Qeebti 3aad Dacwo lacag calafdoon wiil dacwo ka ah gabar oo ka bartay calafdoon

  Рет қаралды 29,910

KULAN 24

KULAN 24

8 ай бұрын

Пікірлер: 100
@anak1646
@anak1646 8 ай бұрын
waxaan dhihi lahaa wasiirada waad nasiib badan tahay ilaahay baa kaa qabtay ninkan agtiisa khayr ugama jeedo
@faizahassen4725
@faizahassen4725 8 ай бұрын
Gabadha ingumeed baa helay 😊
@anak1646
@anak1646 8 ай бұрын
gabadha ayaa run udhow ilaahay baase og weligay maa rag wiil soomaali ah oo gabadh uula sheekaystay $ 100 soomaali ugu gar dhigta oo waxaas meel lasoo istaaga
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 8 ай бұрын
Garayaqaanada Naciimo waa Great people ee Somalia ha loo diro in ay dadka heshiidoiyaan
@abdiazizibrahim9402
@abdiazizibrahim9402 8 ай бұрын
Alla wiilkaas waxaa ku dhacay wax ceeba isagoo been sheegaya buu hada sharaftiisii ku ciyaaray
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Waayfiicantahay Gabadhaan Ee iscafiya Nolol cusub
@giijecaarale2514
@giijecaarale2514 8 ай бұрын
Garisa waa kaadib beena waas ah waxa uu meesha ku qoray waa 200 Canadian dollars ah oo aan aqoon meel ay usocoto iyo meel ay ka socoto tan kale saaxiib kii buu soodiray oo yidhi shukaanso gabadha sidaas Daraadeed waa xaaraami.
@KenedidAhmedWais
@KenedidAhmedWais 3 ай бұрын
Ninka apihi aya garta goynijiray machaAllah
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
Walee Caruur Xamar Ha iigarqaadaan Waa Xaajo Dabada loorogay. Macaane iyo Macaantooy Walee Masahlano.
@mohamudosman3840
@mohamudosman3840 7 ай бұрын
WAAR WAA LA ARKAA KHALADKEE CADEEYA HADUU SOO DIRAY IYO HADAANU SOO DIRIN AYAAD ISKA LEEDIIHIINE MIYAYDAAN
@farahkudan1706
@farahkudan1706 7 ай бұрын
Wiila yaa khaladan abaoyo 😊
@xasanaxmed1103
@xasanaxmed1103 7 ай бұрын
MAXAMED dheere good nice bro
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 8 ай бұрын
manshallah gacmo wada jir bay wax ku gooyaan way mahadsanyihiin
@khadraadan5027
@khadraadan5027 8 ай бұрын
Raga Somaliyeed gob gob dhashay Masha Allah
@MohamedSaid-xc3ez
@MohamedSaid-xc3ez 5 ай бұрын
Ok
@xasanaxmed1103
@xasanaxmed1103 7 ай бұрын
yaasiin good nice
@sammie1163
@sammie1163 8 ай бұрын
Wiilku waa eey wasaq ah gabadha wuu ceybaynayey lacagta 100 dolar muxuu magaca u soo saari waayey beenaale eey ah alle ku ceebee wasaq meel xun ku dhac
@mohamudosman3840
@mohamudosman3840 7 ай бұрын
WAAR WAA XAARAMI EE RUNTA U SHEEGA WAa la yaqAnaa lacagta laysu diro magaca lambarka iyo dateka ayaa cadayna
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Gabadha waxay u Xanaaqdey Mausheeekeeyo Narkasta Ee Ha Xiriiriyo Cilada waa Xiriiris La,Aanta
@NasraMohamedhareed
@NasraMohamedhareed 2 ай бұрын
haaaa naaamiimo
@gittiru9486
@gittiru9486 8 ай бұрын
Inaaaadreo caadeynnn haaa keyno niiin beynaleee
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 8 ай бұрын
Maxaa loowayay qof yirahda hadii aanad cadayn magaceeda ku qorankeen ama beenaalaa tahay,
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Raari Geli Dhaqso Gabadha Cafis weydii Dhaqso
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Good Guuleystaa ku socdaa wanaaga wixii Hada Kadanbeeya waa Dhaqmeysiin insha ALLAH gabadhana usheekee
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 8 ай бұрын
