Hestan waxa igu horeysey qaxii, wana dhowr beyd waxana wada qadayey khadro aun & sado aun Intan ay hadda soo dayena waa in yar oo hal beyd ah Oo dhowr beyd ba ka maqan
@hanadolad20616 күн бұрын
Subxaanallaahi
@CabdiYusuf-s7tАй бұрын
Mashaallah
@nimcoahmedcali4894 Жыл бұрын
Jacaylka ya sidey se ya diday
@CibaadoCali-qb5ld5 ай бұрын
Email address and I have been working
@cabdullahimuudeey27215 күн бұрын
Heestaan waxaa ku luqeeya khadra daahir, ee Seynab cige maaha
@nuurabdilahi4153 ай бұрын
AHUN intii dhimatayba
@HAN-IRMAAN_CHANNEL2 ай бұрын
Aamiin insha allaah
@usamearwax2999 Жыл бұрын
Qof wax na dher (waya aragsan) sidan cml wax nogu so tubiyo😢
@HAN-IRMAAN_CHANNEL Жыл бұрын
Mahadsanid wllo sharaf baad naga mudan tahay.
@ahmedfarah57182 ай бұрын
Asc. Horta labo kala daa:- 1. Meesha waxaa fadheye m.s.barre xigtadiis iyo 2.markii cabdi qays ayaa kabanka la booday oo heestaan mariyey. Waxaa haboon in hadalka so kale aad u dhigto adigoo xaqiiqda ka sheegaya.
@HindaAbdulle-fl2jj2 ай бұрын
Ilaa hada ayaan kalidayo iswaydiiyay hadii sidaa la iskugu jawaabayay maxaa xabaslwareedkaba keenay anigu reer hargaysaan ahayn waliba reerkan xasuuqay ugu badan loo gaystay ee xabaslwadareedka ugu badanaa lagaliyay sacad muuse todobo adeeraday ayaa ka mida waan yaraa 1988 waxba waan ka xasuustaa cabsidii reerkaygu ka qabtay dawladii anagoi ahayn hooyo iyo wslaslahay oo Wada caruuur ahaa wakhtiga in iska goobtii uu cabdiqay ku beeshay Masha wax dhicikara
@ahmedfarah57182 ай бұрын
@HindaAbdulle-fl2jj Asc.Hinda walaal illaahay sw ayaa na abuuray haddii aan wax sheegayno waxaa wanaagsan in aanu cadaalada ka tagin. Dowlad waxay doonto ha ahaato ciddii ka hortimaada waa is arkaayaan oo faro isla gafi maayaan.xukuumadii askarta cidna uma tureyn oo wax walba waxay ahaayeen safmar. Marka inanku waxuu noosheegay waxaan isqabaneyn.
Cadayn keen mise caqligaa dabada kaaga jira yaa ciilane.
@goudhassanaden46274 ай бұрын
@@abdulkarimy5949 Anuu ma ciilani laakiin aduu ku hayaa cudur aan dawo lahayn oo ah reer nacayb.Isaaq waa reerka ugu daacadsan Soomaali ugu xasadka yar uguna Ilbaxsan.Waxaanu wax ku darsanay koonfur oo ay ka taliyaan laba reer oo kala daran Reer aan oglayn iyaga mooyee cid kale taliso Iyo reer ay Xamar kala wayn tahay Soomaalinimadu. marka waxaan hadalkayga ku soo gabagabaynayaa Walaal aan mushaawiro lahayn ma lihi baa dhaanta Muslinimo midaan kugu dhaqayn muuminimo khaas ah gaal maxasata kuu dhawraya ood magansataa dhaama yaa inan gumeed cudurka iska saar.