Amazing documentary. Very informative. Genuine accounts of facts , geography and history in relation to the Issa community in Somaliland. Well done. Thanks
@Alakhbaardiin8 ай бұрын
Mashaaa Allaah ☝️ Maskaxda iyo gamcahaba Allaha 👌 kusiiyay kuuna qadaray in aad heerkan gaadho ayaa mahadsan marwaliba Adiguna astaan baad u tahay qarnigan soomaalida e jiro joog Hanbalyo 🙏🙏🙏
@habibahussein-eb7ss8 ай бұрын
Masha Allah Belsha ciise de Somali
@helborone57568 ай бұрын
je t'encourage mon frère dans cette voie de la technologie moderne pour aider les plus démuni de la population somalienne et bravo inaader horey u soco CRC 1
ALLAY LEHE WAA WAR BIXIN AAD IYO AAD U QIIMO BADAN. WAANA KHIDAD AAD U CAJIIBAH. NINKASAA CAAQIL LAGU MAGSCAABI KARA😂😂😂😂❤❤❤❤ ILLAHAYOW U NAXARIISO AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RABBI AAMIIN YAA RAHMAAN.
@Hawaabdiali-v2j8 ай бұрын
Mala isticmlo yunadhafin wiilknaga hal aburkisa❤ wa rajena ano 🇸🇴 joga inan isticmlo🎉
@ZakarieTayib11 ай бұрын
Guuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Deqa-xc8bbАй бұрын
Maashslaah Engineer Abdirashiid Allaha ku xafido
@bashirabdillahi73558 ай бұрын
Ciise guul
@Asmahaldhacumar7 ай бұрын
Mshalh Ciise wyne Guul iyo gobanimo
@AichaAicha-h9e3 ай бұрын
Masha Allah cisse wayne ❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@AhmedAli-l7c29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤masha Allah missed wayne
@MohamedGuedi-n4v17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Funnykids21128 ай бұрын
Ciise Wayne❤
@wearerddddd68628 ай бұрын
Subxaanlaah ilaahay baa wayn
@Moussa-m6m23 күн бұрын
Macha -alla Al hamdullah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@HawaAhmedAhmedАй бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤masha allah masha allah
@alowsahalmedia25688 ай бұрын
Asc wll allah gacmahaga hakusi barakeeyo ishallah horey usoco qof iyo shirkadba ha ujojiin warkoda sacadada un baad dhimaan qoralka illahay ciidna ma dhafto kamana horeyso taas igow brother maskaxdada ka shaqeeysi siffcan mashallah ayna ku leyahay wll
@SaadaAden-u1k8 ай бұрын
Masha Allah 💪💪😍
@OmarHawa-xu1ib7 ай бұрын
Mashaalh gesiyadaydi allha ni xafido❤❤❤
@omarabdisalam68078 ай бұрын
Waxaan ka xumahay dhulkii halyeeyadaasi dhiiga ay uhureen maanta waxaan aad iyo aad uga baqayaa in oromadu si dhab yar ula wareegaan .maanta haddii tira koob la sameeyo waxa dhici kara ineey nagaba badan yihiin. Wixii shaqo ah weey la wareegeen xattaa baayac mushtarkii .habeen iyo dharaar weey kusoo qulqulayaan lamana tira koob . Wax la weeydiiyaana majiro
@AbdirachidHassan-t1oАй бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safa-cb3ox6 ай бұрын
Maashaa allaah horumar kharbadan
@naimaabdullahi49816 ай бұрын
Gadabuursigii caloshuu bogteey ee tarokhda cisaha inu qatoo y rabteey. Haddad nafledihiin cisse no so goormada ma tirahdeen et awdal ba digacanleheden daad jiriin ba daad iska dhigayoo sida scc is xooreya aamba afkiina hastaa
@MAKOGUIRREHEGUEH126 ай бұрын
Masha allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habonali4387 ай бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤
@AxmadyusufidleАй бұрын
35:35 dhaqan kayagu wadhaxal aw abo nodhigay madhamado waligi labada isku dhacadana walagu kala dhaqaja ox̌erar nodhigan ayajira onin na madhafikaro xerkayaga tariq dhada male waligi ba udhiganyahay
@KadidjaFarahSoubaneh8 ай бұрын
Mash allh mash allh mash allh❤❤❤
@saidnimamielАй бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉hanbalyo inader
@saidnimamiel8 ай бұрын
MashaAllah huno, Allah gacantada haa kuubarakeyo
@fatimabilanfiican2978 ай бұрын
Mashaa Allah ❤
@DjamaMohamed-cc1qz8 ай бұрын
Ciise Wayne sheekh bean maat !!!!
@IbrahimMeraneh8 ай бұрын
مشا الله تبارك الله
@AbdiJama-y1e8 ай бұрын
Abdirashiid walaalo haddii lagu dilo madaxweynaha jabuuti oo internet ka.leh ayaa ku dilatation ee isilaali geele waa kuu dhaarsanyahay horu markaagana ma doonaya allahku xafido
OGOOW WAX KASTA OO WANAAGSAN OO SOMALI LAGU TILMAAMO, WAXA SAMEEYAY SOMALIDA WOQOOYI, HADAY MAH MAAH TAHAY, HADAY DIFAAC TAHAY, HADAY GEESI NIMO, IYO HADAY FAXAL NIMO TAHAYBA; WAXAANA U BADAN, ILMA SHEIKH ISXAAQ IYO ILMA CIISE. FAANA MAHEE DIB U RAACA TAARIIKHDA.
@Rerehassan-i9pАй бұрын
Mash allah
@caydaruussheedaal35608 ай бұрын
Qaybta danbe dhulka uu Dago beesha Ciise Waa samays xaqiida ka fog
@medidrissIdrissmed8 ай бұрын
Guuuleysta Somalie maxamad
@mahamedmahamedibrahim8 ай бұрын
Waxaan u mahad celinayaa channel ka horyaal tv iyo qarniga hadalka wariyayaasha iyo cameramanada sida qiimaha iyo qaayaha u umadda Soomaaliyeed ku dhaxleyahey aad ugu mujiseen dadka ilahey dambi giina ha dhaafo nolow farxadle ku nolaada iyo cibaado suuban intey nolol jirto
@BarkhadMoussa-z9w11 ай бұрын
ciise waa wada ciise ninna caara maadhero
@abdiahmed20706 ай бұрын
Tuulooyinkaa badan kooda waan maray
@HardTalk18 ай бұрын
Shirkada google ee aad KZbin keeda iyo Android keeda isticmaalayso ama Shirkada Apple ee IOS keeda isticmaalayso haday isu tagaan Internet ay keligood leeyihiin ma samayn karaan, hadii dal ama Shirkada ama shaqsi keligii Internet samayn karo China ama North Korea ayaa Internet u gaar ah samaysan lahaa. Taa ku seexo. Hadaad device samaysay internet ka tuura ama Soo qabtaa Soo sheeg.
@AdenhassanAhmed7 ай бұрын
Xasid cisse mahine xasid somaliyed ba tahay
@BarkhadMoussa-z9w11 ай бұрын
❤
@Warabe.Warabe-dp6sg5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirisaaqMaxamad-e1r8 ай бұрын
Ar sosar waa lagu tageeri
@BilanAhmedMahamedАй бұрын
Landheree waa ciise somaliyeey
@osmanomar482411 ай бұрын
Thanks you my brother
@KaltouneDjama8 ай бұрын
🇩🇯♥️🇩🇯🌹👍
@CaliCabdalla-lx7pn7 ай бұрын
Exactly lombhn imika jojiya
@KaltouneDjama4 ай бұрын
♥️🇩🇯♥️💪💪
@AichaAicha-h9e3 ай бұрын
Masha Allah ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️🫶🫶👌👌
@sssdddf85088 ай бұрын
Waryaa ciil lehelay Bildhalay ceel sheikh waa dhul Habar awal
@FadoumaMlАй бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@didehmahdi7088 ай бұрын
Asha caddo midhihiisa waa hohobta
@batulasmail82618 ай бұрын
Ciise wuu xabaartay Isaaq kadibna dhabarka ayuu Ka qaniinay ilaa ay Badii uu Ciise Daganaa ee umada Soomaaliyeed Ka dhaxeeyey Difaaceedana waajib Ku tahaya Soomaaliweyn ayey Oromo Ka iibsaday Isaaq waxay noqdeen dad weelkii wax Lagu siiyey Ku xaaray.
