qisadan wa bisharo ku socota qofwalba o riyo leh inay u rumaowdana donaya@afnaaneddabsan #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe #qisooyinka #subscribe #qisooyinka
Пікірлер: 100
@SihaamMohamed-i1k15 күн бұрын
Sidaan ku sugo leee😢ilahayow riyada no rumeeey😭😭
@Aisha_Awes.i95448 күн бұрын
Amen apyo 😢
@Hamdushhassan15 күн бұрын
Axbaabii Ramadaan ayaa soo dhow qof kasta oo muraadleh ha u diyaar garowbo hadda sii bilow ducada iyo dikriga si aad ula.qabsato
@Ummmanaal15 күн бұрын
Inshallah abaayo jaźaakallahu kheer
@XafsaXasan-c2b14 күн бұрын
Sax abayo wadiyaargarobayaa❤❤❤
@Maryan-i4y2 күн бұрын
Mash Allah beautiful story ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@PhatimaMohmed15 күн бұрын
Alla sida ugu Farxo marka arko qof Illhy Ducadiisa uqablay sidii ina aniga Hely ILLHAYOW qof walba wuxuu doonayo oo khayra sii
@Tea_ehlu_dikri15 күн бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@SaynabMaxamuud-m2b15 күн бұрын
Aaaamin Aaaamin Aaaamin yaarabi
@JamacKahiye15 күн бұрын
ALLAAHUMA AMEEN
@Xamdamohamud51814 күн бұрын
Aamiin yaa rabii 🤲
@Aisha_Awes.i95448 күн бұрын
Amen yarabi apyo 😢
@deeqa953110 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
@SafaAxmed-m3e15 күн бұрын
ilaahay qofkasta muraadkisa o bila macsiya hasiiyo 🤲🤲🤲
Masha Allah Abyo Ilahey qeyr badan haku siiyo walhi been maaha xawqalada Aniga aya ku liibanay alxmdulilah wax walbo an Ilahey ku weydisto wala hela waliba labadan qiso Aniga iney igu socdaan aya mooday🥹
@Nasra-gv2nl15 күн бұрын
Qlli alle ha ku barakeeyo aduun io aakhiroba ❤
@FatouAbdi-f9d15 күн бұрын
Thanks Sister qali ❤
@istahilaj15 күн бұрын
Wanku farxa Chanel kaga marka waxaso post garayso ❤xppti thank you so much for the effort 💐
@AminaMaxamed-ef4wd15 күн бұрын
Shukran ❤❤❤❤❤
@AbdullahAbdi-ie5dz15 күн бұрын
Shukran abaayo
@فاطمةمحمد-ه8ق14 күн бұрын
Ilaheyo guur xalaal iso deceeya wllyal
@degandheman780015 күн бұрын
❤❤
@HamdaCiwal16 сағат бұрын
Wllo xagee klasoo xidhidhaa
@YasminNor-w8l15 күн бұрын
M.a afnanteena❤ Allah ducada naga aqblo i .a
@AaminoXuseenaftiinow15 күн бұрын
Allow rajadeyda ii rumee aniga iyo intii Ila madka ah❤❤
Kalmada anba qiso dhaban ka haya wlhi noloshayda ayay badbaadisaay alxm
@safiyoamir15 күн бұрын
M.a gcl wan kujeclahy
@kawsaryacab55615 күн бұрын
Ilahaw riyooyinkeena noo rumee❤
@FilsanSafi15 күн бұрын
Asc abayo Afnan edebsan wllh mar dhow Ayan chanalkaga kuso biire wan ka helay Wana ku daga marka imado chenelkada kherka aad so dhigeso iyo qisoyinka waxa ka helaa dhiira galin wan wadaa digriyada cajiibka aad qisaska kuso bandhigte lkn waxan rajeyna riyoyinkeyga ine ii rumowaan iso duceeya asxpy in muradkeyga aan Helo اللهم سهل مرادي ومراد المسلمين 🤲
@ZiyaadSamatar-en2le15 күн бұрын
Afnaan dagan qurux badan vod macan qalbi dhaya dhiti galiso abalkaga jano san kuusuho oon kugu farco ma ada qiyasi karaba
@AminaMohamed-tr9sp14 күн бұрын
Digriga mxawaye gabdho vedioga madhamesan
@barwaaqobilan309914 күн бұрын
Wa khaldantahy mesha walaga faidaye ma tiktok xanta iga daba geya moday dulqad yeelo ama qad
@maahiraadan15 күн бұрын
afnaney qisoyinkga dhn wa gbdho ma ogid miya iney wilal kugu xiranyihin noso dhax geli xalimoyinka bes naga dheh🤣
Asc xbbti afnan alle haku barakeyo markasta oon murugo daremo videodyada ayan sobokhda dhirigalina wan ka qata daganansho ayan darema markan ku dhagaysto walhi qali 4 ka hor wiil aan kala hadhnay oon ad ujecla adigana an kula so wadagay ayan ila hada ilabi la ahay wax kasta wan sameyy lkn wan ilabi wayy inkasto sidi hore aan dhamo oo aan ilahay udhawaday oo ducaystay hadana niyadayad kama baxo markasto an soxadustana wan iska oyaa niloshaydi hore wan uwadan kari la ahay isaga dartii digriga wan badiya 1k ayan akhirya saliga nabiga istiqfarta iyo xawqalada llkn hadana murug ayunban kujira ma aqan waxan sameyyo😢