qisada nolashena prt 4 sideen uga codsaday guurkena samiyo?

  Рет қаралды 68,584

Somali Royal Family

Somali Royal Family

Күн бұрын

waad ku mahadsantahay daawashada
nagu soo biir subscribe saar channelka
si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta
fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim
like share comments ha ilaawin

Пікірлер: 354
@zuumze9461
@zuumze9461 2 жыл бұрын
Yaqeeey dadka uqalma 100k lama gaarsiyo fadlan qoyskaan 1m buu uqalmaa hadaan awoodo kaligay baa gaarsiin lahaa samiyo and anas keep going from galkio❤💯
@iqraabdi82
@iqraabdi82 2 жыл бұрын
Wllhi billahi ani xataa🌹📌💥
@samiraabdi2167
@samiraabdi2167 2 жыл бұрын
Waa run way u qalman wayna gaadhayaan
@zunaarimavio
@zunaarimavio Жыл бұрын
ʙᴇᴇɴ ᴍᴀʜᴀɴ
@user-wv7cu2zo7h
@user-wv7cu2zo7h 5 ай бұрын
Been maha wllhy❤😮
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
Ani samiyo shekadeena wa isku ektehe hdana zxbkeyga anas shabaha siiba Afka 2015xariirken bilowde ila hda wa isla socona wlhi guushii magarin inta kala harne isku dhacne matursanto😹hdana kalama harno🥺naso duceya ina san cml family u noqono kamiradhalino jacelkeena🥺🤲
@naimomoalim8154
@naimomoalim8154 2 жыл бұрын
Abyo waxan Rajeynaa in illlh calaf iskugu kiin daro o Nolol farxad leh ku wada Nolataan🙏
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 2 жыл бұрын
Waa bil ramadaaane calafkaaga allha kuu so dadajiyo malapo nolol wad mooye si kle ku dhamaan ayaan ilaahey kaaga baryaa
@salmapharah9260
@salmapharah9260 2 жыл бұрын
❤mazhlaah
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
@@ridwaanosman6153 abyo thanks qalbi wanagey❤️
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
@@naimomoalim8154 thanks mcnto❤️❤️❤️❤️
@AminabareIbrahin
@AminabareIbrahin 4 ай бұрын
Who else is watching 2024😅
@Ceymirfan
@Ceymirfan Ай бұрын
Me 12/8/2024
@zundusmashiinge5539
@zundusmashiinge5539 2 жыл бұрын
My Role model family 😍😘 farxadiina jeclahay❤
@maryamoarahmanosman7119
@maryamoarahmanosman7119 2 жыл бұрын
Wah maxa waye saan wllo 30 ka dhaqijiya nh😔 wllhi intaa mobel oo gurigeyna yaalo dhan waa saray ani idinkneh saara asxpe plz🙏 Wllhi waligee qof aan tagero u ahay wax uma qorin first comment aan ka bixiyo waye igu cimaamada asxpe waad aragtiin samiya aad bee nooga shekesaa aneh ilove sheeko ahy mcne adneh no so badi shekda😊🥰
@mulkihassan8355
@mulkihassan8355 2 жыл бұрын
My queen saamiya my king anas cabdi wn idin jeclhy iinoolaada brother sister😍😍😘😘💞❤❤
@Carfoon
@Carfoon Жыл бұрын
My fav family😂❤️❤️❤️
@cqaadirsanka7031
@cqaadirsanka7031 2 жыл бұрын
M.a famil aan jeclahay allah idin xfido walaldey❤❤💯
@abdirahmanabdullahiali4301
@abdirahmanabdullahiali4301 2 жыл бұрын
Yes waan joogaa 'Present, ardaydiina ku jiraa waan joogaa guuleysta
@suweysaxmadsiiq4059
@suweysaxmadsiiq4059 2 жыл бұрын
Sln gobeed iga hooyo 🥰🥰🥰❤💯 waad naga soo daahdeen
@luulkeyf2483
@luulkeyf2483 2 жыл бұрын
My familygeyga wn idin jclhy wlhy garbahaygi from puntland garowe bn idinka so salamaya 🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️🥰🥀🥀
@marioomar4056
@marioomar4056 2 жыл бұрын
Heesta anaz qadey qalanjadii hablaha iyo qorax zo bxdaa thy waa runtii oo wxa kuzo gali jirtay bar bara iyo kaarloz❤
@Wayeelmedia
@Wayeelmedia 2 жыл бұрын
Dadki hore 😳😂
@xikmaabdulaahi380
@xikmaabdulaahi380 2 жыл бұрын
Meel fcn nooga goyseen we can,t wait part5 plz come Quickly
@munamohamedsharif3512
@munamohamedsharif3512 2 жыл бұрын
Samiya sheekadada iyo qosolkaga waaba ku heystaa wlhi kanaalkiina malin kasto waa soo fiiri hadii wax cusub soo dhigteen iyo hadii kale yaaqay soo badiya videoyada sidee ku naceynaa samiyo qisooyinka aad soo marteen adiga iyo Dumashi ayaa hada maroyaa
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 жыл бұрын
Waaaw masha allh wiilkena iyo dumashidey l dhisma o dhaqma Idim alle from mogdisho
@Somalia7
@Somalia7 2 жыл бұрын
m.a aduunka uga taga raad fiican.😍
@HiboMohamud-lf1ve
@HiboMohamud-lf1ve Жыл бұрын
Ma.a allaha idin barakeyo my famili ❤🎉
@بنتفارحكهاد
@بنتفارحكهاد 2 жыл бұрын
Waa faamilka kaliya xata hadan xanaqsanahay shekoyinkoda dib udawayo manshallah tihiin rool modal cise io karaamo idin hayaa
@laylodawlad7030
@laylodawlad7030 2 жыл бұрын
samiyo abayo farxanad ba tahaya mansha Allah Allah haku xafido adiyga iyo sxbka awlada ❤❤❤💯 please part 5 laso dhaqsada
@farhanabdihussein4838
@farhanabdihussein4838 2 жыл бұрын
Mansha allh
@sihaammahdi7883
@sihaammahdi7883 2 жыл бұрын
Masha allah allah idin xafido
@kowsaromarali1292
@kowsaromarali1292 2 жыл бұрын
Www royal family wa idin sugaye saa markoo iguso dhcy horan ka dawady❤💯
@pandapoi4455
@pandapoi4455 2 жыл бұрын
Wlhi anso gabar ficn mashllh o aqli badan ba hesta ha xumeyn isku war 🫶
@daganiita_9287
@daganiita_9287 2 жыл бұрын
M.a family 👪 qisaadaan so dhameestira please wallh waanka helay qisadiina please soo dhameeytira
@ina_dahir
@ina_dahir 2 жыл бұрын
Wlh caw wa idinku washay 22:00 pm il 4:30 am idin dawanoya 🙄 wxa idinku so biray marku anas gbadhisa lakulmayay Facebook idinkala socday lkn caw wxa is dhahay video yashan gos goska iskadaye KZbin ka tag waqtigan so garay 😂 ilahey kuwi cimrigoda isku dhameysto ha idinka dhigo i.a farxad iyo nolol iyo cfimad mida ugu quruxda badan ilahey ha idin siyo awladana ha idin deysto i.a Sida duq cml idnkugu duceyay 😂 allaha idin aqbalo i liked frxadina iyo shekoyinkina 💕💖💓
@filsanxuseencabdi2958
@filsanxuseencabdi2958 Жыл бұрын
hhh m.🥰ana maanta kusoo biirey awal tiktok lee kla socdey hda saaky ilaa hda wn wdaa ilaa wca wn adi inshaALAH🤣🥰ILAAHEY ha isku daayo🥰🤲
@suweyboabdi911
@suweyboabdi911 2 жыл бұрын
Maasha alaah weligeena wada noolaada
@maryancumar8065
@maryancumar8065 2 жыл бұрын
Wlhi qosolkina jeclhy faraxadina illah ma nusqamiyo🤲🥰🥰😁
@abdikadirjamamohamed6029
@abdikadirjamamohamed6029 2 жыл бұрын
meel macan ayaa nooga jarteen aaaaa ILAHAY ha idin xifdiyo
@ismahanmaxamed7128
@ismahanmaxamed7128 2 жыл бұрын
Samiya anaskaaga ayaa kaa saxan xayeey siin waa filmka soo socdo 🤩😜
@nahwaabshir8135
@nahwaabshir8135 2 жыл бұрын
Shekda ayado lis jeclyhy sxptinimo niga dhexeso tos wax liskugu shegi karin wax ka mcn mlhn haliska daba meresto qof ban kuso xzuzty💔😩
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy 2 жыл бұрын
😅😅
@amaalomar8080
@amaalomar8080 2 жыл бұрын
😂😂😂dadka keliya wlhie xooog ugu qoslo nio ilahey ha idinku wado farxdz my family🥰
@naimofarhan1952
@naimofarhan1952 2 жыл бұрын
Masha allah walhi qosolkina iyo farxadina waa ku heestaaa ilaahay ha isku kiiin xafido amiiin yarabi ❤️💯🙌
@maandeqcllaahi1495
@maandeqcllaahi1495 2 жыл бұрын
Masha allaah shekadii sinba an soo xasuustay
@hamdasaed9600
@hamdasaed9600 Жыл бұрын
Mashlh tabrklh
@xamdiamin794
@xamdiamin794 2 жыл бұрын
Lamaanaha qarniga noloshu idima ciisho guuleesta idimka alle
@moruush
@moruush 2 жыл бұрын
wlhi qisadaan oo kale way isoo martay... Balse calaf iskuma yeelin... allah idiin xafido..
@lulmohamedjama9497
@lulmohamedjama9497 2 жыл бұрын
Keep goining beautiful family
@salmaabdiasiis7483
@salmaabdiasiis7483 2 жыл бұрын
Walalayalow videos ka so badiya saa idin sugayna daalne ❤️❤️❤️
@CraqiibSaciid-dp1tt
@CraqiibSaciid-dp1tt Жыл бұрын
Somali royal family 👪 waan niitageraa m.a allaha nii sharfo shekoyinkina wax badan kafaa idee m.a noo soo badiya
@maidomohamed5401
@maidomohamed5401 2 жыл бұрын
My family idin xisay wlhi ayanta video soma gudbin mxa idin helay So labasho farad leh idinrajen wllo an jeclahy😍🥰❤️💯
@sahruj2haji239
@sahruj2haji239 2 жыл бұрын
Maido rerka wan so radiyay manta si kulamid ah🤣🤣
@maidomohamed5401
@maidomohamed5401 2 жыл бұрын
@@sahruj2haji239 ha wlhi bayo qoskan adan ujeclahy❤️💯
@hadiaahmed7391
@hadiaahmed7391 2 жыл бұрын
I like him hno ilhay ha isku kiin daayo 😍
@zamiaesse8895
@zamiaesse8895 2 жыл бұрын
M.allaH Family quruxbadan alle hydiin dhawro idinkiYo uupadkiina incha allaH❤️❤️💯
@ayaanmowliid7088
@ayaanmowliid7088 2 жыл бұрын
Royal family si niyadaan idiin jeclahay ifka nolol qurxoon Aakhirana janno fardawsa🥰🥰🥰
@sacdiyocabdi3217
@sacdiyocabdi3217 2 жыл бұрын
Mashallh alle hani dhowro adinka iyo caruurtin
@jamalcabdi4930
@jamalcabdi4930 2 жыл бұрын
Walyl wax sodhiga noh2asbuc😍💕qosol kina iyo frxda allha idin dayo waxn ahy gbr ina tagerto
@huusufabuukar7510
@huusufabuukar7510 2 жыл бұрын
Jaceyka ha waaro 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamedsharifhassan7524
@mohamedsharifhassan7524 2 жыл бұрын
Jaceylka reer muduga romatic waa ka mamnuuc miyaaa🤣🤣🤣
@ubahabdirizak6038
@ubahabdirizak6038 2 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahay haysukiin barakeeyo nolaada nolol farxad iyo jacayl ka buuxo Maasha Allah
@ruuneymoha1150
@ruuneymoha1150 2 жыл бұрын
M.a family 👪 wligiin wada nolada
@ayaanmaxamed6460
@ayaanmaxamed6460 2 жыл бұрын
X🥰🥰
@engmohamedcabdi9693
@engmohamedcabdi9693 2 жыл бұрын
Ruuney
@calihasansudi
@calihasansudi Жыл бұрын
Family ku dayashao. Mudan
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 жыл бұрын
Asc nagaso daqsa shekada walalayal 😍😍😍❤️walogey wax ma jeclan shekada wey igu socota
@x_bosss
@x_bosss 2 жыл бұрын
Best Story
@zuhanahmedomar7833
@zuhanahmedomar7833 2 жыл бұрын
Qofka ugu hreyo ahy one love wlh my fmly❤️🤴💯🥺💋
@maaidaabdullahi787
@maaidaabdullahi787 2 жыл бұрын
Baraji masocon caasiya socotay
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 жыл бұрын
Masha Allah family qurux badan❤️👨‍👩‍👦👨‍👩‍👦☺️😊
@zapriinaziciiid5717
@zapriinaziciiid5717 2 жыл бұрын
Baraaji wlhi waxasuusta isku waara sister wlhi waadawanjirey kugu saxriire
@asmolove2001
@asmolove2001 2 жыл бұрын
xageee ka baxdeen waan idiin xiisanay
@balqiisaseir5517
@balqiisaseir5517 2 жыл бұрын
Omg waa nii jeclhy wlh ilhey hanii xafido 😰😰😰😰😢🥺🥺
@sacdiyacabdulahi4954
@sacdiyacabdulahi4954 2 жыл бұрын
heart to heart👨‍👩‍👦‍👦❤❤
@kamalyare2023
@kamalyare2023 2 жыл бұрын
M,a wlhi qisadiina wan ka helaa waana ku ceshceshtaa
@ranaasaid6844
@ranaasaid6844 2 жыл бұрын
Wallahi dad lanicikaro matihiin dhiqda lee nigu jeclahay 😘
@amiinyare5513
@amiinyare5513 2 жыл бұрын
Goa waa soo xaday aaaaa hhhhhh
@zamzamjamafarah597
@zamzamjamafarah597 2 жыл бұрын
Cadey bolaa KZbin maa dhigaa kaa gashay maxd afka ugu xiraata kaftan weyey cady bolaaa miss you
@suraleeydainamaxamed8585
@suraleeydainamaxamed8585 2 жыл бұрын
Walaahi wad iga qosliseen allah ni xafido
@sabaahazuuz2688
@sabaahazuuz2688 2 жыл бұрын
Waa soo raagty Mxa idinku dhacay🥺
@hawa143hawamaxamud4
@hawa143hawamaxamud4 2 жыл бұрын
Masha allha
@hawa143hawamaxamud4
@hawa143hawamaxamud4 2 жыл бұрын
🤴🤴🤴💖💖💖💖💖💟💟💟💖💖💖💟💟💟
@aniisaquen2738
@aniisaquen2738 2 жыл бұрын
I can't c wait pr5🥺♥️
@strongwomen.7771
@strongwomen.7771 2 жыл бұрын
Waiting part 5 huno
@zuuzucabdi7788
@zuuzucabdi7788 2 жыл бұрын
Family 👪 aanjeclahy waligeen farxad ku nooladaa🥰
@badriyabadriya101
@badriyabadriya101 2 жыл бұрын
I am the first one my family❤
@queenlovebbe4104
@queenlovebbe4104 2 жыл бұрын
M.a guleysta my family aan jeclahay ❤❤⚘⚘🥰🥰🙏
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 жыл бұрын
Manshallaha beautiful couples keep going ❤️💞❤️🌹💕😂😂
@nafisomacalindahir1169
@nafisomacalindahir1169 2 жыл бұрын
1go iima dhaqneyn kulahaa saamiya riyaalatiga aad ka hadashay kkk waad iga qoslisay waa qasab inaad soo xado
@natashaanalka4522
@natashaanalka4522 2 жыл бұрын
dadkeygi❤️long life wada jira abdkiin❤️👸🤴
@suusuu7069
@suusuu7069 2 жыл бұрын
Malinwalba wan idin dawada walahi tiktok iyo youtuba from hargaysa❤
@Hayatthassan3783
@Hayatthassan3783 2 жыл бұрын
My Favourite family 👪
@faadumonuur9237
@faadumonuur9237 2 жыл бұрын
Anas iyo samiya aniga cool idinka ahy maxad marwalba sheekada markan macnsano nogu kala goysan 🤣🤣🤣🤣🤣💞❤️ injeclhy queen and king
@fatimqalnjo669
@fatimqalnjo669 2 жыл бұрын
Sheekooyink soo badiya wlhy wn iska jecelahey sheekad samiya😂🥰🥰🥰
@ayanahmed5330
@ayanahmed5330 2 жыл бұрын
Anas iyo saamiyo aad ban idin taageera from Toronto qeybta xigta nolaso dheereeya
@hamsekurtun
@hamsekurtun 2 жыл бұрын
Coming soon 40k congratulations our family. Keep up
@axadoqabow8476
@axadoqabow8476 2 жыл бұрын
7sano go,laasooxaday,😭🤣🤣🤣
@kawsarcabdi9236
@kawsarcabdi9236 2 жыл бұрын
Maasha alh habalyo
@naciimacaalin
@naciimacaalin 7 ай бұрын
Baranji waan xasuustaah lkn wllhy waan yaraah hadanah naagshukaansatoh oo rabtoh inay guursato
@nadarmahamud6041
@nadarmahamud6041 2 жыл бұрын
Ma.a wlhy lamne aan tageero baa tihiin Anas iyo samiyo wxaa thiin social media lamanyaasha ku jra kuwoda ugu dhowrsoon runtii ma.a dhaqankiina bn aad uga helay runtii wxaa thiin dad nlosha lga Barto wxa idin rajayn frxd aan dhamaad lahyn inaa ku nolaatan abid
@phartush_bint_ahmed4106
@phartush_bint_ahmed4106 2 жыл бұрын
Horta ragga mexee ogacabsadaan aan isguursano inee dhahaan jaceeylka bo wee sheegtaane
@hamzemustphe7392
@hamzemustphe7392 2 жыл бұрын
zhph yaaa HaL taLow!!! waa laGa caajisayaa tarkHdiina noLLshina mar kasta ka sheekaysaan Markaa prnka chalang sameeyaa waa tallo wayo Tageero lanper 0nE indiin ahy🥰✌️
@Diidnay
@Diidnay 2 жыл бұрын
New subscriber Waiting prt 5 wish you happy life my family
@mohamedomarhirsi8580
@mohamedomarhirsi8580 2 жыл бұрын
Walahi ilaaa maanta muqaaladiina 50% of them waan daawaday Farxada iyo dhiiro galin laga helaya Fowdadiina iyo ciyaartiina ka helay Iyo blockta sumayo😂😂😂 Block socdo waaye😂 With you in your entire life Kudos
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush Жыл бұрын
Saamiyo dheh sumyo ma ahn sxb😂
@qalbikaba360
@qalbikaba360 Жыл бұрын
Wow m.a beautiful family waligiin faraxad ki nolada qisada noloshina manta sida musulssl cml udawanaya 😂🥺❤️🤲
@ubaxdugsiiye8404
@ubaxdugsiiye8404 2 жыл бұрын
Warbadnideeeda lee aduunka ugu jeclhy wlh saamiya oo kle waa lama helaaan hhhhhh saa u qoslayey dalay wlh shekadaan yee dhamaan ilaa cunuga u danbeeya marka dhashay wxii ku qabsaday nooga sheekee wlh waa jeclhy gabdhaaan allah isku kiin xfdo lamanahygii
@najaxmaxamed6
@najaxmaxamed6 2 жыл бұрын
Cadey boolo and anaskeeda idin jecelhy farxad iigu nolada😘😍👑
@marioomar4056
@marioomar4056 2 жыл бұрын
Qozolkaga waa wxan kugu jecelnhy abid ku nici meyno bqoradena blze qizadina in bdn baa zugeyne noo dheereya plz🥰
@mohameddeck1256
@mohameddeck1256 2 жыл бұрын
Wllhi wani tagera big family 👪
@munocali3093
@munocali3093 2 жыл бұрын
Masha allah farxad igunolada
@Bushriina
@Bushriina 2 жыл бұрын
Masha Allah farxad kunoolaada
@sundus460
@sundus460 2 жыл бұрын
Waa naku barkoooseeen la soo dheeerayaa my fmily alla yxfadak
@hamdiabdullahiahmed4255
@hamdiabdullahiahmed4255 2 жыл бұрын
My family guleysta ❤❤❤
@badriyocaabi3028
@badriyocaabi3028 2 жыл бұрын
Coming soon 100k
@hananhazan9939
@hananhazan9939 2 жыл бұрын
First wa idin jclhy royal family nolada🥰😘
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Жыл бұрын
Family dhamaystiran alle hainibarakeeyo ❣🥰🌹
@amalkaasim8167
@amalkaasim8167 Жыл бұрын
M.a esh cala jeceel isku waara
@zahramohadhemanta2525
@zahramohadhemanta2525 2 жыл бұрын
Banraajiii wlahi waaan xasuustaa waxa uuu ahaaa musalsal xamaasadiisa wata buuu ahaa
QISADA NOLASHENA PRT 5
19:10
Somali Royal Family
Рет қаралды 74 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 25 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Markii ugu xumayd nolasheena
17:56
Somali Royal Family
Рет қаралды 94 М.
JACK CADNAN SAMIA BLOCK SAAR AYAN DHAHAY AMA CUNTO KULUL CUN
17:03
Maria Harlin
Рет қаралды 32 М.
QANIISINTII OO MUQDIMO XAFIIS KA FURTAY FARXADNA U DABAALDAGAY
11:34
Halista Guurka Qurbaha .EP#21
1:27:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 16 М.
Samiyo oo aan ugu wacay magac gabar kale kadib maxa dhacay? PRANK!
12:28
Somali Royal Family
Рет қаралды 49 М.
Waxan galay safar haben iyo malin ah si an u arko Zamiyo QISADA NOLSHENA P3
23:36
Sheeko qosol badan iyo qado karis
20:27
Somali Royal Family
Рет қаралды 74 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 137 М.
ii sheeg waxad iga qarisay, Sheekoyin qosol badan.
17:55
Somali Royal Family
Рет қаралды 31 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 25 МЛН