QISADA HANA 5 SARKAAL IYO 3 GABDHOOD I KUFSADAN ABAHAY WASIIR HORE CUMAR BA SABAB U AHAA SUBXANALAH

  Рет қаралды 15,758

ILYAAS GUBTA MEDIA

ILYAAS GUBTA MEDIA

Күн бұрын

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Пікірлер: 43
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
Binih.adan.marejinkarah.rabigay Hasiyo.risiq.waa.sac.ah.ooy.kudharagtoh.iyadah.iyo.wilkedabah Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
@Amineta.0
@Amineta.0 2 ай бұрын
Alx illahoow adaa Gabdho iigu deeqey Waana Ku faraxdanahey deeqdaada Waana kaaga shugriyaa illahoow adaa ila koriyeey ila xafid maanshallaah inshallaah
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 2 ай бұрын
Illaah hadaa haysto Cidkale uma baahnit. Illaahay haku caafiyo wixii ku soo gaarayna Ajar Allaha kaa siiyo.
@Halima-v8c
@Halima-v8c 2 ай бұрын
Allaahu akbar shayma afkeeda ilaahay wax san buu ku tiray masha allaah shaymaay qof ilaahay jecel yahay cid uma baahid ee allihii ku siiyey quwaddaas iyo qalbigaaas wanaagsan alle u mahad celi ilaahay qalbiga ha kuu adkeeyo saliga nebigana badso masha allaah
@kastankastan2983
@kastankastan2983 2 ай бұрын
Anigoo Kastan Ah Diyaar Waxaan U Ahay In Aan Qeyb Ka Qaato Arinteeda❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
Nicamay.waxeey.ubantay.hakuh Weydin.midiyah.dhaxdisah.ee.hadad.cawimeysid.lokhah.kalah.hadal. Waa.gabar.xishuneysah.amah. Talafankedah.radih.amah.hadah Kakhoroh.talafankedah.sidas.nah Kusiyah.waxeey.ubantahay.ogadanah.markastah.ilahaay.hasanad.hadinjah.siyeh.waa.khof.kaliged.ah Oo.hesatah.ilmah. Markah.cawiyah.rabigay.hadin. Cawiyah.oo.lasocdah.habah.xaladadah Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 2 ай бұрын
Wllo illahay cafimad dagdaga haku siiyo insha allah
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 2 ай бұрын
Sigaar aan cabaayey Iyo sarirta waxba kama aqaan Sheeko kale keen
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 ай бұрын
Waxbaa qaldan waxan u fahmay iney xanunsantahay Alahacaafiyo
@MohamedQadar-n6g
@MohamedQadar-n6g 2 ай бұрын
Waxbaa qaldan
@maryami2299
@maryami2299 2 ай бұрын
Dhaalinyarada guryaha idiinkugu imaanaya gabdhihiina ka ilaalsada
@abdulahiosman2589
@abdulahiosman2589 2 ай бұрын
Ilaahay ha caafito oo ha soo hanuuniyo gabadha abtiga aan u ahay
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 2 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤
@maryami2299
@maryami2299 2 ай бұрын
Gabar walba hooyadeed baa ilaalsata Gabadhaan hooyadeed baa dayacday
@Maria28832
@Maria28832 2 ай бұрын
Hooyada dhashay baa laga rabaa in gabadha saaxiib la noqoto oo dajiso
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 ай бұрын
Allah ha ku caafiiyo hana ku gargaaro Aamiin
@lailaismail1317
@lailaismail1317 2 ай бұрын
Siday markaa gabari gabar u kufsataa wanaag waalan gabar ba nin kufsatay garanay nin ba gabar kufsDay garanaye gabdha i kufsaday ano gabara wa maxay
@maryami2299
@maryami2299 2 ай бұрын
Dumarooow cacuurta ilaalsada la sheekaysta
@SahroDiiriye-sj2yl
@SahroDiiriye-sj2yl 2 ай бұрын
Mansha alaah
@AmranXaaji-g5w
@AmranXaaji-g5w 2 ай бұрын
Maasha allah Diinta ku fiicantay
@maryami2299
@maryami2299 2 ай бұрын
Reer aan duin lahayn bay ahaayeen maxaa gabdho hoods iyo dhalinyarada qarax bada isu geeyay
@aminahussein1
@aminahussein1 2 ай бұрын
Gabadhaan in wax loo qabto weeye . Depression baa haya . Allaha Caafimaad siiyo.
@Maria28832
@Maria28832 2 ай бұрын
Gabadhaan familygeeda dayacay reer xaaji masale caawiya qurbaha waa lagu dayacan yahay walee dhulka somalia waa loo darsaday
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Dhulka Soomaaliyaa ka xumayd kufsiga gabdhaha. Ina Carays Ciise Kaarshe waa tii koox ilmaha madaxda kufsadeen. Mama Saafi waa taa koox kufsatay. Gabadhii uu furay Cali Maxamed Siyaad koox intay kufsadeen dileen. Dhibka ilaa hada lagu jiro kooxdaas baa ka masuul ah
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
Kuwah.intah.lakufsadoh.mfidiyogah.lagadubah.oo.markey.raban. Inaay.u.galmodan.uyaranayahhaday.didanah.kurakataynayah.fidiyoh Bankahayah.hadad.ididid.ku.waas Yakamusul.ah.oo.dowladi.siyaad Nah.xun.meyhey..waxa.sidas.ugalayey.waa.ragih.somaliyed.ee.daganah.xamar. Markah.gabar.kastah.ee.lakufsadoihaiskah.samirto.rabigadanah.hatalah.saratoh.matah.malin.an.ahen Bey.haleysah.xakhadih.iyo.sharaftadih.lakuh.ciyaray. Matanah.cidwaxa.ukhabaneysah. Majirto.ee.hatawa.kasho.ilahaad Mediyahanah.eysogelun.ooy.ismujin..ee.samirkah.habadsatoh Wabilahi.tofiiq​@@sucdisiad3316
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 2 ай бұрын
See naga wax ukufsadaan idinko raali ah kama wado in aan foolxumeeyo kinsman laakin waxaan raba in aan ogaado naagi side aay wax u kufsato
@SofiaRooble
@SofiaRooble 2 ай бұрын
Ilaahey ha caafiyo
@luulhussein2396
@luulhussein2396 2 ай бұрын
Magalada ayjoogta guryaha dowlada malahan miyaa, maa guri dowlad u raadisaan
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 2 ай бұрын
Stop smoking
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 ай бұрын
Naag maxay wax ku kufsatay naa caacda iyo
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 2 ай бұрын
Gabadhan hala cawino runti wey dhibantahay nolosha ku dhibtotay Niemi cawin hani wey yared runti dhibkas ku dhacay
@xaliimomaxmade8682
@xaliimomaxmade8682 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 2 ай бұрын
Danmark wixii nasiib xun oo dhan maxaa geeya,,Skidland,, nacalaa ku yaal Jensen
@maryami2299
@maryami2299 2 ай бұрын
Fumarole caruurtii a la sheekaysta aaminana waxay idiinsheegaan ha dhagaysaninee
@Maria28832
@Maria28832 2 ай бұрын
Walall waa 8000 kun dolar
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 2 ай бұрын
Sheeko dhinac ka karan
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 2 ай бұрын
View raadus
@AmranXaaji-g5w
@AmranXaaji-g5w 2 ай бұрын
8000$
@ashamohamed7006
@ashamohamed7006 2 ай бұрын
Maxaa saeika mudane mohamed abdulahi farmaajo loo saarey yahuu yahuu wada dayuus wada xaasid ayaad tihiin subhanallah ciil ayaa idinka haayo maseer aan meel loo jogin
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
DADKAN WAALAN EE BILAA AKHLAQDA AH QOLAL BADAN BEY SAWIRKA FARMAJO SAARAAN WAX UUSAN SHAQO KULAHAYN QABIILKISA DARTIIS INEY AXMAQIIN YIHIIN
@maryami2299
@maryami2299 2 ай бұрын
Sigaar kans goormay barato
@maryami2299
@maryami2299 2 ай бұрын
Dhaalinyarada guryaha idiinkugu imaanaya gabdhihiina ka ilaalsada
@maryami2299
@maryami2299 2 ай бұрын
Reer aan duin lahayn bay ahaayeen maxaa gabdho hoods iyo dhalinyarada qarax bada isu geeyay
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 6 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
Short Story (7): The LEPER, The BALD, and The BLIND
39:07
Imam Agba Ogbomoso
Рет қаралды 3,7 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 6 МЛН