Qisada Asxaabul Kahfi Bilow ilaa Dhamaad

  Рет қаралды 400,065

Qulasada Filimada

Qulasada Filimada

4 ай бұрын

flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
waxaa igala soo xariirikartaa Cinwankeyga instagram
👉 / abdihaliim_ali
#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi

Пікірлер: 432
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 4 ай бұрын
Qeybta 4aad aa sugeyseyn Waxey bilaabaneysa 39daqiiqo kadib Wana 20ka Daqiiqo ugu danbeyso❤Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Qisadan wa qiso dhab ah oo dhacday quran ka qeyb loga shekeyay Mida kale Dhalin yaradan Waxey Rumeyen nabi ciise qofkasto Racane nabiyada alle Wa Muslim ama mumin Yacni qof hogaan San marka dhalin yaradan marke baxayen diinta Dadka heysten wey tosneyd marke so labteyn 300sano kadib waxey arkeyn diinto wax badan laga badalay iyo dadko 3 uqeyb samay muslimiin iyo kuwo nabi cise ka dhigtay ilah iyo kuwo u arkayay wiilka ilahay waxeyna calamad kadhigteyn saliib 👏❣️
@HafsoBurhan
@HafsoBurhan 4 ай бұрын
Mahadsanid wll ❤
@zahrayasiin2042
@zahrayasiin2042 4 ай бұрын
Haa Mahadsanid 🥰🥰
@asmamohamet9979
@asmamohamet9979 4 ай бұрын
Faatinatu saara iyo cali buni abi dalib jcylkoodii soo gali qisadiisa
@AbdibasidHamza-cu1cm
@AbdibasidHamza-cu1cm 4 ай бұрын
Inoo Soo Badi ilaahy haku xidiyo wll
@user-pi6es1qn8r
@user-pi6es1qn8r 4 ай бұрын
Mhdsanid
@maryanfarah7150
@maryanfarah7150 4 ай бұрын
Wlhi waa cajiib mar walba waan aqriyaa waana suurada ugu jeclhy qur aanka allle Lkn saas dhan uma fhnsaneyn macneheeda Oohin wlhi isla celi waayey mhdsanid walal markale rabi hakuu danbi dhaafo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Jhfzjg
@Jhfzjg 4 ай бұрын
Maasha allaah alle haku xifdiyo ii gu ducee ane inaa aqriyo mahadsanid
@user-cc2ge6tl1n
@user-cc2ge6tl1n 4 ай бұрын
Amiin❤
@najimosalaad3294
@najimosalaad3294 3 ай бұрын
@CaptainZalafi
@CaptainZalafi 4 ай бұрын
Asxaabu kahfi waxay hurdeen 309 kawaran ismana badalin jidhkoodii subxaanalaah😢❤❤
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 4 ай бұрын
Haa walee ilahay ayaa ugu talagalay waa wax cibro qaadasho mudan
@ccmissyou4398
@ccmissyou4398 4 ай бұрын
Ma kuwan aya u mleysa wa matalaad😂
@user-rq2kj8tj7v
@user-rq2kj8tj7v 4 ай бұрын
Haa waan ognahay lkn ayagii xitaa isma badalin​@@ccmissyou4398
@HodanCiiseAbuukar
@HodanCiiseAbuukar 4 ай бұрын
Taas waa mucjisada Alle Allah mucjisadiisa waaye
@zahrayasiin2042
@zahrayasiin2042 4 ай бұрын
Saakaaga sugaaye Abdihaliim Ciraa ba iga soo bixi rabte lkn Alxamdullilah Igu danbeen waa noo soo dhigte xamaasad zaid ah aaba iheesa 😊😊😊❤❤❤
@aadancusmancilmi734
@aadancusmancilmi734 4 ай бұрын
Nabi yuunis Qisadiisa
@najimosalaad3294
@najimosalaad3294 3 ай бұрын
❤❤
@CrashiidBashiir
@CrashiidBashiir 17 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-si7lv6iu2w
@user-si7lv6iu2w Ай бұрын
Waa gu hore diinta ☪️ islamka Waa lo Shihiidaayay manta na wa la gu ciyaraya 😭😢
@shiinemoor373
@shiinemoor373 Ай бұрын
Waa sax
@Abdulaahiguure425
@Abdulaahiguure425 4 ай бұрын
Wlhi qisadan qalbigeyga ee badashayy ❤❤
@Nawalnayli
@Nawalnayli 4 ай бұрын
Walalaya cibadada alle aakudadalno ❤❤
@zahrayasiin2042
