Ascw Tani waa mid ina khuseysa waxey ilmaheeno u gacan galeen cadow oo inaga ayay ina laayaan Alle ha inoo dhaliyo halyey ilmaheena sidaas u badbaadiya AAMIIN
@suezhassan7333 Жыл бұрын
Runtii nadaara you're the best of best olweyz
@ZakiDucaqabewaalid Жыл бұрын
Masha allah waa qiso dareen iyo waano iyo dal jaceyl iskugu jirta allaha naga yeelo kuwa dalkooda iyo dadkooda jecel
asc nadaara masha allah waa qiso cibra qaasha weeye kheer alaha ku siiyo waan ka helay maall alaha na siiyo aan dadkeena ku anfacno
@dauddiriyekariye4582 Жыл бұрын
Maashaa Allaah wll runtii qisadaan way iga ilmeysiisey!!
@alimacalin583 Жыл бұрын
Ustad thank you so much its very educative and had impact made me to shade tears , creates sense of humour, generous above all love for your people/country.
@barlinjama8423 Жыл бұрын
بسم الله ماشاء الله تبارك الل ه لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم اللهم بارك لنا فيما رزقتنا و غنا عدابالنار جزاكم الله خيرا كثيرا Waa AABE SIYAADKII LUBNAAN!! بارك الله فيه
Wcs macalin Nadaara jzk kheyr Allaha ku Barakeeko, xaqiiqdii waa sheeko aad u qiimo badan waqti geedana aad ku soo beegtay, mas'uulkaas Janna fardowsa Allaha ugu bishaareyo Aamiin, Dayaca Dalkeena hasta ayaa daryeel iyo wadani- yad dad leh oo u kaco ubaah naan lahaa.
Mhadsanid. Nadara.. qisadan. Waa tii ugu cajiib. Saneyd. Inta. Qiso oo.aad.soo jedisey. Lkin .Nadara. caruurtena. Somaliyed. Ee darbi jiifka. Ah. Ayaa. Tanoo. Kale ubahan. In loo. Sameeyo
@maxamedaliabdi4509 Жыл бұрын
ماشاء الله اخي ❤❤
@samiradan2 Жыл бұрын
Falastiin maanta wax ba ka dhacay nadaara bal inoo soo gudi thanks
@aminahussein9450 Жыл бұрын
ASC. Heer sare Lkn. Walaal dad badan aya ku daawada waxa ka mid ah kuwo an XAMILI KARIN dhiiga & dadka hilbahoda la jarjaraayo walaal ka digtoonow. Thanks
@hassanabdilahi8933 Жыл бұрын
Waa qiso cibro iyo tusaale wax lagu qaato mudan gaar ahaan dhibka iyo dayaca ka jira soomaalia ee madaxdeeduna ku xisaabtamayn noloshooda
@Libaax2Maahin Жыл бұрын
Qiiro Darteed Ayaan La Ilmeeyey😢 Wlh Rashiid Jannada Allaha Ka Warabiyo🤲🤲🤲
@mohamudhabib4791 Жыл бұрын
Mahadsanid❤
@mohamedosmanabtidon32 Жыл бұрын
Asc waa muhiim sii wad walaal
@IbrahimOmar-jy6se Жыл бұрын
Horay usoco wariye sare
@Mohammed-sh7nw Жыл бұрын
Sheeka fiican waaye walaal
@abdulkadirgediahmedsanka5978 Жыл бұрын
Wcs Nadaara
@AbdulkadirMAbdi Жыл бұрын
Wasiir soomaaliyeed maahan
@AbdirahmanMuumin-q2h Жыл бұрын
Waa nin wadankiisa wax uqabtay caruur layacan xafiday waxna baray waa qiso cajaa,ib badan oo lagu farxaayo Oo waxaa ladhihi karaa murugo farxad isku bedeshay Ustaad Nadara aad iyo aad ayaad u mahadsan thy
@siisey098 Жыл бұрын
Wll aad baad u mhdsnthy nadaara
@YassinAhmed-yx3ol Жыл бұрын
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo Qisoyinkaa
@hawasiad6132 Жыл бұрын
ASC,grazie da vero e una storia, molto toccante e bello.Ciao' Abdulkadir.
@AbukarAmin Жыл бұрын
Waa qiso ku dayasho mudan
@fatimaabdullh6177 Жыл бұрын
Aduunka,Wax la maal gashto waxa ugu qaalisan " BIL AADAN KA"
@shakunda2245 Жыл бұрын
Noso badi ustad
@ibraahimomar9979 Жыл бұрын
Somalia baa u baahan sidan😢😢
@Muuse99 Жыл бұрын
Nadaarow sxb wararkaaga maanta isku day inaa kusoo dartid gaariga cajiibka eh ee afganistan soo saartay oo shalay lagu soo bandhigay Qatar plz noosoo dhig❤
@zakariemjamac2588 Жыл бұрын
Wlhi shaqo aan caadi ahayn buu qabtay wazirka waana sababta aanay dadku inbadan u dareemayn qiimaha waxa ay haystaan
@maryambishar1913 Жыл бұрын
malaga yaaba qof soomali ah in laga helo sidaan cajiib ana lasocod noso bado inshalah
@SamajacleOnkod Жыл бұрын
Asc zxb nadara zxb noso badi wll wayo ad ayan u xiseyna zxb wa cade
@ayaanayma881 Жыл бұрын
Mhdsanid Nadaara Wn ka helay Qisoyinkga noso Badi
@Cali-lk3xb8 ай бұрын
Wa mahad wa dahab abtiyo
@waliidcabdirisaaq9782 Жыл бұрын
Anagubo waxaan leenahay nin nocaas oo kalaa inkasto gadaal uu kaxumaaday waan Gn maxamad siyaad barre
Rashiid baytuun iyo max'ed siyaad bare isku fikir ayay ka ahaayeen daryeelka caruurta in kasto u xukun jeclaa aakhirkiina xoog loogaga duuray xukunka cid ama qof sidiisii wax u daryeesha caruurta ilaa imiga la helin in ay somaliya dhaxasho.
Waa qisad aad iyo aad u taabanaysa ninkii d'argent fiican ku jiro
@cabdisalamciise Жыл бұрын
Caadi maaha!
@updirizackhuzzein3899 Жыл бұрын
Maashaallah qisadan waxay ka tarjumeeysaa biliaadan nimada kumanan caruur ah ayaa ku dayacan wadooyinka dalkeena hooya Somalia 🇸🇴 wax xil iska saaraayana aysan jirin runtii waa nin dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba wax u qabtay. Saxib nadaara waad kumahadsantahay qisooyinka aad inoo soo gudbiso.
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
soo hawiye & darood sabab uma ahan
@faisamohamed9766 Жыл бұрын
Wa aabe 400 boqol oo caruura bat baatshay mustaqbal kooda ilaah ha u naxariisto jar wax badan u soconaayo ayuu ku reebtay bulsho ayuu soo saaray ilaa hada ah das wax ka noqday wadankiisa
@AdillOmar-ue4ib Жыл бұрын
Thanks
@MaxamedDiriye-ci6gf Жыл бұрын
Wcs❤❤❤❤
@fatumabarre1610 Жыл бұрын
Asc, ma umalenaysan in Somalia ay caruur inta ka badan ka maqan tahay, oo la aqoon cid qaadatay???????
@abdirahmanyahya5868 Жыл бұрын
Mahadsanit
@mustafecawaale4359 Жыл бұрын
Suxufi sare nadaara runtii waa qiso cajiiba oo qalbigyga taabaytay sida aad uga sheekaysana aadbaan ula dhacay sxb
@aadanmohamednoor8136 Жыл бұрын
Marshall allah
@daudcabdala9663 Жыл бұрын
Illaah hanoo keena kuwaa sookale
@farxaanmaxamed4978 Жыл бұрын
Rashiid wuxuu rabay caruur uu dhalay oo uu aabo u noqdo .waxaanu aabo u noqday 400 oo caruur ah