Bahda qalinsoor waan idin wada salaameyaa si fiican eed dhaqanka boogie soo gudbisaan Abwaan maxamuud waraabe noo soo casuuma Mahadsatihiin
@cabdikariimxirsi8613 жыл бұрын
Mansha allah Abwaan Qaaliye
@Jimcaalecumar-y6b3 жыл бұрын
♥️
@galbeedqariye3 жыл бұрын
Mahadsanidiin kalkan waad nagu raagteen uun mooyiye
@xirsiamaan3 жыл бұрын
Gabay AF Soomaali culus ku jiro walee. Ninka waraysanaya se gabayada horta maw dhuundaloola? Si baad modaa inu waraaq suaadsha ka akhriyo, marka gabayga la tirinayona malaa wuxu galaa Facebook oo maba moodaysid nin eri ka dhuuxay