@HainAhmed8 ай бұрын
Calooshad ka bugtaaye isaaq iyo ciise waa labo nin oo wllo ah dhexdoodu kuma qaado siyaasad baa laysku hayaaye cadaawad ma jirto hadaanu isaaq nahay ciise wllkayo abaal buu nagu leeyahay ❤❤❤
@halimadirie53018 ай бұрын
Faqash nasan waaye cadaawad bay ku dhashaan oo ku dhintaan
@deeqasiciid74648 ай бұрын
Ciise dad taariikh muuqata leh Mansha allah 🫡
@MalyumMahamoudАй бұрын
ALAAKU DILI EWAD HAWSHA
@kaltunobsiiye3086 ай бұрын
Wiilka yar numberkisa maad nasiisaan Aan Cawane
@ahmedkhalif38508 ай бұрын
Ciisaha Koofurta Soomaaliya Degan Iyo Kan Woqooyiga Degan Ma Mid Qudhaa Mise Waa Kale Qabiil ?
@AsadAliKhanKhanPapa8 ай бұрын
Wll waxaa jirto hal ku dhig Ay ciisuhu leeyihiin oo Ah " ciise waa ciise Nina caaro ma dheero " oo ka dhigan in ciisuhu simanyahay meel walba oo uu joogo
@YasinnShucle8 ай бұрын
Kan konfured Ciise la dhaha moyee maha Ciise madoobe
@EmmaLöfdahl8 ай бұрын
Ciise Saransoor waxay la dasheen Dagoodi Saransoor oo wuxu kamid tahay 4 ilma Saransoor....
@AbdiHoukoun4 ай бұрын
Dagodigu wa ciise madoobe walalki
@ashasalah28358 ай бұрын
GEESIYADA CIISE MIDOOBE DIR, CID GAARI KARTA SOMALI KUMA JIRO, WAA LAANDHEERAYAAL LA HU BO
@IliassAbdourachid8 ай бұрын
Asc.taariikhda been lagama sheego hadaanad wax sugan hayna ka gaabso
@abdulkadirmusa6758 ай бұрын
Waad guulaaysanaaysaaye kusoco dhaghaudhigin
@MahamedAsma-yi3qsАй бұрын
❤️💓🖤👆😭😭💓
@Maeyann98 ай бұрын
I am ciisa this is a mess
@ArafoTalan8 ай бұрын
Issaq naa wuu xabareyeye
@alilion47118 ай бұрын
Masha alah alaha kulaqabto
@HawaRaliya7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hhersi18 ай бұрын
Quand vous associez l'internet et les issas. C faut faut.
dadkani faan badanaaa mayna ogayn in intrenet ku santlite ku xidhanyahay waa kee kani aan calamka laga isticmalin ay hayaane
@aabubakar66158 ай бұрын
Qof ama shirkad ama dal Internet sameynkaro majiro wayo internetka hada jira ninki sameyey aya usameystey mulkiyad caalami ah oo loyaqano...Patent..dalalka aya xata ay mamnuuc katahay iney net ugaar ah sameystan.
@hashiyahya25188 ай бұрын
Rooble afdeb tariikhda ka waran siduu ciise waraabe u galey
@AbdiHoukoun4 ай бұрын
Rouler afdebku ma kii ad guriga kaga guurtey ee furuqu ku dhacay mise kukale aya jira
@Shuhuura8 ай бұрын
Zaylac waa magaalo Samaroon oo Ah Casimadii Boqortooyida Cadal ee Axmad guray oo Samaroona ahaa, markaa ciise uu ladagaa ee male dhukan aad sheegaysaan. Ceel Sheekhna waa dhul Isaaaq ee beenta daadka ka daaya.
@AbdinasirYusufcise8 ай бұрын
Waxaan nacay markaad umada kala gurtaan War iska daaya samaroon iyo ciise waa isugu key mid waliba waalid ii ah warxishooda
Benta jojiyaa tarik mataqanin afrika odhan somali ba iskaallax markas
@redwandharcaseye6 ай бұрын
Teegarobuxda haheelo niinkaasi
@IliassAbdourachid8 ай бұрын
Anu waxaan ahay nin ciise ah laakiin taariikhda khaladkaan nacayaa
@yonisxidiga8 ай бұрын
😂😂😂😂 ma ciise waraaba mise ciisekale waxaan umaleeyey ciise ilkaqor cawaan iyo waraabe kii magacyadaa lahaa
@AsadAliKhanKhanPapa8 ай бұрын
Wll ma garanayo cuqdada intaa le'eg meesha Aad ka keentay Hana ilaawin Qabiil walba sida uu u leeyahay haldoor si La mida Qabiil walba wuxuu leeyahay qayb nacasyo Ah Markaa Ma garanayo sababta aad Qabiil dhan ugu tilmaamaysid cawaan Lkn cuqdada iska saar wll 😢😢😢
@maaxdirir22408 ай бұрын
Bacaac sac baa laguyaqaany dadkiina manaqdeeen. Hadaba dadka taaarikhda looma sameeyo. Eeiyagaa samaysta, dhoobdhoob tarikh manoqoto eee umada ka xishooda. Oo waxaas oo kale halahor imanina duliyahay isbirsaty, war dadku madhiman. Waxaas oo kalana haku badhacinina wuxuush yahay aaan isdhaamin.
@SakariyeCabdi-d5q8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@TalaaboDheer8 ай бұрын
Youtubka mar walba meel qabiilka ciisaha lagu amaanayo waxaad arki dad ma oranayo gadabuursi odhan ee laakin gadabuursi kaso xigaa oo aflagaado laso duulaya oo mar walba tariikhda ciisaha ka xun dhulkooda iyo beeshoda na beenaynaya
@mnviepapa20037 ай бұрын
Ciiise wxis ayu u jooga o mamushaa wxas malaka heeli adi nacaladi hoyada hoyadeydi yee wad naku maqantihin intas adunkaa kaa harten
@IliassAbdourachid8 ай бұрын
Waxaana la odhanayaan jiray Alain Borel wuxuuna ahaa boortaqiis
@Kadermohamed-f8h8 ай бұрын
War.ilaa.sanaag.iyo.sool.ayey.gaadheen
@abdimuse79118 ай бұрын
Dhulka eey odayadan taariikhdiisa qaldayaan, ma aha dhulkooda, ee Waa Dhulweyne Samaroon......Taariikhda Samaroon ka wareysta isagaa ADAL EMPAIR & IFAATBA LAHAAYE...Ciise Ninka Xeeb & Saylac ka Wareystay waa Nin Murqaansan kkk
@wearerddddd68628 ай бұрын
Walee waa run ❤❤❤❤❤
@deeqasiciid74648 ай бұрын
WLee waa beenta hdd taariikh lahayd Mxd buug u yeelan weyday Ama taariikh dagal gobol somaliland kugu koobey shame ciise waa tagay ilaa ethiopia ayuu ka taliya miskiin
@TalaaboDheer8 ай бұрын
Beenta hada ilahay ma jecla ee ogow @abdimuse7911
@AbdiHoukoun4 ай бұрын
Tarikhda ciise hashegane mid adiga kugu sunten keenso oo adal wa qabil ciise ka foogow adal iyo ifad illahayba siiyey dee saldhigii gaalka borama saylac maha sumad ciise leeyahay saylac
@abdimuse79114 ай бұрын
@@deeqasiciid7464 dhul ciis3 leeyahay kama sheekeynayo ee waza aan ka sheekeynayo waa awdal, cundhufe iyo cadhayte canfar ka ilaasho kaaba qaadataye ciisoow... Hooyadaana dhul aan leeyahay ma sheegan karto ha igu dirin maxaastaada inaan kuusoo dareersho...
@MohamedAbdoulkader-bv3tw8 ай бұрын
Guerre the Gardabuusi Robleh affdèsbe.Iyo Ali Dileh iyo.Fahiyeh rhohaa
@wearerddddd68628 ай бұрын
Waar sawkuwa ragu dhaman waa ciise leh maxaa khaldan roople afdeb ma ciisaa???
@maryanigal33498 ай бұрын
maashaa allaah war wiilka aan fanraays u samayno soomaaliyeey anigu waxaan ahaye soomaali al marexaaniya
@AbdinasirYusufcise8 ай бұрын
War ninyahow. Somaali ciise ka dhax bax. Meesha aad ku fakankarta. Waa turkiga meesha dabada la gal. Isagaa quad islaam ah ufaa idey. Somaalina meesha ka Tackley. Ogow waa tala dahab ah. Shirqoolkan. Shirkadaha somaali kaliya ma aha waxaa ku daaban kuwa ey ushaqeeyaan kuwa reer galbeedka. Uguba daran. Ee isaga carar. Ninyahow waa tala dahab ah
@mnviepapa20037 ай бұрын
Hhh somaliaa iyaa turki aqan o wx ka qadan miyaa iledahey imikaa , dhaqtar ladhaho erdonkan iyaa jiraa baa markaa wa lo wada bahanyahey