Qisada Dhulka Falastiin Qabke Yahuda Ula Wareegtay Full Story ||

  Рет қаралды 75,864

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Пікірлер: 115
@mohamedjama9751
@mohamedjama9751 8 ай бұрын
ILLAHAY adiga daartaban u soomane u gar gar walaladay falastiin😥
@Asmafarah40
@Asmafarah40 8 ай бұрын
Allahuma aamiin🥹🥹😭😭
@maahircade9587
@maahircade9587 8 ай бұрын
Aamiin
@Soopergaming123
@Soopergaming123 8 ай бұрын
Allahuma Ameen❤❤
@AaminoIsmailAbdulqadir
@AaminoIsmailAbdulqadir 8 ай бұрын
أللهم امين 🤲
@josephabazz-ut3ev
@josephabazz-ut3ev 8 ай бұрын
aamiin yaa allah🤲
@ibrainainasheikh7778
@ibrainainasheikh7778 8 ай бұрын
Allahayoow ugarangar walalaheena Palestine 🇵🇸 ♥ 😊
@mubarakfarah3891
@mubarakfarah3891 8 ай бұрын
Yaa Allah u Gar Gar Dadka Reer Falastiin
@KhaalidIsmaaciil-m8z
@KhaalidIsmaaciil-m8z 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@hodanabbas1333
@hodanabbas1333 8 ай бұрын
​@@KhaalidIsmaaciil-m8z maxaa dhacay
@MyfamilyMyphone.
@MyfamilyMyphone. 8 ай бұрын
Subxanalaah yaarabi 😢😢😢 allaah wuu ogyahay dulmigaa dadka muslimiinta ah ku socda . Allow kadulqaad dhibatadaaa haysata dadka muslimka ah
@jiilmedia
@jiilmedia 8 ай бұрын
Amiin. Yarabi
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 8 ай бұрын
Allahayoow Falastiiin u hiiili waa maalin ramadaane 10kii danbe khayrkanlagu jiraa Aamiiin yaaa Rabbiii🥹🤲🤲
@Aaroon_Ak
@Aaroon_Ak 8 ай бұрын
Kusaliya nabiga scw majiro ruux kawanaagsan oo laxuso❤❤❤
@Asmafarah40
@Asmafarah40 8 ай бұрын
Salallahu cayehi wasalam❤️❤️Salallahu cayehi wasalam❤️❤️Salallahu cayehi wasalam❤️❤️Salallahu cayehi wasalam❤️❤️
@iqramaxamud8009
@iqramaxamud8009 8 ай бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@AnisowarsameOmar
@AnisowarsameOmar 8 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@Omar__farech
@Omar__farech 8 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏
@Youyeah.
@Youyeah. 8 ай бұрын
ILAAHAYO DHULKEENA SOOMAALIDA NOO XAFID
@xiisawhassan9903
@xiisawhassan9903 8 ай бұрын
Subhanallah alOW uGaargaaarrr reeer FaLasTiiin ee dhiBaatda Ku suGan iO reer qasa 💔😫🤲
@AminaMuseMohamed
@AminaMuseMohamed 3 ай бұрын
Allow u gargar falastin🇸🇩🇸🇩🇸🇩 oo si awood aya ku ugu guleystan yahuud yaa Alllah adiga wax walba awood u leh 😢😭😭😭😭😭😓🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩falastin guuul mar walba🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩
@IfrahMubarak
@IfrahMubarak 8 ай бұрын
Allow adoomadada adga ujeddo marnaba aadan dayaceynin allow ugargaar😭😭🤲🏻🤲🏻
@SihaamCalimaxamad
@SihaamCalimaxamad Ай бұрын
Sallallaahu caleyhi wasalam sallallaahu caleyhi wasalam❤❤
@abdifarduus3460
@abdifarduus3460 8 ай бұрын
Ilaahow ugargaar wllahena reer falestiin😭😭😭
@CadnaanAdnancade
@CadnaanAdnancade 8 ай бұрын
Freefalastin illahay ha ugar garo aamin Ramadan Kareem
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 8 ай бұрын
Rabi ha u hiiliyo walaheena qasa iyo falastiiniyiinta 😢😢
@XawoGaabo
@XawoGaabo 8 ай бұрын
Alle haugargaaro walaalheen falastiin😢
@Mysomalifilms
@Mysomalifilms 8 ай бұрын
Alah ha u gargaaro 😭🤲
@Maryama190
@Maryama190 8 ай бұрын
Salaad walbo tukano gadasheeda aan u duceyno wllehena Palestina Ducadu waa awooda qofka muslimka yaa rabi u gargaar Palestina😢🤲😔
@HawoMaxamud-qn4cv
@HawoMaxamud-qn4cv 8 ай бұрын
Allow ugarkaar falstin wan ku garaadysday 😢😢😢❤
@abshiramursalabdullahi6147
@abshiramursalabdullahi6147 8 ай бұрын
23:16 يااا رب🤲💔
@Wehelsame
@Wehelsame 8 ай бұрын
ilaaahow waa bil ramadaan ugar gaar walaalaheen falastiin😭🤲
@Rudiboyx7
@Rudiboyx7 8 ай бұрын
Amiin❤❤❤
@Asmafarah40
@Asmafarah40 8 ай бұрын
Allahuma aamiin🥰😊
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 8 ай бұрын
Waamahadsantahy wll
@NuurAbubakar
@NuurAbubakar 8 ай бұрын
Team jiil media keep going 🎉🎉
@axlaanbashiir5478
@axlaanbashiir5478 8 ай бұрын
Allow falastiin ugargaaaar 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😥🥺😭😭😭😭😭😭😭😭
@MusabMire
@MusabMire 8 ай бұрын
Subhanallah
@Ceeblaawe
@Ceeblaawe 8 ай бұрын
إن سألوك عن غزة فقل لهم : بها شهيد، يسعفه شهيد ، ويصوره شهید : ويودعه شهيد ، ويصلي عليه شهيد ، ويدفنه شهید . اللهم انصر اخواننا في غزة
@Soopergaming123
@Soopergaming123 8 ай бұрын
Allahuma Ameen❤❤
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 8 ай бұрын
Yaa Allah 😢😢
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 8 ай бұрын
Hadaad is duleyso ALLe swt kaama qaado . Ilaa aad sameyso isbedel dhab, oo weliba lagu imtixaamo. Imtixaankiina weli waa socdaa .
@RASHKAVIP
@RASHKAVIP 8 ай бұрын
Allow falastiin u gargaar😢😭
@Alkharia-s
@Alkharia-s 4 ай бұрын
ilaahow waa aragta wax kasto ugargaar walaalehna reer falstiin yarabii😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@IqroNuur-lm7uh
@IqroNuur-lm7uh 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 yaa allah 😢😢😢😢😢
@FarxiyoAxmed-dy3uf
@FarxiyoAxmed-dy3uf 7 ай бұрын
Waxan u awooda ducokalito😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔waniyadjabay😭😭
@FarxiyoAxmed-dy3uf
@FarxiyoAxmed-dy3uf 7 ай бұрын
Walahi
@maryancb1351
@maryancb1351 8 ай бұрын
allow noo gar gaar hadaan musimiin nahay muslimiinta meelkasta way ku dhiban yihiin aduunka waa imtixan wallhy😭😭😭
@user-mohamadsiciid
@user-mohamadsiciid 8 ай бұрын
Waxan xasuustay xadiiskii nabiga ee aha ____waxa dhici donta mar aay tiradiinu badan tahay lkn ii Nan ahy dad qimo iyo aqli iyo awoodba leh 😢 wlhi hadii aan lahan lahay maskaxdii khalid binu waliid iyo ragii diinta u dagalamay saan naguma dhacden 😢 Manta muslimunta aduunka waxa lagu qiyasa 2billion waxayna dawanayan waxa Lasorda qasa iyagoo waxkasta haysta hub kasta haysta tignola jiyad nocay Montana ha ahte hadana way dawanayan waxa dhacaya Duco iyo ficil ba waa lo bahan yahay 😞 إِنَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنْفُسِهِمْ
@KeifNour
@KeifNour 8 ай бұрын
Ilhy khayr haidin siiiyo aad bn ugu bahna mawducan❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@claahigudow4283
@claahigudow4283 8 ай бұрын
masha allah wan,kahelay war bixintan jiil media
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@AmbiyoCali-x9w
@AmbiyoCali-x9w 8 ай бұрын
Yaa Allah😢😢😢😢😢😢😢😢
@JacfarJacfar-s7y
@JacfarJacfar-s7y 8 ай бұрын
Somalida meeshay ka timid noga soo waran ❤❤❤
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 7 ай бұрын
Ilaahow falastiin caawi😢😢😢
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 8 ай бұрын
Yahuud cidii doo dhaweesata waa hoogdey
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 8 ай бұрын
Ilahay haw gargaro walalaheen reer falastine insha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🥺SUBXAANALLAH
@Abdirisak1
@Abdirisak1 8 ай бұрын
Guuleyso zxb
@abdirizackmuslim
@abdirizackmuslim 8 ай бұрын
m.a
@ayubabdidahir1094
@ayubabdidahir1094 8 ай бұрын
Nacalada ilhy haku dhacdo yahuuda
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 8 ай бұрын
Falastiniyiintu ma caruur ayey ahaayeen, HAAA, maanta ayey midhihii ay beerteen cunayaan , liqa dacarta .
@Jazmina65
@Jazmina65 8 ай бұрын
Markaas waala gumaysanye ee udeceey bas
@Mohamett_Apdirusaaq
@Mohamett_Apdirusaaq 8 ай бұрын
Free Falastiin 😢
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 8 ай бұрын
Yaa all😢😢
@Somali252-s8e
@Somali252-s8e 8 ай бұрын
Qisada Faatimah bintu muxamed hada rabto aniga soo dhigay soo daawo 🙏
@ibrahimjan5320
@ibrahimjan5320 7 ай бұрын
Inshalah qeyr waaye ina macal cusri yusra teeda kale muslimiinta ilaahay aqliga ha usoo celiyo falastiina gargar xaga rabi ha siiyo amiin ❤😢😂
@Yazminadam12
@Yazminadam12 8 ай бұрын
Allow dadka Muslim miinta dhibatada kadul qad😭😭
@ShukreDuran
@ShukreDuran 6 ай бұрын
i love you falastiin ☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️🤌🤌🤌🤌🤌🤌🤌🤌🤌🤌🤌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sanjabiil
@sanjabiil 8 ай бұрын
ياااا تلللللله😢😢😢😢
@abdinajiib671
@abdinajiib671 8 ай бұрын
hello jiil media
@Amiin_jr
@Amiin_jr 8 ай бұрын
Flimkan wiilka yar kujiro wan dawaday qulasada filimada
@CabdisugeNuuh
@CabdisugeNuuh 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@somali_channel_yt
@somali_channel_yt 8 ай бұрын
Yhuda dintoda magaceed
@YuusufCqaadir-z7x
@YuusufCqaadir-z7x 8 ай бұрын
Nabigeena noo sheege in yahuuda la ciribtiridoona
@NasroMohamed-g1m
@NasroMohamed-g1m 7 ай бұрын
SOMAALI MUKUJIRO😂
@Umalmaxamuud
@Umalmaxamuud 4 ай бұрын
Alow dalkeyga badbaadi adiga naxaris badane sidan yeysan nagu dhicin
@hajiadani5419
@hajiadani5419 8 ай бұрын
Wa sida manta oromada somalia usoo galayso
@AmiraMohamed-rx7cm
@AmiraMohamed-rx7cm 7 ай бұрын
Somali weak the killing each other
@NajmoCabdi-sg7qc
@NajmoCabdi-sg7qc 8 ай бұрын
Hadaa qisada nooga sheekaynayso nooga sheekee laakiin yuhuuda calankooda indhahayna haa saarin wall😢😢
@SamiiraMohamud-s7n
@SamiiraMohamud-s7n 8 ай бұрын
😢😢😢
@Suheymaqurux
@Suheymaqurux 6 ай бұрын
Ilahow ugargar 😢
@MucaawiyeahmedAhmed
@MucaawiyeahmedAhmed 5 ай бұрын
Amin years rabbi❤
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 8 ай бұрын
1909 yuhuudu waxay ahaayen 24K falastiintuna waxay ahaayeen 500k 2022 yuhuydu waxay noqdeen 9milyan Falastiiniyiintu waxay noqdeen 5milyan Faqriga eeg bal oo waliba lasii dilayo tii tahribayaan ay hoos usii dhacayan 2050 waxaan kabaqaya in la dhaho dad falastiiniyiin ah jiri jiray😢
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 8 ай бұрын
Yarabi yaarabi 😩 ugargaar adomahaaga
@IfraaxBoorow
@IfraaxBoorow 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Rahmaabdi-rs2rn
@Rahmaabdi-rs2rn 8 ай бұрын
Ilahoow u gargaar. Waxan ka baqaya inay Oromada saas nagu sameyso anakana inaay dhulkeena si tartiib ah noga qataan ileen wan isku maqanahaye:(((
@RuqiyoNuur-ov5kq
@RuqiyoNuur-ov5kq 8 ай бұрын
Asc wall
@HasanachmedMahmud
@HasanachmedMahmud 8 ай бұрын
Musliminta wexe aminen cadawgooda ilaa hada kuwa ayaa hurda
