subxana allah khof aan ilaaheey ubaahneyn majiro si kasto hadii uu yahay marna alle naxriistiisa lagama maarmi karo ducaduna waa cibaado ee walaleey saas ha oranin
@ShacniInaaxmed-m1t13 күн бұрын
Yaaa rabi yaaraxmaaan❤
@Gbdbaryda3 ай бұрын
Istaqfurullah dheh abyo wax ay ilahey ka baryeeso ma lahan ayad dhahde ma baryaha ilahey ayaa ka dharagnaa😢
@MaanoIbrahim-x1k20 күн бұрын
Subxaana llah 🥹🥹🥹🥹 Illahay ilbiriqsi xata lagama maarmo wllo kibirna Illahay aya Iska leh kibirka Illahay ha inaga ilaaliyo insha Allah
Walal oraahadaadu ma dhadhan fiicna ILLAHAY ilbidhiqsi qof ka maarmi karaa majiro waxaan umalayn inaad gaftay
@Nuurto-z1c4 ай бұрын
Subxanalah yaab badanaa
@yusufmohamud12374 ай бұрын
Tamam
@KhadraAbdirisaq-y4x2 ай бұрын
Subxanalah ❤😂
@HusseinAbdi-l8o3 ай бұрын
Majiro qofdhamaasha tiaran
@UbahApdiqadir-uj6gv3 ай бұрын
Ax ax ax😭😭😭
@fardousadirir23903 ай бұрын
Subxanlaah
@MunaMohamedhassan-x2f3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@yusufmohamud12374 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@MonaQisso4 ай бұрын
Wcs wll
@yusufmohamud12374 ай бұрын
Walal
@yusufmohamud12374 ай бұрын
العربية
@yusufmohamud12374 ай бұрын
Number kaga raba
@yusufmohamud12374 ай бұрын
Walala
@FartunAhmed-yb4lx3 ай бұрын
Sheekada si dagan uga sheekee wllo
@kawzarjama3 ай бұрын
Sheekadu run ilama eeka waayo Qofka khamriga cabaa sowka dhacdhaca ee aan waxab kala ogayn see gabadh khamri marka ugu horeyo hadalkeeda da aa 2ma waxa jira qof khamri ku cabi kara waad kibir badan tahay khamrigu waa wax laga cabsado oo weliba cadow la jooga
@najaahkadraa64123 ай бұрын
Qamriga dhan laguma sarqaamo lakiin kan Africa waaye kan lagu dhaco sida cabitanka ay u cabaan tabkale askartu dadka way kiciyaan wax logu talagalay ayaa jiro oo sar qada saarta lakiin carabta waa dad dhaqanxun gabdhaha sixun ay ula dhaqmaan allahu aclam wax say u dheceen
@Gbdbaryda3 ай бұрын
Run wye qisada yacni labo mar aye glas ku shubatay qamriga a laga wadaa
@fardowsaabdullahiissack40773 ай бұрын
Ninka kuma qasbin ee ayada ayaa raaligeeda ku cabtey mida kale hadey dhihi laxyt wuu i qayaamey yaa dhegeysanayo ileeen waa qof duleysan