Qeybti 2aad: Maxkamadda Sheydaanka Ee Dahir Calasow Iyo Cadeymaha Kufsiga Been Abuurka Ah- -

  Рет қаралды 1,368

DAHIR SOCDAL

DAHIR SOCDAL

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@AhmedYakub-y1t
@AhmedYakub-y1t Ай бұрын
Wcs. Isloow. Daahir. Isloow. Socdaal. Jimco. Kariim. By. Axmed. Ukrain.
@adamsahal5155
@adamsahal5155 2 ай бұрын
21 November imtixaankii D/Dhexe ayaan ku galay
@NurRoble
@NurRoble 2 ай бұрын
Dirisnimo abgaal baa leh Madaxnimo abgal baa leh Maal iyo mamul abgal ba leh Mogdisho mudulod baa leh Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Somfox1
@Somfox1 2 ай бұрын
Daahir Calasow Somali iska qaban wayday .. in badan baa la arkayey dhaqan xumada iyo Ceebeynta uu ku hayo dumarka Somaliyeed , horey baa loo ogaa wuxu ku dhigay , Farxiya Fiska , Maryan Gobaad iyo qaar kaloo badan .. Marka Daahir calasow waa Doofaar umadu iska qaban wayday walee !!!!!
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Ceebtaas Daahir wuu idka dhaqay waa kaas keenay C/laahi Goofjooge iyo ragii kale ee ka kufsaday Sahra Saafi waa nin u istaagay inuu u raadsho xaquuqda dhibanayaasha. Ilaahay ha guuleeyo
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
21 navember
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 2 ай бұрын
21 november
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Sheedaanka ilaahoow naga qabo
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Adigaa sheegay warkaas
@QARDHAAS
@QARDHAAS 2 ай бұрын
waxay ku tiri waan baqday waana macquul jawaabtaas, lkn waqti hore waye calasowna boos ugama bannaana waxna kama qaban karo ee maxkamada ilaahey ee weyn haloo dhaafo kiiskaas maamadana intaas haku sabarto. war lee maa lawadaa.
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 2 ай бұрын
Oday ibliis ah ayaad tahay oo jeesjees badan laakiin xaqqa waakaadaba imaandoonaa waxaanba necebahay dulmiga----- wardadoow dulmig wardadoow dulmiga diidnay baanuniri
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Isloow sheedaankaas ayagaa sheektay
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 2 ай бұрын
Daahira Calseey waa Shaydanad 😡
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Ceebtii Goofjoogoow keenay waac
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 2 ай бұрын
Masaajidka xareed ayaa xoogaa U jiray
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Baar cariish iyo faarax sindico meets dhahaan
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 2 ай бұрын
Siyaasigii Cali caliyow ayey Daris ahaayeen
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Isloow sheedaamad weeye was iyadii
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Slow daahiroow naagtaas iyo sheedaanka waa isku mid
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Naagta ragii kufsaday ayaa meeshaan ceeb u taalaa oo iyahoo 65jiro ah oo aabo iyo awoowe ah meel walba masawiradooda yaalaan aduunyada ceeb ayay kala tagi aakhirana intaas oo aadama ah oo cadaynta aragtay iyo Malaaigaha garbahooda saaran baa ku marqaati furi viva Saafi iyo Daahir
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Dhaqan xumadii oo dad ah baa yimid
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 2 ай бұрын
Shaydaaka waa in adeb loo yeela 😡
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Qabiil nin naag kufsaday u wada gubanayo Rabbi hanuun weydiista Sheeydaankaa hogaan idikn qabtay
@A3v-w7q
@A3v-w7q 2 ай бұрын
Maxkamad Saafi lagu cayay ninki cayay HG-Ceyr abti la leyahay ma waxas a Maxkamad ah Saqajan mooryaan ah
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Fusible maaheen mire faruur isloow saruur buu ahaa
@FeysalCade-v4j
@FeysalCade-v4j 2 ай бұрын
Nikii gabar uhiiliya iyo nika inkira xaqa dumarka ma iskumidbaa nikaan xiligiisi gaagiska dumarkuu ahaa halasoobaaro odaygaan mise qabiilkaalawayn sixaqa uu udafiro daahir calasoow waa geesi dumarka dulman uhiiliya iyo qofwalba
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Waxaas adigaa sheegay isloow sheedaankaan naga qabo
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Sheydaan odaygaan cimri isaga oo ah qof dumar oo la dhibaateeyay sidee xaquuqdeeda uga hadashaa ka xun ayaa ah oo wrli ahlu naar ah.
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll 2 ай бұрын
Kufsiga in la cadeeyo ayuu u baahan yahay. DNA ayaa lagu xaqiijiyaa. Hadii aan DNA la haaynin dacwada waa lagu guuldareysan. Kadibna adiga lagugu dacweyn karaa sharaf dhaawac inaad geystay.
@hah7064
@hah7064 2 ай бұрын
Nin baan nightclub geeyey ku lahaa. Waar kani danbi u indho adakaa. Waar niyow toobad keen oo iska cibaadayso aakhiru cimri baad tahee.
@faysal9536
@faysal9536 2 ай бұрын
Isagaaba suuqa galiyay sow maaha😂
@faysal9536
@faysal9536 2 ай бұрын
Nin gabadh inaadertisa rag kale u soo kaxaystay buu difaacayaa
@wallahiimfinished3
@wallahiimfinished3 2 ай бұрын
Goof jooge waad ka weeyntahay isloow ciil maame waaye
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 2 ай бұрын
Nabaddone hagafin allahada unoqo hana udhinac beelin murursade iyo marexan dambi ey galen dudka hasaran kaad dhashay aya ogankarin iskada niman gawari watay shilina heystay wax walbo aya kasurowa goof iyo sxbadii wa dambiilayel hadey ahen sabab ey iskaga beriyeliwayen aya jidho marka mamadas ilanteda ha ogu darin af xumi walahi malinkan maqlay ilahada wan la xanunsanahay waxba uma qabankaro an duco ka ahan adiga kama wadaneyno inad nagu hor caydo blz kada qabiil ahan hadii ladhaho adiga iga xigo lakin qabiil god ilama galayo xaqa marwalbo hasareyo mama saafi sorry😂😂😂😂
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 38 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 88 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 110 М.
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 38 МЛН