@zahrayasiin2042 4 ай бұрын
Insha allah Allah hainagusugo diita Islaamka 🥺🥺
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u 4 ай бұрын
Shukran cabdi halim cali alle haku sharfo❤
@CumarCabdalle-hs4pw
@CumarCabdalle-hs4pw 4 ай бұрын
Qisadan wexey ugu abuurtay qiiro iyo oohin sida alle mujisadkiisu cajiib u tahay😭😭😭
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 4 ай бұрын
illahy janada haku geeyo adigaviyo labadaada waalid waa ramadaane hadaad booqato janalkauga😢😢😢
@user-fe9py3ex7t
@user-fe9py3ex7t 4 ай бұрын
Wanku booqdey waana kuu saarey
@Umucamara
@Umucamara 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 11:57
@SaaraIbrahim-fo1io
@SaaraIbrahim-fo1io 4 ай бұрын
Mansha allah wxan ba ismodayay inan kudhe jiro asxabulkahfi saan dareenkayga uraaciyay
@user-pe5bi1yo6x
@user-pe5bi1yo6x 4 ай бұрын
Ilhey no gargaar yaa rabbi ❤❤❤❤
@Axmed_yare12
@Axmed_yare12 4 ай бұрын
Surtu kahaf waa quranka kala barkisa m.a❤
@ubahmouseabdulahi3568
@ubahmouseabdulahi3568 4 ай бұрын
Waa quasi run ah waan dhagaystay qisada waxaan ka dhagaystay sheekh cali jabuuti
@nashaadyuusuf8860
@nashaadyuusuf8860 2 ай бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar yaa rabi yaa raxman yaa Allah danbigeena io kii walidkenba iyo ka muslim ko dhanba dhaaf yaa raxman adoo naga raali ahna na oofso 😭☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲💝
@subagoahmed
@subagoahmed 4 ай бұрын
Wad mahadsantey walal ❤ Lkn maalin dhaafka naga daa Waa codsi😢
@firdaws__hs
@firdaws__hs 4 ай бұрын
لا اله الا أنت سبحانك أني كنت من الظالمين ❤❤❤
@YurubMohamoud-m8q
@YurubMohamoud-m8q 7 күн бұрын
Gaye😅
@SaaraIbrahim-fo1io
@SaaraIbrahim-fo1io 4 ай бұрын
Qisoyinkanoo kale so badi wa macan❤ wllhi
@SumayoAbsisalam-jn9db
@SumayoAbsisalam-jn9db 4 ай бұрын
🎉🎉
@SaaraIbrahim-fo1io
@SaaraIbrahim-fo1io 4 ай бұрын
@@SumayoAbsisalam-jn9db ❤️
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 4 ай бұрын
الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤
@xaliimomaxamuud-b6v
@xaliimomaxamuud-b6v 27 күн бұрын
Waxaan ahaamid kamid ahaa dadkauushaydaankalunsaday kaasoowaliba seejiyay salaadii Allah alx ilaah ayaamahadleh hada waxaan ahy adon kamidaa adoomada Allah ilaah ayeeymahadaasusugnaatay Allah huakbar🤲alxamdulilah
@user-bg7bl6ci2q
@user-bg7bl6ci2q 4 ай бұрын
Ilahay inu waxwalba awodo ayay caydaynasa qisadani subxanalah ilahayow no gar gar😢
@HamzehazenAbdi-mi7wg
@HamzehazenAbdi-mi7wg 4 ай бұрын
Wll tafsiirka quraanka ku soo dar😢
@kuu617
@kuu617 4 ай бұрын
Mahadsnid wllo si wacan bd nogu so gudbisay shaqo adg weye alle haka abaal mariyo❤
@maxamedcabdiwahaab476
@maxamedcabdiwahaab476 3 ай бұрын
Allaha ku xifdiyo oo liibaan aduun iyo akhiro
@muumowmuuse
@muumowmuuse 29 күн бұрын
اللهم انت ربي لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين❤
@user-ct4zy7nf9i
@user-ct4zy7nf9i 4 ай бұрын
Maasha allaah
@AsmaCraxmaan-ct5zh
@AsmaCraxmaan-ct5zh 26 күн бұрын
لااله الا انت سبحانك اني كنت من الظا لمين
@AsmaCraxmaan-ct5zh
@AsmaCraxmaan-ct5zh 26 күн бұрын
❤❤❤❤
@BakarMaxamed-is2vu
@BakarMaxamed-is2vu 4 ай бұрын
Mashallh sxb qisadii nabi luud soodaa
@dekaahmed9288
@dekaahmed9288 4 ай бұрын
Qisaadi nebi mohmed scw oo dhametiran so gal wl
@Sharmaake_yare
@Sharmaake_yare 4 ай бұрын
Waa qaybti hore
@SamiyacabdullahiSamiya
@SamiyacabdullahiSamiya 4 ай бұрын
20ka daqiiqo ugu dambayso ayay bilabanaysa wll
@CaliAhmed-jc3lo
@CaliAhmed-jc3lo Ай бұрын
asxaabulkahfi 😊😊😊😊😊😊😊
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@user-mt7dr8qz2c
@user-mt7dr8qz2c 4 ай бұрын
Mahadsanid wll waaxyabo iga maqna ayaad ii gordhisay allaha kaajaza ii siyo wll
@layloluza5119
@layloluza5119 4 ай бұрын
runti waxbdn kama anan ogayn qisada asxabul kahfi wa qiso cibro wano qadasho leh masha allah team qulasada wad kumahdsantuhin tarjumada
@MaxamedGacmayjamaca-ve8pu
@MaxamedGacmayjamaca-ve8pu 3 ай бұрын
Qisadii nabi sulaymaan soo dhig
@user-vv9cq1vw7t
@user-vv9cq1vw7t 4 ай бұрын
Qisadi habil soqado❤
@user-qo2rc9yq4b
@user-qo2rc9yq4b 4 ай бұрын
Masha alah
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 Ай бұрын
I love this stry😢 meqo jeer ayan degestay kma dalo😭allah nasiyo imaan ameen
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada Ай бұрын
Amiin yaa rabi
@AxmedRonaldo-ty4wz
@AxmedRonaldo-ty4wz 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 الهم اعسل اسلم ول مصلين 😢😢
@CaliAhmed-jc3lo
@CaliAhmed-jc3lo Ай бұрын
nuusobadi waankahelnav😊😊😊😊😊
@HANKA_GAMER
@HANKA_GAMER 4 ай бұрын
Allahu Akbar ❤😊
@user-mh7kz2qd1n
@user-mh7kz2qd1n 4 ай бұрын
900k kurajeenaa zxp❤❤🎉🎉
@abdiqanimustaf8236
@abdiqanimustaf8236 4 ай бұрын
Ani xitaa waxaa urajeenaa 1m🎉🎉 I.a
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@Carfooon
@Carfooon 4 ай бұрын
AllaHu Akbar😭❤❤
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 Ай бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar maka daalo qisadan an aan dhagesto runtii
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada Ай бұрын
🥰🥰
@nuuraarahman7005
@nuuraarahman7005 4 ай бұрын
Maanshallah ❤hore u soco❤pro
@HabiCrashid
@HabiCrashid 4 ай бұрын
Alleh hukbar ❤
@UbaxBalanbal
@UbaxBalanbal 4 ай бұрын
Masha Allaah
@clwaasacahmedclwaasacahmed6985
@clwaasacahmedclwaasacahmed6985 4 ай бұрын
Zxp qaybta 4 😢❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 7 күн бұрын
wan kuheesta qisoyinkan cml ❤
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475 4 ай бұрын
Jiitoobaas yaa waaye
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 4 ай бұрын
zhp kisa wye ❤
@MaidaAhmet
@MaidaAhmet 3 ай бұрын
Alahu akbar 😢❤
@FaadumoTahliil-bq9nt
@FaadumoTahliil-bq9nt Ай бұрын
Allaahu Akbar
@Abdifatah5792
@Abdifatah5792 4 ай бұрын
Waiting p4
@fatumahassan3334
@fatumahassan3334 4 ай бұрын
Mash allah❤🎉😂
@AxmedSalan-no2ze
@AxmedSalan-no2ze 3 ай бұрын
Walahy wanku tageera abdi halim ali
@SuldanVgr
@SuldanVgr 4 ай бұрын
Alle Haku sharfo wll❤
@zeynbsiman5190
@zeynbsiman5190 4 ай бұрын
Allaahu akbar subxanallaah😢❤
@NimcaHassan-qn2tx
@NimcaHassan-qn2tx 4 ай бұрын
Asxabul kahf😭
@ExcitedBlueLake-pv7sb
@ExcitedBlueLake-pv7sb 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤allha❤❤🕋🕋🕋🕋🕋🕌🕌🕌🕌🕌✅✅✅
@Farxiyo-ts8zc
@Farxiyo-ts8zc 4 ай бұрын
❤❤🎉🎉😊
@aadancusmancilmi734
@aadancusmancilmi734 4 ай бұрын
Saxwaaye cibaadada Allaah aan kudadaalno
@user-rj4hk8ok6k
@user-rj4hk8ok6k 29 күн бұрын
Alaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊
@saadoyariisay4246
@saadoyariisay4246 3 ай бұрын
Allhu akbar ❤
@lamicamawliid
@lamicamawliid 4 ай бұрын
axmed mise mohmett❤
@shugri1651
@shugri1651 3 ай бұрын
Waaad ku mahad san tahay wll😢 sida noogu FAh faahisay❤
@CaliSaciid-uy9fi
@CaliSaciid-uy9fi 4 ай бұрын
Qisada nabi huud
@aadanwaahir
@aadanwaahir 4 күн бұрын
Allaho akbar❤❤❤
@YaasirKhadar-qz6ce
@YaasirKhadar-qz6ce 21 күн бұрын
الحمد لله الذي عالمنا ما لم نكن نعلم❤❤❤
@YaasirKhadar-qz6ce
@YaasirKhadar-qz6ce 21 күн бұрын
😊
@dekaali4298
@dekaali4298 Ай бұрын
Masha allaah❤❤❤
@Liibaliiba-du3lc
@Liibaliiba-du3lc 4 ай бұрын
Ma shalaah❤❤
@GudonAbdikarim
@GudonAbdikarim 4 ай бұрын
Subxanallah Allahu akbar
@Hodanmohamud2056-bl7ui
@Hodanmohamud2056-bl7ui 4 ай бұрын
300 oosanab ayee caabudi jireen❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊
@user-lh2zx2ih2u
@user-lh2zx2ih2u 2 ай бұрын
Waan ku baryaaa qisada nabi yuunis walaal Allah ku danbi dhaafo
@SacdiyoKhalif-vn3oh
@SacdiyoKhalif-vn3oh 4 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 4 ай бұрын
Masha allah Ramadan mubarak ❤🌙
@Ina_abuubakar
@Ina_abuubakar 4 ай бұрын
Rabigeena naxariis badanaa ❤😭
@CabdiNaasir-p9d
@CabdiNaasir-p9d 26 күн бұрын
Iisoduceya ❤
@cabdiaadanxasan4035
@cabdiaadanxasan4035 4 ай бұрын
Sii dhakhso wlk abdihalim ali qisadu waa macaan🎉
@SihaamKhayre-ht4nc
@SihaamKhayre-ht4nc 4 ай бұрын
Soo badi qisooyinka m.a😊😊🎉
@NawafIsmailAbdiAli-jc2dw
@NawafIsmailAbdiAli-jc2dw Ай бұрын
❤Qeybta 4aad❤
@user-ov9pd4mp7z
@user-ov9pd4mp7z 11 күн бұрын
Allah akbar❤❤
@RNN1234
@RNN1234 4 ай бұрын
Alla Macaanaa Qisadu.
@CabdicasisMustafe-il8px
@CabdicasisMustafe-il8px 4 ай бұрын
Inaadeer soo dhakhso❤
@user-of6xh2eq6j
@user-of6xh2eq6j 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alxamdullaah😊
@maxamedyare981
@maxamedyare981 4 ай бұрын
Wll soo badi❤❤❤
@ZakariyeMuhamad
@ZakariyeMuhamad 4 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@sucaado4344
@sucaado4344 4 ай бұрын
Kusoco❤❤
@maxamedcabdiwahaab476
@maxamedcabdiwahaab476 3 ай бұрын
Wil yar oo ilaahay balaaqo siiyey ayad tahay ❤
@AyuupOsmaandiriye
@AyuupOsmaandiriye 4 ай бұрын
ALLAHU AKBAR😭😭
@Islaam1442
@Islaam1442 4 ай бұрын
I can't wait for it bro
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 4 ай бұрын
Maasha Allaah
@user-bv9rj6lt2s
@user-bv9rj6lt2s 4 ай бұрын
Masha laha❤
@cureejiyusuf4052
@cureejiyusuf4052 2 ай бұрын
masha alaah
@Itz_hantos1747
@Itz_hantos1747 4 ай бұрын
Inshallah wan diwani dona❤🎉❤❤🎉❤
@fathihamoud830
@fathihamoud830 4 ай бұрын
Alahu akbar wax kalon odhan malahan❤
@nimcoabdullahi3401
@nimcoabdullahi3401 4 ай бұрын
Mashaalah
@malcom.x10
@malcom.x10 4 ай бұрын
Capitain Majid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ The best youtuber🎉🎉🎉❤❤
@Mubashir-ur5zf
@Mubashir-ur5zf Ай бұрын
Qisadii nabig maxamed
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,3 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 120 МЛН
Qisadii Nabi Muse iyo Fircoon Bilow ilaa Dhamaad || @QulasadaFilimada ❣️
32:07
Furashadii Andalus iyo Qisadii Daariq Binu Siyaad || @jiilmedia
41:28
GET BURNED BY TOUTCHING A POT OF CARDBOARD!#asmr
0:18
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 12 МЛН