caleyhi salaatu wasalaam❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 8 ай бұрын
Alh ha loo celiyo 100 kiisa
@falastinnur8902
@falastinnur8902 8 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@Filsan6236
@Filsan6236 8 ай бұрын
100 Canadian ah lacag maaha waliba isagoo Canada joogo inuu waxaas sheegto wlh waa ceeb
@xiilbagaab5128
@xiilbagaab5128 8 ай бұрын
Waa kii ugu doqonsanaa raga malah
@NasraMohamedhareed
@NasraMohamedhareed 2 ай бұрын
asc wll
@hudachanel2495
@hudachanel2495 8 ай бұрын
Maxa kamacno ah hadu siiyey lacagta iyo hadusan siin.sowma aheyn muhimada ay labadoda isku kentay iney katashadan.meqo aan lacag siina wacadi
@MohamedSaid-xc3ez
@MohamedSaid-xc3ez 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂❤❤ huuno yes yes
@hawakiin6929
@hawakiin6929 8 ай бұрын
Way ku dhacday manta haduu runtiis tahay away magacaydii iyo number ka uu ku diray waydiiya
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ай бұрын
Alla willku been badanaa yaahuu dheh
@KenedidAhmedWais
@KenedidAhmedWais 3 ай бұрын
@user-kg1jm6xx5z
@user-kg1jm6xx5z 8 ай бұрын
Scw
@youssoufmohamed
@youssoufmohamed 8 ай бұрын
Good
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 6 ай бұрын
garlaqaaday ma arko dadabool baaka muuqda waxaa iigu daran tagudiga ka mid ah ee difaa ceeysa wiilka eeleh shaashada magaca lama soo dhigi karo gudiga inuu sawirka ka soo qaado muu midwalba usoo tuuro gabadha hadaan ahay waxaan ku ax keeysan lahaacadeenta gudiga iyo nimaba u dir inagumeed baa helay xaqa alaha ka soo saaro
@munamahmed1572
@munamahmed1572 8 ай бұрын
Suujuu walee dad yaab badan. Ninkaan maxishoonin
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 8 ай бұрын
Naciimo gar Yaqaankaan maa loo diro muse bixi iyo ssc dhex foods ha haleeh
@randomin8390
@randomin8390 8 ай бұрын
haa uu ku gafay gabadh😂😂😂😂😂
@user-bv2rr5wt9x
@user-bv2rr5wt9x 3 ай бұрын
Naimaa
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Wiilkow Adna Qari Arintiina Hoos uxalistaa Qarsadaa
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 8 ай бұрын
Wiilka waabeenale magaca wasiirada iyo nabarkeeda haduu dacad yahay suurada ayuu shashada keenilahaa waabeenaale eegabdhaha intuucebeysan katuura banaamijka
@abdifarah5875
@abdifarah5875 8 ай бұрын
Dhiiqo gar mad sheegtay waxasna pesa man everyday yan ku cabna cup of coffee I feel sorry for you my man ninkan garta ka hedalkeda bilabay😂wa sax bal fiiri garta wey ka qaldan Tay isa soo laali bro
@abdirashidjibril3096
@abdirashidjibril3096 8 ай бұрын
😊Xaliye garta u dhiibo wiiloow
@mohacade8265
@mohacade8265 8 ай бұрын
Legend😂
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Wiilka carurnimo Dhaaf Ee sawirkaaga Jaceylney Uqaadatey Ee Dhaqso Guurso ❤
@fatumaahmed2888
@fatumaahmed2888 8 ай бұрын
Ceebe tacaaal
@Nagaad1
@Nagaad1 8 ай бұрын
Gabadhaa run sheegayso ninku waa beenaale Raaali noqo abaayo
@abdiazizibrahim9402
@abdiazizibrahim9402 8 ай бұрын
Naciimaa wiilka toogatay iyadaa tiirka kuxirtay markay arinta gar ka dhigtay oo odoyaal usoo saartay
@Filsan6236
@Filsan6236 8 ай бұрын
Isagaa is toogtay cid toogatay ma leh markuu u bareeray gabar islaameed inuu ceebaysto waliba aniga waxaan qabaa in mudankiisii aan la marin
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 8 ай бұрын
ANIGU WAXAAS OO KALLE KAMA GAR NAQO WAAYO WIILKAN WAA BILAA DHAQAN WAA IN WAX LAGU QOSLO 😂😂😂😂😂😂
@saynabjama8160
@saynabjama8160 8 ай бұрын
Wiilka naaga kale baa kacunay isna waa dhaartay iyana waa dhaa ratay dhaartana waa in aynu aamino dadkale buu udiray aduunka isibadan toolbar jirta tuugbaa soo dhex gashay
@bossman1024
@bossman1024 8 ай бұрын
Gabdhow iskadaya dhaqantan wiil Ashana waxad bixisen hadaba Galina waayo Maxad usiisay inay isticmasho
@xasanaxmed1103
@xasanaxmed1103 7 ай бұрын
Lkn waxaa ceeba waxaanu udirin inuu ku ceebeeyo gabadha
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 8 ай бұрын
Sidaan miyaa gar looqaadaa waxayba kabixi la.yihiin wiilka waa walaalkey iyo waa walaashey 😂😂 Ninkaan gabadha nabsanaayo maad kaqabataan bisinka
@Nagaad1
@Nagaad1 8 ай бұрын
Waxan gar ma yaqaanaa Waaruntaa
@hawayassin7172
@hawayassin7172 8 ай бұрын
Nin 100$ Hanslope garnoqo iska Eric yu kugusii fogan ee kkk
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
SaxRaali geli Gabadha kujecel usheekee Haka Aamusin usheekee iscafiya
@queen22-r7p
@queen22-r7p 8 ай бұрын
ma oynaya
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 8 ай бұрын
Raganimo lahayne garta qaad
@uivuv
@uivuv 8 ай бұрын
Warde hedhaha wilka xaliye ayaa ladardarmay ee
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 8 ай бұрын
Asc😮😮😮 wiilku waa khaldamay xattaa haduu siiyo gabadha 100 dollar golaha inuu ka sheego ma aheeyn 😮 waa ceebobey balse nin eedii lasaaray wuu qaatay gonimo dheh war ha unoqon dhaqankas fudeydka ah gabdhuhu waa walaasha iyo tii ku dhashay oo kale ✅️ is cafidee banaankiina ukala irsaaqad doonta hoow 😮😮😮
@bossman1024
@bossman1024 8 ай бұрын
Lacagta maxad isusisen dhaqanka badala inad huurada darting isu siisan waa qalad waayo waxan o kale aya iman dona
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Usheeg caruurnimaa Qaadey Labadaba Ee Gabadhana Weyjeceshahay Ee Wixii Hore Forged
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 8 ай бұрын
dadka hadlay dhan hadalkoda wax lagu qanco ma ahan hadalka dhan adigaa nin ah ee raligeli gabadha maqadatay lacagta wax aan lasiin in lagu shegto ayaa qalad ah
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 8 ай бұрын
Waarun laakiin sharafta walaasha in lagu gafo isaguba ma uu yeeleen ama hooyada
@jefeaski9676
@jefeaski9676 8 ай бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa ninka maseer ayaa haayo wayo ninkale ayaa kaqaaday gabadha
@maxamadrashiidxusen9595
@maxamadrashiidxusen9595 7 ай бұрын
Asc
@RuqiyoSamal
@RuqiyoSamal Ай бұрын
8
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ай бұрын
Naciimo lacag may arkin ninku waa beenaleh tuug ah dulmiilow
@user-zt6ty6ez7v
@user-zt6ty6ez7v 8 ай бұрын
War odaygase abihi baa garta gaynjireh dhalinyaro cadi iska dhiga
@xasanaxmed1103
@xasanaxmed1103 7 ай бұрын
Waxa nin rageedku diro masoo hadal qaado waayo kani dumarKa ayuu ka liitaa WlHi
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ай бұрын
Naa kadheerow kaas nin ma aha
@bukhaaribooker82
@bukhaaribooker82 8 ай бұрын
Wiilow xaliye cashar kama qaadan miyaa school aad talo fiican uu ku siinaa
@riyaanhennabeautychannel2656
@riyaanhennabeautychannel2656 8 ай бұрын
Somali saan maa udanbeysay 😂
@qanciyeyare8785
@qanciyeyare8785 8 ай бұрын
War 100 dolar ma ahan ee waa 100 canadian waxey u dhigantaa 73 dollar.
@coffeemen1566
@coffeemen1566 8 ай бұрын
Nin gacan adag oo bakhil ah ayuu aha lakin sidee ayey uga qaaday $100 dumarka caadi maaha
@NasraMohamedhareed
@NasraMohamedhareed 2 ай бұрын
scwscw
@MahamedSheikh-ns7ru
@MahamedSheikh-ns7ru 5 ай бұрын
Xaalki.gabadha.kaqaada
@xiilbagaab5128
@xiilbagaab5128 8 ай бұрын
Kani magacii raga wuudilay
@fartundhabarey4345
@fartundhabarey4345 8 ай бұрын
Iscafiya midkale waxan leeyagay wax kabadana ayaya kugu leedahay wayo waa walashaa okale marka haunoqon markale arinkaan okale wayo waa xeeb wlhy iyo sharaf xun
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Runta kusocda Sheekeysta Wasiirada Daacad unoqo Odeygaaga Qayaano Haisku Sameyninaa Noolaada
@AhmedJofle-xv6sj
@AhmedJofle-xv6sj 8 ай бұрын
Gabadha watsupka ugu sheekee Ee Haka Aamusin Hacidleyn Hadalkaagaay Rabtaa, sheekadaada ,Raali Geli Hana Cidleyn Cidna Habati
@abdidacad6447
@abdidacad6447 8 ай бұрын
waar ninkan waa tuug qacin wadan ah beenlee waaye waar kaan oo kale caruurtisu lacagtad uu xisaabiya mark ninkan raag ayu ceebaay dameer aqli xun
@AbdikadirMohamed-tf9yn
@AbdikadirMohamed-tf9yn 7 ай бұрын
Guudh oob
@AbdikadirMohamed-tf9yn
@AbdikadirMohamed-tf9yn 7 ай бұрын
Iga qabta asxaabay
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 8 ай бұрын
CATLE MARKET HOW LOW CAN YOU GET
@hodanahmed9804
@hodanahmed9804 8 ай бұрын
Gar. Xumaa ,waa waxay isku madhinayaan talo xumadaasi ay dagaal ugu jira an
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 8 ай бұрын
Horta ninku cadayn hakeeno
@giijecaarale2514
@giijecaarale2514 8 ай бұрын
Sorry 100 Canadian dollars baan kawaday.
@ahmedabdi3878
@ahmedabdi3878 7 ай бұрын
Waarnacaskarunusheeg.fariidbaadtahayaabahabaatalinjiray Qaladkaninkaalegargardaraba
@randomin8390
@randomin8390 8 ай бұрын
yes not improving that beent😮😮😮😮😮😮😮
@hodanahmed9804
@hodanahmed9804 8 ай бұрын
What the fuck ,talo xumaa meeyey. Xaqagii
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 8 ай бұрын
gabadha waxba leymasoo diri ayey tiri been ayuu kasheehay taas in laga jadlo waye
@sahraahmed5890
@sahraahmed5890 8 ай бұрын
Wa nin xun been low ah Bila aqlaaq ah dadkz lama naboh
@bukhaaribooker82
@bukhaaribooker82 8 ай бұрын
Waryaa ceebtaaa gabar somaaliyeed aad usoo dacwootay 100 dollar shame on you. Baqayl baad tahay
Gabar iphone ka cuntay wiil Gar adag calafdoon
27:57
KULAN 24
Рет қаралды 116 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
LAMAANIO SHIDAN CALAFDOON AH OO ISKU YAACAY NAEEMA BRINK
22:39
Nuur Labani
Рет қаралды 2,3 М.
18 sano aan garoob ahaay wiil fcn iiraadi calafdoon
25:00
KULAN 24
Рет қаралды 156 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН