Qatar Shaqo Ma Taalaa ? || Waxa laga aaminsanyahay iyo waaqica jiro!

  Рет қаралды 104,076

Hiigsasho

Hiigsasho

Күн бұрын

For contact Instagram 👇
www.instagram....
Qatar Shaqo Ma Taalaa ? || Waxa laga aaminsanyahay iyo waaqica jiro
Gaadiidka Qadar la isticmaalo 1:15
Shaqadeey Raadinayaa 1:39
Metro Stationka 2:18
Somalida joogto Qatar 2:51
Ticketka mitro Statinka 3:17
Camerada ma la ogalyahay :22
Waxaa soo bartay maa ku shaqeysto ? 5:15
Vip 7:40
Algerian la kulmay 9:40
Tukaanka taleyfanada 1aad 10:42
Tukaanka 2aad 12:21
Tukaanga 3aad 12:50
Suuqa Dahabka 14:32
Tukaanga Pakistanida 15:34
Yaa soo lugooye dhalinyarada 15:50
Hindi Banooni Dhaeylyso 17:14
Nidaamka gaadiidka 17:27
80% dadka wadanka joogo 17:54
Mobilka iga lumay ma Hali doonaa ? 18:04
Tukaanga tagay pakistaantii ii ilaalisay 18:26
Gaadiidka siduu u shaqeeyo 19:26
Ciyaalka xaafada 20:12
Khitaam 20:34

Пікірлер: 468
@ramlaabdi4775
@ramlaabdi4775 3 ай бұрын
Akhi salika nabika iyo istiqfarta badso all day u will get anything insha allah and any 1n who see my comment
@sidiiqsaafi7856
@sidiiqsaafi7856 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw. ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤ ❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤
@Abaalfx
@Abaalfx 3 ай бұрын
Guuleso sxp🎉 lkiin Szp. WAXAA muuqaal ka Soo sameesa.. qabka llu imaado qadar anoo Somalia jooko❤❤ Dad badane Wee Rabaan muuqalkaas cml.. ma damaa kasoo hadashy qaabka shaqo lku heelo. THNSK Brooo❤❤
@abdimoha8429
@abdimoha8429 3 ай бұрын
Muqalka soda
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 3 ай бұрын
Waan soomahay alle waxaan kaagag baryayaa wllo in alle shaqo khayr leh ku siiyo Alle dream kaagagana alle dagdag ku siiyo
@Updywali_jama
@Updywali_jama 3 ай бұрын
Malin un alle ha ituso adoo heer ka garay youtubeka❤
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Mar dhaw arkayaa I.a
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 ай бұрын
@@Hiigsasho walaal Qaali waxaan ku noolahay Uk Barasho wanaagsan. Waxaan rabbaa inaan kula xiriiro contactactigaaga iisoo qor. Allah ku barakeeyo
@Quruxsanc
@Quruxsanc 3 ай бұрын
Insh.allah waad ka gareysaa
@عبدالكريمالسيد-ذ2ط
@عبدالكريمالسيد-ذ2ط 3 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله إنسان مجتهد الله يرزقك من حيث لا تحتسب
@cabuud16
@cabuud16 3 ай бұрын
Hore u soco
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 3 ай бұрын
Lagend 🙆‍♂️
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Thanks sxb
@fastfilms2
@fastfilms2 3 ай бұрын
Somali matay😮
@J0L3D
@J0L3D 3 ай бұрын
انا حاليا في قطر 🇶🇦 وحبيت هذا الفيديو مبروك اخوي الغالي
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
شكرا ، ان شاء الله راح اسوي فلوقات مفيدة
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 ай бұрын
@@Hiigsasho Ac wr wtu contactigaada haddaan Qatar imaado walaal qaali. Guuleyso
@aliadmro
@aliadmro 3 ай бұрын
