Qeybta labaad wareysiga Jeneraal Zakia ee Awooda 5 aad waxey kaga hadli doonta nolosheedi qurbaha

  Рет қаралды 24,940

Dalsan TV

Dalsan TV

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@muminoabdullahi
@muminoabdullahi Жыл бұрын
Thank you general Zakia for your service and we really appreciate it ❤. Rabi hakula garab galo shaqada, amiin.
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
wariye aways Hassan mohamed thanks and G. zakia Hussein Ahmed kalsoonidu waa isku duubnan mahadsanidiin dhamantiin✅ waana dhiiri galinayaa barnamijyada noocan ah guulaysta somali dhamaanteed🎉
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Janeraal Google waa qof wanaagsan masha allaah
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 Жыл бұрын
Cadishideeye waa dariskeeyga xalaadha marhoaa igu danbeeysay halcunug ayaa uga dhimatay reer iyaga iya u bad koodaba isla Dagan isla soo jiray waxaan loobalan qaaday in loo dhisaayo qabta maqashii waxba ha u qaban beey aheeyd gurigeenana qaraxaas waa saameeyey nasiib wanaag qofnagama joogin wada ka kiraa ku jirtaa reer baka al mukarama xusuus lama ilaabaan wadankeena nabad alaha nooga dhigo ciidamada alaha idin garab galo wada dadaaleeysaan guuleesta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 Жыл бұрын
Mashallah VIVA GENERAL ZAKIA GOOD GIRL
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
Good job zakia🎉🎉
@nadiir2023
@nadiir2023 Жыл бұрын
Good officer😊
@Gmaaad
@Gmaaad Жыл бұрын
General aan waligis dagaal galin oo aan qibrad ciidan laheen somali ugu imaaw😅😅😅😅😅😅
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 Жыл бұрын
😂😂😂
@lilboss5452
@lilboss5452 Жыл бұрын
Dad badan comment ka calaacalaya ma guriga Hooyadin ciidanka lagu tobabaraa good general zakia 🎉
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy Жыл бұрын
Boliska. Ha. Ceebeeyn. Anagaa. Boliska. Kaaga. Horeeyney. Anigoo. Ah. Gaashaanle. Sare. Daraawishtii. Horey. Mashaarkeena. 300. Shilin. Baa. Qaadanaayey. Laaluushna. Ma qaadan. Jirin. Hiligii. Siyaad. Bare. Wariyaa. Gebereey. Waxba. Ka. Garaneyso. Boliska. Magaciisa. Noo. Ilaali. Futu. Ween. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 Жыл бұрын
Taliye xiligaas iyo hada iska mid maaha kuwa hada waa mooryaantii oo boliis ayaa tahay la yiri doroogistayaal ah
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 Жыл бұрын
Taliye xiligaas iyo hada iska mid maaha kuwa hada waa mooryaantii oo boliis ayaa tahay la yiri doroogistayaal ah
@MohamedAhmed-do2fl
@MohamedAhmed-do2fl Жыл бұрын
Sida aa u caytamayso ayaa muujinaysa in aad ahaydeen Ragime edeb daran ileen nuucaaga oo kale aa sharciga gacanta ugu jiraye Nacald kugu dhacdey.
@abdulazeezfarah8437
@abdulazeezfarah8437 Жыл бұрын
Qeybtii koowaad aawday?
@ceebloadan3149
@ceebloadan3149 Жыл бұрын
Adacommenr🥳🤘😢😭🤝
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Qisada shaaha waa ku sugtay waxaa baa generalad la gaa dhahaa ❤❤❤❤shaqo wanaagsan. ❤❤❤❤❤
@Michardaden
@Michardaden Жыл бұрын
general zakia waa gabadh qibrad u leh hoogaaminta policka soomaliyeed! viva general zakia inooloow!
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Janeraal ha sheegin inta qaraxa ku dhimatay waa jiray inkastoo laga reeystay
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Wariye waan Mahad said. Su aala oo macgool eh ayaan weey diisay % 70
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Abaayo aniga 1 ☆ ayaan kugudaray❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Naagloow horay usoco
@Abdirahmandhere
@Abdirahmandhere Жыл бұрын
General Maalintii Uu somalia imaaday madaxweynihi masar hadii ad dhalatay Waxaa jirtaa 40 jir. Sanadkaas Ma taqanaaa 😂😂😂
@abumoalim
@abumoalim Жыл бұрын
Boliis labo dollar sharci daro kuqaatay ayey leedahahay waxdhib uma arko, runtii waa wax lalayaabo.
@MohamedAraale
@MohamedAraale Жыл бұрын
Hurmud kaqaada furaha Somalia ama dolad majirto
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 Жыл бұрын
Askariga boliska ah marka aaad araagto waxa aad aragtay Sharif ii oo qof ah Askari xoogga dalka ah marka aad araagto waxa aad aragtay dagaal marka Hadii sharcigii dhaxamoodo maxaa lagu diriyaa waa suaal daweeyne madaxda weeydiiya
@MohamedAraale
@MohamedAraale Жыл бұрын
Mishaar keeda weydii
@Hassan18ilkacase
@Hassan18ilkacase Жыл бұрын
Taliso saybiyaano waa nalagu dhibee Naga qabo bal😂😂
@MohamedAraale
@MohamedAraale Жыл бұрын
Mash dolad ano socar foso
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Osman Kalyoncu
Рет қаралды 4,5 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 31 МЛН
WAREYSI #3   SIDEE U BAXSADAY WASIIR CABDIRASHIID JANAN ?
15:48
HANOOLAATO
Рет қаралды 77 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН