Subxaanalaah labada qiso ba waa xasad iyo il bini Adam waayo qisada hore gabadha dahabka ku xaragoon jirdey waxaa Heley il xaasid gabadha klena waxaa heley il bini Adam quuri waa loo quuri waayey quruxdeeda bal mee afkooda ka leexiyan quruxda alle ayaa baxsho cidu doonu siiiya quruxda iyo maalka labadaba qisaba waa qisooyin ku saabsan isha xasadka qofka waa inuu nimcadiisa qarsada
@caasholikeyou843422 сағат бұрын
40 jira duqnimo miyaa mise dhalinyaro dumarka somalida aygab qalbiga iska jabiyo 40 jira dunid kale waa qof yare intaas ku aroos 😂laakiin anaga waa duqa noqod iska soo jareen
Ayaaaneey 40 tan daaye xitaa inaa 30 gaartay ma aamisani walahi somaaliduna waxay dhahadaa dhalin waa dhafoor . Marka xabbtii da'a duqnimo ka.a muuqate allaha kusiiyo cimri dheer iyo cibaado suuban ❤❤❤❤❤❤
@HaliimaAbdulahi10 сағат бұрын
Yah ayan30jirta ma uledahay mise 2qkayartahay Basha waxyar kudar 40 mey garin lkn30 wa dhaftay ila 32 ila 36 udhaceysa hhhh islyhy
@xamdayusuf2531Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉
@falishassan231Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@falishassan231Күн бұрын
Duqnimo iyo adi kala dheer abayo ❤❤❤❤ 30 sano kama badnid ee naga daa
@riyaa-Күн бұрын
Asc asxaabeey salaanta Alaska qaado wll
@falishassan231Күн бұрын
Masha Allah
@MuniiroMahadAhmedКүн бұрын
Ayaaney aniga 19sno jiraa dhaxana ima daysee see wax ujiraan 😂😂😢
@Xamdimaxamad-bh1qm12 сағат бұрын
Abyo duqnimo maha waxey ku xiranthy vitamins ka jirkaka xbbt waxaa jiro vitamins ka mida o hadow ka yaraado dhaxanta u nuglaneyso Ana hada kahor sas noqday hada waxan jira 25 sano markasna 20 ban jiray abahey dhaqtar I geyee waxaa la dhahay vitamins nucasa baa ka yaraaday ma aqaan midkoo aha lakin ilaa hada cadi ban ahy robka xata wan ku dhex qubestaa alxm
@fatuushhassan6444Күн бұрын
Ayaaney funny tahay 😂😂 haye kugu qaadane
@sumayaaxmed644520 сағат бұрын
Team ayan gabdha views hoso u dhacay plz sher gareya
@IkranIkran-sd9gnКүн бұрын
Hi❤
@nimcoyaasiin-l8dКүн бұрын
Ayaanay xili aan like kuu saarayba ma aqaano
@ZeinabAbdi-c1xКүн бұрын
Wankasalamay wllo ayaan
@SaabiriinCismaanCabdiКүн бұрын
Abaayoy hanaga xaraabasane nagada 40 maad gaarin umana dhawide
@marianruungedi2892Күн бұрын
Indaweyneyney 30 magartay horta 40 ka hadanbeye
@diamondkiiaduunka3969Күн бұрын
Hh awalba ayaaneey nin ma aaminsaneen😂
@dahaboosman1228Күн бұрын
Sheikhadi tiri nin faqri ha gursani gabdho 😂😂
@AminoMuqtar-t4n22 сағат бұрын
Wah ayaaney Adi ma 40 jiro naga daa de ciyaarta 20 baa tahee😭😂👍🏼
@leyloabdiaziz8642Күн бұрын
Ayaan indha weyneey 3 daqiiqo xitaa kuma jiro muqalka ana Wa ikan 😂😂😂
@zuhurzayooni20 сағат бұрын
😂😂😂 alaa berka ayaney max san dhan iskugu yase abyo wali waratahy macney niyada haika diln 😢😢
@ayaanbadan5580Күн бұрын
Abaayo igadaa ila 35 watahy filayaa 40 maad gadhine😂😂😂
@QisasChannelКүн бұрын
Mayaa 45 amaan ahay
@ShadiyaAxmedismaciilКүн бұрын
😂
@ayaanbadan5580Күн бұрын
@@QisasChannel wlhi ila aan wiilkaga curad arkay ayaneyy dadada man qiyasin awal waxan kumodijiray dhowr iyo labaraan because naag yaryaro galay araga tahy m.n😁😁
@caishanuur9712Күн бұрын
😂😂
@samsammaxamed8209Күн бұрын
Naaaa ayaaaney ilmo yar tahay dhaxanta way iska jirta mida kale hadii aad duq naga noqo tid yaana dhiiri gelinaayo macaneyy
@HawaMohamed-q4sКүн бұрын
😂😂😂 Nooooooooo
@RayaanHonasti-e4c14 сағат бұрын
Wsc ayaaney abayo quruxda Nabi yuusuf alle wuxusiiye kala bar qux kala barka kalena adunka loqeybiye marka nabi yusuf magaareyso maxa yeley dumarki gacmaha iska goooyen nabiga dartiiisa waxey kutilmamen malag ale soodirey oo an bashar ahen 😂😂😂😂😂 ayaaaney haaaa walhi lawo qof baan kala ahey
@SumayaSaeed-p8sКүн бұрын
40 uma ekide ayaney ciyarta daa hoyadeyna 40 magarine😅
@FortuneOmar-gh9me19 сағат бұрын
horta xaa isku yareesiin naag 30jir dhaheso hoydey 40 mgarin walidinta yarenesan iska daya 40 jir na duq saasaa maahee😂😂
@SumayaSaeed-p8s16 сағат бұрын
@FortuneOmar-gh9me hashac mxa tiri naag 30 jir mxa adi ma iska hadloysa abyo isdaji o caga dhigo ani hda leba ardayad jaamacad dhameynosa ahy waliged guursan wana sax wlhi hoyadey yaran igu dhashy 17sano iga weynthy 40 aa Duq mba shegin lkn runta ah hoyadey 40 magarin e dadka amaan usi da'doda
@MaamaLeyla-sp5rbКүн бұрын
Adi maa 40 sano jirtid ayaaney naka daa bahasha waxaa jirta 28 cml 40 ma aadan gaari. Bee
@Nadiirocabdirsaaq21 сағат бұрын
❤❤❤❤
@falishassan231Күн бұрын
Duqnimo iyo adi kala dheer abayo ❤❤❤❤ 30 sano kama badnid ee naga daa