Masha Allah muuqaal wanaagsan weeye runtii Shaqo wala hala rasqiyo waxay ku jirta gacanta ilaaha Insha Allah waxaa la rabaa raadis iyo dadaal Weyn xaqiiqtu dadkeena khayr kuma rabaa caawiyan walaalkiisa muslimka waxaa rajaynaya waxaasi la isga daayaan iyo waad saalmantahay walaalفيديو رهيب صراحه والحقيقه صدق الشغل يصلح الحال الرزق بيد الله عز وجل وفعلا اتمنى اروح لقطر ربنا يرزقنا من واشف فضله لان للأسف الشديد عندنا شغل مافي وكل محد يبغا الخير لإخوه لازم يتغير هل شيء تحياتي لك اخوي
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Gaadiidka Qadar la isticmaalo 1:15 Shaqadeey Raadinayaa 1:39 Metro Stationka 2:18 Somalida joogto Qatar 2:51 Ticketka mitro Statinka 3:17 Camerada ma la ogalyahay :22 Waxaa soo bartay maa ku shaqeysto ? 5:15 Vip 7:40 Algerian la kulmay 9:40 Tukaanka taleyfanada 1aad 10:42 Tukaanka 2aad 12:21 Tukaanga 3aad 12:50 Suuqa Dahabka 14:32 Tukaanga Pakistanida 15:34 Yaa soo lugooye dhalinyarada 15:50 Hindi Banooni Dhaeylyso 17:14 Nidaamka gaadiidka 17:27 80% dadka wadanka joogo 17:54 Mobilka iga lumay ma Hali doonaa ? 18:04 Tukaanga tagay pakistaantii ii ilaalisay 18:26 Gaadiidka siduu u shaqeeyo 19:26 Ciyaalka xaafada 20:12 Khitaam 20:34
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 ай бұрын
Sxb suaasha an Ku soo waydiiyay iiga soo jawaab please
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
@@qarnicusub5339 waa maxxay
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 ай бұрын
@@Hiigsasho waxad Ka warrantaa sida loo helo shaqada taxi ga Ama basaska magaalada Ka shaqeeya
@abdullahiabdi9264
@abdullahiabdi9264 3 ай бұрын
Sxp aniga ayaa ku sugan magaalka ee ciwaankaagu upaahnaa
@abdullahiabdi9264
@abdullahiabdi9264 3 ай бұрын
Qaapkee kugu helaa walaal
@HidayaMohamed-g7n
@HidayaMohamed-g7n 2 ай бұрын
Mahadsanid wll waad i faidaysy dhamanten alle shaqa xalal oo qrx bdn hano sahlo
@DalMaAwi3o3
@DalMaAwi3o3 3 ай бұрын
ما يهمك يا اخي احنا معال قلبا و قالبا استمر والله يوفقك
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
مشكور يا معلم
@Ugaska-j2w
@Ugaska-j2w 3 ай бұрын
Thank You Very Much brother wax badan ayaan ka fa'iday wlhi
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Soo dhawow wll
@CabdallaCiise-fh6sd
@CabdallaCiise-fh6sd 3 ай бұрын
10000 dollars
@cabdiwali
@cabdiwali 3 ай бұрын
Good Job
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Thanks ustad
@MuuminAbdisalam
@MuuminAbdisalam 3 ай бұрын
​@@Hiigsashowar zxb maanta si ka disa u arkay muqaalkan kawaran maal mihii jamacada ifriiqiya
@Hiigsasho
@Hiigsasho Ай бұрын
@@MuuminAbdisalam xasuus waaye sxb
@mohassan5087
@mohassan5087 3 ай бұрын
Dadaal wacan sxb tusaale noqotay dadka carabta jooga casiir unbaa cabaa maqlay shaqada waa ka xaroogadan skills badan ma leh somalidu midaaas ugu wacan
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 3 ай бұрын
Mansha allah , well done sxb wiil dadaalaya ayaad tahay haka caajisin inaad KZbin ka horumar ka gaadhid , dadaalka halkaa kasii wad and welcome to qatar , waad la qabsan doontaa , insha Allah.
