Gabadhan sababta ay hinaasaha ula waalatay waqti adag Bay lasoo martay ilaahay qalbiga hanoo ga reebo warabayashan ragna maahee
@SakariyaDeeq3 ай бұрын
C/ wahab naga ulabaxday haku wardinin
@fayizza3 ай бұрын
MashaAlah waa qof qiimo badan ❤❤
@omdslacey3 ай бұрын
Walaahi h gidirtaan waa gob
@ebrahima66543 ай бұрын
Maandeeq walhi wajigeda iguma cusba, #Aniga #Rer #Kpp aha intan noola, waxan is weydiya halke kpp ka daganed qoftan, wadaadadi u tagay ina Ibrahim suley ayu aha ilen Sh Ibrahim ma noleyn xilligas, qofki yaqana #Maandeeq Zone-ka ey daganed reply ha iso galo. Mahadsanid
@sahroahmed62902 ай бұрын
ilmahas kudhintay wa lagu hesta
@nasraali94443 ай бұрын
Maandeeq waa gabar wanaagsan waa Dumaashi Qaali
@abdifatah67073 ай бұрын
Wa naag ragay ah geesiyad ah ruuxcwal xaqiisa siinaysa run sheeg ah
Walle maandeeq waa goconaysaa lakin way ka bogsan lakin cabdiwahaab waa uu ogaan doonaaa inuu nimco katagay 😮
@suadhussein16693 ай бұрын
Xawaadle miyaan wanaag ka raadsaneysaa adoo Hg ah aduunkaba Hg ayeey u neceb yihiin firmalahan xawaadle u adkaaga ilaaheey kaama raaciyor😊
@Maria288323 ай бұрын
Waa run hadalkaaga
@Rimj-ur4be3 ай бұрын
Waa run nimankii habaraji ragey ciileen weeye cuqdad hg baa kudhacdey aduunka hg u necebyihin habarajida rag badan ee ciileen baa buuxa marka ilaa iyo maante cuqdad be elajoogan😂😂
@leebitoyt30273 ай бұрын
Wxaa kala ogthy mlhm iska aamus
@abdifatah67073 ай бұрын
Alaha barakeeyo iyada iyo saygeda iyo awlaadeda
@whome48513 ай бұрын
Maandeeq waaba magac nin ee.
@Maria288323 ай бұрын
Ma taas geentey
@Yusufxasann3 ай бұрын
DUMARKA BEESHA SARUUR CAADI MA AHA.
@najmadirieadan16253 ай бұрын
Haniyeey wey kuu egthy walaashaa miyaa😂😂
@sucaad1043 ай бұрын
Dhalin dhafoor key kutaal ama dhuunta😂
@Najax-n1o3 ай бұрын
Reer xamarku af xuma wexey tiri ninkeyga wuxu dhahay waxba mahaysto dabadeyda beeca