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
Taarki Shabeele iyo Horn Afric kusoo xasustay.
@cabdullahiibnumoha8056
@cabdullahiibnumoha8056 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@shuhwh7074
@shuhwh7074 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@kamaalbashiir1567
@kamaalbashiir1567 2 ай бұрын
Nokia mise oking keeBaad ka dhagayzan jirtay 🥹😢
@CabdiKaafi-tr1bg
@CabdiKaafi-tr1bg 8 ай бұрын
Cwa ramadan 14/4/2024 xasos
@zakiamal6211
@zakiamal6211 Жыл бұрын
Ma u malaynayo in muuqalkan qof iiga dambeeyo😂
@xasanxiddig3807
@xasanxiddig3807 Жыл бұрын
Ani
@xamdibilan1236
@xamdibilan1236 Жыл бұрын
Ani😃
@zakiamal6211
@zakiamal6211 Жыл бұрын
@@xamdibilan1236 🤣👋
@Qorane_12
@Qorane_12 Жыл бұрын
Hey😉
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 Жыл бұрын
Aniga 😢
@hodanmaxamed9229
@hodanmaxamed9229 3 жыл бұрын
Mansh allh
@axmednaaji8206
@axmednaaji8206 2 жыл бұрын
Msha alh alh
@qaliifcilmi7310
@qaliifcilmi7310 Жыл бұрын
Allaha faadumo
@Sombots
@Sombots Жыл бұрын
Old is gold❤
@mohamedshoko9458
@mohamedshoko9458 2 жыл бұрын
Masha Allah
@asadkimmich7847
@asadkimmich7847 Жыл бұрын
😢😢😢😢 xasuus
@abshirodiriye8015
@abshirodiriye8015 3 жыл бұрын
Mashallah
@cabdiqadirfaarax6658
@cabdiqadirfaarax6658 2 жыл бұрын
Manshalah
@oldschool9316
@oldschool9316 Жыл бұрын
I think I heard it before but didn't member
@bereykamaal3540
@bereykamaal3540 2 жыл бұрын
Scw scw
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 8 ай бұрын
WOF.xaliimo.muuse.milano.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw I scw scw.scw.scw.scw.scw scw scw.scw.scw.scw.scw scw scw.scw.scw.scw.scw
@ABDALAMAHAMUD.
@ABDALAMAHAMUD. Жыл бұрын
31/3/2023😮
sheekh waro oogo nabi amaan iyo allabari
58:30
mo jibril
Рет қаралды 370 М.
Qasiido:- SAYNI NABI SAYNII
13:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 22 М.
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 10 МЛН
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 16 МЛН
HOBOLADDA WAABERI  -  Nabbi Amaan
1:08:02
SomTVDiasporas
Рет қаралды 45 М.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 152 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
ሸህ ሁሴን መንዙማ Best Manzuma
51:27
H Y E Tube
Рет қаралды 119 М.
QASIIDO: RABANAA, RABANAA
10:10
Hal Abuur channel
Рет қаралды 174 М.
CABDI QAYS  QASAAID AWLIYO ALLA
24:00
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 503 М.
Qasiido Nabi Amaan Ah (Asalaamu Calaykum)
18:18
Hal Abuur channel
Рет қаралды 161 М.
awliya allaay adeeg awliya allaay adeegsan
23:56
mawliid mahad Maxamed xaji galaydh
Рет қаралды 13 М.
Мұхтар Ханзада -  Қалай қылайын (klip)
2:51
MUHTAR HANZADA
Рет қаралды 529 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Жүзігің дайын (official video) 2024
3:19
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 509 М.
ALI Otenov - TIYN / ТИЫН (Official Music Video)
2:46
ALI OTENOV
Рет қаралды 156 М.
Dilnoz - Kechir (Official Music Video)
3:26
DILNOZ
Рет қаралды 13 МЛН