Qaxootiga uganda goorme lafura nolosha uganda maxaa iskabaladay

  Рет қаралды 8,911

Shamis Daqarre

Shamis Daqarre

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Жыл бұрын
Asc masha Allah
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
Masha'Allah Masha'Allah ilahay hakuxafiido walashaay ❤❤
@Mohamed_Barkadle
@Mohamed_Barkadle Жыл бұрын
Mahadsanid Abaayo
@Ccade
@Ccade Жыл бұрын
Thanks for your information queen
@nimcomahamed6497
@nimcomahamed6497 Жыл бұрын
Mnsha allaah xbbti
@xamdaqaranmedia8472
@xamdaqaranmedia8472 Жыл бұрын
Mnsh aalh wllo waa run soomali iygaa isku qoon saday qaabilaadii
@Buna5689
@Buna5689 Жыл бұрын
Haye, waan ilaalinaynaa nidaamka iyo systemka 😆
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah
@qamarseylici5919
@qamarseylici5919 Жыл бұрын
@AmiinReermagaal-s1e
@AmiinReermagaal-s1e Жыл бұрын
Kormalafuraya qoxotika Uganda 2023/9/1 ma lafuraya
@wardaayaanle989
@wardaayaanle989 7 ай бұрын
Yaa waxaa sheegay wllo 😢😢😢
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 Жыл бұрын
Qaxoti ha igu shegin waa meel dhimatay waliba qomiyada an kadhashay waa dadka ugu liito congo wax katira badan malahan wana naga nadaamsanyihiin leenka ayey iskaga jirayaan buiq malaha
@umuAbdalla-tp3uu
@umuAbdalla-tp3uu Жыл бұрын
Shamso xbbti Allah ha idiin xafido dhamantiin anig hadan arko video gaga ima dhafo
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 Жыл бұрын
Abayo uganda ayado raqiis ah ayan ka imid marki lagarebo guri aan dagana xoga qali ahay 2014 ilaa 2018 baa dagana 1m ayan kudaganay sarifkane waxuu ahay2014ki 240k 2018waxa oga sotagay 270k korantada bariga raqiis ayey aheed 60k bakushubanjiray cooker ayan ku isticmalijiray biyahane 25kilaa 30k isosarijirtay uganda ila hada waxa oga samrila ahay oon jcly qudarteda balibali raqiis saaid ah ayey aheed rashika waxa qali ahay uun bariska iyo cana boraha inta kale raqiis saliid sokor bur azaam kamaba shekenkaro hada oon kenya jogo kow guriga waa ciriri qali nolasha hada maba lasadalinkaro kaliya waxbarashada ilmaha aan kuqancay madaraso iyo school ba waxa fcn nairobi waxa kampala kadaganay kabbowa xadada sinta ana kalinta shidalka ee haki dabaq ween oo barxad fcn leh ila hada gurigaas mid lamid ah ma arag kuwa usodhow ee kenya kuyalo waa qali kundolar camal waye 😂😂😂qoralki waba iskawada igu qado abayo kambalo wajclhy
@sheeru9548
@sheeru9548 Жыл бұрын
Ww Gabowa xfdadeyda aha
@meecaadcali7054
@meecaadcali7054 Жыл бұрын
Qoxootiga marqaan ee itoboya kawaran
@somaliland2357
@somaliland2357 Жыл бұрын
Opm ka wll maxay somalidu u caban wayday wa xuquuq ay leyihiine
@maryancqaadir8277
@maryancqaadir8277 Жыл бұрын
Shaqo caadi mala hela nolol mcnto
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre Жыл бұрын
Haa xbbti
@seytunosman6336
@seytunosman6336 2 ай бұрын
Wahad kuwedina kofka kaarkisa kamaqan afar sana malabihina karka rashinka
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 2 ай бұрын
Kaarkadi soodad uma dhiiban
@seytunosman6336
@seytunosman6336 2 ай бұрын
Maya Aniga bes waya wasoqate guriga yuiyala
@seytunosman6336
@seytunosman6336 2 ай бұрын
Maadin afar sana tirakob hita mamarin mesha kofna kamaaqani wagi hore wadaba ordi jire wakudale waisdafe kolkan wah kawaye
@احمدحسن-ي9ل5ع
@احمدحسن-ي9ل5ع Жыл бұрын
Soomaali aqlaaq malaha abaayo
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 Жыл бұрын
arimaha qaxootiga aad baa logu bahan yahay ee ka soo hadal
@nalkamohamed2242
@nalkamohamed2242 Жыл бұрын
Aniga kubusu dagnhy alx 1m ku dganhy 2 qol fadhi korontda 70 iga badan biyha 100 wlhi abyo waa qaali nolosha waa qaali
@ZainabMohamud
@ZainabMohamud Жыл бұрын
Abaayo kenzanay waside
@ZainabMohamud
@ZainabMohamud Жыл бұрын
Dhawaan ba usoo socday3
@hodokassim5907
@hodokassim5907 Жыл бұрын
Huuno Ethopianka ma furintahay
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre Жыл бұрын
Haa
@abdieducationchannelonisla7357
@abdieducationchannelonisla7357 Жыл бұрын
huuno waxaan ahay hoyo somaliya ethopian ah waxaan rabai political assylum
@Abuukarabdullahi-y8h
@Abuukarabdullahi-y8h 11 ай бұрын
Ethopia matihid hooyo soomali ayaa thy
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 Жыл бұрын
Abayoy markii sidaa loo furo nosoo sheg ani nayrobi ayan jogaa inaa kar qaxoti soo qataa rabaa
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre Жыл бұрын
Haye abaayo insha Allah
@ZainabMohamud
@ZainabMohamud Жыл бұрын
Abaayo anaa hadeer usocdo
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 Жыл бұрын
@@ZainabMohamud mala furay hee
@a_hr01
@a_hr01 Жыл бұрын
@@ShamisDaqarreabaayo in aan imadaa rabaa cunuga oo majaajis haayo ii joogo cafimaad u bahan Somali Sifican uma yaqanin ee qaxootiga ma hela lacag aan ku daweyo maheysto kadiida markuu kadinaayo wey ku adagtahay Ilaah cafimaad dagdag isiiyo
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 Жыл бұрын
Talaagada dad damiyo maa jiro cajiib dab badan ma cunto ee hayska damina yaa
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 Жыл бұрын
dad qalalase samaysanaya oo kala danbayn lahayn sidee loo qaadaya sooo la nicimaayo
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 Жыл бұрын
Korta waa LA.iska yaraa.shirkada ayaa LA.wacaa hada.kor.Anga saa Naga noqotay sacdah qab ka.mid ah ayaa SAS ah abyo.
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 Жыл бұрын
Kampla.mida.lale.way han jirtay raqois nadam.way lanhay jirtay mel somali.ku so batay ha sugin fado
@SidraMuntaha-ye3dw
@SidraMuntaha-ye3dw Жыл бұрын
Nateta dagana gurigii qaali soomali soo buux dhafisay
УДИВИЛ ВСЕХ СВОИМ УХОДОМ!😳 #shorts
00:49
Nolosha Uganda guryaha iyo somalida kambala
10:30
Shamis Daqarre
Рет қаралды 33 М.
Qaxootiga masar malaga dhoofaa maclumad kaarka qaxootiga ah?
10:54
Somali Family
Рет қаралды 9 М.
Vlog #3 iyo safarkii Nakavali
26:54
Shaataa Production
Рет қаралды 2,1 М.
KA SOO DHEX SAAR LABA TUUG { MAFIA GAME }
16:48
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 111 М.
Gobolka Ugu Somalida badan Belarus 🇧🇾
15:37
Cadnaan Cadceed
Рет қаралды 3,8 М.
109 | Khalkhalka Bulsheed | Kadeedka ragga iyo dumarka Soomaalida.
1:21:34