@FARDOWSOMOHAMED-d2c
@FARDOWSOMOHAMED-d2c 8 ай бұрын
Pls waxaa kuso darta qisadi nabi adam
@CaaliyoOmarshooli-dz9kq
@CaaliyoOmarshooli-dz9kq 8 ай бұрын
😢Y 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Suldanka.geming
@Suldanka.geming 8 ай бұрын
Were is captain majid plz😢
@H.h.j.j.unknownperson
@H.h.j.j.unknownperson 8 ай бұрын
Zubxanalah😢
@zuhour-p7s
@zuhour-p7s 4 ай бұрын
waxan soo gudbiya sheekoyin igu dhiirageliya plz😪
@S88mustaf
@S88mustaf 8 ай бұрын
Mas lama sodhawaysto😢
@adontiiale
@adontiiale 7 ай бұрын
Carab waa dadka ugu xun adunka wax wee Hestan lkn falastin macawinkaran Aniga wandankeyga xita falastin ayan kajeclahy Free Free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhalidCabdulkadir-zc6zi
@KhalidCabdulkadir-zc6zi 7 ай бұрын
Waxaa rabaa inaa nila shaqeeyo
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 8 ай бұрын
Free Palestine 🇵🇸😢
@MR.KANG17
@MR.KANG17 2 ай бұрын
2025 vs 2024
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 8 ай бұрын
Hhh gaalda io muslim in lo kla bxo rajeynaa I.a yahuud wA cadow😢
@carfihaybe3092
@carfihaybe3092 8 ай бұрын
أيها الحاخام لا أدري أين ذهب ضمير المسلمين. المملكة العربية السعودية . فقط أغنية الأسلحة. الملاحة البحرية في إيران 🇮🇷 كلامها ليس الملاحة البحرية ولكن تحت الأرض لا يوجد سلاح ولكن كل شيء جميل لضمير العرب وإيمانهم لا تنسوا يوم القيامة 😢
@lazco__1943
@lazco__1943 8 ай бұрын
Ingiriisku markii hore isagaa ufududeyey yuhuudu inay galaan falstiin markii danbe maxay isku khilaafeen yuhuuda iyo ingiriiska
@sakariyesako4393
@sakariyesako4393 8 ай бұрын
Kasoo hadal dawladii osmaniyinta
@NasroMohamed-g1m
@NasroMohamed-g1m 7 ай бұрын
750
@bashiirfaarax-c6z
@bashiirfaarax-c6z 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Faraheyy22Faraheyy22
@Faraheyy22Faraheyy22 7 ай бұрын
😢😢😢
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 8 ай бұрын
Falastiniyiintu ma caruur ayey ahaayeen, HAAA, maanta ayey midhihii ay beerteen cunayaan , liqa dacarta .
@maxamedaxmed3270
@maxamedaxmed3270 8 ай бұрын
Waxani wax iska dhacayay ma ahayn amar alle ayay ku socdeen oo ilaahay baa suuratu israa inoogu sheegay inay yuhuudu gali doonaan baytal maqdis mar kale waana tan imika
@RuqiyoNuur-ov5kq
@RuqiyoNuur-ov5kq 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 12 МЛН
Farmer narrowly escapes tiger attack
00:20
CTV News
Рет қаралды 13 МЛН
Do you love Blackpink?🖤🩷
00:23
Karina
Рет қаралды 23 МЛН
Qisada Asxaabul Kahfi Bilow ilaa Dhamaad @AbdihaliimAli || @QulasadaFilimada
59:21
flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid
13:54
Qulasada Filimada
Рет қаралды 2,5 МЛН
MOWDUUCA FALASTİİN DARTEED DUNİDA WAALAGU FADEEXOOBAY
38:24
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 45 М.
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 12 МЛН