Maxa ummada talbiis ku ridey diintana ka been sheegtey
@mohmednoor26083 жыл бұрын
12 5 2021 maalin salaasa galin hore
@ashariica39882 жыл бұрын
Ninkan maxa daba dhigay culumada islaamka daqiiqada 48:40 wuxu duraaya ibnu jariir wana marki labaad, marhorena wuxu ku duray muxaadaradisa manhajka salafka ee nusuusta waciidka cajalka 3aad Horayna wuxu uduray imaamul barbahaari subxana allah.
@mustafyusufmohamed84393 ай бұрын
Adiga kuma tahay wa adiga shekh shibli wax kashegayee
@saygabakaaro23289 ай бұрын
Qof walba afkiisa isagaa ka masuula. Muslim iyo gaal labaduba allah ayaa og Ciribtooda danbana allah ayaa og. Qofkii is hadla isaga ayee dhibee maalinka qiyaamaha ?