Qaybti 1 aad ee Suugaantii Abwaan Cabdi Gahayr oo uu inoo marin doono Abwaan Cabdi Dhuux Cabdi.

  Рет қаралды 71,938

Qalin soor

Qalin soor

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@ayanhassan1908
@ayanhassan1908 4 жыл бұрын
Allaah ha u naxaristo Awoow abdi warsame banji ducale Abwankaas abdi dhuux runtii sificanbu uhayaa gabayadi abdigahayr bahda qalinsoor waxan ka codsanayna inay ganayo kale abdigahayr Kasoo duban haduu hayo abwan abdi dhuux
@caydarusabdillahi6956
@caydarusabdillahi6956 4 жыл бұрын
Ilaahy haw naxaristo qabrigana haw nuuro qawlka saxdaana haku sugo janatul firdaws Ilaahy haku casuumo danbigiisana Ilaahy ha dhaafo Abwaanka
@alikhader8171
@alikhader8171 4 жыл бұрын
Nin Libaax ah buu ahaa Allah haku naxariisto Adeero Abdi warsame banji ducale Abdigahayr, Abwankas Abdi dhuux intaa is so badi gabayadi abdigahayr insha’Allah
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 жыл бұрын
Jaadka tixda: [Gabay]. Hal-ku-dheg: [Mar baan idhi!] Xaraf-raac: [T]. Curin: Cabdi War-same Baanje [Cabdi-gahayr]. AHUN wuxu tixda ku bilaabay: Mar baan idhi: "Turkaa imanayee, timaha geydheyso!" Mar baan idhi: "Tamaandhada ka beer, taarka dhiniciisa!" Mar baan idhi: "Talyaaniga qaboo, tacabbiroo jiido!" Mar baan idhi: "Iskaga toobbad-keen, geel wax tari-waaye!" Mar baan idhi: "Tolkaa niman ka laa, lays tix-gelin-waaye!" Mar baan idhi: "Rag ways tirinayaa, talo-xumaan guurso!" Tunka caanahaan ugu sidiyo, tacabki beeneeye, Mar baan idhi: "Tabaalaha'adduun, toogo inankaaga!"" W/Q: Cabdisalaan Yuusuf Faarax [Caynsane].
@zackjunior8562
@zackjunior8562 2 жыл бұрын
Alle Ha unaxariis Suugaanyahay Magacaz wuu u Qalmaa
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
inader ilaahay tacabkiina kii loo aayo haka dhigee halkaa kaga haya aad baanad ugu mahadsantihiin kaalintaa banaaneyd eed buuxiseen
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
War ninka buug ka qora dheh ragan taariikhda haya way dhimanayaane
@enggahayr7743
@enggahayr7743 9 ай бұрын
Alle haunaxariisto qabrigana alle hauwaasiciyo
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
*Inaadeer midh aad u muhiima iga gunta ninka maxaad buug uga qori waydeen ragii ka darnaaba waa laga qoree cali dhuux oo baaqi u celiyay qabyalada laga qoray oo farax nuur baa laga qoray ee nimankiinan gar xajis nina kama gabay badnayn nina kamaydaan qorin nina idinkama qoraa badna bal inaydun dayacdeen baan ku tusayaye waxaydaan waxba ka qorin cabdi gahayr &qawdhan ducaale & yawle& xasan tarabi & xaye inadeer wuxu waa tarikhe waxba kicin maysee waka farax nuurba laqoree maxd qawdhan iuo ragas kale kala hadhaysaan oo xarbi dheera laga qoree maxad isaga iyo ragii kasii gabayga fiicna ka dawanysaan war waxani waa tariikhe ama qora ama ha odhanina 100 sano kadib nin gahayr la odhanjiraa jiri jiray ilayn ragan tarikhda hayaa wuu dhimanayaaye cidna idinkama qoraa badnee hadaad kaa gahayr qortaan cidna hablhiina may caydeene idinkaa madhaxee anu hadaan qoraa ahay ninka wan ka qori laha walhiye war salaanba laga qoray oo aad ogayd tixisii mayn ee dabka ahaa lagusoo daray buuga adna nin wixiisuba qosal u badanyiin ayaad eegaysaa*
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
intaad sheegtayba waa madhaafaankii gabayga iyo suugaanta qaarkood sida cabdi gahayr waxaan maleynayaa in buugaagtoodii la wado lkn ma wada hubo waana sida aad sheegtaye in qabyaalad iyo wax la mida suugaantoodii qiimaha laheyd looga habrado oo sidaa lagu ilaawo ama ay u lunto waa micna darri weyn waayo maanta waa taariikh taariikhduna xumo iyo samaba waa leedahay mahadsanid
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
@@galbeedqariye war inaadeer haa dee koly wuxu waa tarikh uun dee sugaantooduna wuxuush nimo sidasa maysii ahyn walahi 5 ninba ee kolyba wuxuun bay qorayaane may raga tarikhdooda noo qoraan rag aan kadaba qufici jirinba waa laga qoree
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 4 жыл бұрын
Xarbi ayaa ka sareeya waxaad sheegtay
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 4 жыл бұрын
@@cabdimuqtaar7885 xarbi wa ayo kuwan wan maqlaye
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
@@xayadxayd9293 waa cagdheer ay Ku faanaan qolyaa daarood ee xinka badan
@رشاشخمسين
@رشاشخمسين 4 жыл бұрын
Shaqo wacan ayad inder haysa adbad umhdsanthay
@amiirabiixi9200
@amiirabiixi9200 Жыл бұрын
Alle.ha.unaxariisto.c.gahayr.aamiin...
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 4 жыл бұрын
Maansha ALLAAH cajiib telent abdi dhuux
@sali6052
@sali6052 2 жыл бұрын
Allh how naxariisto abdi gahayr
@mohadahmd1964
@mohadahmd1964 3 жыл бұрын
Allow u naxariso abwanka ♥️🙏
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 3 жыл бұрын
Allah haw Naxariisto cabdi GAhair 🙏
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso abwaan cabdi warsame baanje
@ABEES-TV
@ABEES-TV 2 жыл бұрын
Inder Horta Ma Ciidagalaad Tahay?
@jamalyare6234
@jamalyare6234 3 жыл бұрын
Ninkan ka sheekaynayaa c gaheyr maanu aheyn abwaan cali mooge
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 2 жыл бұрын
Alle haw naxriisto ya rabi
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 жыл бұрын
Jaadka tixda: [Gabay]. Hal-ku-dheg: Wallee amma! Xaraf-raac: [G]. Curin: Cabdi War-same Baanje [Cabdi-gahayr]. AHUN abwaanku wuxu gabayga ku bilaabay: Wallee amma gumooboo sidii, Ganato ceeboobey! Wallee amma gabooyoobeyoo, geel nin kale raacay! Wallee amma gufaacada qaday, gu'ga la eegaayo! Wallee amma Guhaadoow waxaan, geysto lagu naafey! Gacantayda jeeroon sidii, Gurey ku ciil-beelo! Oon Gaal madaw Herer ku dilo, Giibba laga noole! Oy dumar gabbo cad soo xidhaan, gabaygu waa beene! W/Q: C/salaan Yuusuf Faarax [Caynsane].
@saidjama7840
@saidjama7840 4 жыл бұрын
Abtirsamo weysesanow araba dayn waye inaga is ilownay rag wa aaabe dhalan rac
@4eye807
@4eye807 4 жыл бұрын
Idinkoo mahadsan ma leeydinka heli kara gabayadi marxuunka oo dhan
@MohamedOsman-uq4ts
@MohamedOsman-uq4ts 2 жыл бұрын
Good Job
@SM-lh8be
@SM-lh8be 3 жыл бұрын
31/1/2021
@fadumoyonis9069
@fadumoyonis9069 4 жыл бұрын
Waxfiican
@abuucumayr2557
@abuucumayr2557 3 жыл бұрын
Abwan faysal qube waa nin reer hawda maxaad gabayo uga soo ururin waydeen
@yuuzufmahamad7961
@yuuzufmahamad7961 3 жыл бұрын
Qube
@ahyusuf0
@ahyusuf0 Жыл бұрын
Faysal Qube legend isku reer howd ahayn ❤❤❤
@cabdixaajicige9073
@cabdixaajicige9073 3 жыл бұрын
Ll
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
Gabayadu wa qaybo qaybo Tixraaca raaca Tusaale 1QAad Mida labaad
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 35 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 12 МЛН
Salaan carabeey iyo gabaygii abaal laawe #abwaan #yusuf #shaacir
23:09
Hassanul qarni
Рет қаралды 28 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 214 М.
Dhaxalkii Cumar xuseen Gorse {Ustareeliye} Soojeedintii Qoraa Idaajaa
8:54
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН