QISADA YUUSUF IYO RAWAAN!

  Рет қаралды 81,162

Sawda Billan

Sawda Billan

Күн бұрын

#qiso_cajiib_ah #sawdabillan #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Пікірлер: 426
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy Ай бұрын
Mararka Qaar wax aanan ino wanagsanen ayaa laga yaba inaan iska jeclano oo kahari weyno lkin Allah Swt waxa ino wanagsan iyo waxa ino xun aad ayuu ugaranaya Mar walbanah wax nowanagsan ayuu ino doraa lkin inaga mafahmano hadaan biniaadam nhy😢 Alxamdulilah ❤ Allow adey mahad idilked kusugnatay❤😊
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 Ай бұрын
Sidan ugu farxay markaa arkay qiso 1saac soconaysa ❤😂
@Kalthuuma
@Kalthuuma Ай бұрын
Kula mid ahy wn jeclahy qisoyinka dhadher
@muslimgirl6355
@muslimgirl6355 Ай бұрын
Kula mid wlh🥰
@hafsaabdinasir3540
@hafsaabdinasir3540 Ай бұрын
Kula mid❤
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Ай бұрын
Mashaallah tabarakallah wuxu aha wiil nasiib badan nasiib wanagisa wuxu kasobilowday marku ilahey siiyay qalbiga habar yarti lkn waxalagayaba dadki dhalay inay dad wanagsan ahayen
@NimcoDubbad
@NimcoDubbad Ай бұрын
Sawdaay sidan kujecalahy alle hakuu jeclaado wll ❤🥹
@user-sd1cd8tq1e
@user-sd1cd8tq1e Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@XaawoCabdimaxamuud-b2t
@XaawoCabdimaxamuud-b2t Ай бұрын
صلی الله علیه وسلم صلی الله علیه وسلم صلی الله علیه وسلم
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r Ай бұрын
SCW SCW SCW SCW Drs Sawda Billan Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Allaha Ku barakeeyo Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤
@xamlishyasin
@xamlishyasin Ай бұрын
Scwscw
@Kalthuuma
@Kalthuuma Ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ♥️♥️♥️
@SagalMaxamed-fm9em
@SagalMaxamed-fm9em Ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤ sawda qalib sawda qalbi wanaag alle ha ku barakeeyo hno ❤❤❤ la Qantas abaar alle codka ha ku barakeeyo mashallh wali ma arag gabdh ka soo gudubin wanagsan dhamaan xafadeena ku baray sbb ah markaan ku dhagaysanyo ❤ hooyo wll ayaa dhaha markasta Waa ayo gabadhan aad dhagaysato ane waxaan dhahaa hooyo wxaa la dhahaa sawda qalib ee barsho wacn ❤❤❤
@habikhadar8410
@habikhadar8410 Ай бұрын
markaa soo galo waxaan iska reebaa dhaxalka ay sowdi igu leeday oo ah like
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg Ай бұрын
dhaxlku Waa Waxa ugu horya banka dhiga anigu
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
Kkkkkkk❤
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu Ай бұрын
وعسي ان تكر هو شيئا وهو خير لكم وعسي ان تحبو شيئا وهو خير لكم والله يعلم وانتم لا تعلمون
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Ай бұрын
Saxiix
@HanaAhmed-mo8oz
@HanaAhmed-mo8oz Ай бұрын
Sax wlhi❤
@MoaliOsman
@MoaliOsman Ай бұрын
Aayada sax wahuwa sharru llakum jazakallaah
@user-jd1yi6sp8h
@user-jd1yi6sp8h Ай бұрын
شكرآ
@barlinjama8423
@barlinjama8423 Ай бұрын
بسم الله تبارك الله ماشاء الله لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم اللهم بارك لنا فيما رزقتنا و غنا عدابالنار الحمدلله رب العالمين اللهم لك الحمد حتى ثرضى و لك الحمد اذا رضيت و لك الحمد بعد رضى جزاكم الله خيرا كثيرا
@user-pc4dt2gy5b
@user-pc4dt2gy5b Ай бұрын
Mcnayda qisadu wax khayr kuu ah ood sharmoda jira yuusuf iyo habadiba allah haxafido gurgiisana allah hawxafido msha allah tabarakallaah❤
@ZamzamMohamud-yw5jo
@ZamzamMohamud-yw5jo Ай бұрын
Wooow manta qofkii ugu horeyey comenti bixiya ahy iyo qofkii 30ad e like saaray ❤❤ Sowdo mahdsanid ❤❤❤
@nimcozagalmohamud3850
@nimcozagalmohamud3850 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@daadihiso
@daadihiso Ай бұрын
Sowda wlhi dartaa dad badanaa ugu marmay Allah cimriga kugu dheereeyo😊😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Ай бұрын
وعسى أن تكرهوا شيئاً وهو خير لكم و عسى أن تحبوا شيئاً و هو شر لكم، والله يعلم وأنتم لا تعلمو ....شكرا اختي
@AfnaanAbdirahman-lb1nz
@AfnaanAbdirahman-lb1nz Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم 💯💯💯❤
@rihanruun1147
@rihanruun1147 Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤😊
@bashiirgeelle826
@bashiirgeelle826 Ай бұрын
Qisa macn weye meshallh Codkada faseexa allha ku barakeyo wll
@ifraxApdirisak
@ifraxApdirisak Ай бұрын
Wcs صلى الله عليه وسلم
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Ай бұрын
Scw, waa soo daahy 😢 waan kusalaamy sowday galmudug Somalia kasoo salaama❤
@amuunsaidabdirahmaan7379
@amuunsaidabdirahmaan7379 8 күн бұрын
ﷺ ﷺ ❤❤❤ ﷺ ﷺ ﷺ
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mashallah mashallah sawda qalib Allah haku barakeyo jazallah khyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AzmaaaliAdaani
@AzmaaaliAdaani Ай бұрын
Malin kasta wan suga intaad so dhigeso qiso cusub❤
@CaliAdan-zi2xt
@CaliAdan-zi2xt Ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ياءيها الناس صلو على النبي ❤❤❤
@mahadmaxamuudyuusuf
@mahadmaxamuudyuusuf Ай бұрын
Sowday qisadan habinki ad so dhigtay ano firsanayo ayu talefonki iga dhacay dhulka shashada ayuna belay ilahey amarki hada talefan wiil ila dhashay ayan ka firsanoya san ku jeclahay le ❤igama han sowdo haku sameyso ee inan qisoyinkaga xiseyo ayanku shegaya kaliya qalbi wanagey❤
@FariidoMoha
@FariidoMoha Ай бұрын
Mashallah ❤
@nimcomohamed3097
@nimcomohamed3097 Ай бұрын
Masha Allah Sawdayyy mahdznid Gcloh mrkasta wandhagysa qisoyinkaga Alle Haku barakeeyo🤲❤
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Ай бұрын
Sawday wllo waxa tahay qofka kaliye qisoyinkisa aan fahmo oo uxiiso waliba badana guriga kaligayba joga wehelban kaa dhigta sida ado cadi igu shekaynaysa ilahay haka farxiyo sidad iga farxiso❤❤❤
@SawdaBillan
@SawdaBillan Ай бұрын
Mahadsanid wllo amiiiiiin allah hakujeclado
@user-jd1yi6sp8h
@user-jd1yi6sp8h Ай бұрын
Mashaallah
@nasiyacabdi9651
@nasiyacabdi9651 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤wsc
@XassanMohamed-up6zf
@XassanMohamed-up6zf Ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى ال سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@munasheikhabdilaahi8535
