mansha allah reergeed deeble waykudaawadaan horeusoco ilaa daarasalaam mahadsanid
@hassanfalastiini8207 ай бұрын
Mansha ALLAH dhulkeenu Wuu qurux badanyahay
@SuhaipMohaMed5 ай бұрын
Ayantaa wan jogay wlhi aduubaysay baska ayan sarnaa😂
@awalekassim29537 ай бұрын
Qays qeysar bikh Top video ❤
@ZIRAAJVLOGS7 ай бұрын
Top💯
@UpdiraHman_furre6 ай бұрын
Top vidio prO📽️
@abdirahmancktube7 ай бұрын
Wxn wa muuqal dhaafay
@axmedfarrx9126 ай бұрын
masha allah hore u soco zhp🎉
@sacadfuaad82737 ай бұрын
Jaamacadii xabashida weeyi
@mustafemagafe72647 ай бұрын
Geed deeple
@AhlaamAbdiraxmaan7 ай бұрын
War safarka danbe iso Mar aynu isku raacnee❤🎉
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc5 ай бұрын
Geed-deeble waa meeshii Hargeisa marka ay faqashtii maatidii eryanaysay ay u qaxeen ee ay kaga dhuuman jireen diyaaradihii rushaynaayay kuwaas oo isugu jiray mid sawirta marka hore oo soo sahamisa meesha ay dadku ku dhuumanayaan kadibna kuwar galisa miiga17 oo ahaa mid u qaabilsanaa rushaynta ama bomb garaynta caruurta, hooyooyinka, waayeelka, iyo dadka yiciista ah oo aanay ku jirin ragii SNM ee qoriga qaatay kuwaas oo iyagu kadagaalami jiray magaalada dhexdeeda iyo meelaha ay isku hayaan cadawga waxa jirtay in anaga oo yaryar diyaaradii na sawirtay kadib intii aanay tii kale iman ay hooyadayo iyo ayaydayoba dusha naga sareen roog wayn si aanay noo arag oon halkaa ku dhuumanay😢😢😢