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Thanks sxb
@bellasharif9501
@bellasharif9501 3 ай бұрын
Transit aan ku soo maray tinaar inaa inaa ku rogmataa moodaa kululaa subxaanallaah
@hawaali2350
@hawaali2350 3 ай бұрын
Allah dareemkaga ha siiyo Maanshaallah
@omarabdiazizshahmed8568
@omarabdiazizshahmed8568 3 ай бұрын
Mashaa Allah Bro Riyadada Rabi Hakuu Rumeeyo Dadaalaa wuu gaaraa Rabi Naxiis Badne waayay Adoonkiisana ma ilowsano Sabarka uunbaa la Eegaya Bro inshaa Allah Magacaaga oo sareeyo iyo shaqa mida ugu wacan waad heleysaa inshaa Allah wlh Aniga wax Badan ayaan kusoo Noolaa Alxmdulilah waxaan ka sheego Dambi Bey igu tahay qofkasta Nasiibkisa iyo calafkiisa Buu wataa Dadbaa jira Dadka Niyada ka dilo dhag jalaq looma siiyo waayo meeqa meesha kusoo dhaweyay ugana Horaayay maanatana heysto shaqa fiican waayo qofka kasta Nasiibkiisa ayuu xambaarsan yahay wlh waligey qofna Niyada kama dilin waxaan jeclaa in Aan qofkaas ka dhigo Ama Niyada ugu Niso in uu waligiisa meesha joogay CML dadbaa jira muraalka dadka ka dilo sida in uu moodo Nasiibka iyo in ey gacnihiisa ku jiraan Bro Horay u soco inshaa Allah waad kheyreysaa
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 3 ай бұрын
معلومات رائعة يعطيك الف عافيه ولالو
@maaslimmedia
@maaslimmedia 3 ай бұрын
Shaqo Wacan Magacaagana waanu jeclaan lahayn siaan marwalba mahadnaqa magacaaga anaanu ilaabin
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
mahdsanid wll , Magaca Waa Abdullahi Omar
@maaslimmedia
@maaslimmedia 3 ай бұрын
@@Hiigsasho aadbaad umahadsantay walal marwalba waan kugu xirnan Joogtee walaaladaada inaad caawiso 🫡🥰📚
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 3 ай бұрын
Masha allah
@mahamudissa560
@mahamudissa560 3 ай бұрын
Masha Allah waxaad dhiirri gelisey dad badan hore usoco sxb
@abdikariinahmed2496
@abdikariinahmed2496 3 ай бұрын
10year school 🏫 +4year university ✍️ 14SANO WAXAS WAX USO BARTAY INAAN XAFIIS FARISTO ILAA AAN SHAQO IIQALANTO KAHELAYO. WAAN SABRA ☝️RAJADA MALIN WEY RUMOWDA
@sofieguleed2447
@sofieguleed2447 3 ай бұрын
xisaabta maa kaa qaldan.14 sano school iyo jaamacad laguma dhameeye iska sax.
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 3 ай бұрын
All most 16 years 💔​@@sofieguleed2447
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 3 ай бұрын
Waxbadan oo sanayaal ah.Waad sabreeysa.Hadii aadan dhaqaaqin. Shaqada aadan jecleeyn,waxeey ku siineysaa.More experience.Qof aan Soo Shaqeeynin cid Shaqo siineeyso majirto.Marka waxaan Ku dhihi lagaa Shaqada aan kuu qalmin,waxeey kuu fududeeyneysa,in aad hesho.Shaqadii aad rabtay ama Kuu qalantay.Goodluck
@APDUL7HI
@APDUL7HI 2 ай бұрын
12 school iyo 5sano jaamacad mida kale xaged joogta
@abdikariinahmed2496
@abdikariinahmed2496 2 ай бұрын
@@sofieguleed2447 WAXAN WAX KUBARTAY SOMALIA JAMACADA UGANDA SCHOOLKA 2008 EXM GALAY FASALKA 4 AAD KABILABAY ILAA F4 LUQADA CARABIGA AYUNA KUBIXI JIRAY WAGAAS AL.FAJRI SCHOOL 🏫 2018 JAMACADA HERKA 1AAD UGANDA KUQATAY 4SANO IYO 1SANO LUQAD EH ✓PUBLIC ADMINISTRATOR WAQTI IYO QARASH IGA SOBAXAY SHAQADUNA WAA CAD IYO MADOW NIMAAN WAX SOBARAN AYAA XAFISYADA QARANKA FADHIYAN WAQTIGEYGAN SUGA JAW JAW
@AbdillaahiAlli2006
@AbdillaahiAlli2006 21 күн бұрын
Waa 10kun o dollars 😮
@Lilly-x4z
@Lilly-x4z 2 ай бұрын
Hore u soco wll we support you 😊
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 3 ай бұрын
Maasha allaah illaahey shao fiican iyo mustaqbal fiican ha ku siiyo habo
@Abdikafi252
@Abdikafi252 3 ай бұрын
ZxB qatar qofna kuLama TaLin Lahen inu tago wayo ana 2 years joko dhaLinYaro dhuLkina imansada
@kulmiye1970
@kulmiye1970 3 ай бұрын
niga 6 sano jogay kaso tagay wllahi wax usheg dadkn sxb
@ahmedosman6227
@ahmedosman6227 3 ай бұрын
Aniga isheg
@awaarefxfx5099
@awaarefxfx5099 3 ай бұрын
Sababta dadka u so raaci aad ku aragty kaliye hadee ka aheen iska sheeg
@sadaqahmed5846
@sadaqahmed5846 3 ай бұрын
Akhii waa ku taageersanahay barakalaah somalida u sheeg kuna dhiiro gali wax uun inay qabtaan shaxaadka wa wax xun alaha idin irsaaqo shaqada sharaf Leh dhiiro gali dhalinyarada
@abdirahmansaid1977
@abdirahmansaid1977 3 ай бұрын
Masha allah qof talent leh baa tahay Musa bal fcna leh ku dadaal youtube ka
@mussehirsi7895
@mussehirsi7895 3 ай бұрын
Si wanaagsan ayaan muuqaalka u duubtay iyo dhiirigelin dhalinyarada well done
@Nadara54
@Nadara54 3 ай бұрын
Sxb maad inaa bartid qabga lagu tago qatar 🇶🇦. Step by step. Adigo mahadsan
@BurhaanBashiir-kv2pg
@BurhaanBashiir-kv2pg 3 ай бұрын
Sxp ka joog Ha aadin 🤍 Xumane igama ahan Wa tagay anigabo sxp
@Somali_Comedian
@Somali_Comedian 2 ай бұрын
Zxp Kwrn Mesha
@BurhaanBashiir-kv2pg
@BurhaanBashiir-kv2pg 2 ай бұрын
@@Somali_Comedian Sxp meesha eber waaye Ha isku dalin shaqoyinkeda si lagu helo inke wey adagthy
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 3 ай бұрын
Barakalahu fiik
@ah1114
@ah1114 2 ай бұрын
Mashallah great and helpful information
@mohamedabdullahi763
@mohamedabdullahi763 2 ай бұрын
Waa markii Igu horeysay ee aan Channnelkan soo booqdo Run ahaantii wax badan ayaan Ka bartay sida shaqo loo dalbo iyo guud ahaan qadar sida u egtahay Mahadsanid bro Soo badi muuqalada noocan ah.
@hanihani8612
@hanihani8612 3 ай бұрын
Manshallaha sifiican baad dadka talo fiican u siinaysaa.
@zarieabdullahiyusuf473
@zarieabdullahiyusuf473 2 ай бұрын
Sxb waa guuleysaneysaa, kartidii hamiga aad kaleedahay content creator nimada aad kugaari leheyd waa leedahay, dadaal keedana waa wadaa, waa muqaalkii ugu horeeyey oo adi ledahay oon daawaday, qof Muddo dheer youtuber ahaa baad u egtahay qaabka aad wax usoo gudbineyso, halkaaga kawad, hana iloobin dadka aad wax kutahay, waa subscribers kaaga, guuleyso
@Ziko121
@Ziko121 3 ай бұрын
Keep going brother all the way from Australia 🇦🇺
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Thanks sxb
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 2 ай бұрын
Thank you my bro waxaad itustay inanay qater labayn shaqo wakhti xaadirkan go’aankaygii ahaa inaan uso safrona insha allah wxn rajaynaya inaan baajin doono
@CabdirahmanIlkacase
@CabdirahmanIlkacase 3 ай бұрын
Alla hakuu fududeeyo zxp❤
@edit.v19
@edit.v19 3 ай бұрын
You deserve it 1K 👍🏻👏🏻
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Thanks 😊
@AdnanHashi-o9s
@AdnanHashi-o9s 3 ай бұрын
Asc walal manta igu horeesa youtubekaaga to be honest all your video so inpirational and loved. I live in USA would love to ask you more about in Qatar kindly include your next video where I can reach out to you. Appreciated. Thanks,
@JamaaleAli
@JamaaleAli 3 ай бұрын
Hagaag, shukran iyo nasiib wangsan
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 3 ай бұрын
Keep going bro anagu dadka shaqahaba kamid ahay keliya askar uunbaan sugi jirnay adigu nin dadaalayad tahay never give up
@abdalle.hassan
@abdalle.hassan 2 ай бұрын
Masha allaah mahadsanid wlle qali
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 3 ай бұрын
Allahuma laa sahala ilaa majcaltahu sahlaa wa anta tajcaltahu sahalaa Ilahow shaqo fiican ku sii
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 3 ай бұрын
Ader 1000 ka badan ayaad istaahishaa, you are talent no wad barnaamijka WAX BARO
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Mahdsanid wll
@s_h4807
@s_h4807 3 ай бұрын
Maansha allaah tabaraka habaryar illaahay ha ku daayo fadal ❤
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Amin
@SirajihajiHijaaz
@SirajihajiHijaaz 3 ай бұрын
اخويا غالي ربنا يحفظك ويبارك فيك أن شاء الله يوم ما ستكون يوتوبر متابع مليون ❤
@libaanshyousuf789
@libaanshyousuf789 3 ай бұрын
Guuleyso ustad ❤
@moussahoussein6516
@moussahoussein6516 3 ай бұрын
😢wlalkay insha allah hadafkaka waad gadhidonta waan gutakerna wax kasta wakhtiga ayaa sixiidona horey uu soco. Bye .
@cowkeyare
@cowkeyare 3 ай бұрын
Bro indho adeeg Ayaa ku socotaa ee keep going
@saalacadde-gt4kc
@saalacadde-gt4kc 2 ай бұрын
Camerada lagu xushmanee car asagoo qaleel ah meel hatago cadiyaa loosooburinaaa😊
@Malaay-cu8li
@Malaay-cu8li 3 ай бұрын
Waa ku salaamay walaal guul ayaan kuu rajaynaa never give up bro like and share ayaa istaahishaa million times bro
@Boqorka1
@Boqorka1 Ай бұрын
Maasha allaah
@maclinkayare
@maclinkayare 3 ай бұрын
Muuqalada aad bey u wanagsan yihiin, kaliya sxb waqtiga soo yaree vediogan kasoo dhigtay 7ilaa 10m uun ka dhig sxb guuleyso
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
I.a atoore
@dayibxasan
@dayibxasan 2 ай бұрын
hore u soco sxb waa ku tageeri dooaa
@xuseencnaasir8208
@xuseencnaasir8208 3 ай бұрын
Insha allah sxb allaha riyadaada ha kuu rumeeyo ha caajisin hibo ayaa iga kaa muuqato
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Masha allllah❤
@AYAANDDHOL
@AYAANDDHOL 2 ай бұрын
Inshala ilahi hakula garab gaalo wll
@NaasirShorts-jf6mj
@NaasirShorts-jf6mj 3 ай бұрын
Go forward pro lam here every day l do this but is not easy to get quilkly get job pro but we try and we never gave up inshallah
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 3 ай бұрын
Walaal soo badi 🔥
@AyuubCabdirisaaq12
@AyuubCabdirisaaq12 3 ай бұрын
Zxp hiigsi ayaa ledahy ilahy ha ku fududeeyo❤
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 3 ай бұрын
M a faloog qurux bdan Soo badi wll 1000 kabadan baad naga mudanthy
@axmadjeylaani-vc6ym
@axmadjeylaani-vc6ym Ай бұрын
Horta ma sha allh lkn wllka runta marka laga hadlo afka carabiga kuma fiicnid
@Hamda6
@Hamda6 3 ай бұрын
Talo fican waadna siisay alle haku xifdiyo wll
@zakirofficial2005
@zakirofficial2005 3 ай бұрын
والله فلوق ممتع ان شاء الله احب لك مستقبل رائع
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Thanks sxb
@yaskataqa7314
@yaskataqa7314 2 ай бұрын
Dreams are valid bro... keep up
@xasanmaxamedkahiye3023
@xasanmaxamedkahiye3023 2 ай бұрын
M.a sxb aad iyo aad ayuu uwanagsan yahay muuqalkaaga aadna waa umahad santahay mida kale sxb soobadi muqalada
@Black_tig3r446
@Black_tig3r446 2 ай бұрын
Qoladi zamzam electricons bal kuwaa la xiriir insha allah
@MohamedidirsGadhyo
@MohamedidirsGadhyo 3 ай бұрын
Ilbaad ii furtay mahadsanid❤❤
@libanosman8517
@libanosman8517 3 ай бұрын
Masha’allah my boy never give up ❤💪🏾
@abduqadirmohamed7662
@abduqadirmohamed7662 3 ай бұрын
Wall wxn kacoodsanaa inaad Qafaar 🇶🇦 shaqo iga raadiso wxn donayaa wall qooyskeyga oo dhibaateesan inaan caawi gaar ahaan ayeeyadeyda oo qoof xanuunsan pl icaawi😢😢
@Ruyaaaxmad
@Ruyaaaxmad 3 ай бұрын
Walaal ilaahi hakuu sahlo inta ka horeyso ilaahi bari salaatu layl tuko❤
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 3 ай бұрын
Isagiiba raadsan adigna istaak o raadso inshllh wd helin
@abduqadirmohamed7662
@abduqadirmohamed7662 3 ай бұрын
@@Fadumobilan790 mxn sameya fadumo
@abdiisse563
@abdiisse563 3 ай бұрын
Good advice
@CabdicasiisCumar-o9o
@CabdicasiisCumar-o9o Ай бұрын
Qabiilka iska dhaaf oo wax fiican Noo soo Gudbi
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 21 күн бұрын
What are you say 🤔🤔
@YabehguediRerguedi
@YabehguediRerguedi 2 ай бұрын
Soo bado sxb Bagamundada rer djibouti aya ku daawata sxb
@djiboy90
@djiboy90 3 ай бұрын
Keep going bro. Inshallah, you will be a famous vlogger
@shiinewadanichanneel4548
@shiinewadanichanneel4548 2 ай бұрын
Guuleeeyso saaxib
@qoraayaxye7180
@qoraayaxye7180 2 ай бұрын
Ciqaamad qof iibinaya hindi wuxu doono ha ahaadee maad igusoo xidhi wllo inaan imaado rabaa ciqaamaad laa yahay meeshana waanku dhashay wllo walaahi
@dinisnob21dini72
@dinisnob21dini72 3 ай бұрын
Inchallah wan heleynaa shaqo🎉🎉
@Fays2010
@Fays2010 3 ай бұрын
MashaAllah, wiil Soomaali ah oo dhab ah baa tahay sxb
@Hamoudiabdi
@Hamoudiabdi 3 ай бұрын
Sxp video yooyada nuucan oo kale nasoo Badi Legend baa tahy walhi shaqadii Inad Heshayna Noso Sheeg Wax badan Ayan ka Faaiday Run Ahaantii Horay Usoco waxa Aan Kasoo Salamaya Borama
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Ok sxb ku soo dhawow hiigsasho , barito muuqaal xiiso soo socdo ha moogaan
@alipp3683
@alipp3683 3 ай бұрын
legend horay u soco waad gaari doonta
@caliasma910
@caliasma910 3 ай бұрын
Wll waxaad thy nin niyad fiican hore soco brother
@abshirhaaji9039
@abshirhaaji9039 2 ай бұрын
Guuleyso wll jiro aatahay
@mahamedahmed3304
@mahamedahmed3304 2 ай бұрын
Keep going taliye
@abdifatah1173
@abdifatah1173 3 ай бұрын
Mashaa allah waka helay qaabka usoodubtay horay usoco bro
@insharmohamed8891
@insharmohamed8891 2 ай бұрын
Mnshllh zxp sifican aya nogaa sharaaaxde aniga 4 jer kusigtee inaa imaatho lkn communication fican waye 😢
@ramadaanabdullahi4267
@ramadaanabdullahi4267 3 ай бұрын
Legend ayaad tahey sxb jawaabta aad hesho iyo in lagu aqbalo nala soo wadaag insha allah waad helaysaa shaqo zxp
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
I.a libaax thanks
@XawoMayoow
@XawoMayoow 2 ай бұрын
Masah Allah Masah Allah ❤
@bashaaraadan2807
@bashaaraadan2807 2 ай бұрын
Guul baan ku rajaynaya wllo ❤
@MohamedAbdullahi-mq4mu
@MohamedAbdullahi-mq4mu 3 ай бұрын
We need more vlogs some information about Qatar 🇶🇦
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
I.a haygan ahow kaliya
@MohamedAbdullahi-mq4mu
@MohamedAbdullahi-mq4mu 3 ай бұрын
@@Hiigsasho dyr sxp Aan ku weydiyee scholarship maheli kara jamacadaha qatar
@ciiltirechannel524
@ciiltirechannel524 3 ай бұрын
Alhamdulillah
@YaasirAhmedmohamed
@YaasirAhmedmohamed 2 ай бұрын
Dhiirigiliye caadi waaye yarkaan intaan hoteel maa shaqo laga waayaa kulahaa top man
@FatumaDek
@FatumaDek 3 ай бұрын
Masha Allah wiil oo dadaalaya tahay ilaahay waxaan kabaryay dadaalkada inuu kugu qadinin
@Hiigsasho
@Hiigsasho 3 ай бұрын
Amin wll mahdsanid
@SAIDABDI360
@SAIDABDI360 3 ай бұрын
welcome bro
@H_-hv9vb
@H_-hv9vb 3 ай бұрын
الله يوفقك ويسعدك يارب❤😊
@fosiyoahmedbuule1277
@fosiyoahmedbuule1277 2 ай бұрын
Masha Allah ❤
@ilwadalidjama4741
@ilwadalidjama4741 3 ай бұрын
Machallah I love it
@abdikadiraguero5634
@abdikadiraguero5634 3 ай бұрын
Walal Guleyso Horumar wacan Somali boy vlogs
@musabbashir4591
@musabbashir4591 2 ай бұрын
Riyadaada Allaha kuu rumeeyo sxb 🎉
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 159 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 54 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 262 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 119 М.
Xeelad Cajiib Ah Ayee ku xadeyn 100M$ | Kadib Maxaa ku dhacay ?
25:41
Ninka Ugu Bakhiilsanaa Abid Bal Maxaa  Qabsaday / Qiso Iyo Cibro
16:55
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН