QAYS QEYSER IYO SINGLE MOTHER BALANSATAY MAXAA KALA RAACAY? ISGACMEEYSI KADIBNA CAAY & CALAACAL!

  Рет қаралды 10,224

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/aXzZf39_rs14gZY ASXAABTEEYDA KAFAAIDEESTA MUUQAALKAAN, CHANNELKANA SUBSCRIBE IISAARA SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 6 күн бұрын
Wcs jimco wanaagsan Allah ha na asturo Aamiin, subxanallah ayadaa maxkamd is keentey qof xanaaqsan ayey u ektahey marka aad hadaladeeda dhegeysato, Allah cebteena ha asturo aduun iyo aakhiro Aamiin mahadsanid !
@SaamiyaMAXAMED-m1i
@SaamiyaMAXAMED-m1i 6 күн бұрын
Wlaahi runta kugu jecelahay naciimay alle haku sharfo❤
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 6 күн бұрын
Jimco mubarak nacima jizaa,kallaah kheyrey aaaaaaaaaaaamiiiiiiiin
@abdulkadiromar9335
@abdulkadiromar9335 6 күн бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah ❤❤❤
@nimaladan2174
@nimaladan2174 6 күн бұрын
Kkk Naciima, Gabdhaha Sankodu waa dheer yahay😂
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 6 күн бұрын
😂
@AbuJahalJuudani
@AbuJahalJuudani 5 күн бұрын
Waa wiil kaa yar oo mustaqbal fiican leh. Hadii uu ku diidey.maaha wll inaad ku dhagto. Waqtigiisii ayuu ku jiraa. Waanad dhali kartaa wll xishood
@sakiamino1261
@sakiamino1261 6 күн бұрын
Mara waaxid wa sax Subxana allah Subxana allah adunyo roogan bal gabar ninka cersansa Subxana allah wax ceeb ah caado ladhigtay
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 6 күн бұрын
ilahay haku barkeyo abyo mcto❤❤❤❤❤❤❤
@MyGoalisJannah
@MyGoalisJannah 6 күн бұрын
Mashallh Mashallh aytha nagxun ahh wa wileyar he is too young for her😂😂❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 6 күн бұрын
Asc wlashay naciimo jimce mubarak aamiin ilaahay haidin barakeeyo congratulations for 60 dadaal dheer kadib waa gaarnay.
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 6 күн бұрын
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
@luqmaan753
@luqmaan753 6 күн бұрын
Qof adiga oo kala ah oo bartay diinta ayaa ku fiican in uu reaction bixiyo m a maamo🎉🎉🎉
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 6 күн бұрын
Mashallah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 6 күн бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah ayadaa ceebta ku jirto oo banaanka iskeentey waana xishood la aan ay u bareertey
@Xawa_A
@Xawa_A 6 күн бұрын
Maxay tahay sababta ay ugu yaartay haddayna ninka rabin. Yay waxaas ugu sheekaynaysaa naa iska aamuus. Dhaqanka xun ee dad(dumar ama rag) aan mahram ahayn lala keli noqonayo xaaggee buu nooga yimid waa khalad weyn. Ilaahey hasoo hadeeyo dadka noocaas ah.
@faadumoqamar5440
@faadumoqamar5440 6 күн бұрын
Thank you sister ❤❤❤
@sahrujacali4144
@sahrujacali4144 6 күн бұрын
Haa abaayo runta kuku jeclahay bal af kiisa sidey ku ogadey😂😂
@cawocumar369
@cawocumar369 6 күн бұрын
Ilaahay amarkiisa anaga wax argnay 😮😮😮
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 күн бұрын
Mansha Allah jumca mubarak ✨️ scw ❤❤🎉
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 6 күн бұрын
Masha Allah xifdullah Thanks ❤️❤️❤️
@dekamuse7084
@dekamuse7084 6 күн бұрын
❤️⭐️❤️❤️
@hamdiahmad2116
@hamdiahmad2116 6 күн бұрын
Masha Allaah Naciima runta aan kugu jelahay sidey tahaad u dhigtey
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 6 күн бұрын
Subxalla gabadha ni way caytamay sa iyada wiilkan Rabtsy ceeb allow astur wiil marti ah oo hal mar gurigeeda yimid inay ceebayso ❤👍
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 5 күн бұрын
Walaahi .a xishootadii la sheegaaye waa adiga bala intaa leega tahaye inana yara oo naaskaaga leega u ooyayaso. Subxaanal
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 6 күн бұрын
Cajib waye ayada wacatay wayba shirqoshay wiilka alle swt kabadbadiyay
@hamdiegal889
@hamdiegal889 5 күн бұрын
Qays Qaysaroow carar habo cagaha waxkaday yay ku cunin yaahoo. !!!!!!!!!!!!!!!!
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 6 күн бұрын
Asc nin aala ballansadaa adigoon muxrim heysan yaa kuyiri wallee qof weyn oo nin ballansaheyso yaa rabi qaatumo qeer lleh rabiyow nasii yaa raxmaan
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 6 күн бұрын
Assalaama Calaykum walaashay Naciima waa kusalaamey xabiibtii, abaayo naagtaan waa naag doqonimo iyo xishood daro isku darsatey aqas, iney iska aamusto ayaa u fiicneed.
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 5 күн бұрын
Labadoodaba waa khaldanyihiin 😢
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 5 күн бұрын
Annagaa wax aragnay waa adduuyo macaankii ka dhamaaday
@m.mshuriye8256
@m.mshuriye8256 5 күн бұрын
Nagaland inay xabashiyad tahay ayan umalaynaya waayo af xabashibayay ku Hadassah yado leh anigu itohboyan ayan ahay ayan dhaga hayga ku maqlay Marka waa xabashiyad somali baratay ee laa socda
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 күн бұрын
Walee xishood darada iyo shuubonimada inay xabashiyad tahay waa ka muuqata
@ShinoMohamud-p6b
@ShinoMohamud-p6b 6 күн бұрын
Wlhi runtaa timir lafa Ku jirto moos bukenina xitit wey Isla ficantay
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 6 күн бұрын
hhhhhh haa basbaaskana waa kulul yahay!
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 6 күн бұрын
Boyntiga rabay wad ka hadashay dadka dhaarta badan lama aamiin karo dad cebey ayay islahayd lkn ayadaa isceebeysay Allow ceebta astur falowda uu Kala noqday & qolraladi uu katirtiray ayay kaxumaatay waxle jiro Alla og tankale waxaba qalad ugu filan inay ayada wacatay gurigeda u ogolatay inuu yimado maxay kahadle marka tankale nimanka ay jilec kula hadlayaan nagahaan markaas maxaad kafile illen nin waa waraabo
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 6 күн бұрын
Wcs❤❤❤
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 6 күн бұрын
Nagahan Germany Jooga waa Shuboyine ane xiishone ninka iyada u yeratay sabab, xiisho iska amuus
@saadiaosman1891
@saadiaosman1891 6 күн бұрын
I Love you Naciman my sister
@roodaaden6463
@roodaaden6463 6 күн бұрын
Waa xaqiiq Naciima warkeedu
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 6 күн бұрын
سبحان الله 😂😂😂❤❤❤❤❤
@ibtijah2747
@ibtijah2747 6 күн бұрын
BISINKIYOW ZERO AQLAAQ ( MAKAAT GAROOB TAHAY UMA BAAHNID RAG INEY GURIGAAGA SOO GALAAN
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ wurux
@canabahmedgesey61
@canabahmedgesey61 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂👌👌👌😇👑❤️❤️❤️❤️❤️😂😂👌❤️😍🥰
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂 maxaa gurigaaga nin ugu yeertaa afkiisa uraayo adaa jaw day❤🇸🇴
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 6 күн бұрын
Ameen
@amaladan5579
@amaladan5579 5 күн бұрын
Ani waxaan is leeyahey markuu u imaadey nooc kale ayeey ula eekatey kamuu helin 😂 markaa weey ceel hadashey markuu block 🚫 saarey. Dadkaan dad la taliyo ma hasystaan miyaa
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 6 күн бұрын
Waxaa maqli jiray hashu iaydaa geela cunaysa iyadaana cabaadaysa meshaa su,aalo badan baa kujira why nin ajaanib ka,ah aygurigeeda ugu yeeratay tan kale filter hadii lasaarto mala yar yahay mid kasta intay filter saarsato bay isu qabtaa cunug yara maba lawaynaanayo gabdhaw markasta waa idinku soo cel ceshaa qiimihiina garta garaadka kakora waxaa arkayey malyuun rooble oo loo turjumayo wakhtigii wuxuu idinku dhaafay cay .malaa yacni wax barta wadankaa joogtaan wax kaqabsada luuqada looga hadlo barta .lax kasta shilalkay is dhigtaa lagu qalaa .
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 5 күн бұрын
WA runta shaqa aan shaqooda ahay bay hayan ilahay xaqa hatuso
@hamdiegal889
@hamdiegal889 5 күн бұрын
Wiilyar oo Soomaali nimo uugu yimid wadan uu marti kuyahay waxeeda waa caandoon kii ugu foolxumaa 😂😂😂😂
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 5 күн бұрын
Xitaa qofkan yar maahan haddane hadalkan
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 6 күн бұрын
subxanalhi walhi waa layaba waa lafahmikar qofki waxa garda ah 😂😂😂
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 6 күн бұрын
Yaab badna maxa ugu wacdey oo u qabeysatey ilahey ha na asturo
@kadijaali4753
@kadijaali4753 6 күн бұрын
Way ku qaldantahay inay gurigeda ku wacato mida kale afkisa wu ura maxa kenay cil hayo gabadhan wax unba jiro afkisa maxa i tusay aniga urkisa hadan hosta ka galin.
@Hanibadmaax
@Hanibadmaax 5 күн бұрын
naag layasay dhib badnaa
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 6 күн бұрын
Yaap badnaa bal maxay noo sheegtay qof uyimid marti u qh bal maxay kasheegtay
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 6 күн бұрын
Wdeb ma aylahan eeyay ceebaysan dumarka somaliyeed eesharafta leh
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 күн бұрын
Afkiisa maxaa urkiisa kuu geeyey War ileen halaako hhhhhhhh
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 6 күн бұрын
Subxanallah
@roodaaden6463
@roodaaden6463 6 күн бұрын
Dhigato hadaanad ahayn maxaad ninka ajanebi kaa ah saqdhexe gurigaaga ugu yeedhatay
@fooshassan1379
@fooshassan1379 6 күн бұрын
Marka hore rag aanan kula dhalan maxaad gurigaaga ugu balamisay
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 6 күн бұрын
Wcs wrb
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 күн бұрын
Doqoneey dabka ba'a . Qoftan iyada isa soo qarxisay 😂 inay beenalay tahay waxa calaamad ah dhaarta faraha badan.
@hanefa283
@hanefa283 6 күн бұрын
Foolxumo iyo aqlaaq la aan iskudarso waa ayaan daro
@Marshalbordeaux
@Marshalbordeaux 5 күн бұрын
nacimo jaahil walaahi aqligaaga yare wan ku qosla. waxad social media ka aragto ama ka maqsho baad run moodaa waayo dhagaha ama indhaaha ama hunguriga baad ka fikirtaa un😂🤣😅waxan wa show qayser ka danbeeyo oo naagtan wa walaashi oo filter isasartay wa mshruc qayser in 1M lagu garsiiyo la raabo lakin dad jaahilinta ado kaale showgan baad run moodaya oo la yaaban tahay 😅🤣😂nacimo jaahilaa waalaahi ado ubaan wax kula taaliyo😂🤣😆🤣(i love finland and israel❤❤❤)
@Xawa_A
@Xawa_A 5 күн бұрын
Naftada ku mashquul oo soo baro sida saxda ee afka soomaaliga loo qoro. Waxa aad soo qortay yaa fahmi karo. Adiga oo aan aqoon waxba baad gabadh aqoon diin iyo maadi ba taqaan oo adduun iyo aakhiro ba liibaantay afka la soo galaysaa. Waan arkaa qoraalladaad mar walba waxaad tahay qof xaasid ah oo dad aan quudhin wanaaga. Allaahu aclam inaad muslim tahay maadaama aad dhahday binu israa’il hadda jooga ayaad jeceshay.
@saedasmith6558
@saedasmith6558 6 күн бұрын
Taasbaa Runa hadaanu kuudhoweyn ma,urinkartid anaga Hana waalin
@AnabSidi
@AnabSidi 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@anabbile386
@anabbile386 6 күн бұрын
Subxanaallah
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 6 күн бұрын
Wcs wrb
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 4,9 МЛН
路飞做的坏事被拆穿了 #路飞#海贼王
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 25 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 19 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 16 МЛН
Marki Ugu Horeesay Ee La isuuxiyay…. || My Endoscopy Experience
15:55
@QaysQeyser. IYO QORSHIHI SHIRQOLKA EE GARMANI
16:04
Ruumi Channel
Рет қаралды 8 М.
Dumarkii oo difaacen qeys qeysar iyo gabadhii oo lugu kacay
14:05
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 4,9 МЛН