Sawda qaaliyey la soo dhakhso part 2 wlhi way isaamaysay qisadaan caawa ma seexanayo qalbigaa i xanuunay hooyaday iigu duceeya naxariistii jano Alle ha ka waraabiyo Aaamiin yaa Rabi🤲😭
@iqraMohamed-zh5se9 күн бұрын
Sowday walashey mcn macsalaama safar ayn usii socdaa mel nadwag la? Aan usii socdaa kheyr baan isku Ognahay inshaAllah markan so noqda ino ballan Ah inshaAllah ♥️ ❤
@safiyasacad4859 күн бұрын
Allah kuu fudueeyo safarka wll insh Allah waad leleeysaa
@HindaXasan-k1x9 күн бұрын
Allah kufududeeyo
@dahaboadow38929 күн бұрын
Nabad allaah haku yeelo please tahriib ha aadin abaayo waan ku baryaa hadaa soo laabato noosoo sheeg tahriibkii ayaan cuqdad ka qaaday walaahi 😢
@سميةمحمد-ج6ب9 күн бұрын
Allah kuu fududeeyo
@cabdulahiCabdinuur-y5f9 күн бұрын
Sethy
@AyanMohamed-o2k9 күн бұрын
Waa qisadii labaad ee iga oohidey wllhi tan io tii aabihii gabadhiisii yarayd loo diidey inuu arko wllhi in lagu dulmiyaa waa xanuunn😢😢
Allow carurta noxafid o cidkale hanaga badin allow hoyoyinkena nodaa o cimri dheer iyo cafimad nosii
@amira14389 күн бұрын
😭😭😭Cazam qisadisa waa xanun ax talow eedadi xumeyd iyo aabihi dhalay maxa ku dhacay talow ilahayow ilmaheyna oo yar yar adunka hana wadin yarabi ilmahena ha badin dad kale ya allah
😢😢😢waan calool xumooday xatee waxaan sii fiirinaayey iney iga dhamaa rabto abaayo weybta kale soo dhig ciyow please maba seexan karo caawa 😢😢😢😢😢😢
@FatimaApdirahman9 күн бұрын
Qisooyin badan oon dhagaystay iyo kuwo aan arkayba edooyinku waa bilaa naxariis ilmo yar oon caqli ku filan lahayn bay xininayaan oy dilayaan Aabayaashuna waa inaanay wax waliba ka aaminin waxa caruurtiisa looga sheegayo ooy runta soo taabtaan si aysan ilmaha yar dambi uga galin Part two ga waxan rajaynayaa inay si fiican kusoo dhamaato qisada cisaam❤ Shukran sawda daganeey❤
Subxana Allah dulmi ma ficno aad baan uga xumaaday wiilka sida loo galay. Sowdaay qeybta kale soo gali maanta bal
@xamdixarago19129 күн бұрын
Edada cala rabi haku rido iyo odayga doqonka ah horta gabdhow ama wilasha halkan ku jira ya ila qaba ninku marku ilmihisa guriga nagta u qabo u keeno ama ilmahas rajo ha noqdo ama hoyadi ha la fure muxu abuhu ilmihisa u naca o nagta waxay dhahdo u qata o dhadhan u noqda wali ma hayo abe ilmihisa nagtisa u geyey o difacaya ama nagta xunta ku qaylinaya uf dheh abahas ayada le hor booda warkeeda le furaysan bas wax kle ma yaqana ayada le amiratul guri ah tan kale ragu koley ayaga is yaqane ma markay nag cusub gursadan bu ilmihisu qarar dhadhama mise wa rag qaar damir laan ah allow abe nocas ah awladayda iyo awlad kasta o wangsan ku beeg abe iyo ehel fican
@sharkozhajihuseen50359 күн бұрын
Sowda xbbti asc wll wxan ka codsnya inad so dayso qisada wilka hoydi diley ee lagu xukumey dalka masar ❤
@ZaraMohammed-q8h9 күн бұрын
Wllhy wan ka xumahay waxa ku dhacay casaam inshllh waxan raheynaya dhamaad farxad leh abayo sawd noogu soo dhakhso part 2 masugu karene pls kusoo dhakhso meel macaan ayay ku goday
Sawdaay xbbti so dheree shookoyinka ilhay khyr haku siiyo ee
@asmaahmad23969 күн бұрын
Walahi wan oyay habo qabla labad nugusoo dhakhso waxan raba lakuu ku danbeyay inan ogadi
@Filsan-o1o9 күн бұрын
Maskin wa qiso ad u xanun badan war eda yasha abaha qabanow ilhy ka baqa o carur ta ad edada u tihin dhib ka ka daya edayal somaliyed o nucas o kale ah ba jiran 🤲😭
@XamdaLuul9 күн бұрын
عليه الصلاة والسلام ❤
@MunaAdan-i6v9 күн бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@Faisaabdiwahabsarhaye8 күн бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@Shuraim7219 күн бұрын
Asc sawday nodameshter qesoda wallshaayay thank you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