@munasheikhabdilaahi8535 Ай бұрын
Masha allah qiso wangsn waaye❤ lkin qiyaanayada ma ficno 😢qof qiyaano sameyo asiga un bee dhibee
@Hamda20289
@Hamda20289 Ай бұрын
Qisada Yuusuf waa Qisadii u horaysay ee Farxad ku dhamaata masha Allah Rabi ha siyaadiyo❤
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@amuunsaidabdirahmaan7379
@amuunsaidabdirahmaan7379 7 күн бұрын
ﷺ ﷺ ❤❤ﷺ ﷺ
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep Ай бұрын
Azc hapo wllhi waa ku farxay qisada say u dheer thy Alle hku daayo hpo❤🎉
@luulali446
@luulali446 Ай бұрын
Masha allah abayo qisooyinkaga maalin wlbo dhagaysta 😍mahadsanid ilaah denbigada ha dhaafo
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Ай бұрын
اللهم صل و سلم علي نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@mahuraanchannel760
@mahuraanchannel760 3 күн бұрын
Scw shukran walalo qali
@nimcozagalmohamud3850
@nimcozagalmohamud3850 Ай бұрын
Wcs sawda bilaney adban wajigaga ugu xiisay runtii❤
@user-wo9pb9xx1k
@user-wo9pb9xx1k Ай бұрын
Maasha allah ❤️waanjeclahay❤ shekeyinkaaga wll keeping❤🎉
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud Ай бұрын
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo shekadad wan ku casriyeeya 😂😂😂
@user-mh2uj2by8h
@user-mh2uj2by8h Ай бұрын
Sowda wlhi qisoyinkaga wn ka helaa noo soo badi abyo❤
@Indha-deeq-
@Indha-deeq- Ай бұрын
Qofkii u horeyay ahy sadowdo qalbiyey love you ❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Ай бұрын
السلام عليكم و رحمة الله وبركته يا عالي
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf Ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك أختي الكريمة
@user-sk9xs6vd1m
@user-sk9xs6vd1m Ай бұрын
Wcs wrt bصلي الله عليه وسلم
@shidafaarax6366
@shidafaarax6366 Ай бұрын
😢
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Ай бұрын
Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali ❤
@Alle_tala_saaro
@Alle_tala_saaro Ай бұрын
Sawda adiga iyo asxaabtaada faataxada ii soo mara waan xanuunsanahay muraadna waan leeyahay😢
@Indha-deeq-
@Indha-deeq- Ай бұрын
Allha ku cafiyo mcnto Maradkana allha ku sahlo❤
@Alle_tala_saaro
@Alle_tala_saaro Ай бұрын
@@Indha-deeq- Aamiin yaa rabi 🤲 mahadsanid walaashey
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu Ай бұрын
Alaah hakucaafiyo muraad kaaga alaah hakuu sahlo
@SawdaBillan
@SawdaBillan Ай бұрын
Allah hakusahlo wll
@NimcoMohamuud123-xp9zy
@NimcoMohamuud123-xp9zy Ай бұрын
Allah ha kuu sahlo
@Maxameddeeqodagan
@Maxameddeeqodagan Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Idmaan.
@Idmaan. Ай бұрын
❤❤❤sowdo wan ku salamay
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Ай бұрын
Maasha Allaah axlaaa qisah Yusuf Reerkisa Rabbi ha u barakeeyo, Habaryartisana Ilaaahey janada ha geeyo Abuu khaalidna sidoo kale ♥️ ❤❤ Mar walbo ilaaahey ku imtixaano oo wax aad jeceshahay kaa qaado xikmad baa ku jirta oo Illaahey waa aanu ogeyn but ogyahay, wixii kheerkeena ku jirana asiga ayaa nooga aqoon badan.
