Qaybtii 2aad rooskii qorbajoogta baadiyaha ku roosay

  Рет қаралды 332,721

DHAQAN KAABA

DHAQAN KAABA

Күн бұрын

Пікірлер: 555
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
Arooska waxa uu kadhacay duleedka tuulada sarmaayo oo katirsan gobalka sool qabtaa ayaa udanbaysay waxaan aad uga mahadcelinayaa dadkii iisuuragaliyey inaan soogudbiyo arooska iyo dhamaan asxaabta igu xiran ee markasta suga muuqaladayda❤️❤️🥰🥰
@abdirashiid1089
@abdirashiid1089 3 жыл бұрын
Dumashi wanku haynaa
@fartunuk1392
@fartunuk1392 3 жыл бұрын
Hmlpyo awoowgy faysal abshir garaad
@caasha93
@caasha93 3 жыл бұрын
Wow reer tolkey gulaysta ❤️🌹wll dhaqankabay isoboqo🙏
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 жыл бұрын
Billed sharaf aya mudantahay sax iyo qaladba wan kujecelnahay
@xusseinabdullahi3164
@xusseinabdullahi3164 3 жыл бұрын
Asc
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.......
@abdimaxamudutopianrituthe7237
@abdimaxamudutopianrituthe7237 3 жыл бұрын
Jxjkdjf🤬🤬🤬😤😤
@abdimaxamudutopianrituthe7237
@abdimaxamudutopianrituthe7237 3 жыл бұрын
Udjgfhkt huh I you y 😬😰
@Fatima-cj1ut
@Fatima-cj1ut 3 жыл бұрын
Masha Allah waa Aroos Taariikhda galay illahay ha ka dhigo reerkii isku waara ubad khayrlena kala hela💚
@caaisha-cuudkooreeye174
@caaisha-cuudkooreeye174 3 жыл бұрын
Darawiishtii gobolkaygii qurux waa dhaaftay. Dhaqankaaba mahadsanid inaad dhulkii dhaqanka iyo suugaanta soomaaliyeed inoosoo gudbisay.😍
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
Hablaha quruxda badan ma hableheni dhulbahante ee sharafta lahaa baa Abtiyaal waan idin salamay 😍❤✋
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 5 ай бұрын
Ayyyy habo qurxow wnka qadney❤🐎
@yasminali3269
@yasminali3269 3 жыл бұрын
Maansha Allah. Cayaaro kala noocya ah badan baad soo bandhigteen Arooska Allah swt ha barakeeyo
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 3 жыл бұрын
Maansha allaah aroos igadheh Xeeradda sida ey u xirxirantahay wexey tilmameysa dhorsananta gabadha waxaa kujirana ayadey sadaqo katahay Gabdhii cayaaray kumaandos ayey ahayeen maansha allaah
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
DHULBAHANTE VIVA AWOOWAYAAL FROM BALI GUBADLE WE LOVE YOU
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 3 жыл бұрын
Mashaa allaah illaahay ha ka dhigo reer lagu badhaadho oo ubad khayrleh kala hela aamiin Hanbalyo baan leeyahay inaadeerkay iyo saaxiibkayba faysal abshir garaad maxamed iyo marwadiisa
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 3 жыл бұрын
Masha Allah wllkay Faysal Abshir garaad iyo dumashiday aasiya qaasin c/Laahi barwaaqooba oo barakooba insha allah😍👏
@amiramahad997
@amiramahad997 3 жыл бұрын
Magaraad saleebaan walalkii baadhalay
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 3 жыл бұрын
@@amiramahad997 haa walaal
@maxamedalfa6968
@maxamedalfa6968 3 жыл бұрын
Masha allaha allaha ka dhigo reerkii lagu nastoo lagu nagaado wiil iyo caano gabar iyo caano 👏❤❤❤🌹💯💯💯🤲🤲🤲🤲
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 жыл бұрын
Aroskan masha alah anah wan kuxiga familkan ayan ka mid ahay gabdhi an kadalbanaye iyo gurugi idayri insha alh wax losodhawada 100% wad istahisha marka insha alh kher badan
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 3 жыл бұрын
Dhaqankii soomaaliyeed wuxuu kusoo ururey SOOL❤️🌷
@farhiaabdullahi6952
@farhiaabdullahi6952 3 жыл бұрын
Manshalah tabarakalah Raxman hanbalyo abti faysal abshir garad dhal garad dhaqanka waa kuadagyahay
@haldhaa2420
@haldhaa2420 3 жыл бұрын
waaaaaw ciyaartan aadka ujeclahay magaaladan aan daganahay ayaaa aroosyada laga ciyaaraa reer bariga laguma haysto ciyaarta manshallah ✍✍✍❤❤❤
@ugaasmo6926
@ugaasmo6926 3 жыл бұрын
Wllshay Dhaqankaaba Alle Hanookafayo Waxaatahay Diranaha Kaliya Ee Baadiyaha Iyo Xasuusii Fiicnaa Dib Nooguso Nooleeya Mahadsanid Wll❤
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw 3 жыл бұрын
Halkan waxaan kula hadlaya dadka comentiyada soo qoray qaarkood oo magac qabiil qoraya fadlan halla iska dhaao arrinkaas oo soomalinimadu hayna deeqo By xasan from widhwidh
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
🥰🥰
@leilaasturan5895
@leilaasturan5895 3 жыл бұрын
Saxiix maa shaa Allah wll alle qabyaalad hanaga saro
@mahernoormahermaher3587
@mahernoormahermaher3587 3 жыл бұрын
@@dhaqankaaba7350 asc abayo wamaxy waxa marada cad kuxiran oshana macnaheeda maxa waye
@somaliwadani3110
@somaliwadani3110 3 жыл бұрын
Masha Allah wlhi hadan somali nahay dhaqano qurux badan banulenahay iyo ciyaaro hidiyo dhaqan ah Masha Allah ajar Allaha kasiyo walashey gacalo guul wacan
@najmayuusuf5230
@najmayuusuf5230 3 жыл бұрын
Manshalah dhulbahantow big love awoowayal from gobolka daadmadheedh beesha bahdhulbahante😍
@ilhaamomar7343
@ilhaamomar7343 3 жыл бұрын
Alle hakuu sharfo mcnto🥰
@hodomohamed9203
@hodomohamed9203 3 жыл бұрын
Soo dhawoow macanto
@awaleosman4997
@awaleosman4997 3 жыл бұрын
Sodhawow abtiyo
@amiramahad997
@amiramahad997 3 жыл бұрын
Soo dhawoow
@shukriabdirizak6368
@shukriabdirizak6368 3 жыл бұрын
Masha allah wllo
@aadandhuux2207
@aadandhuux2207 3 жыл бұрын
Jaan dheer jiib cadaale iyo beeriga ayaan xasuustay inkastoo ay Ka duwantahay ciyaartani Mar uun waad noo soo duubi jaan dheer iyo hawdkii asalka ahaa dhaqankaaba waana halka kaliya ee dhaqanka rasmiga ah yaalo runtii
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Arooska intuu ugu quruxda badneyd waad noo Danbeysiisay masha allh qayb 3aad hadaan helaynana waan iska jeclaan lahayn
@khayrallesii8278
@khayrallesii8278 3 жыл бұрын
Masha allah tabaaraka laah ilaahay qoyska ha isu barakeeyo. Aroos si qurux badan loo agaasimay weeye. Dhaqankaaba walaal aad ayaad ugu mahadsan tahay muuqalada dahabiga ah ee dhaqanka dalkeena iyo dhulkeena barakaysan ee aad inoo soo gudbisid.
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
MashaAllah 😁Qurux Qatar caadi mahan MashaAllah 🥰😂iga leexo aan Arooska hadiyada siiye 🐪🐪🐪🐪🐏🐫🐫🐎🐎🐂🐂🍯🏆🥇😁✈️💐
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 3 жыл бұрын
Mashaa allaah illaahay ha ka dhigo reer lagu badhaadho oo ubad khayrleh kala hela aamiin
@duceysannoor4022
@duceysannoor4022 3 жыл бұрын
Mashà allaah mashà allaah Alle ayaa mahdleh ku fududeyey in aad nosogudbiso Arooskaan cjibka ah Guuleyso markasta♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@safiaissa5917
@safiaissa5917 3 жыл бұрын
Mashaa allaah dhaqnkaaba waad noolaysay dhaqan kii soomaliayeed soomali imbadan baad soo badhigtay
@leilaasturan5895
@leilaasturan5895 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah tabaraka Allah hambalyo horta marka hore alle haka yeelo kuwii isku waaro saalixin iyo saalixaad rabii haku irzaaqo tan kale dadk badan way maseeri donana way jeclaa donaan inee baadiya ku arosan wallahi waligay ma jeclan aros inaa ado adban necebahay lakin aroskan hado idhawaa lahay wan ima lahay qurux aduun runtii walashey qaaliya alle haku sharfo.🤲❤
@darwiishboy7484
@darwiishboy7484 3 жыл бұрын
REER SOOL💙
@maydoll5355
@maydoll5355 3 жыл бұрын
Sarmaaanyo lululu Dhulbahantenimo 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🤝
@abdiazizdekow8514
@abdiazizdekow8514 3 жыл бұрын
Masha Allah walahi dadkena iyo dulkena hoyaa Allah nawad iyo burwaqo hanoga diiga walahi wax no dama malaha allahayow no barake runti wan jeclhy eenan mar un arka Somalia waxn kale oo halkan hambalyoo oo ga diraya lamanaha is jecel oo qurbaha ka ee mathay wlshy shrf bthn athina wad ku mahadsanthy 💯 Allah haku xifthiya Mel kasto ad jogta
@ridwakediye8001
@ridwakediye8001 3 жыл бұрын
Maashlh waan u xiisay dhaqankeenii iyo aroosyada dhaqankeeni hore lagu saleeyo Maashlh xeedhadi waan u xiisay Aroos qurux badan Allah ha barakeeyo
@RA_Q20
@RA_Q20 3 жыл бұрын
Maasha Allah hido dhaqan iyo ciyaarahaan quruxda aan lee nahay maan xajisano. Mahadsanid abaayo inta aa noosoogudbisay.
@xafsonuur8925
@xafsonuur8925 3 жыл бұрын
Masha allah abyo wax fican banka fa iidney ee mahadsanid ❤️❤️❤️🇸🇴
@halimohassan7717
@halimohassan7717 3 жыл бұрын
Waxaa abshir garaadoow arooskaaga lagacamiray carasankii iyo cirif nugaal ciduhu aynabad yihiinoo geelu caamudhaley dhirtu cagaar bixisay caradiina deelantahay barbaartiyo odayadii aycaweey nayaan oo gabdhaheenii cudoonaa ciyaarayaan edooyin kaagii cuslaa maanso curinayaan fardahaan caanka ulahayn orodkii celcelinayaan ee laisma caasiyo arooskiinu waacajiib hambalyo 🌹🙏🤩🙏🌹🇸🇴
@nimoaden3873
@nimoaden3873 3 жыл бұрын
Mansha allah dhisma oo dhaqma insha allah Geesi Will ah Alle haku xafido dhaqankeeni iyo hidaheeni wacna 🙏🙏
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 жыл бұрын
Mansha.aallaah tabarakalaah waa aroos qiimo leh reer sool dhaqankaaba waa in gabadhaa madaxa la saaro waa laydinku yihiin soor yinta isku waara wiilala dhala
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 жыл бұрын
masha allah dhaqankayga aadbaan wllhi uecelay arooskaas qurxan waxa qayb libaaxle kaqadayquruxdiisa waa haweenka diyaarinta shidida ama ka hesida codkooda suuban ee bila music ah fujaano sameynta IWM haweenku waa lafdhabarka nolosha ama aduunkaba allow haweenkena ino dhowr
@shukrixasan5380
@shukrixasan5380 3 жыл бұрын
Masha Allah hamabalyo hamabalyo wiil iyo gabar iyo Cano Alow kalasee walahi wan kahelay Abaayo wiil iiga sooraadi meshaan
@aadandhuux2207
@aadandhuux2207 3 жыл бұрын
Dhistay oo hidaha dhawratay oo dhaqanka noolaysay Dheemaneey adaa dhuuxayoo miida soo dhiga e Dhawroo hidaha noo adkee dhaaftay qayrkaaye dhaqankaaba
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
🥰🥰
@laylaabdullahi9911
@laylaabdullahi9911 3 жыл бұрын
Mnsha Allah ciyaar wakhti hore igu danbeysaa baan soo xasuustay Reer sool noolada waxaan idin xiisay
@saidahmed3524
@saidahmed3524 3 жыл бұрын
Mansha Allah Yaa Allah isubarakee garaadka iyo xaaskiisa Aamiin yaa rabi
@Miriamegeah
@Miriamegeah 3 жыл бұрын
Mashallah Heestan Jeclaa Bay Ciyaarayan Anoo Boodaan Is Arkay Hooboolaw Hoobaa Hilowle Yaasalam❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@naleye1
@naleye1 3 жыл бұрын
Masha allah beautiful aroos waye no make up Hadane wey qurux yihiin gabdhahena masha allah🇸🇴❤️
@dahirise7762
@dahirise7762 3 жыл бұрын
Ayaantaan aroosyo baa ka dheregteen masha alah tabaarakallaah kaada baa ku xiga
@IbrahimHassan-zk1ey
@IbrahimHassan-zk1ey 3 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaraka Allah Walaashay waxay socotaba magaaladii ayeyday baad soo duubatay si gaar ah baan kaaga Mahad naqayaaa 👍✅👏👏👏
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 3 жыл бұрын
Mashaa ALLAH tabarakallah mabruk alf mabruk rerka saas ayan ubahanahay in logufaano dhaqanka keep going siz muqalada quruxda badan aad nosodubte💝💝💕💕💕💕👏👏👏🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 3 жыл бұрын
Xeedhadu waa madiibada wayn oo Hilib muqmada ama Odkac ah iyo Timir la isku cajiimay oo subageedii wadata lagu sameeyey kadib dhiilahan ama hadhuubadan isku foorara la soo dhexdhigay oo lagu daboolay dharna laguu soo shaqlay kadibna lebis gabdheed oo gacmo iyo taaj leh lagu soo xidhay lagana soo dhigay caruusadii marka u horaysana waa in la salaamo kadib foodada ama garbasaarta laga rogo.Halkaas bay hawshaasi mari jirtay laakiin Xeedhyahan sidii Dhiilihii ayaa loo soo xidhay
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 3 жыл бұрын
Meesha waa baadiyo. Waa asal
@muxamad8022
@muxamad8022 3 жыл бұрын
Masha Allah baadiyaha tagistiisa caafimaad baa ku jira maskaxda ayaa kuu dagi, Buuq iyo qeylo arki meysid, Dhulkii oo ay caraftiisu baxeeyso oo nadiif ah
@muunarujaal5612
@muunarujaal5612 3 жыл бұрын
Baryahn aroos ayee ka shidathy masha allh wan jeclhyi waxa aad sooguda bisia wlshey aad iyo aad baad umhdasthyi❤❤❤❤❤❤❤💯💯🤙🤙🤣
@Diidii22665
@Diidii22665 3 жыл бұрын
Mashalaah wadankiinii kuso guursada qurba joog
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 3 жыл бұрын
Mashallah illahay ha isku barakeeyo 🤲🤲lkn anigu wlhi wli hore uma tagin aroos miyi lkn wn jecelay inaan ka qayb galo lkn cid kuma haysto lkn anu ma jecli inaan aroos dhigto lkn kan ayn ka helay inan miyi ku dhigtay iga haysaba mashallah hanbalyo hanbalyo wllshy da nasoo gadhsiisay
@anazanazuriahmed9767
@anazanazuriahmed9767 3 жыл бұрын
Mahadsanid dhaqankaaba sidaad boogu soo gudbisid dhaqankeena 😍😍😍😍
@Kartibadan0104
@Kartibadan0104 3 жыл бұрын
Wwwwwwww masha allah thanks qlidumar saad wakhti noogu bixiso waxaad tahay jannel ka kaliya aan ku dalxiiso anoon wadankii joogin ❤️👸🏼🤴👏👏✅💯🏆😍 ‏بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 жыл бұрын
Mansha allah walashey mahadsanid sidad wax noogu soogudbisid 1000 jeer hambalyo
@axlaamhirsi8430
@axlaamhirsi8430 3 жыл бұрын
Mashallah dhulkii daraawiisha🌹❤️🌹❤️🥰 illaahow dhulkeena noo barakee amiin🤲🤲🤲
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 3 жыл бұрын
Amiin wll qli 😍🤲
@shukriabdirizak6368
@shukriabdirizak6368 3 жыл бұрын
Aamiin qali waanba jibooda lasacaanood waa inaan kusoo aroostaa markaan guursanayo qurbaha dhaqan mayaalo
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 3 жыл бұрын
@@shukriabdirizak6368aniga xitaa qli wlhiy waan u xiisay buuhoodlle iyo sool aniga Haiga Teeginai pls 🇸🇴❤😢
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 жыл бұрын
Dhiilahaa oodkaca iyo subaga lagu soo shubo baaa kujecel ahay reerkaas maanshaallah
@baariyowabdallebaariyowabd6193
@baariyowabdallebaariyowabd6193 3 жыл бұрын
Arooskii barakowa allah kadhigo m.a aros cajiiba🥰👍🙏
@saamquen7928
@saamquen7928 3 жыл бұрын
Hoobalayoow hilowle hoobalaw helaada hilawle waxad igu celisey ayaamo xasuusbadan iyo hargeysa thanks macanto dhaqankeena aad noso gudbiso waxad thy murayadii wadanka guulayso
@hodanali1080
@hodanali1080 3 жыл бұрын
Dhulkii dhulbahante ❤️❤️reer dhulbahante
@cookscreations.3105
@cookscreations.3105 3 жыл бұрын
Walalhay dhaqan kaaba Waa qof qaaliya runtii Alle hanoodayo.
@ruksana578
@ruksana578 3 жыл бұрын
Dhaqan kaaboy nasib leyahy 3 mnt video yaala lakulmay horey usoco byo🥰🙏✅farxadi ba iga danbadatay qeybta 2waad saa usugayay
@farxiyomaxamed5981
@farxiyomaxamed5981 3 жыл бұрын
Ani waxa isojitay waa energy ga gabdhaha kujura iyo walibo ciyaraha.
@rashiid187
@rashiid187 3 жыл бұрын
Mashalah tabarakalah. Waa wax aad u wanaagsan runtii
@aliimoha9439
@aliimoha9439 3 жыл бұрын
Ciyaaro shidan sool iyo sanaag ugu imaw
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 жыл бұрын
Wa Halkan Damacsnaahy In Aan DhaqanKaaba Ku Arooso.. Masha Allaha.. Ducada Noo Raaciyeye Asxaabey..
@sacdiyoxasan6293
@sacdiyoxasan6293 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk weesodube lee biis mahani lagama yabo ine kugursato
@sacdiyoxasan6293
@sacdiyoxasan6293 3 жыл бұрын
Badiyo
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 жыл бұрын
@@sacdiyoxasan6293 Aniguba wan duuba KZbin videos, marka labadyaduba wanu soo duubi arooskayaga 🤣🤣😂😂😅😅
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 жыл бұрын
@@peaceandlovepeople4222 😂😂
@idalahow
@idalahow 2 жыл бұрын
Mashallah waa ina la badiyo....aroosyaashaan oo kale
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 3 жыл бұрын
Batar iyo jaandheer ficn MashAllah dhiiga ikacey hhhhh
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 жыл бұрын
Eesh calaa Aroos. Anna Dhaqankaaba iigu duceeya
@faadumoliibaan6820
@faadumoliibaan6820 3 жыл бұрын
Gobalkaykii sool 🧡
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 жыл бұрын
Dhaqan kaaba Waa fariid guul wll
@dahabomohamed1228
@dahabomohamed1228 3 жыл бұрын
Masha alaah wlhi qrx miiran waye dhaqankeyna❤❤🔥
@ubahhayle2332
@ubahhayle2332 3 жыл бұрын
Waaaaaw masha allah aroos quruxbadan iyo ciyaar quruxbadan inaba caadi maahan
@hindayusuf9520
@hindayusuf9520 3 жыл бұрын
Wll.waxaan kuwaydiiyay shalay waxaad joogtay guriceel maanta waxaad joogtaa soool see wax ujiran Adoomahadsan jawaan?
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashallah amazing aroos alaha isku dayo gbdha 1 million hakagarsiyo abayo ubax talent woman runti
@taloiyotuusale3391
@taloiyotuusale3391 3 жыл бұрын
Wali jaadheertii quruda badan meedey ee raga iyo dumarku isda yaley isku laba roogejirey dadkii waba labedlamey subxaanalahi.
@hassankahie6139
@hassankahie6139 3 жыл бұрын
Maya ma badelmine nimanku muqmada bay sugayaan inay cunaan
@ramlanaasir1246
@ramlanaasir1246 3 жыл бұрын
Ciyaarihii soomalidee layaqaan weeyi dhaqan kaaba chanel horey usoco
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 жыл бұрын
Wlhy markaan arkay gabadhaas usha faraha kala dhacaysa ragga waxan soo xasuustay dhaqankii reer hawdka ee aan kusoo koray,
@darwiishdigeed7804
@darwiishdigeed7804 3 жыл бұрын
Mansha allah iskuwaraan lenahay alleh haka dhigo reerkii lagu nasto lagu nagaado
@cabdikariimdiinle1512
@cabdikariimdiinle1512 3 жыл бұрын
Aniga iyo sxbtyda baadiyaha inoo balan ah #dhaqan kaaba chanel
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
Mansha Allah hanbalyo qurux bdn naga gaarsii abyo ubaxey ❤️❤️❤️
@mohamedfarah1669
@mohamedfarah1669 3 жыл бұрын
Masha allah, wll waxaa noo hadhay qaybtii gaafka gabayadii buranburadii hadad heli karto noso gudbi
@maariaahmed3344
@maariaahmed3344 3 жыл бұрын
Mashallah abayo walhi wan kahelay aroos quruxda badan leh
@jamaalhasan8682
@jamaalhasan8682 3 жыл бұрын
ماشاءالله لكل شعوب لها تقاليد وعادات تتميز بها الآخر هكذا نفتخر الأرض الحضارة موطني .... همة عالية........
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 3 жыл бұрын
Sharaf iyo nabadgelyo iyo barwaaqo ku noolaada dhammaatiin.
@fahadyusuf8129
@fahadyusuf8129 3 жыл бұрын
Waqooyiga gaar ahaan Hargaysa waxa loogayaqana habeenkan habeenka xeedhada ama fujanada 😍
@VEllaa-e9i
@VEllaa-e9i 3 жыл бұрын
Anagu gaaf baan u naqaan habeenka xeedhyaha ama fujaanada ama sitiyada.
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Haa manshallh waakuwan ciyaarihii aanaqaanay 👏👏😎
@fariixasalaad2331
@fariixasalaad2331 3 жыл бұрын
Manshallah tabarakallah Hambalayo 👏👏👍🌹🥰♥️🙏
@yaasiinciise6342
@yaasiinciise6342 3 жыл бұрын
Aroos aad u qurux badan buu ahaa waxan aad ugasii helay dhiilaha la furfurayo oo la isku xujaynayo iyo ciyaarta aadka u macan waxase kasii daran hooyada haanta u heesaysa m.allah walle horey u soco lkn plz meelkasta oo soomaali dagto tag inta nabadaa mahadsanid bayo
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
HARTI WAQOOYI IYO ISAAQ SAMAROON WAA ISKU DHAQAN 100%
@sagalali8612
@sagalali8612 3 жыл бұрын
👍🏾👍🏾👍🏾
@somaliwadani3110
@somaliwadani3110 3 жыл бұрын
Walashey quality waxanku weydiyey miyigan adjogta miyusan laheyn reerihi badarka tuman jiray micnihi kashii iyo moyihii reeraha badarku kutuman jireen ma arke miyey suulen
@kawthermahamoudmahamed9840
@kawthermahamoudmahamed9840 3 жыл бұрын
Garaadadii💉laascanood,sool,Sarmanyoo,,,Garaad faysal iyo marwadiisa Asia isku waara wllyal 🙏🙏🙏🙏
@ibrahimgeldoon8927
@ibrahimgeldoon8927 2 жыл бұрын
Dhaqan Kaaba waxeey noqotay Gabadhii oogu horeeysay oo indho shareer buraanbur ku dheesho😂😂🤣🥰🫶
@hamdinur9382
@hamdinur9382 3 жыл бұрын
Masha allh badiha baraanbur fiican ayaa laga qadaah sida reer magaalkoo qabyaaladu dilatay maaha
@zuhailaqurux8731
@zuhailaqurux8731 3 жыл бұрын
Wllhi waa jecllhy ciyar dhaqamedada lkn waligy ma tagin aros badiye Illhow ii rumee inaa tago
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah .Waan jeclahay arooska dhaqanka Miyiga Xeerada Ninkii furi waaya Gacmahaa naga garaacayaakkkkkk
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 3 жыл бұрын
Mansha allah farxaduba halkaasay taala Wad mahadsan tahay wll guuleyso waligaaa
@xiiranesangaabcumar9262
@xiiranesangaabcumar9262 3 жыл бұрын
Wawawa waaw mash Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo guul ayaan kuu rajeynayaa walaal shey khaaliga ah
@musanur798
@musanur798 3 жыл бұрын
Xiirane Sangaab hambalyo xumaa, Walaashay hambalyo kulahaa War meeshu aroos duf kubax!
@Hassenlaki
@Hassenlaki 3 жыл бұрын
Maasha allha 💑👪❤💗💖 allha isku dhowro waan ku faanaa
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw 3 жыл бұрын
Kkkk nin odaya oo ruug caddaya ayaa xeedha furisteeda ku guulaystay
@ilhaanadan6523
@ilhaanadan6523 3 жыл бұрын
War ninka arooskaa waaye
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 3 жыл бұрын
MashaAllah. TabaraAllah ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏💕💕💕💕💕👏👏👏👏👏😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Qurbojoog baadiyaha aroos kooda kudhigtay
21:48
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 983 М.
Qaybtii 2aad arooskii baadiyaha sanaag
22:17
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 149 М.
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 11 МЛН
SIR NAGEED | FULL MOVIE BY SAGAL SOMALI
1:00:30
Family Sagal Channel
Рет қаралды 1,6 М.
Aniga qisadayda halkay kabilaabatay
15:28
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 169 М.
Gabdhihii hore iyo kuwa maanta waraysi
14:52
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 56 М.
Aroos Baadiye Oo Kala Kacsan Oo Cajiib ah
22:32
Qase Media
Рет қаралды 53 М.
Aqalkaan miyaad ku aroosatay su aalaha asxaabtayda
9:41
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 542 М.
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 11 МЛН