@SamiroCabdullahi
@SamiroCabdullahi Ай бұрын
Scw scw scw❤
@Sihaameyy-eo1dg
@Sihaameyy-eo1dg 21 күн бұрын
sowda tnks wlh qisoyinkada howshaa ku qabsadaa ❤🫶
@zahraabdirahman6385
@zahraabdirahman6385 Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Aayah34
@Aayah34 Ай бұрын
Way I deeqday qisadu markn arkayba iney 1hr thy 😍🧡
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu Ай бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasminmahamed198
@yasminmahamed198 Ай бұрын
Mansha Alaah
@MahadMahamedhamud
@MahadMahamedhamud Ай бұрын
M.a walhi waa qiso macan macan dhaftey oo farxad ku dhamatey mhdsnid wllshey sowda❤❤❤
@iskufilan174
@iskufilan174 Ай бұрын
Masha Allah channel ka kor haloowado aaway dadkii hore halkanna usoo guura ❤❤❤❤
@yusufawale4755
@yusufawale4755 Ай бұрын
Wcs scw mahadsanid❤
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e Ай бұрын
M.a m.a m.a ❤❤❤❤❤❤ axsan qiso runtiii waxa no wangsan rabi ba naga yaqaano 🥰🥰🥰
@Najmonasiin
@Najmonasiin 27 күн бұрын
Sowdo manta qaca iga yeer siisay sababto ah 17 fasalka 7aad aadhigtaa plse jamacad ban dhiga lahaa lkn hoyaan lashaqeyn jiray sanadadii la so dhafay in ducadeeda ayaan ku Mel mari doona😢❤
@XaliimoAnshir
@XaliimoAnshir Ай бұрын
jasaka lagu khayr abayo❤❤❤❤
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤walashay sowda❤❤
@ZamzamYusufYusuf
@ZamzamYusufYusuf Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-mj5ms2ou1b
@user-mj5ms2ou1b Ай бұрын
mashalh wll sawada qisoyinka wan jecelahy Alle haku xifdiyo ❤❤❤❤
@CaliAdan-zi2xt
@CaliAdan-zi2xt Ай бұрын
Sowd Allha ku xifdiyo wll ❤❤❤
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t Ай бұрын
Masha alah waw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nujuuma
@Nujuuma Ай бұрын
Wcs malayga horeeya❤😂
@Abdirashidcali-ep1is
@Abdirashidcali-ep1is Ай бұрын
Shukran walashey qali
@Zaynabsheiknour
@Zaynabsheiknour Ай бұрын
Ma qisoo aad umacaan sawda simaneey❤❤❤❤❤
@NaxwoSahal-
@NaxwoSahal- Ай бұрын
Yaa iga horeeyo😂😂
@somalisareone6198
@somalisareone6198 Ай бұрын
Habaryar Habar+yar Waa hooyo yar
@user-wn6pu7qu1l
@user-wn6pu7qu1l Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ns7sw1mq3z
@user-ns7sw1mq3z Ай бұрын
Sallhu caleyhi wasslm 💖
@Xamdicabdiwali-k3d
@Xamdicabdiwali-k3d Ай бұрын
Hada ano qisoyinka hore iska dhagaysanayo ayan arkay qisadan shugran xbbtii❤
@user-ek6xl4jn6l
@user-ek6xl4jn6l Ай бұрын
صلى الله عليه و سلم 🧡
@user-si7wg8zu3v
@user-si7wg8zu3v 11 күн бұрын
Scw❤
@fatumamohamed3262
@fatumamohamed3262 Ай бұрын
Kusali Nabigeena Mohamed Scw
@CrisaaqYuusuf567
@CrisaaqYuusuf567 Ай бұрын
Scw scw
@hodanmuse2196
@hodanmuse2196 Ай бұрын
Habo jawaahir ilaahay janada ha geeyo
@user-ml3zl9vo4y
@user-ml3zl9vo4y Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-lt9bf8ss4i
@user-lt9bf8ss4i Ай бұрын
Jazaalilaah alf kheyr xppti
@SamiyoCnasirJibril-mb4bi
@SamiyoCnasirJibril-mb4bi Ай бұрын
Sidaa kujeclahay ilaahay adne hakuu jeclaado ane ha iijeclaado❤
@maryamaali2561
@maryamaali2561 Ай бұрын
Sowday walhi man daremin inu sacad socday adaba ixasusiyay ee saan nogu so dhereey qaali ❤❤
@user-wl1fg2pv8y
@user-wl1fg2pv8y Ай бұрын
Maasha alaah tabaarka raxman
@ikraanyuusuf6411
@ikraanyuusuf6411 Ай бұрын
Markaan saa u soo galo xataa anoon video ga caadi u bilaabmin baan dhaxalka sawda iska reebaa ❤
@FadxiyaYuusuf-x1o
@FadxiyaYuusuf-x1o Ай бұрын
Amiin wll qli dar alle ayaanku jeclay
@user-qi4tk6wo7s
@user-qi4tk6wo7s Ай бұрын
وعليكم السلام اختي سوده الغاليه لش اصابك صوتك اليوم الله يحفظك ويعطيك العافيه ويبارك لك ❤❤❤❤ اللهم صل وسلم و بارك على نبينا محمد صلى الله عليه و سلم ❤❤❤❤❤
@RahmaAbdi-jx1bv
@RahmaAbdi-jx1bv Ай бұрын
Masha allah
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Ай бұрын
Masha allah qiso ad uqurx badan ❤❤❤❤Shukran Abayo sawda xaqqad wan ku reebay😂😂😂
@Hibasalal
@Hibasalal Ай бұрын
Alhamdulilah ♥️♥️ Habo Saas noogu soo dheerey wallhi xalay Shaqada intaa joogay 8 saac adiga uun baan ku dhageysaanaaye night shift aa lahaa , jaza kallahu khayra Habaryar
@aasiyoaasiyo3308
@aasiyoaasiyo3308 Ай бұрын
Sallalahu calayhi wasalam ❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Ай бұрын
Dhaxalki sawda Billan ma iloowi Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Insha Allah
@user-kz9po8uk7r
@user-kz9po8uk7r Ай бұрын
Sowda wllshy sharf iyo karaamo
@user-oy3xg3bn4h
@user-oy3xg3bn4h Ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@habibaabdi7536
@habibaabdi7536 Ай бұрын
Ma shaa allaah eshca qiso❤❤❤❤
@Ayaanqurux.
@Ayaanqurux. Ай бұрын
Cajiib wllhi qayanada ma ficna qofka hadadan Dan yar xita adan kalahen waleysaga taga asagana ilaha imaan siyay sababto ah ninmanka nocasa badan kood dila bey noqdan lkn imaankiso wax walba ku helay❤
DILAAGI MUCJISADA KUNOQDAY POLICE-KA TURKEYGA!@sawdamqaalib
1:04:23
Sawda Billan
Рет қаралды 19 М.
QISADA FAHAD IYO KHULUUD!!Q.1@SawdaBillan
42:33
Sawda Billan
Рет қаралды 61 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
QISADA LAYLA WAXA KUSUGAN CASHAR IYO CIBRO Q.1 @sawdamqaalib
29:21
Sawda Qaalib
Рет қаралды 54 М.
HABENKI AQALGALKA IYO SHURUDIHII LAYABKA LAHA!!@SawdaBillan
38:01
Sawda Billan
Рет қаралды 78 М.
KIISKA XALIMA &HISHAAM!!@SawdaBillan
54:53
Sawda Billan
Рет қаралды 73 М.
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Sawda Billan
Рет қаралды 98 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
QISADA THAAMIR IYO QAZAL!!@sawdamqaalib
40:35
Sawda Qaalib
Рет қаралды 60 М.
CABDALAH WUXU KUBADBADAY TALADII MAXBUUSKA!@sawdamqaalib
30:00
Sawda Qaalib
Рет қаралды 48 М.
Qisada Saalim iyo Saalax,waa qiso layaableh!@sawdamqaalib
19:57
Sawda Qaalib
Рет қаралды 13 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН